Daawo intaad Canada iska dhiibin ado Visa ku soo galay | Arimaha Visaha Canada - Qeybta 3aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2023
  • Maxa kugu qabsan karo Canada hadaad garonka iska dhiibtid ado visa ku soo galay?

ความคิดเห็น • 139

  • @zakariyaali9909
    @zakariyaali9909 7 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid sxb.

  • @shaaficimaxamedaxmedshaafi9667
    @shaaficimaxamedaxmedshaafi9667 8 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks pro 👍🏽

  • @ahmednurabdala9237
    @ahmednurabdala9237 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks legend

  • @Mudane.
    @Mudane. 5 หลายเดือนก่อน +1

    💚mahadsanid wll

  • @user-ug6so5tf2y
    @user-ug6so5tf2y 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sxb

  • @BishaaraDeeq
    @BishaaraDeeq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jaa buufis baaba igaley Insha allh soon waan tagi

  • @MOhamedkhayre11
    @MOhamedkhayre11 7 หลายเดือนก่อน +5

    Thnks bro su aal visa hadaan wadanka ku soogalo oo aanan isdhipin shaqo iyo waxbarasho aan wadanla kahelo wadanka majoogi karaa intaan rabo

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน

      Shaqo; taas hore looma ogolaan jirin, hada waa loo ogolyahay maadama dalka Covid dhaqalihisa uu hos u dhigay. Lkn wuu dhamaan rabtaa ogolaanshahaas Feb 2025. Intaas ka hor , shaqada waa la ogolyahay.
      Waxbarasho; hadaad waxbarasho rabtid, admission markad heshid, dalbo permit waxbarsho kadibna ila aad ka dhameyneyso waad joogi kartaa. Hadaad dhameysana work permit baa lagu siini kadibna sharci deganansho ayad heli hal sano markad shaqeysid kadib, waan ka hadli doonaa sharcigaas i. A

  • @Umma.media.
    @Umma.media. 8 หลายเดือนก่อน +3

    Zxp kwrm waxn hysta kaar qoxoti itoobiya ah passport kenya hadn kuso galo kadibna aan dhaho somaliyan ahy oo qaxotiga itopiyan ka imady macqul miya midaz

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน

      Niyow meel aad marin malahan adi 😂
      Horta waxaa muhiim ah kaarka iyo ID/passport Kenya midkaad u hor heshay. Hadaad ado qaxooti ah passport xoog ku heshey, waad dhihi kartaa ani qaxooti ayn ahay.
      Tan kale, Somali in markad kaarka qaadanaysay sheegatay oo UN sidaa ugu diiwangashay mooyane, hadaad kaarka wax kale ku heshay, UN aya laga soo ogaan karaa waayo Canada wey u fududahay in ay so helaan UN wxd u sheegtay.
      Kaarka iyo passportkaba haday wada cusubyhn lkn waa inaad u sameysa sheeko macquul ah oo labadaba aad ku heshay.

  • @AbdirahmanYusuf-hb7xs
    @AbdirahmanYusuf-hb7xs 8 หลายเดือนก่อน +3

    Thank you for your sharing this information , I'm new subscribeer.
    Waxaan ku waydiinayaa kawaran anoo Passport Kenyan ah visa ku helay markaan Garoonka iska dhiibaayo Passport somaali ah mala soo bixi karaa?

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน

      From biometrics, wey ku garan karaan.
      Visa itus aya lagugu dhihi karaa ileen diyaarada qof visa laan ma so korayo. Kenyan ma ihi waa meesheda, faraha markay kaa qaadan warkaaga wey helaayan si fudud. Labada waad tusi kartaa somalinimada inaad tusto hadaad rabtid

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 7 หลายเดือนก่อน

    ❤😂🎉😢😮😅😊thanks bro

  • @hodanabdi174
    @hodanabdi174 7 หลายเดือนก่อน +3

    Walaal waxa ku weydin sharciyada yar yar ee yurub visa ma lagu dalban kara oo canada ma lagu so gali kara kadibna dhibitan hade noqotana ma iska dhibi karta?🙏🏽

