Xaqlayaashii Xabaasha u galay Xaqii Shacabkooda( Suugaan Halgameed) New 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • N/hure Shahiid Dhagacade iyo Naftoodhurayaal kale oo xabaal u galay soo dhicinta xaqa shacabkooda ayaa suugaan halgameed qiimo iyo qaayo leh ka marinaya dhulka hooyo ee uu gumaystaha madoow boobka iyo gardarada ku haysto.
    Somali Ogaden State

ความคิดเห็น • 105

  • @lovenature8647
    @lovenature8647 ปีที่แล้ว +39

    Illahow Dhamaan u naxariiso aabahy mcn yaan Halkan oga jedaa. Idinma ilaawi dono aabo 😢

    • @omarmaxamed3249
      @omarmaxamed3249 11 หลายเดือนก่อน +1

      Intooda ma dhinteen😢

    • @lovenature8647
      @lovenature8647 9 หลายเดือนก่อน +1

      Haa inta bdn Waa shihiiden 😢

    • @user-xs4pf5ot8g
      @user-xs4pf5ot8g 8 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin allah haunaxaristo

    • @user-xz3wc1rs2q
      @user-xz3wc1rs2q 7 หลายเดือนก่อน +1

      Allow naxariiso

    • @ahmeddeeq7377
      @ahmeddeeq7377 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin Allaha unaxariisto intii dhimatay

  • @ABDIRAHIMO2
    @ABDIRAHIMO2 2 ปีที่แล้ว +16

    Abwaanka iyo boqolaalkii kale ee halgankaas ku naf waayayba waxay dhinteen geeri sharaf badan. Alle ha u naxariisto.

    • @zakariaahmed5691
      @zakariaahmed5691 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha unaxariisto halyeeyadii onlf jxo

    • @mohamedaliomer7430
      @mohamedaliomer7430 ปีที่แล้ว

      Ale ya raxma abwanka iyo inti ku dhimatay

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 ปีที่แล้ว +25

    Ano reer Somaliland ah wallahi wa u diir naxay ilhayow idin guule ax tolki waakala lumeen waan qiirooday don’t worry brothers haqq never loses may Allah open the hearts of your Somali people

    • @mohamedshaafi8281
      @mohamedshaafi8281 2 ปีที่แล้ว +1

      Akhii abwaankan wuu dhintay gacanta cadowga ayuu ku dhintay ALLAHA how naxariisto dhaga wayne

    • @cabdisalaad4971
      @cabdisalaad4971 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxba uma soo kordhineysid waayo waxa ay la dagaalayaan waa kala qeynta dalka soomaaliya, adna soomaaliland ayaad sheeganeysaa isku qadiyad maba tihiin

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 2 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland waa meesha laga soo qaqaban jiray oo gaalo madowda looga iibsan jiray

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj ปีที่แล้ว +1

      @@fariidtv7127 waa daarod haye

    • @user-hz4hj1ud2j
      @user-hz4hj1ud2j ปีที่แล้ว

      Qabiilka halkani ma yaalo ee itoobiya aan dhilkeena ka soo ceshano

  • @hassanabdikarimmohamed2505
    @hassanabdikarimmohamed2505 3 ปีที่แล้ว +14

    May Allah bring victoryntomthr ONLF and all Ogaden region independence freedom fighters

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit ปีที่แล้ว +5

    Halgankena maistagi toono I.a guushu waydhawdahy Allah haa unaxariisto shuhadadi naftoda uhure dhulkoda diintoda iyo dadkoda 🥺🥺

  • @waitingforthesunhehe4830
    @waitingforthesunhehe4830 8 หลายเดือนก่อน +5

    Muusa biixi iyo Somali and ma oga Ethiopian in ay cadaw somali yihiin 🥺

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 6 หลายเดือนก่อน +1

      wacdigas cabdulahi yusuf baa ubahna bakhtiga asiga amxaro nagu sodhisay😂

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 3 ปีที่แล้ว +12

    Dhiig aan badhxanayn oo soomalinimo ayaa kujiroo

  • @anasgantaal5765
    @anasgantaal5765 2 ปีที่แล้ว +12

    Ilahow kuu naxariiso 🤲 dhagacaday 😭😭

  • @shukrihuble5819
    @shukrihuble5819 ปีที่แล้ว +8

    Guul jowxo 😢😢 rabow qabrigaa kuwasicii abee mcn 😢😢

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 11 หลายเดือนก่อน

      Kuma Wll Aaba haa ah Ma Dhagacade😢😢?

