Fadeexadii watergate ee gilgishay siyaasada maraykanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

ความคิดเห็น • 103

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne ปีที่แล้ว +1

    Maashaalah 🥰 cadaalad ayaakajirto

  • @yb1576
    @yb1576 2 ปีที่แล้ว +7

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 2 ปีที่แล้ว +13

    190k on the way to 200k inshalah horumar ku rajynaya wllky

  • @ayaancabdulqaadir9413
    @ayaancabdulqaadir9413 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a macalinkayga taariikhda aan ka barto

    • @24hours10
      @24hours10 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/lXCY5dAbrxI/w-d-xo.html

  • @mustaphi1139
    @mustaphi1139 2 ปีที่แล้ว +6

    LEGENDARY ALWAYS LEGENDARY I LIKE YOUR VIDEO 😍🤩😍😘

    • @24hours10
      @24hours10 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/lXCY5dAbrxI/w-d-xo.html

  • @cileeyemedia1888
    @cileeyemedia1888 2 ปีที่แล้ว +21

    Sheekadaa wetergate inbadan baan rabay lkn caawa ayaan nasiib uhelay mhdsnid wll

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 2 ปีที่แล้ว +1

    So much thanks WAABERI media.

  • @zhakiip.8.x75
    @zhakiip.8.x75 2 ปีที่แล้ว +3

    First comment

    • @24hours10
      @24hours10 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/lXCY5dAbrxI/w-d-xo.html

  • @mohamedabdirahmanmohamud4136
    @mohamedabdirahmanmohamud4136 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc mudane adigoo mahadsan waxaan kaa codsan lahaay inaad fursadaha waxbarasho iyo shaqo ee aduunka laga helaayo inaad inoo soobandhigtid sanad kasta dhamaadkiisa iyo xilikasta aad aragtid fadlan waa cod mudane
    Waxaa macquul ah inaad qof wllkaa ama wllshaa ah inaad hormarkooda iyo midka familkooda kaqeyb qaadatid
    Misana aad u rumeysid riyooyinka uu qofkaasi ka leeyahay dunida dusheeda qeyb kamid ah rag iyo dumarba midkuu noqdaba

  • @yousephc1673
    @yousephc1673 2 ปีที่แล้ว +5

    Isaaaraa

    • @24hours10
      @24hours10 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/lXCY5dAbrxI/w-d-xo.html

  • @michuover667
    @michuover667 2 ปีที่แล้ว +2

    Horumar wacan pradey i'm frst ❤️

    • @24hours10
      @24hours10 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/lXCY5dAbrxI/w-d-xo.html

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +15

    Legend always Legend I interested your videos ❤

  • @cabaasmohamed1764
    @cabaasmohamed1764 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sxb mcn muqaladan o kale noso badi ilahay codkaga haku barakeyo❤️

  • @Ali_Hakimi
    @Ali_Hakimi 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxp qof kii koobad ahay mantay kuku fanaa wll ❤️🇸🇴💯🔥🩸

    • @24hours10
      @24hours10 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/lXCY5dAbrxI/w-d-xo.html

  • @akrammaanaf185
    @akrammaanaf185 2 ปีที่แล้ว +1

    Legand waaberi media 🤞❤️🇸🇴✅

  • @cambelaki3765
    @cambelaki3765 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend keep going pro 🥰

  • @saadiqmohamed7406
    @saadiqmohamed7406 2 ปีที่แล้ว +1

    Coming soon 200k🥳🥰

  • @abdiyaremoha
    @abdiyaremoha 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal barnamishada sobadi fadlan

  • @aflooxasan9006
    @aflooxasan9006 2 ปีที่แล้ว

    Wazanmaqli jiray ceebtii water gaydh

  • @shaft6696
    @shaft6696 2 ปีที่แล้ว +3

    First🥰

    • @24hours10
      @24hours10 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/lXCY5dAbrxI/w-d-xo.html