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน

      Wax passport ahaan ayaa lagaa rabaa si aad uso safartid. Marka, dalkad sharciga yar ka haysatid, ka dalbo passport ku-meel-gaar ah sida kuwa la siiyo dadka qaxootida ah ama dadka sharciga weyn waqtigisa gaarin oo lkn meel u safri rabo. Kaas markaad haysatid waad ku so safri kartaa. Sharciga yar dalka gudihisa bes ayu ka shaqeeya, garonka kagama so duuli kartid.
      Dhiibitaan? Haa. Lkn maadama dal nabad ah sharci ka haysatid oo macluumaadkaagana la so heli karo, Canada wxy kugu dhihi kartaa dalkaas nabada ku noqo waa hadii sharciga aad ka haysatid mid deganansho iyo mudnaan weyn leh uu yahay oo dalka aad ku ahayn qaxooti.

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 หลายเดือนก่อน

    Ano passport kenya kuso galay wadanka maso qaadan karaa passport sonaligayga oo boorsadayda ma kuso ridan karaaa

  • @user-ty3uz4rs8m
    @user-ty3uz4rs8m 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asc walal waxan kuweydini adigo rali eh iga jawab ilma yar o qan garin 10 sano kayar Canada sharci meysini dadka waweyn xalkoda wan wada ognahaye

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  6 หลายเดือนก่อน

      Waalidka iyo ilmaha waa isku xaal haday isdhiibid tahay

  • @shamsudinabdi5173
    @shamsudinabdi5173 3 หลายเดือนก่อน +1

    hadaan ku soo galo viso dalxiis ah wall garoonka ma iska dhiibki karaa passbarot ethopian wax macqul ahn asheegto ma dhici karta in airport layga celiyo

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  3 หลายเดือนก่อน +3

      Waad isdhiibi kartaa airportkana lagama celinayo kiiskaaga hadu laciifyahay xta.

  • @habibhassanfarah3933
    @habibhassanfarah3933 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haddi aan wadankle soo maray intaana imaana Canada Sxb maxaa uga jawaabeysaa haddii lahu dhaho maxaa iskaga dhiibi waysay wadankle oo amaana ayaa soo martay

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  5 หลายเดือนก่อน +1

      Hadaad waqti dheer joogtay, waa suaal ka fikir u baahan. Wadankaas wax macquul ah ka sheeg. Wadamada qaar qaab qaxotiga loo qaabilo malaha.

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 7 หลายเดือนก่อน +2

    Bro Process-ka Guurka Spouse ka soo hadal hal muuqaal sharuudaha la iska rabo

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน +1

      Haye sxb

    • @kawakawa4726
      @kawakawa4726 7 หลายเดือนก่อน

      @@arimahasocdaalkacanada thanks bro aad ugu baahna

  • @ConfusedBlueMackerel-wk5cn
    @ConfusedBlueMackerel-wk5cn หลายเดือนก่อน +1

    Asc xoogabn urajaynaya inaad iiso jwaabto wll waqti hore ayuu ahaaba video gu
    Wll hdan somalia ka imaado lkn Ethiopia passport wato visakuso waxbarasho kuso galo kadib isdhiibo
    Mudada ama bilaha uhoreeeyh eenan dalkana baran shaqana helin ma inaan jeebkyga iska dabara mise dawlada kuqaabilaysa madama aad isdhiibty ood Airport ga isusoo dhiibtyba farana lagaa dhigy ta labaad visaha ardaynimada kolay documents dhib ihysata ah kuma qorneen mrka halkaas maku dhex camiran karaa dhib aan isudhiibyo anoon wx cadayna hysan?

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  หลายเดือนก่อน

      Hadaad isdhiibti lagu aqbalo, cawinad yar ayad codsan kartaa. Waa inaa 700-1000 bishi. Inta ka horeysa ada masuul iska ah.
      Haa , dhib waad sheegan kartaa lkn ogow ardaynimo la isku dhiibayo aad baa loo necebyahay. Tan kale ardayda lacag in ay haystan ku filan aya loo haysta oo wadan nabadna ay ka imaadeen. Marka ogow admission sax ah hadaad haysato schoolada aad so dhigatay kulli wey arki karaan.

