TOOS: Odayaasha Abgaal u jawaabay Cabdi qeybdiid oo si Adag u diiday damaca Xasan Sheekh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 161

  • @MaxamedCismaanMuuse
    @MaxamedCismaanMuuse 5 วันที่ผ่านมา +9

    Soomaali oday umahadhin
    Shekh uma hadhin
    Siyaasi uma hadhin
    Shacabna uma hadhin
    Caqligoodu waakuwaa

    • @foziaibrahimosman9842
      @foziaibrahimosman9842 5 วันที่ผ่านมา +1

      Odayasha Somaliyeed waa buuxaane oo xigmad ku hadla xasan kuwan oo kale ayaa ka ag dhow

    • @AmareKayse
      @AmareKayse 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @garada6921
      @garada6921 5 วันที่ผ่านมา

      WAR ILAYN TANOO KALE WAR YAA ILAHAY YAQAN OO U KALA TURJUMI DOONA WAR ILAYN NIN AAN WAX ARAG BAA YIRAAHDA WAX BAAN ARKAY SOOMALI YEEY

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 6 วันที่ผ่านมา +11

    Abgaaloow dowladnimada ma idinkaa leh sidee ugu jawaabi kartaan nin seneter ah idinkoo shacab abgaal ah mise xasan siduu rabo sax iyo qalad ayd ku taageersan tihiin caqligii garoowe hadii doorashadu diido bosaso ayay ka dhecee miyaad wadaan

    • @MaxamudCagalule
      @MaxamudCagalule 5 วันที่ผ่านมา +2

      Dowladi goof ayey ka dhigeen abgaal

    • @Warkakeen2027
      @Warkakeen2027 5 วันที่ผ่านมา +1

      Abgaal iyga dulman, ee doowlada waxaa leh waceesle

    • @abdullahhassan1059
      @abdullahhassan1059 5 วันที่ผ่านมา

      Kalexo walalka haduu waasho adigow karaba in aad celcelisid

  • @AhmedAli-v5s8u
    @AhmedAli-v5s8u 6 วันที่ผ่านมา +10

    Beenlow xasan tuug difacayo uf

  • @AbdullahiFarax-kk7kn
    @AbdullahiFarax-kk7kn 5 วันที่ผ่านมา +4

    Ninkaan qabiil iyo qaran midna wax uma hayo waa aakhiro mooge

  • @blueqadar8984
    @blueqadar8984 5 วันที่ผ่านมา +1

    Oday waalan aa tahay

  • @Muzamil9337
    @Muzamil9337 5 วันที่ผ่านมา +4

    Walee qabyalada wa cudur war bal arka odaygas Cabdi qeybdid ujawabaya lixdanka (60) ayuu kor udhafay waxa Soo kiciyayna wa qabyalad iyo xasan sheikh qabyalad kutageer. Somalia wax rajo ah malahan walahi .

  • @ShukriBashir-n3s
    @ShukriBashir-n3s 5 วันที่ผ่านมา +1

    dameeryahow afkaga uraya axmed madobe ka daa walax walax loma baahna inad ina qaybdid been kasheegeyso waycadahay neef abgaal

  • @Maxamed-pr1wi
    @Maxamed-pr1wi 5 วันที่ผ่านมา +4

    muufadiinii iska cuna hawiye hala maamulo marka laga reebo habargedir

    • @mahadociise25
      @mahadociise25 5 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkk kk adigaan kuudhiibeeynaa lol

    • @Maxamed-pr1wi
      @Maxamed-pr1wi 5 วันที่ผ่านมา

      @mahadociise25 mahadsanid sxp qofkasta oo aan xoolaha dadka xaraashayn waa wadani abgaal waa dad fiican xasan ayaa magacaas ku ciyaaraya shariifka

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 4 วันที่ผ่านมา +1

    Diluulnimadi maxa kadhacay ugasotagatay som yasad shuqlkuma lihid adigoo dulaal ah sanatarkana afkaga kaheyso