  • @daadredmerseysidelfc2870
    @daadredmerseysidelfc2870 2 ปีที่แล้ว

    Waa maxay fadeexadu dee waa soo xumaanaysaa ayaamahan bro

  • @abdurrahmanabdo1538
    @abdurrahmanabdo1538 2 ปีที่แล้ว +2

    "WAXA LAGU TIRIYAA" waa ibafur ama ereyo aad ku sifayn karto markaad mawduuc balaadhan ka hadlayso. Waad ku mahadsan tahay Cabdiraxmaan sida wacan eed usoo gudbiso barnaamijyada

  • @miskiinabdiqaadirciise1664
    @miskiinabdiqaadirciise1664 2 ปีที่แล้ว

    Manshlaaah

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkanina waa waaberi media

  • @yoman7762
    @yoman7762 2 ปีที่แล้ว +9

    Wanku faraxsnhy hadaa nahay somalia Allah usiyaadsho hurka iyo holaca Ethiopia Ameen 🤲🏼

    • @Xuseen_Afrika
      @Xuseen_Afrika 2 ปีที่แล้ว

      Hadii itobiya bur burto wax somalia la dhaho majiri doonaanaan waaye qaxooti badan ayaa kusoo yaaci doonaa

    • @yoman7762
      @yoman7762 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Xuseen_Afrika we need to be a same boat 😂

    • @yoman7762
      @yoman7762 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Xuseen_Afrika Nabsigayagaa helaay usku jabo maxaanaga galay illaahay sharkooda haynaga qabto Amiin 🤲🏼

    • @Xuseen_Afrika
      @Xuseen_Afrika 2 ปีที่แล้ว +1

      Sax lkn ineey dhisnaadaan ayeey dani inoogu jirtaa hadii kale barakacayaashooda dalka soo galaya ayaaba inaga naga tira badanaanaya

    • @SomaliGirl-vh2qw
      @SomaliGirl-vh2qw 2 ปีที่แล้ว +1

      Hakala tagto itoobiya ilaahow itoobiya 10 wadan ka dhig 🤲🤲

  • @hudayfisaidabdullahi6677
    @hudayfisaidabdullahi6677 2 ปีที่แล้ว +2

    hi walal qaali

    • @24hours10
      @24hours10 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/lXCY5dAbrxI/w-d-xo.html

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y ปีที่แล้ว

    M Allh 😊

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaqo wacan ayaa u hYsa u mada somaliyeed

    • @24hours10
      @24hours10 2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/lXCY5dAbrxI/w-d-xo.html

  • @abdiazizcarlos4192
    @abdiazizcarlos4192 2 ปีที่แล้ว

    QISadii an raadin jiray ayad so dhigtay cawa ee waad mahadsan tahy zhp

  • @m0stf33
    @m0stf33 2 ปีที่แล้ว +1

    Big fan pro..

  • @aslicabdi3818
    @aslicabdi3818 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 2 ปีที่แล้ว +1

    Waberi media

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 2 ปีที่แล้ว

    Wad ku mahadsanthy so gud bintada wll

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going forward pro hormar wacan 🦁

  • @cabdiraxmaancabfulahi6452
    @cabdiraxmaancabfulahi6452 2 ปีที่แล้ว +6

    𝐬𝐱𝐩 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨𝐩𝐚𝐝𝐢 𝐤𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 💥😇🤞🤞

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 2 ปีที่แล้ว +1

    Good voice❤my big brother abdirahmani am ethiopian🇪🇹boy keep goin❤🇸🇴

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 2 ปีที่แล้ว

      Xaarka Nagala dul tag
      🇪🇹🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @ibraahimmohaned7176
      @ibraahimmohaned7176 2 ปีที่แล้ว

      @@futuredoctor1966 hhh xaarkee qaali

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 2 ปีที่แล้ว

      @@ibraahimmohaned7176
      Oramo dhiladi ku dhashay iyo adigaba anaa idiin waso
      Qaali yaa leedahay dhilaa ku dhashee
      Xaarka waa calanka itoobiya Meesha kala tag
      🇪🇹💩🤮