    • @ConfusedBlueMackerel-wk5cn
      @ConfusedBlueMackerel-wk5cn 28 วันที่ผ่านมา

      @@arimahasocdaalkacanada mahadsanid wllo adiga iishegbal line ka ugu fudud oo dacwadana iga fududynkara macquulna ah inla igu aqbalo aaan raadsade wadankiban jooga dadka line nanka hayaana badana waa tuugin oo wey iskaa dhaafinayan iygo lacag bdn kaa shubty wxn rabaa inaan family ga halmar uun hawl galiyo bas aanan kusoo laalaban boqolaal howlod ihu furmin ? Thanks mrlabad wllo

  • @Nuuriyetube
    @Nuuriyetube 6 หลายเดือนก่อน

    Bro waxan rabaa wax haysta passport kenyan waxan raba visa canada oo visitor ah ina kusoo galo canada maxa talo isiin bro

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  6 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb visa hadaad heshid, nasiibka, so soco. Lkn ka hor, wax macquul ah soo sameyso.

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 8 หลายเดือนก่อน

    In kastoo video gan waqtigiisa fogaa hadana suaal ayaan rabaa inaan ku waydiiyo wl maxaa dhalinyarada soomaalida loogu dilaa Canada?.

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน

      Canada wey weyntahay . Aad la iskama warqabo.
      Canada Somali gooni wax u raadsanayo ma maqlin ila hadda. Wxn u maleeya in ay tuugo iyo wixi la xirira yihin dadkan is laynaayo.

  • @CmcZ332
    @CmcZ332 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb aan ku saxee process wuxuu qataa 24 bikood hadii rejected lagu dhaho oo aad racfaan ka qaadato hal sano lagaaga go'aan gaadhayaa lkn asylum seekers approved percentage in canada hadaad eegto Somalida is dhiibtay 48% ayaa Approved heshay 52% rejected bay heshay wa dadka passport somaliga kusoo gala Ethiopian ka iyo Djiboutianka aad inoga horeeya qaabilada waxa sababay garan maayo

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid, warka isbadalkiisa badan . Wxn umaleeya Somalida warkoodaa isku qasan. Proof na badankood ma haystan weliba haday somali sheegteen in ay ku dhibanyihiin

    • @CmcZ332
      @CmcZ332 7 หลายเดือนก่อน

      Lkn sxb Asylum seekers waliba interview ga hore qofku haduu sheegto inanu qof ehalkiisii address ku lahayn dalka in maamulka gobolku siiyo guri gobolka Quebec oo ka cabanaya guryo yari ayey sababeen dadka Border iska soo dhiibay March Intan laxidhan ayaan meel ka akhristay markaa dadka qaarkii guri way helaan

    • @CmcZ332
      @CmcZ332 7 หลายเดือนก่อน

      @@mascudgacal6227 sharci bishii March la saxeexay ba jira oo ah in laysku celiyo dadka 2 dal xuduudoda sida sharci darada iskaga gudbaya

    • @mascudgacal6227
      @mascudgacal6227 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@CmcZ332sxb intee kala soo xariiraa bro

  • @shagtiiozman
    @shagtiiozman 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wllaal si dhakhso ah iigu soo jawaab. Qollo. Hda ila soo hadashay. Uganda joogto idhahday. Wxad ku guulaysatay visa canada. Waliba hda ah wxas mxaa ka jira wll❤❤

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  4 หลายเดือนก่อน

      Wcs. Visa Canada miyay kuu direen kadibna waa lagu so aqbalay ? Hadaad wax dirsanin, visa lagu guuleysanayo baqtiya nasiib cml ma jiro.

  • @shamsudinabdi5173
    @shamsudinabdi5173 3 หลายเดือนก่อน

    asc zxp passport under 18 ah ma lagu soo dhofi karaa oo ma la isku dhiibi kara!? visha ma ku heli karaa i wish inad iga si jawabtid

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  3 หลายเดือนก่อน

      Haa, 16 ama 17. Ka yar waa inaad dhalasho iyo warqad cadeyneysa waalidka inu ku so fasaxay wadatid.