  • @mohaabdikadir153
    @mohaabdikadir153 5 วันที่ผ่านมา +1

    Abgalow dagal ma taqanid wana is naqan e hada dagal taqanid shalay iskuma dhibten kenya o bada iskuma shubten sida shalay karan kuguvkusay ayan isla hader kugu kusikara adee dhulka danta guud marka ledahy dhulka u kujiro muse suudi kas ma ahan miya dhulka danta gud iyo dhulka kesaney e adee mogadisho shalay ana xamar ku kenay hadana awodas wan leyahay wana ka saridamerale😊

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 5 วันที่ผ่านมา +3

    Habargidir ayadana xasid isku ah intii aay ayada isasoosari lahayn ayeey marwalbo dadkale u ololeyan
    Qofkay sosarana asagaa dib ugu Soo noqdo oo cuno habargidir.
    Habar gidirey isdabo qabo

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 5 วันที่ผ่านมา +1

    Abgaal Malahan Nin Fariid Ah Waa Wada Doqon waa Beel Hal Nambar Wada Qaato Is Madhaanto

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 5 วันที่ผ่านมา

      Inaad ka ooydo doqon kuna hogaamiyo sow doofaarnimo maahin😁

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 5 วันที่ผ่านมา

    Odeyga hiraab mansha allah soo dhawoow ❤❤❤❤

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 6 วันที่ผ่านมา +5

    Xamar Dawlad dambe lagu dhisi maayo waana lagu kala tegayaa ee soo diyaarsada isbaarooynkiinii iyo khadkii Cagaarnaa

  • @sucaado7
    @sucaado7 5 วันที่ผ่านมา +1

    Rali gelin cid ka bixineyso ma jirto xilkii IYO holihii adaa isku qatay galmudug maxa ka yaala mangab dowlada qoys Miya mise umadan ayey kadha xeysa xaq Uma lihid jawaan yacnii waxat cadeynesa dowlada iney tahay qabiil

  • @afrahdaldhis
    @afrahdaldhis 5 วันที่ผ่านมา

    Cabdi Qayb Diid wa qaldanyahay e hala quraan saaro 🙏

  • @FayGo-m3k
    @FayGo-m3k 6 วันที่ผ่านมา +6

    Waan diidnay dawlada ABGAAL.

    • @libaaxsankakatabtay1097
      @libaaxsankakatabtay1097 6 วันที่ผ่านมา +4

      Dadkoo dhan inay ka caqlii badanyihiin umalayaan 😂😂😂😂 waa cawaan maasaida kenya ka daran 😂😂😂😂

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 5 วันที่ผ่านมา

      Hadi aad diido yaa kaga fool xun abgaal wais kugu jirtaa Asa taliye waligii talinaayo ogoowtaaaa😂😂😂😂😂😂 😂

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 5 วันที่ผ่านมา

      @@libaaxsankakatabtay1097Caaqil sheeg so muxu yahay madaxda dalka ugu sareeyo jogaaa 🆎 wax ka maqan ma jiro xukun asaa joogo waligii hadi adan rabin horey u soco qof loo jooji maayo wlhi😂😂😂😂

  • @HersiFarah-ic6yx
    @HersiFarah-ic6yx 5 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka somali u talinaya waa dadka noocasa ninkan waxuu u waramaya sidii cayaal faycal maxuu yira aryaa hal qandhaan ku ogaa xigmad laawe

  • @IbrahimKhaliif-h6b
    @IbrahimKhaliif-h6b 6 วันที่ผ่านมา +3

    axmed madoobe xaq uma lahan doqon kasta inuu mantag uu la doonto cabdi qaybdiid wux jira oo run ah ayuu ku hadlay xaqna wuu u leeyahay waxse la yaab leh arin dowli ah ayuu ka hadlay odayadaan iska ciyaya xagey uga yimaadeen ma xasan waa abgaal miyey ku difaaca isleeyihiin been bay isu sheegeen odayaasha abgaal iyo xasan xaaraan ku naax gal mudug wax doorasho ah oo lagu qabanayaa ma jiraan

    • @alabaamadi8460
      @alabaamadi8460 5 วันที่ผ่านมา

      ...... DHAGAX BUUR, KA YIMIDEY, DHUXULEYSTE MADOOBEE, WAANA DABA DHILIF, MAXAA U TARI KARTAA..

