Nagtan ama dalkan wexey mogtahay sida rer galbedka u ugu horeyo mareykan iyo weliba midowga yurub ay u qiyameyen uktine misna dhulki ukrin ay ugu dagalamen misna dhulka ukrain lo burburiyay hadna nagtan wexey kujirta riyo lkn inta dhaqalo ka fikirayan wexey noqon donan xaabo ama garoon ay ku dagakaman mareykan iyi russia lkn nabada aya dhibeyso
Waan hubaa suniyiinta suuriya waxa adeegsanaya Maraykanka iyo Israel oo doonaya in ay wiiqan awooda xisbullah iyo iran oo ay ku mashquuliyaan suuriya israelna waxay doonaysa in ay dib u weerarto lebanan hadalkaas meel ku qora
kooxaha mucaaradka suniga ah ee hada dagaalka ku qaaday xoogaga bishaar asad waxay u hiilinayaa israa.iisha ku jabtay isla markaasna lagu dhibaateyo shacabka suniga ah reer siiriya
Natanyahu maa donato dagalka laa soo gaba gabeyo sababta naa wax kale mahe waa in an xilka laga ilen wuxu ogyahay in laa maxka madaynaya saa dar ted waa in uu hela sababbo uu dagalka kuu sii wado
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏
Intii meshan kujiro ducoyinkina waxanleyahai amin amin amin yaa rabullcalamin
Guul suniyinta suriya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heshiiska mareyka iyo yuhuudu waa mid khayaama ku dhisan waa murnaafiqiin lamana aamini karo
Adduunka dadka ugu khiyaanada badan ma garanasaa maracdoow waa yahuuda waligaa ha aaminin xitaa hal qof oo yahuudi ah
Waminhum man inta manhu bidiinaarin laayu adihii ilayk
Alhamdullilah waa bilawga furashada dhulalka islaamka I love ardu shaam
Allah ugar gaaro walalalha musliminta dhaman suniyiin ta amiin amiin amiin amiin yarab
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
الله أكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
maracade diri dhaba waxa jogo dhawr kun oo sri aah😢 guuuuuuuuuul ❤
Mahadsanid
Insha Allah waxa soo dhaw Nasri weyn ee dhamman muslimiinta ☝️
Insh allha markasta ay dhibato sibadadto waxa sodhawato guusha
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
Asc zxb.walahi maxamadow natyhu waxamoodaa inuu cabsady hadii ojibiyay hashiiskii xabbad jojinta kabaxy wayoo sidaxda xa kumafilna wayoo waa muslamin meewaba aaloodoceyaa🎉guulxams🎉 guul xisbulh🎉 guul🎉xuutiyiinta🎉
WALAHI WAA LA GADAY
ALAHA JABIYO BISHAR
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
MARACADde zxp yaa yidhi gaal baa la aaaminaa gaaladu heshiis ka way ka baxdaaa
Israel miya heshis lalagala subhana Allah Syria dibta badhan aya heysata ee madhaxweynaha hais casila
Asc sxb maracadda dadka Muslimta ah ee dulkoda laga barakaciyaay waa sunned. Sicadda ma ahan Muslim
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
Ma yuhuud ba balan iyo heshis taqan waa cawaane.
Allah quranka ku sheegay
اوكلما عاهدوا عهدا نبذه فريق منهم بل اكثرهم لا يؤمنون
Isra,iil miya balan lahayd cida la heshiisay ee rabta in ay fuliyaan heshiiskii baan la yaabay
Nagtan ama dalkan wexey mogtahay sida rer galbedka u ugu horeyo mareykan iyo weliba midowga yurub ay u qiyameyen uktine misna dhulki ukrin ay ugu dagalamen misna dhulka ukrain lo burburiyay hadna nagtan wexey kujirta riyo lkn inta dhaqalo ka fikirayan wexey noqon donan xaabo ama garoon ay ku dagakaman mareykan iyi russia lkn nabada aya dhibeyso
Waa Ku Fican tahay in loo diido Dhulkodi Yahuud Taas Waan Ku Taageraya
Saa Walalahood Oo La Xasuuqayo Bay heshiish Galeen
Fadlan naga xishooo maldova maxaad wakhti kaga bixin
Xisbullah ma waxay moodaysay in Ay run sheegayan
Codka wu xiranyahy sxp maracadde❤
Yuhuud Balan Maleh Ilahay Nolosha Haku Cadabee
Yuhuud adigu weliga axdi iyo balan meel mara ma ka sugi lahayd ? Waa maya
الله أكبر. ❤❤❤❤
Qofkii diinteenna yaqaan muusan la galeyn heshiish ama is afgarad Yahuu oo wax kasta horaa noogula sheegay
او كلما عهدو عهدا نبذه فريق منهم بل أكثر هم لا يومنون
800k cooming soon
😮
Anigu wxn aad ujeclhy inan marlba tageero cidank bashar asad didey xukunkiisa iyo fatax xukunkooda kuwa didey 😅 hamas iyo cidnak akhtarka suriya wa labo geesi yal ah❤️🔥😩
Nice mara cadeshow
Maldoofa qofkahogaamiya asalkisu umadhalan hawen warag dumar iskadhigay balse sharciga rergalbedka dhigaya inhawen loguyero wanasababta ruushka aykudiidantahay
Yuhuda iyo sunigu waa iskumid
Shiica matahay adega cadeysa galnimada hanugudaxdumanin
Dhiiga ma ihi laakin qof kasto waa u jeedaa in ay wax difaacaayo walaalaha gaza sanad gumaad lagu haayaa ma caawiyaano?