  • @Munaahmed407
    @Munaahmed407 หลายเดือนก่อน

    Wll hada ma furanyhy visaha dalxiiska lagu soo galayo canada Sidoo kale passport ethiopian ayaa haysta waqti intee la eg ayaa ku heli karaa visaha please jawaab wll

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  หลายเดือนก่อน

      Visa ma xirmo. Dadki saaid u socday aya la fahmay sidasa hada inta la siinayo loo yareeye. Ugu badnaan 6 bilood. Ugu yaraan 1 bil.

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 8 หลายเดือนก่อน +1

    Plz canada 🇨🇦 in lays dhiibo oo sharci laga firsadeedu waa sidee

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน +4

      Waa su’aal weyn su’aashaan. Sharci inaad ka heshid wxy ku xirantahay in lagaa aqbalo kiiskaaga.
      Kiiskaaga in la aqbalana waxay ku xirantahay inuu macquul la noqdo ayaga.
      Macquulna waxa ka dhigi karo haduu yahay mid caddeymo leh oo sheekada aad sheegtay iyo dhibka aad ka soo carareysidba wax jiro yahay.

  • @hamseahmed8558
    @hamseahmed8558 8 หลายเดือนก่อน +1

    sxb adaan ku imado visa waxbarasho ma isdhibi karaa xagee ku fican iska dhibi kara bassaboor somaliga miyan tuuraya mise waa sidanaya markan imado

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน

      Sxb su’aashaan video-ga xiga ayan ka dhigi doonaa , Arbacada subaxeeda indhaha ku hay channel-ka

    • @jamalmanchesterawi6179
      @jamalmanchesterawi6179 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@arimahasocdaalkacanada
      Wn ku sugana zhb passport ka somalia in dalxiis ahaan lagu xareysan karo kasoo hadal
      Weliba adoon cid booqanayn oo aad lafahaaga u dalxiisayso
      Thanks

    • @hamseahmed8558
      @hamseahmed8558 8 หลายเดือนก่อน

      sxb mahad sanid

  • @BishaaraDeeq
    @BishaaraDeeq 2 หลายเดือนก่อน

    Pls abowe aniga waxaan haystaa kaar qaxooti keenya ah oo elyon ah inkastoo aana ku dacwoon hadana kaarka faraha waan haystaa 10 sano kahor weye Lkn hadda kenya majogo Lkn hadaan raadsado kaarkeyga waan helayaa marka canada waan rabaa xitaa inaan group five gato maxaan yeeli karaa pls

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  2 หลายเดือนก่อน

      Kaarka dib u fur , group 5 haduu kaarkaga furanyahay, laguma diidayo

  • @boqraneyy1190
    @boqraneyy1190 4 หลายเดือนก่อน

    Walal waxaan raba inan imika xaraysto i.n Walal safaradee ugu fican Ee aan ka Mara indhaha Basbort Ethiopian ayan wata

    • @ikraanali-yq1rn
      @ikraanali-yq1rn 3 หลายเดือนก่อน

      Asc abyo visadi maxarysaty ples haday macqul tahay lambarkyga kuso qori ilaso hadal

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kawaran hadan aniga iyo ilmahayga an dalxis ahan ku baxno canada kadib an isdhibno masamen karnaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน +1

      Dad sameeyay wey jiraan. Lkn inaad visa hesho idinko badan ayaa xujo kale ah. Siiba lacagta inaad haysatan la rabo hadaad badantihiin waa in ay aad u badnaado. Lkn shuruudaha dhan hadaad buuxisid, waad so gali kartaa. Isdhiibida lkn waqti dheer iyo kiis dheer, ka fikir in familyga dhan uu dulqaadan karo waqtigaas xayiradda ah. Ha fikir inaad haysatan kiis la idinku aqbali karo. Ka fikir waqtiga bilawga hoy, lacag, wehel meeshad ka heli lahaydeen bilooyinka hore.