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 5 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkk kuwaan waa xoolo waxa uu umaleeye waa eber xagee lagu qabanaa doorasho caqli majiro

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 5 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer xasana waa difaacee axmed madowene dhulkaadrabtaa i aad ku jiido adiga laftigaagu qabasho ayaad u baahantahay c,qeydiid waxa loo diiday ee aad sheveyso sow adiga lagumasoosiin

  • @SafiaKulmie
    @SafiaKulmie 5 วันที่ผ่านมา +2

    Hadan
    Xaad
    Kuhadleh
    Af
    Abgaal
    Maahaano
    Ee
    Waa
    Raaya

  • @caaqilodawaa8794
    @caaqilodawaa8794 5 วันที่ผ่านมา +1

    Odagan Dabalka dowladlada qaladbukafahmay wax Abgaley leyahay mahan ama xsan xalufiye ina aderkis sida xadgudubka uu ugugafay Santa's kahadla xalada dalku marayo in Odagan xolahah jawabtisa waxa nomuqda in lagukaltagay Xamamar.

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 5 วันที่ผ่านมา

    Adanaha run marabo
    Runta Allah ayaa kugu jecel ❤

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 5 วันที่ผ่านมา +1

    habargidir oyo majeerteen hadey is aaminaan oo heshiiyaan soomaali dowlad bey noqon siyaasadaas habargidir baa qaladey oo been run moodey

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 5 วันที่ผ่านมา +2

    XIL CABDI X. QEYBDII. WAA RUNTI

  • @MohamedElmi-m1z
    @MohamedElmi-m1z 6 วันที่ผ่านมา +1

    Oday gaan nacaskaas kawaran xukumada maxaa kaa galay cabdiqaydidi waa siyaasi ween oog ayaa ku rabtaa inaa ku la daaratid odaaan baadi ayuu ka yimid walaahi

  • @Maria28832
    @Maria28832 5 วันที่ผ่านมา

    HORTA XASAN SHEEKH DHULKA UU MASAKIINTA KA KICIYEY EE GANACSADA KA IIBIYEY WAA QALAD WAA XATOOYO XOOLO DAD WEYNEH MANA LA AQBALI KARO DHULKA DAWLADA WAA IN ISBITAAL LAGA DHISO AMA JAAMACADO IYO ISKOOLO IWM LAAKIIN SHACAB LA SIIN QALAD XABAD LOOGA GICIN TUUGADA LAMA YEELI KARO

  • @Salamin77
    @Salamin77 5 วันที่ผ่านมา

    Anigu abgaal baan ahay ku lahaa. Adeer Abgaal ha ku gaban abgaal waa somali wixii dalka dan ah waa loo jeedaa.Wixii Farmaajo laga diiday Xasan lagama yeelaayo.Somaliya boqortooyo ma aha.

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 6 วันที่ผ่านมา +2

    Odagaan Qofkii hadlo stanbay u yahey

  • @Test-ui4ee
    @Test-ui4ee 5 วันที่ผ่านมา

    Yaan run la Sheegin miyey xertii xassan ka mareysaa, war nin yahow ninkaad u jawaabeyso isku garaad matihiin, Abdi qeydiid waa nin kaagabaqoon badan Somaaliya waxa ka socda waa odey waayo arag , qasaro iyo faa’iido kala safari kara, adna waxaad la soo taagantahay Walaxow yiraahdey .

  • @habibainab9950
    @habibainab9950 4 วันที่ผ่านมา

    Jawab adan laheyn ha qadan, Senetarka siyasi ha u jawabo e laab lakaca qabiilka ku xiran haleyska dayo.

  • @BaabaTaango
    @BaabaTaango 5 วันที่ผ่านมา +1

    Wuxuu kuugu dhaamaa cabdi qeebdiid abgaal lama arki laheyn hadii hawar gidir eheyn

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 5 วันที่ผ่านมา

      Dagaalkii 4ta bilood
      hg+17 qabiil Vs Mudulood.