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK 2 ปีที่แล้ว +2

    WAABARI MEDIA WAA CHANNEL AAN WAX BADAN KA BARTAY
    CABDIRAXMAN CUMAR GO FORWARD

  • @CabdiraxmaanCumar-e7d
    @CabdiraxmaanCumar-e7d 10 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalidunba ka maqli jirey waxasi waa ceebti witir geydh

  • @heeganguurer7521
    @heeganguurer7521 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @hanedibnusaleban5562
    @hanedibnusaleban5562 2 ปีที่แล้ว

    keep going legend

  • @one10channel78
    @one10channel78 2 ปีที่แล้ว

    Ilaa markii aad 20kun maraysay ayaan kugu xidhnaa runtii waan la dhacay sida qrxda badan ee aad noogu soo gudbiso warbixinaha mahadsanid sir

  • @mohamedmurshid1307
    @mohamedmurshid1307 2 ปีที่แล้ว

    Sxp codkagu lamamaqlayo eee koor u qaad

  • @updyhamiid4816
    @updyhamiid4816 2 ปีที่แล้ว

    CirahmaaN

  • @abdihakimmohamed5897
    @abdihakimmohamed5897 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll wa DHAMAADKA sndk fdln .
    Mixnad cusub no so raadi

  • @mohamedsaid7042
    @mohamedsaid7042 2 ปีที่แล้ว

    👌👍

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 2 ปีที่แล้ว

    200k coming soon i.a

  • @xamseaden4544
    @xamseaden4544 2 ปีที่แล้ว

    Our channel 🙌🙌📸

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax badso wax beel bay dhashaa baa hore loo yidhi

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkn ma fahmin doorashada me kushuba rabeen🤔

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxaad nosoo gudbisaa youtubers xogo soo gudbiya oo English ku bixiya fadlan

  • @naxar3167
    @naxar3167 2 ปีที่แล้ว

    Wll Qisada pablo escobar Noo Soo Gudbi Waa Codsi

  • @mrzamiir3068
    @mrzamiir3068 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaso hadal gameka pubg👏🙌

  • @ahmedbarre2627
    @ahmedbarre2627 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid libx waligay waan maqli jiray ceebtii watergaud lkn hada waad ifahansiisay

  • @dalxayare8766
    @dalxayare8766 2 ปีที่แล้ว

    Emperor shenzong ninkaan ka soo hadal $30Trillion oo lacag ah😳!
    Ku wareeray walaahi

  • @ruweydoahmed1350
    @ruweydoahmed1350 2 ปีที่แล้ว +1

    somaliya xeerka uyaal dhanka siyaasada
    maogalyahay
    in GABAR madaxweyna ma noqon kartaa

    • @Cabdilaahicumar-y3b
      @Cabdilaahicumar-y3b 3 หลายเดือนก่อน

      Haa waa uyaalaa saan filayo laakin dalka hogaankiisa raga ku wanaagsan oo malinkasta lakama bixi jaro madaxweynaha caado ayuu ujoogtaa madaxweynaha uur uu leeryahey😅😅😅😅

  • @bulshawimedia455
    @bulshawimedia455 2 ปีที่แล้ว

    Dhiirigalin ka sugayna masuul Abdirahman

  • @nimcaanmaxamed6055
    @nimcaanmaxamed6055 2 ปีที่แล้ว

    Ceebtii watergeydh kugu dhacdey islaamuhu yarantaydi dhihi jiren

  • @cbdirixmancabdulahi2744
    @cbdirixmancabdulahi2744 2 ปีที่แล้ว

    wabari marnamijyadii kulydha ma iskahafty

  • @nourmawlid2520
    @nourmawlid2520 2 ปีที่แล้ว +1

    Donald trump 2017 waaye maha 2019

  • @guledciidle3713
    @guledciidle3713 2 ปีที่แล้ว +1

    Waabari waxad ka soo hadashaa xaaladii qalalaasaha gantaalaha ee Cuba ee u dhaxaysay usa and ussr