    • @hafsaibrahimhassan
      @hafsaibrahimhassan 5 หลายเดือนก่อน

      Plz meeshan ilmo hayska keenin

    • @simanabdulahi5126
      @simanabdulahi5126 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@hafsaibrahimhassansabab

  • @abdisamedabdilahi5201
    @abdisamedabdilahi5201 7 หลายเดือนก่อน

    Wll kwrn visaha lacagta lagusoo saaro hadaan kutago passportka ethiopia malay aqbalayaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน

      Visa walbo lacag aya lagu bixiyaa. Dowlada wxy qaadata $180, muqalstana ka badan. Marka mid aan lacag lagu soo saarin ma jiro.
      Hadaad passport ethiopia ku tagtid, maxad dhihi rabtaa markad is dhiibeysid?ethiopia ma dhib baa lagugu haya? Mxa wadankaaga kaa so fiijinayo? Jawaab ma u haysaa?

  • @aliroobleabdi3773
    @aliroobleabdi3773 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc axb hadii aan heeysto passport soomaalia iyo shaciga saudi arabia iqaamada aan heeysto wah cagabad makala kulmikaraa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน

      Inaad Canada ku so gashaa? Sharciga Saudi waa lagugu qabsan karaa hadaad deganansho ka heshay Saudi waayo waa dal nabad ah. Wxa lagugu dhihi karaa , hadaad nabadgelyo ka heshay Saudiga mxa Canada ka so doontay?

    • @aliroobleabdi3773
      @aliroobleabdi3773 7 หลายเดือนก่อน +1

      mayi broo aniga passporka soomalia ayaan kusoo geli rabaa. lakiin kan saudi waa sharci kaliya aad kashageeysan kartid waay bas

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน +1

      Haday saas tahay. Sharci buuxo kama lihid Saudiga. Waa Ok, hadii lagu weydiiyo u sheeg.

  • @adenfarahabdi4488
    @adenfarahabdi4488 6 หลายเดือนก่อน

    Diyarda lacagta lagu Iman karo wa Meqa saxib

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  6 หลายเดือนก่อน +1

      Full ticket waa $2000 canadian dollars agteeda xiligan. Waqti qaado oo fiirfiiri. Maalin kasto marna wuu raqiisa , marna wuu qaaliyoba. Xaga marka la so baxaayo ayu u qaalisanyahay. From Canada to kenya iyo so noqod $1100 ila $1500 ayu u dhexeeya xiliyada caadiga ah oo holiday ahayn.

    • @adenfarahabdi4488
      @adenfarahabdi4488 6 หลายเดือนก่อน

      @@arimahasocdaalkacanada wad mahasanid tahy saxib wadan Canada dhamo kana qima yar ma jira saxib

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  6 หลายเดือนก่อน

      US wax dhaamo ma jiro

  • @abdullaahisalaadabdullaahi7140
    @abdullaahisalaadabdullaahi7140 6 หลายเดือนก่อน +1

    Macquul ilama ahan Ado Sharci ku Galay inaa isdhiibi karto Wrkaas Malhubaaa

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia ayan joga lacag wxan hystaa 14kun oo dollor visaha dal ku galka Canada qaabkee ku heli karaaa iso jawaab wll ado raaliya 🙏🙏🙏🙏

    • @Moodmotivation-yi5dy
      @Moodmotivation-yi5dy 2 หลายเดือนก่อน

      Wallal google tag kuqor Canada web keeda gal acount IRCC kasameeso bacden visaha aad rabto iyo shurudaheeda mesha kala socon karta marka soo diyarsato dhaman requirements ka oo proof ki iyo waxa bacdeen apply meesha kadhihi karta teeda kle 14 kun walaalke laguma careyo wa 200 ilaa 400
      Meelaha marka approved lagu so
      Siiyo marka wayku fududanayan oo safarada laga yeera meeshana kaqadan visahaga thanks❤

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi 2 หลายเดือนก่อน

      @@Moodmotivation-yi5dy adi sxip ii xare waayee 1k kusinayaaye

  • @abdirahmanhargeysa107
    @abdirahmanhargeysa107 9 หลายเดือนก่อน

    anoo ethopian sita qaxoonti ethopian ah ma sheegan karaa maku joogi karaa. ano visitor visa ku imi.