  • @SafiaKulmie
    @SafiaKulmie 5 วันที่ผ่านมา +1

    Mugoo
    Adigu
    Waa
    Daganee

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 5 วันที่ผ่านมา

    Waddanka madaxweyne ayuu leedahay,adigana sanatar ayaa tahay meelaha ha qeyqeeylinin ee madaxweynaha ka codso baahidaada. Waan ognahay in aadan dastuur dankalaheen.

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 5 วันที่ผ่านมา

    Muxuu maato shacab ku xasuuqay gaalkacyo iyo xaga
    Bay jubooinka Caydiid ayuu
    U ahaa hor socde xisaab alle
    Ayaa ku sugeysa alla dunuubta iyo dulmiga markaad ku dhacayso
    Shaydaan qabyaalad kuu qurxiyey ayaa ku ilowsiiya aakhiradaadii.

  • @DahirAngar
    @DahirAngar 5 วันที่ผ่านมา

    Senatorku si sharaf leh buu u hadlay, sabaabto ah, waxaa la doonaya inaan gaarno dowladnimo wadar ogool taasa sax ah Somaliyeey shaydanka iska naara.
    Wuxuu ogyahay siday noqon doonto.
    Waa bilaahi Towiiq.

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 5 วันที่ผ่านมา

    DAWLADNIMADA MAXASANAA LEH IYO REERKIISA MUSE SOMALWEYN

    • @alabaamadi8460
      @alabaamadi8460 5 วันที่ผ่านมา

      ......COD KAAGA KU CIIL BAX. AAD DOORASHADA,
      AFDUUB & MUSUQ, SHISHEYE KAL KAAL LAGA TAG...

  • @ayubamore5599
    @ayubamore5599 5 วันที่ผ่านมา

    Ababul leefleef baka hadlinaya adigu masiyasi batahay leefleef. Tan qaybdiid ayey noqonaysaa waligaba walaxwalaxlee

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 5 วันที่ผ่านมา

    Kan ma Xasan baa soo tuuray?! Waa taas dawladnimadii ummadda Soomaaliyeed ka dhexaysay uu yidhi(Xasan) wadaad ay isku xaafad yihiin kac u jawaab senatorka..

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 5 วันที่ผ่านมา

    General sanatar abdi hasan qaybdiid si dowladnimo u hadlay D qof iyo cod waxa ka horeeya nabad galyo iyo in Somali u dhantahay wana runti

  • @abuahmed8464
    @abuahmed8464 4 วันที่ผ่านมา

    Naga qabta Xsan Shiiq ebar ayuu ka dhigay dalka iyo dadka ilaahey ka cabsada

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 5 วันที่ผ่านมา

    dadka marki laga dumanayey guryahooda waadka aamustay raali ayad ka ahayd hadi xasan sheekh lacagti ku diidey haku mar marson dhulki danta guul aala xaraashay iyo dad aya labarakiciyey

  • @Maria28832
    @Maria28832 5 วันที่ผ่านมา

    SHALAY MAXA LAGA DAGALEY CADAALAD DARO IN MASAKIIN LA KICIYO OO NIMAN GANACSI LAGA IIBSADO WAA QALAD BERI BAA LAGA GICIN TUUGO

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi2362 5 วันที่ผ่านมา

    Odayga Abdi waxbaa kasi ah halaga raali ahaado Dalku wuxuu u baahanyahay Doorasho

  • @abdulahimohamed2556
    @abdulahimohamed2556 5 วันที่ผ่านมา

    Alle kacabsigii waa la iloobay iyo Diintiba
    Qabiil aa laga hormariyey
    Iyo nin xun qabiil ku taageerid
    War qofkaan Caqliga xaguu
    Ka galay yaab

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw 5 วันที่ผ่านมา

    Odey jifo yar bad ka tahy oo waceysle cabdiqeybdiid waa habargadir

    • @fartuncali1709
      @fartuncali1709 4 วันที่ผ่านมา

      Yaa i wasaayo ma.dhahoosa isbaaro xaaran waa dhamaty abgaalna lafahiina iga baqeysan h.doofaar