Tumsaliye❤mtume❤muhammad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
يهلكون أنفسهم بأيديهم.
Waar maracacade maxay carabtu kujeclaadeen gumaystaha maraykan ee hambalyadad ay udirayaan (maadaama aanay baahi dhaqaale cagajoog kadhigin)
😊😢
Yes
Yuhuuda lalama heshiiyo waadad kibir badan on lahayn qawl
Horto NATANIYAHO xilka maka dago miya
Ma xuquuq ayaa hadal hayaan reegalbeed
Waan hubaa suniyiinta suuriya waxa adeegsanaya Maraykanka iyo Israel oo doonaya in ay wiiqan awooda xisbullah iyo iran oo ay ku mashquuliyaan suuriya israelna waxay doonaysa in ay dib u weerarto lebanan hadalkaas meel ku qora
yahuud balan maleh
أكلماعاهدواعهدانبذفريق منهم بل أكثرهم لا يعلمون.
KHAYAANO
ASc w w Malaga yaaba in aay laba qayb oo ah sunni iyo shiicaf
Suni ku sheegaagii ma yuhuud iyo maraykan baa dabadakawada
Haa
Waxi daba kawdaba wa muhiim in shiicada la iska dhiciyo oo dhulka laga,so celiyo zxp
Xiligii Taiwan fadhiday xubinta qaramada midobay matalaysay jamuriyada shinaha dalwaynaha shinahana loarkay qaybkamida xukumada Taiwan inxazanada dawladnimo lowarejiyo shinaha wayn kasokow inaysanmacqul ahayn inay Taiwan haysato hoganka isunadhigmin hadana shiinuhu heshiis bukuqaatay usaxiixay kadibmaku dhaqaalaha ujestay suqmuhiima unoqday qodobadi heshiskas wuwiiqay sidurergalbed damackasta odhaqaale qodobkamida ugagabedelanayay ilaamanta lawaayo maraykan oshine ucuskanaya wixilaguheshiyay
Yahudan shayadinda may lahadlan maxay bayruud karaban maraykankan
Yunis 170
Ahlu baadil weey iscaawinooyiin blse ahlu xaq weey is indho tirooyiin
Mhdsanid maracada hadad nagadisay Erayga mucaarad eekadagalamaayo suuureya
Somaliland oo kale miyaa gobolkan maldova ka soo horjeeda.
Ssssee
Suni iyo shiico meesha ma taalo lkn maanta gaal iyo muslim ayuu arinku taaganyahay
Gala waxaba kadaran shiica
Kufaarkan dadka gumaaday waa la ridaya
En nest bession au journalists pourquoi falastiin frrr stp
kooxaha mucaaradka suniga ah ee hada dagaalka ku qaaday xoogaga bishaar asad waxay u hiilinayaa israa.iisha ku jabtay isla markaasna lagu dhibaateyo shacabka suniga ah reer siiriya
Xisbulah hanoolaato
Natanyahu maa donato dagalka laa soo gaba gabeyo sababta naa wax kale mahe waa in an xilka laga ilen wuxu ogyahay in laa maxka madaynaya saa dar ted waa in uu hela sababbo uu dagalka kuu sii wado
Maracade wararka bariga dhexe waan kudaalnay😂😂
Waxkale ama History noo soo dhex gali maalmaha Talaado iyo sabyi
Oromo afkay kuugu qososhay kugu qaniintaa baan maqli jiray ma israaiil bay inay balan oofiso ka sugayaan walay ka tahay