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  9 หลายเดือนก่อน +1

      Lkn passport ethiopia wato miyaa? Passport-ka su’alaha ayu kugu badin doonaa la soco. Qaxoti waad tahay , Ethiopiana wxd ka tahay Citizen, labadaas sharci midka dambeeyo sababtaad ku heshay inaad sheegi kartid isku dey.

  • @user-vb3bt4ip5z
    @user-vb3bt4ip5z 9 หลายเดือนก่อน

    Anoo visa booqasho ah ku tagay ma isdhiibi karaa?

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  9 หลายเดือนก่อน

      Dadka isdhiibayo maalmahan waa dad visa ku soo galay.
      Hadaad kiis qaxootinimo aad ku sheegan kartid hayso waad sheegan kartaa.

  • @PSA4
    @PSA4 7 หลายเดือนก่อน

    Passport kenya qof wata ma isdhibi karaa wll? Hadu isdhibana dhib ma oga iman karaa?

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน +1

      Maalmahan dadka isdhiibayo dhan waa Kenyan. Kenya haday ku so bateen, qof kiiskisa dhamaaday weli ma jiro. Lkn waa lagu celin karaa hadaad meesha wax micno ku sheegin .

    • @PSA4
      @PSA4 7 หลายเดือนก่อน

      @@arimahasocdaalkacanada mahadsanid wll

  • @jaamacyare5182
    @jaamacyare5182 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii aaan luuuqada aqoonin kwwaran wll

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน +2

      Maalmahan turjuman aya telefon lagu wacaaya si uu kuugu turjumo

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 8 หลายเดือนก่อน +1

    War

  • @sacdiyohassan3850
    @sacdiyohassan3850 7 หลายเดือนก่อน

    Guri ma isinayaan hadaa garonka iska dhibo

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน

      Wey ku siinayan haday guryo dowlada leedahay oo banaan jiraan. Hadii kale, waxa la rabaa inaad meel isgeysid adi.

  • @najmabarkhad5104
    @najmabarkhad5104 7 หลายเดือนก่อน

    Dalxiis ma ku bixi karaa wll?

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน

      Haa visa nooc kasto waad ku so bixi kartaa. Dalxiis qof lacag badan haysta isticmaalo ogow. Hadaad isdhiibi rabtid, qarashkaas badan xujo kugu noqon doonaa

  • @AbdirsaqDhuux-jr2fv
    @AbdirsaqDhuux-jr2fv 8 หลายเดือนก่อน

    Sxp passport soomaliga malugu imaan karaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน

      Haa . Dib u firi comment noocan oo badan iyo video aan ka sameeyay passport Somalia

  • @hibakhasan1598
    @hibakhasan1598 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalo somaali markan ahay ma isku dhiibi karaa soomaliga

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  4 หลายเดือนก่อน

      Haa

    • @hibakhasan1598
      @hibakhasan1598 4 หลายเดือนก่อน

      @@arimahasocdaalkacanada mahadsanid walaalo qofku marku air port ka dego ma isku dhiibi karaa oo passport ma tuuri karaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  4 หลายเดือนก่อน

      @hibakhasan1598 haa

  • @sayidmohadofficial6208
    @sayidmohadofficial6208 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo visa shaqo maku imaan kara anoo wata passport somali degnaansho maka heli kara

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน +1

      Shaqo hadaad ku imaato, deganansho waad heli kartaa markad waqti ka shaqeysid Canada lkn inaad Canada waxyar xta ka baro si aad fursadaada kor ugu qaadid

    • @sayidmohadofficial6208
      @sayidmohadofficial6208 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wllo Passport kaa somalia ma jiraan dad ku imaaday Canada visa shaqo

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน

      @sayidmohadofficial6208 dad passport labaad wato ayan arkay lkn qof Kan Somalia keli leh ma arkin. Lkn visa hadu lagu siiyo, qof ku reebi karo majiro