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow caqli noo yeel waa dad aan kale aqoon Madaxweyne iyo madax qabiil. Waa dad hadii madaxweyne loo doorto uma maleeyo inay dalkoo dhan iyo doiwladu ay qabiilkooda oo kaliya Lee yahay waa dad u maleeyay caasimadu in ay iyaga kaliya Lee yihiin waa dad aan is waansan waxna iskula harin ama Xasan Xabaale qote ha joogo ama Shariif Biijoole Ilaahay nooma soo celiyee ha yimaado waxaad maqli doowladeenii iyo madaxweynahenya. Cabdi Qeybdiid qabiil uma hadlayo ee qarankan uu godka ku riday Xasan Xaraash buu u hadlayaa waana masuuliyad saaran qof walba oo Parlamaankan nasaqada ah fadhiya waayo dalka waa faderal ma ahan meel kaligii taliye ku amar ku taaglayn karo Soomaaliweyna wey diiday talaxume inuu dalka ku amar ku taagleeya. Kaaran qurun haduu Xasan doorasho uu ka samaystay inuu dal ku xukumi doono u ma leeyo wuu riyoonayaa ee ogoow teendhadaa loo noqonayaa oo Deni iyo Axmed Madoobe rag ay soo xuleen baa wax dooran doona ee maaweeladiina iska wata reer qalbi caruur Reer HW waad ceebayseen

  • @mahamudahmedshire8520
    @mahamudahmedshire8520 5 วันที่ผ่านมา

    Reerku doqonimada tafiir ayay uu leeyihiin

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 5 วันที่ผ่านมา

    Abgaal dameerkoodii ha ku laabtaan caqli yari iyo war xumo

  • @MaxamudCagalule
    @MaxamudCagalule 5 วันที่ผ่านมา

    Cabdi qayb diid wa nin og xaqiiqada xamar taaaal

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 5 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo Waa tuug meesha dowlad kama jirto

  • @AbdullahiKhalif-w4j
    @AbdullahiKhalif-w4j 6 วันที่ผ่านมา +1

    Walaal ha u jawaabin daalimka galkacyo xataa wax kama wadi karo. Gal- mudug ma ahan wax jufo go,aan kama gaari karo

    • @libaaxsankakatabtay1097
      @libaaxsankakatabtay1097 6 วันที่ผ่านมา +2

      Adigo ah?? 😂😂😂

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 5 วันที่ผ่านมา

      @@libaaxsankakatabtay1097Cabdi qabdid wuxu iloway marku farmaajo joogay naagteydii baa musuqsha logu galay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 5 วันที่ผ่านมา

      Abdi qabdid wuxu iloway marku farmaajo jogay uu dhahay naagteydii baa musqusha logu galay odayga isma oga waa duqooway😂😂😂😂😂😂

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 5 วันที่ผ่านมา

    Galmudug wax aad ka tahay cabdi qeybdiidow ma jirto.

    • @abdullahicaydiid1438
      @abdullahicaydiid1438 5 วันที่ผ่านมา

      War waxa laga hadlayo waa wax loo dhanyhy oo somalia oo dhan udhanthy mise odaygina iyo yarkina xaqa iyo xaqdarada wad iskula socotan ilen wx abgal leyihin mesha mayalan wa dan somaliyed caqli yara rerku

  • @AbdirahmanAliGuhad
    @AbdirahmanAliGuhad 6 วันที่ผ่านมา +1

    Nacasyahow amu.

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 5 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh horu uu socdaa Gadal loo noqon maayo Qabqable Warkisa ma socdo 😂😂😂

  • @BaabaTaango
    @BaabaTaango 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaan waa doowlad adiga maxaa tahay

  • @bhhser
    @bhhser 4 วันที่ผ่านมา

    odey somaliyeed iga dheh hadan drood nahay waa inay jiraan odayaal sida ninkan somali ugu danqanaya ee ma aha inaan maslaxdena kaliya ka fiirino siyaasada adeer cimri dheer iyo cibaado ayaan kuu rajaynayaa sideedana qabiilka sacad la yiraaho ama habar gidirba aan dhehee waa dad wadaniyiin ah inta badan dabcan waaleeyihiin ku dhibka qayb ka ah lakin mstly ayaan ka hadlaya ee daroodow deni iyo madoobe dadka halaga hor wareejiyo dad wanaagsan keena ilma adeerayaalow gar waa islaam e