    • @dreamsboy2036
      @dreamsboy2036 5 หลายเดือนก่อน

      Inader dhegacade mia ku dhaly Allah ha u nxariistee

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inta dhimatyy ale ha unaxristo 😢🤲🤲

  • @shuceyp5299
    @shuceyp5299 5 หลายเดือนก่อน +3

    Dadlkiina dintina iyo dadkiina nafta uhorteen naxariistiijanno allah adinka waraabiyo quluubtanadad ku nooshihiin halgankunawa halkiisi 17/ramdan/1445--27/3/2024

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 ปีที่แล้ว +5

    Dhiig soomaaliyeed oo saafi ah baa kujira ninkan

  • @cabdishakurjimcale492
    @cabdishakurjimcale492 11 วันที่ผ่านมา

    Allah unaxariisto manta somaliada xurtaa aheed ayaa lahasdaaa

  • @RAGEHXARAGO
    @RAGEHXARAGO ปีที่แล้ว +4

    Anigoo reer hiiraaan aah weliba reer Beledweyne Xawadle waxan rajayna walalheen libaxxada ONLF ilahi janoda haka waraabiyo intii dhimatay, waxan rajayna ogadenia inaan soo ceshino sabab bilaash may uu dhiman dadkeeni. Guul iyo gobanimo reer galbeedow wlh waan jeclahay

    • @Jubalandvisit
      @Jubalandvisit ปีที่แล้ว +1

      Amiin Amiin ya rabi from jigjiga ogadenia ama dds oo xorowda iyo somaliweyn oo xadud benbenadan udhaxay rabow ituus halganka abe marka laga rebo inta kl wey kushihiden anh wan wadi ina aan gaarnh gusha aan raheyneyno oo ha xirnimo buxda guul somaliweyn 🇸🇴 ❤

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 6 หลายเดือนก่อน

      hoyada alshabb kaxore wecelyahow wad wrrte

  • @abdikariinmuhumed5379
    @abdikariinmuhumed5379 2 ปีที่แล้ว +6

    Hadii u dhintay alle haw nacriizyi
    Soomalinimo tolka
    From isaaq soomaliland

    • @Libaax00
      @Libaax00 ปีที่แล้ว

      Wuu shihiiday sxb ilahay ha uu naxariisto

    • @MohamedHassan-yf3ge
      @MohamedHassan-yf3ge 8 หลายเดือนก่อน

      Maanta soo muuse amxaar iyo oromo uma soowado, sorry marlabaad somaliland inaan dhumino saan u jabhadayno aan kabaqaya

  • @Waayeelka124
    @Waayeelka124 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa maalmo Khayr badane Ilaahay naxariistii janno ha Idinka waraabiyo,naftii hurayaal Baad ahaydeene.

  • @user-jf4ey1di4m
    @user-jf4ey1di4m 11 หลายเดือนก่อน +4

    Anigo ah rer ceelbuur murusade wll hen qabriga allh ha uwasiyo birlab daarood waye ogaaden wali aniga marka.karanle.hawiye ahay 3 ilmo.karanle aya mesha iga jiro

    • @karaamacalidhuux6152
      @karaamacalidhuux6152 4 หลายเดือนก่อน

      War dadkaan wxaa ka buuxa hawiye sida shiikhaal iyo kuwa kle sida dagoodiyo

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw ปีที่แล้ว +5

    Anoo reer muqdisho ah somali dhab ah nimankan Aya ah dhiig ku dambeeya runta rabi ha garab galo

    • @polatbashimran7532
      @polatbashimran7532 ปีที่แล้ว +1

      Zxp onlf intee ku dambeesaa?

    • @Jubalandvisit
      @Jubalandvisit ปีที่แล้ว

      ​@@polatbashimran7532dds jogta wll I.a gobonimo buxda rajyneyna

  • @kaderabeib3493
    @kaderabeib3493 ปีที่แล้ว +1

    Allow unaxariiso wallee waxay ahaayeen muxtarimiin qiimo badan alleh janada Haggeeyee

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 7 หลายเดือนก่อน +2

    Fulay oo dhan ayaa dhulkii iskugu soo hadhay, Alle ciil waynaa xalladanadu, janadiinii ayaad doonateen, halgankana Annaga ayaa halkaad gaadhsiiseen ka sii wadayna annaana kow ka ah insha allah

  • @nashaadyuusuf8860
    @nashaadyuusuf8860 หลายเดือนก่อน

    Allah heydin wada naxariisto anaga ayaa duli wali dul fadhine Allah janadi haidinku casuumo ☝️☝️🤲🤲😭😭😭😭😔