  • @deeqm6640
    @deeqm6640 7 หลายเดือนก่อน

    Walaal sidee kula som xiriira😢

  • @HusseinAbdulaahimohamed
    @HusseinAbdulaahimohamed หลายเดือนก่อน

    Sxb qaali adigoo mahadsan Qofka luqada Aqoon kwrn maxaa Caawin kara

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  หลายเดือนก่อน

      Qof af Somali garanayo aya lagu raadini lkn in ay saacado qaatada laga yaaba wxyna ku xirantahay xiliga so gashid

    • @HusseinAbdulaahimohamed
      @HusseinAbdulaahimohamed หลายเดือนก่อน

      @@arimahasocdaalkacanada mahadsanid
      Qofka Dad qaraabo ah ka garanayo wax ma ufududaa nayaaan sxb qaali

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  หลายเดือนก่อน

      Dalka gudihisa qofkaas wuu ku caawin karaa lkn kiiska ahaan qof kuu turjumo aya dowlada kuu diyaarinayan markasto laguu baahdo

    • @HusseinAbdulaahimohamed
      @HusseinAbdulaahimohamed หลายเดือนก่อน +1

      Wiil dhalin yaro ah Qiimo badan ayaa tahy Runtii waxtar muuqda ayaad haysaa Guulayso sxb Qaaaali❤❤❤❤❤

  • @Sahal56516
    @Sahal56516 8 หลายเดือนก่อน

    Walale meel aan kala xiriiro ama contact ma isiin kartaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน

      Facebook messenger, magaca channelka

    • @Naiama-jg8ru
      @Naiama-jg8ru 7 หลายเดือนก่อน +1

      ​@arimahasocdaalkacanada

  • @cabiirmahmud1557
    @cabiirmahmud1557 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wll plz xage kala so xiriira wa kuraba sual kuweydiyo

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 8 หลายเดือนก่อน

    Wakhtigaas mashaqaysan kartaaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wll, video kale aya jiro oo ka hadlaayo.
      Lkn, hadaan kuu so gaabiyo, work permit ayad sugaysa intaad ka heleysid. 3 months cml waaye waqtigaas. Kadibna waad shaqeysan kartaa .

  • @istaahilnaasir6881
    @istaahilnaasir6881 8 หลายเดือนก่อน

    Hello

  • @cabdallasaalax9848
    @cabdallasaalax9848 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxboow Canada 🇨🇦 imisaa lacag eh ee kaaga baxaysa hadii aan suaalaha qarkood kajawaabi waa yo dib maa laysoocelina mise qaxootinimo horleh maa laydiiwaan galinaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน +1

      Qaxotinimo laguma diiwangelinayo meeshan.
      Sualaha hadaad ka jawaabi weyso, fursado kale aya lagu siini hadana. Marar badan markad maxkamada ku noqotid kadib un baa go’aan lagaa gaari.

  • @mohammadessaady5237
    @mohammadessaady5237 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cadayn taasi maxay noqon kartaa loo baahan yahay? Tusaale ahaan cadaynta in aan Africa ku soo jeexjeexmay maxay noqon kartaa saaxiib kkkk.

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  6 หลายเดือนก่อน +1

      Inaad somalia ka so jeedo ayay u maleeyan inaad maalin walbo dagaal ku waaberisatid. Jeexjeexmo taasa kaaga filan.
      Shiidnimo iyo rafaadka africa magangalyo kuma siiyan dadka.
      Jeexjeexaas ha sheeganin. Dhib inaad ka so carartay sheego. Dhibkaas wuxu noqdaba , wx aad dib ugu noqon karin dalkaaga ha noqdo. Dhibka waa inu insecurity wax la xiriira yahay. Wixi aan halis ahayn ugu dambeynti wey ku celinayan.

    • @mohammadessaady5237
      @mohammadessaady5237 6 หลายเดือนก่อน

      @@arimahasocdaalkacanada Waan fahmay walaal mahadsanid. Se cadayntu ma warqad baa mise waa ....