  • @garada6921
    @garada6921 5 วันที่ผ่านมา

    ODAY QAYBDIID WAAD SOO DAAHDAY BAY KU LEE YIHIIN SOOMALI BADAN? QAARNA WAXAY KU LEEYIHIIN SI FIICAN BAY USOCOTAA DOWLAD NIMADU EE MAXAA ODAYGA TOLOW UU LAQAY LINAYAA? WAA ARIN ANIGA IICAD IN SOOMALI WAXAY WADA LAHAYD LAGU TAK RIFALAY OO GEF SHARCIYEED OO WAYN DHACAY SHARCIYAN

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 5 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo waqtigiisa nagtaada ayaa musqusha loogu galay sidaanna ugamaeqeylinin. Ma waalatay

    • @Habon-y6m
      @Habon-y6m 5 วันที่ผ่านมา

      War ilaahay ka yaaba ayaa dadka inta qabriga laga soo saara ma dhul dawlada ayan la iibin baa ceeb noqtay SubhanAllah

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 5 วันที่ผ่านมา

    abgaalku dad wada dhashey maaha waa jareer iyo dad asal koodu yahey soomaali kala duwan dhaqanka adoonta bey leeyihiin abaal malaha hala ogaado

  • @AbdulleCadowxayow
    @AbdulleCadowxayow 5 วันที่ผ่านมา

    Waxaan xasuustay cali iyo caaydiid,waa mar kale iyo laba kacleyn kale.

  • @BasraDeriye
    @BasraDeriye 5 วันที่ผ่านมา

    Cabdiqabdii runtushegay waxay somaali u dhamay caabweye 4ta oday xasan dalkii waa cunay alla hakaso qabto

    • @alabaamadi8460
      @alabaamadi8460 5 วันที่ผ่านมา

      ..... WLL, INTA KALE WAA MINORITY 18% IYO KA YAR..WAXNA MA BANADI KARAAN, CUDUD CIIDAN MALEH...LOO JOOJIN MAAYO DAN IYO YEELKOOD,

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 5 วันที่ผ่านมา +1

    Qabdiid waa Somalia adna waxaa tahay tung.😂😂😂😂.diined dawlad majirto.

  • @Warkakeen2027
    @Warkakeen2027 5 วันที่ผ่านมา

    Waceesle vs habargidir

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 4 วันที่ผ่านมา

    Tuugbatahay cadqate ah xassana qabiilkuma tageraysid ee dhalushbad qadatay

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 5 วันที่ผ่านมา

    Haweye ayaaga isku maqan dadka dowlada isku dhagan war hesheya dowladinmada wax ka mataqaniin

  • @granTipo-r2x
    @granTipo-r2x 5 วันที่ผ่านมา

    Wariyahaan maxaa kusaliday Somalia hormarkeeda
    Waligiis qabqable iyo isku dir loo wax uwareestaa
    HornAfrik ilaa hada wax loo qoorta isku galiyaa duf kubaxa tag😮

  • @AhmedAli-v5s8u
    @AhmedAli-v5s8u 6 วันที่ผ่านมา +1

    Beenlow tuug ah coffee 30feerood

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dowlad nimada walahi abgaal ayaa kunoo ee jooga yaa idin dhaho

  • @mahdihassan1677
    @mahdihassan1677 4 วันที่ผ่านมา

    Mailoowday hoobiyihii aad bakaaraha ladhacday gaar ahaan kiidahablaha shacabkii dadka aadkalaysay dhìg masiisay makucafiyeen waa gartaa inaad saas uhadashid

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 5 วันที่ผ่านมา

    Odagaan aad moodiness inuu luulmoonayo muxuu ku hadlayaa dawladu xagee joogtaa

  • @DeeqoAli-b3z
    @DeeqoAli-b3z 5 วันที่ผ่านมา

    Dameer eey ah. Muqdisho unuga leh sida u dhahdeyn aa galmudug unuka u lee nahay

    • @Warkakeen2027
      @Warkakeen2027 5 วันที่ผ่านมา

      Galmudug waceesle iska leh

  • @OsmanHoussein-z2l
    @OsmanHoussein-z2l 5 วันที่ผ่านมา

    Abgaal malaha dawlada ee soomaali iyaa wadaleh ee doqooniimada iyo is xijinta iyo nacabta hala joojiyo hadiikale muqdisho goofkiinii hanoqotee baydhabo iyaa caasimad soomaali leedahay oo cidna sheegan noqon doonta

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 5 วันที่ผ่านมา

      Dowladu maahin dowlad Abgaal ee waa mid ay koox gaar ku bahoobeen.