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud 2 ปีที่แล้ว

    2 waxyaalood aadan ka ogayn sheekadan
    Madax waynaha ay ku dhacday waa madax waynaha kali ah ee is casilay taariikhda marayka asagoin mudda xileedkiisu dhamaan
    Waxaa maansa u rogay maxamed xaashi dhamac gaariye
    Wis wis baa igalay kaatariw weheshigiiniye
    Waaya arag wixi aan helay buugagii wariye
    ....
    ....
    ....
    ..
    Nixzon waa ila sahal haddaa balo ka wal walaysaane
    Miyaan lala wadaagayn yuhuud wiirsigiyo ceebta
    Qirta watargaydyadu ka badan taydun wariseene

  • @ameinmahmout735
    @ameinmahmout735 2 ปีที่แล้ว +2

    Mi neggai

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale250 2 ปีที่แล้ว

    2000 Kun oo Nixon baa somalia fadhiya oo dhiiga iyo boobka ka dhigtay xifrat

  • @laylamohamed1756
    @laylamohamed1756 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayayday oo reer miyi ah ayuu baa ka maqli jiray tii wetergayt ayaa dhacday

  • @SOMDEMY
    @SOMDEMY 2 ปีที่แล้ว

    musharrax burka ka maqalnay watergate hhh

  • @enggurux3986
    @enggurux3986 2 ปีที่แล้ว

    africa marka la eego wax weyn muu samayn balse dawladnimadu siday u shaqayso ayaynu ka baran karna

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว

    Ar aduunyaa Nixon waxaa loo casilay carqaldeyn cadaaladeed hadana fisnoole farmajo isagoo xilkiisii dhamaaday ayuu cadaalada is hortaagay siloobaaro dadkii uu laayay

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 ปีที่แล้ว

    Watergate 😂💔

  • @m-12flix73
    @m-12flix73 2 ปีที่แล้ว

    DHOWR JEER BAAN MAQLAY DAD LEH (tii watargeyd baa kugu dhacaysay.ama tii watergeyd baa igu dhacday)

  • @abdikadiradan2457
    @abdikadiradan2457 2 ปีที่แล้ว

    Ano yar ayan maqli jiray qof markuu hanjabaayo inu ku hanjabo walee inay ceebtii Watergate ay ka dhaceeso🤣

  • @ruweydoahmed1350
    @ruweydoahmed1350 2 ปีที่แล้ว +1

    wadhyada somalaay maxaad englishka iskaga baawsataan
    afsomaligu wa hodan
    kuqoq wixii fikrada AFSOMALI waayo ADIGU somali BAAD TAHEYE

  • @maankaherochannel7803
    @maankaherochannel7803 2 ปีที่แล้ว

    Tee donald trump ma heli kara zami🙏🙏

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว

    9/11: George Bush ayaa ah madaxwaynhii ugu khiyaanada badnaa lkn lama ogola in la shaaciyo

  • @tiktokfunnymoment3135
    @tiktokfunnymoment3135 2 ปีที่แล้ว

    Sida farmaajo oo kale xilka ka qaada khiyaanoolaha

    • @hassankahie6139
      @hassankahie6139 2 ปีที่แล้ว

      Farmaajo muxu sameeyey ma isaga ma wax basaasay sxp hadlkaaga ka fikir inta aadan qorin

  • @ahmednuur3535
    @ahmednuur3535 2 ปีที่แล้ว

    Nio su aal ban donaya inaan kuweydiiyo cabdiraxmano casrigan imika ku jirno 2021 waa mustaqbal ku dhisan cilmi seynis iyo qofkastaba inuu doonaya inuu aduunka waxkuso kordhiyo mar hadaad nahey muslimiin soomaliya sidee dhaqankeena diinteenu la iskugu xidhi karaa ama looda socon siin karaa mustaqbalka ku dhisa seyniska xagaan loo jeedin karaa dhelin yaradeena wey kawada tagen dhaqankoda intii wax akhridey diinta iyo dhaqanka hadaba sababto maxey noqon karta

  • @mohamudabdulkadirali1691
    @mohamudabdulkadirali1691 2 ปีที่แล้ว

    Keep going