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  5 หลายเดือนก่อน

      Haa

  • @abshirmohamudahmed7679
    @abshirmohamudahmed7679 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb passaport somaliaga ayan kuxareysan raba viso casumad amuu caqabad igu noqdaa oon la ogoleen

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  9 หลายเดือนก่อน +1

      iska dhis lacagta, iyo reason sheego kaa dhigi karto inaad soo noqon doontid sida aroos, graduation.. wax waqti cayiman leh waxay noqotaba. Wadankana shaqo ama dukan wax ku lahaw si loo dareemo inu dalka wax kaaga dambeeyo lkn taajir ha iska dhigin hhh

    • @jamalmanchesterawi6179
      @jamalmanchesterawi6179 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@arimahasocdaalkacanada
      Asc wllkayow dalxiis keliya oo aanad cid booqasho ugu tegayn passport ka somalia ma ku xareysan kartaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน

      Video cusub ayan ka sameeyay su’aashaan

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waar sxb dadku waxay leeyihiin haddii aad visa dalxiis aad ku timaado laguma aqbalyo xataa haddii aad dood sax ah la timaado
    Ani passport ethiopiaan ayaan haystaa

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  7 หลายเดือนก่อน +2

      Dib ayan u fiiriyay, wax noocas ah ma arkin. Wxn arkaa kaliya noocu qofka kuso galaba , waa inuu u qalma magangalyo taaso ay ka dhigantahay inuu ku suganyahay xaalada naftiisa uu uga baqaayo haduu dalkiisa dib ugu noqdo. Meeshaad ka timi xldeda muhiim ah, ma aha qaabkaad ku so gashay. Dad taajirin baa dalalkooda cabsi uga so cararay oo halkan isaga nool.

    • @fuadhaji1132
      @fuadhaji1132 7 หลายเดือนก่อน

      Mhadsanid sxb

    • @asiaosman4130
      @asiaosman4130 7 หลายเดือนก่อน

      @@arimahasocdaalkacanadahadu wadanku djibouti yahy ka wran miya lagu odhan kara wadankaagu wa nabad

  • @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf
    @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf 8 หลายเดือนก่อน

    Saxib qarash intee la eg ayaa kaga baxayo

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน +1

      Visaha mise safarka?

    • @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf
      @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf 8 หลายเดือนก่อน

      @@arimahasocdaalkacanada visaha

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน +1

      Laba nooc sxb;
      1. Hadaad adi ama qof inta joogo uu kuu dalbo oo invitation iyo lacag kugu filan aad haysatid , waa $180 dowladda wxy kaa rabto.
      2. Hadaad agency isticmaasho ado lacag iyo invitation haysanin, wxn maqlaaye 3k to 5k USD. Waa nimankaas shaahooda iyo warqadaha fake ah ay kuu hagaajinayan sida invitation ama lacagta bangiga.

    • @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf
      @MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@arimahasocdaalkacanada OK thanks wll mcn

    • @abdihakimdaud2571
      @abdihakimdaud2571 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@arimahasocdaalkacanadawalal Agency ficaan maa igu xaririin karta lacaag wxaan hesta $5k iyo passport kenya

  • @SaalahAhmed9
    @SaalahAhmed9 8 หลายเดือนก่อน

    Sxb wa ku salamay waxaan rabaa inaan visa dalxiisa ku baxo waxan rabaa inaan su aala private ah ku waydiiyo whatsappkaga isheeg wallkay chanelkaga wu icawiyay alla haku sharfo sxb whatsappkaga isheeh.

    • @arimahasocdaalkacanada
      @arimahasocdaalkacanada  8 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb whatsapp 5 months ka hor ayn ka guuray. Hada account kuma lihi. Lkn messenger facebook ayn isticmaala. Marka messenger magaca channelka raadi kadib ayan halkaas ka sii wada hadleynaa .

    • @SaalahAhmed9
      @SaalahAhmed9 8 หลายเดือนก่อน

      @@arimahasocdaalkacanada Haye sxb Mahadsanid wan kaso qabtay fiiri