  • @maxamedcabdulaa
    @maxamedcabdulaa 4 วันที่ผ่านมา

    War O'Day wecelka ahna muxuu ahaa waba garacbee

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 6 วันที่ผ่านมา

    Wa halyeey cabdi qaybdid nolow

  • @Aisha23-d1e
    @Aisha23-d1e 5 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waxaan maqlijiray odoga habarta lasaar abgaal markii nin habargidir ah hadlo oda bay sogostaan nimankii darood oo malmahaan meelwalba kaqaylinayay juuq wahadaysan ka oran war nimankaan maxaa dabadhigay walaalahood walaalahood

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkkkk dagalki.4bilodka.aha.unbey labukan.malaha

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 5 วันที่ผ่านมา

    War kofida ka xishoo oo jooji sarbeebka aad kudileyso dadka.
    Tankale waa iga talo hadad cidacadaha imaneeyso iska soodhig koo fida fadlan

  • @calibare1641
    @calibare1641 5 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga hinaas abgaal baakuhaya anigu waaxaan ahay odaymajeerteena cabdiqaybdiid baasaxan hadal kiisaasax ah walaacuudareemayo qofkasta oowaxgaranaya baadadeemaya cabdiqaybdiid waacaaqil waa.sanatar wadaniya somaali oodhan buu uhadlayaa

  • @DeeqoAli-b3z
    @DeeqoAli-b3z 5 วันที่ผ่านมา

    Hassan dameer has to go

  • @MaxamuudMacalinibrahim
    @MaxamuudMacalinibrahim 5 วันที่ผ่านมา

    Asc adiga waxaa ku.guseeyo
    Shiig shariif iyo mucaradka B.A.g cabdi gey iid ha.ujawBin
    Anagu nagu.seyaa

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 5 วันที่ผ่านมา

    Adduunka waxaa ugu xun wax
    Qof shaqo uusan aqoon haya
    In waxlala qabatana aan ogolayn

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 5 วันที่ผ่านมา

    abgaal abaal malaha habargidir abgaal wey ka adag tahey waxaana abgaal habargidir u lagdey majeerteen ayagoo kaaraan ku xareysan majeerteen baa kasoo daayey abgaalka maha dad nasaba waa dameero xasan baa ugu danveeya madax nimo danbe

  • @AxmedSheikhAbdi-t5z
    @AxmedSheikhAbdi-t5z 5 วันที่ผ่านมา

    1:17

  • @abdiraxmanabdilahi793
    @abdiraxmanabdilahi793 5 วันที่ผ่านมา

    Tuug ilaahay ka goay imisa bolood baa lagu siiyay uf cimaamad tuug yaa raba naga xishood naca nac nac

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 6 วันที่ผ่านมา +2

    Senetarow waa ku jecel nahay dowlada abgaal haa dumiiniin 😂😂😂😂

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 5 วันที่ผ่านมา +1

      Senetarow sacad tahay mahid dowlad gobolka galmudug Waxa hogaamiye ka ah qoor qoor wuxu dhahay. Waa so dhawenenaa doroshada qof iyo cod hadalka fahan doqonow adeer hadal maldahan lagu dhiibay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @AbdifatahHassan-l6y
      @AbdifatahHassan-l6y 5 วันที่ผ่านมา +2

      Adeerkaa sanadka ha dhanaysto wixii kadanbeeyayi waa madaxweynaha kaaraan

  • @AbdulleCadowxayow
    @AbdulleCadowxayow 5 วันที่ผ่านมา

    Oday baa yiri in wariye loo dacwoodo waxaa ka saxan in xafiis lala xiriiro .