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 4 หลายเดือนก่อน +2

    dad kan inta nool hadii aan maxad weyne noqdo awaal marin ayaan ku safa taalooyinna waan u sameyna iskuulaad kana waa lagu dhigaa maaalmo badamna dalka dartooda ayaa farax loo galina sida loo xuso wax qabad kooda dalka waa kan sooyal kiisa ku faano iskuulad kana ka dhigo iso duceeya inaan dalkeyga mar un u adeego aana cirib tiro qabyaalada qof walbo oo Somali wx u imay waan so xera kuwa hada aan magac yadooda xusuusto iyo kuwa kale aan soo saari doono hda madax ka ah gayiga Somaliyeed

  • @khalidmuuse6244
    @khalidmuuse6244 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ha unaxariisto aaaaamiiiiin

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi 9 หลายเดือนก่อน +2

    ام انصر وأم الشهادة ان شاء الله 😢

  • @ABDIRAHIMO2
    @ABDIRAHIMO2 ปีที่แล้ว +2

    Sannad walba mar baan videogan soo booqdaa si aan iskugu maaweeliyo heestan wadanigaa. Shuhadadana ugu duceeyo. Raggani waxa ay badankood u god galeen helidda xornimo iyo ka xoroowga gumaysiga Xabashida. Halganka Alle dib u abaabulo.

  • @khadraabib261
    @khadraabib261 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mujaahidiin Illahow qabriga idiin nuuri dhalinyaradii idinka danabysay gumaysiigii baa raali ka noqdeen 😭😭💔

  • @MihamedOmarMahamud-hz3kp
    @MihamedOmarMahamud-hz3kp ปีที่แล้ว +2

    Ano reer gedo ah waan udiir naxaayaa walaalahay allow cadowga idinkaqabo

  • @user-lg2bg6ez6x
    @user-lg2bg6ez6x 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle haunaxaristo abwanka

  • @caamir6094
    @caamir6094 ปีที่แล้ว +1

    Wale iyo bile dadkasi waa halgameen👌

  • @mfayz980
    @mfayz980 6 หลายเดือนก่อน

    Allow u wada naxariiso mujaahinta xaq u dirirka Ogadenia ❤️😢

  • @hoygakheyrka6120
    @hoygakheyrka6120 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maalinkaan cajeladan duubeynay ilahey unbaa ogaa is jaceyl wixii qalbiganaga ku jiray ilahey ha u aqbalo shahaada ragan badi wey shihiideen goobjoog ayaana uahaa badankood siiba galabkuu abwaanku shihiiday
    Wey iisawiratahay galab casar ah yey aheyd ced ceeda yaana isugu kaaya dhacday

    • @cabdiciisefaarax9326
      @cabdiciisefaarax9326 2 หลายเดือนก่อน +1

      Halkeee Buu ku shihiiday wll

    • @shugrimohamed1287
      @shugrimohamed1287 24 วันที่ผ่านมา

      Inader wiilal aan garanayo ayaa halkan iga muuqda mana ogi Haday noolyihin iyo in kale
      Axmeed aroori shihiid
      Abwan dhagacade shiihid
      Odayga weyn ee ag istagan abwanka shihiid
      Maxamed basay wiilka koofiyada xidhan ee muryadaha xidhan shiihiid
      Shekh deeq shiihidd
      Inta kale ma garanayo
      Wiilka luqunta dheer iyo wiilka cas ee kofiyada xidhan miyay noolyihin

    • @hoygakheyrka6120
      @hoygakheyrka6120 17 วันที่ผ่านมา

      Leydi buur meela dhaho oo dagmada birqod udhow

  • @ismaaciilahmed7665
    @ismaaciilahmed7665 7 หลายเดือนก่อน +3

    Kana wa soomali muuse biixina wa soomali labaduba itoobiya way la dagalamen midna wu shihiiday midna dhulka iyo dagaalku ogaa bu ilaawo shilimaad bu ina siisanaya

  • @shucaybkoke8614
    @shucaybkoke8614 4 ปีที่แล้ว +5

    ONLF 👊👊👊👊👊👊

  • @abdiasisali
    @abdiasisali ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ka aqbalo juhdiga ay bixiyeen jabhadaas onlf 🤲

  • @Mo-or3so
    @Mo-or3so 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul JWXO

  • @MohammedSandhere
    @MohammedSandhere 3 หลายเดือนก่อน +1

    Onlf❤

  • @khalifsharif7769
    @khalifsharif7769 10 หลายเดือนก่อน +2

    dadka hada way shahiiden lkn dhiigodi halke lagu ogaay waxay u dhinten ma la gaaray saan u jeedo Maya haday u bahan tahay mid somaali oo dhan