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 5 วันที่ผ่านมา

    Sanoter waxuukahadle waa waxmuQda wariye afdowlad marmar buu kadha as wassir sonater&general Dowlada been
    Dowladu waa federal wariye
    Anairi loo joojinmayo Waxam villada Laga Soo saaro galmudug&putland madaxweyne R'salwsare wariyaha villada kaharkkkkk

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 5 วันที่ผ่านมา

    XASAN XARASH KAN OO KALE AYUU TALA KA QAATAA MATAG AYUU KA WAREEGAY

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 วันที่ผ่านมา

    Kan xasan buu shilimo kasoo qaatay😢😢😢😢😢

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 5 วันที่ผ่านมา

    Soomaliyeey ma hiraab baanu dhageeysanaa mise difaaca dalka horukaca dalka horu marinta aqoonta dhisinta ciidanka dalka miyaan ku mashquulnaa maxaa khaldan? Walaalayaal naga daaya dee

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 5 วันที่ผ่านมา

    Bal adduunkaan,ninka hassan sheekh qabiil ku difaacaya.😂

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 5 วันที่ผ่านมา

    Dhalin yarow Waa kan dadka raba iney idinku mathalan ummad. Mustaqbalkiini ayaa ganacsi noqday, maxaa idiin hadhay mustaqbalka?

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 5 วันที่ผ่านมา

    Odoygaan Abgaal, muxu mar
    waliba u difaacaa Xasan munaafaq???
    Cabdi qaybdiid waa daalim,
    odaygaana kasiixun,oo qaatu-
    mo xumo kudhimanaayo
    Waayo? Xasan madherge oo
    dhulalkii danta Guud u iibsanayo ayu kabeensheegaya
    "Xasan hub ayu kusoogadaya"
    Kkk odaygas Abgaal munafaq
    Sanaa,!!! darxumo u dhimo"

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 5 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CaliDhabar-t2g
    @CaliDhabar-t2g 5 วันที่ผ่านมา

    Asc ninkaan madaxwaynahasoomaaliyeed ma qabyaaled buu ku dufaacayaa miyaanu ogayn inuu yahay madaxwayne wallo xishoo iska dhaaf dabaalnimada iyo wixii laidinkuxamanjirey ee ahaa doqoniimada waxa labarakiciinaayo waahawiye

  • @Warkakeen2027
    @Warkakeen2027 5 วันที่ผ่านมา

    Galmudug waceesle miyaa awood ku leh mase habargidir

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 6 วันที่ผ่านมา

    Senatarkamaxaa kaqaldan seewaxkayihiin galmudug kaligii maadagan meeqa qabiil ayaa degan tankale shacbi udoodid maahee dantiiisa ayuu kadhexwaayey senatarka hasoo xasuusto xiligii uu ahaa taliyaha booliiska dadka laga bixinaayay gaadiidka booliiska erayadii uu isticmaalijirey
    doowlada maalagabaxaa

    • @MaxamudCagalule
      @MaxamudCagalule 5 วันที่ผ่านมา

      Galmudug isagaa degan dadka kale wa dad Marti ku ah ma qabiil ka hadli kara ayaa jira aan habar gidiir ka ahyn

  • @BaabaTaango
    @BaabaTaango 5 วันที่ผ่านมา

    Abgaal xaaraanimadiisa waxaad ku ogaaneey jareer kaan sida uhadlaayo fiiri

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 5 วันที่ผ่านมา

    ASC viva7up La dhaaaaaaaaaaaaaaaaansada tahay
    Abgal ma matali karro la so dhaaaaaaaansade
    Xallufiye Xassan ayaaaaaaaaa
    Dhaaaansday. Galmudug Maya dorasho cod iyo Qof
    Kan ma metelo. Abgal
    Abgal sacadow xaaaaaaaall xaaaaaaaall xaaaaaaaall❤
    Anigo ah kkk2 and JVC ayaaaaaaaa xaaaaaall Ka siyay
    Kanni Qufayaaaaaaa
    Qarar Ka Qaaaatay === Qorto Qooto
    So