  • @abdiwalixasan0166
    @abdiwalixasan0166 ปีที่แล้ว +1

    Giul ogdenia inshalah

  • @xidig3833
    @xidig3833 ปีที่แล้ว +1

    2014 tii igu dambese heestan san uraadayay walhi ilaha og viva ogadenia walhi bilaahi talihi malin key noqtaba way xorobi

  • @mohamedaliomer7430
    @mohamedaliomer7430 ปีที่แล้ว

    Ilahey ha unaxarista abwanka iyo inta kale rer onlf dhaman😂😂😂😂😂

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 5 หลายเดือนก่อน

    Waa bilramadaan alle waxaan idinka baryaaa in alle idiin naxariisto wax yaabaha qalbiga badala waxaa ka mid ah ragaa iga hormuuqda oo intooda badan ku shihiiday dalkeena awgiii isla markaana ay dileen axmaaro io daba qoodhi dhiiga nala sheegta calool xumo iiga badan ma soo arkin😢

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 11 หลายเดือนก่อน

    Allah u naxaristo inti ku dhimatay wa dhulki abahay onku dhalan ku korin boqan dagalka marbad ku khasban tahay o marki naftada lagugu yimado lakin markasta xal mahan

  • @RohitSormaes-t6j
    @RohitSormaes-t6j 9 วันที่ผ่านมา

    Thomas David Brown David Lee Carol

  • @xidig3833
    @xidig3833 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha unaxriisto mujahidka

  • @aizhaabdikarem462
    @aizhaabdikarem462 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @najaxzemeedoofficial
    @najaxzemeedoofficial ปีที่แล้ว

    Axmed cali cumar xasan aadan samakaab sahal jaamac cabdi xaamud ugaas

  • @alldevice4472
    @alldevice4472 8 หลายเดือนก่อน

    Ina illay baaragan dabargaayay

  • @dalmaryare6182
    @dalmaryare6182 2 ปีที่แล้ว

    ❤️🥺❤️

  • @fardusmohamed7711
    @fardusmohamed7711 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @hodhanabdi2007
    @hodhanabdi2007 5 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @qaamus
    @qaamus 5 หลายเดือนก่อน

    Wan ilmeyey eriyadaa wa cajib abwanka si calol xaranbu u hadli

  • @khatrayusuf6888
    @khatrayusuf6888 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-lh2pg4xn9t
    @user-lh2pg4xn9t 6 หลายเดือนก่อน

    War nio jileeca iyo doqonimada fir baad uleedihiin

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 5 หลายเดือนก่อน

    Sharaf ku dhibo inta sidii CADDAANI HIRMOOGE iyo IBRAAHIM DHEERE ABIY HOOS FADHI LAHAYDEEN.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Waciyarosan aba dad ciyaro lajogtaan qardumis

  • @aminasheikh-nb5oy
    @aminasheikh-nb5oy ปีที่แล้ว

    W

  • @xareedxareed456
    @xareedxareed456 5 หลายเดือนก่อน

    Eryga shinlow
    Maxa laga wadaa

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 4 หลายเดือนก่อน

      Waa magaalo

    • @abdisalamakib6520
      @abdisalamakib6520 หลายเดือนก่อน

      Xiligaas waxay ahayd gobol Shiniile, caasimada gobolka Sitti weeye hadda oo la badelay.

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 7 หลายเดือนก่อน +1

    Gala dagaalka , shacabka somaliland daagaal aynan kujirin maguulaystee , halaraadiyo😢

    • @Lowk3y19
      @Lowk3y19 7 หลายเดือนก่อน +2

      Maxaad ka hadlaysaa ragaan waa ONLF somalilandta aad sheegi ayagaba itobiya ku jaajuusayey ragaan ee

    • @ahmedosmanshidane1840
      @ahmedosmanshidane1840 9 วันที่ผ่านมา

      @@Lowk3y19xitaa puntland ayaa dhiibeesay qabiil keliyah haku shaabadeenin

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 6 หลายเดือนก่อน

    ilahow darood xore nacala dhale wakas amxarade futada udhaqi jiren manta gumeysnaya😂😂😂😂

    • @ahmeddaahirxaaji8134
      @ahmeddaahirxaaji8134 6 หลายเดือนก่อน +1

      Siilka hoyadaa darood bas ah miyaa ethiopia gumaystaa hawiye isaaq dir intuba way ku jiran ee

  • @user-xz3wc1rs2q
    @user-xz3wc1rs2q 6 หลายเดือนก่อน

    Free liibaan

  • @cabdullahimaxamed3730
    @cabdullahimaxamed3730 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @maseutsalah4167
    @maseutsalah4167 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