QISADA JACAYLEE ABWAAN YUUSUF SHAACIR & HEESTII DAWO & MALAB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2018
  • QISADA JACAYL EE ABWAAN YUUSUF SHAACIR & HEESTII DAWO & MALAB

ความคิดเห็น • 14

  • @ademmaxamud6942
    @ademmaxamud6942 6 ปีที่แล้ว +3

    Nin qadarin mudan

  • @abdirisakmohamed8995
    @abdirisakmohamed8995 3 ปีที่แล้ว +5

    Sidii dahab lumey ku daydayey
    Sidii dayaxana ku daawadey
    Sidii dal la helay daruur u egeey
    Dowlalkii quruxdaad haween ku dishoo
    Dabaylo jacayl anaa la darsee
    Daal iyo socodbaan degmada ku imee
    Ku doortaye hay dardaar walin
    Dooxaa la maraa darmaan ugub
    Deegaanka gugii la doon raac
    Daaliyo ubax waa la daawan jiroo
    Dalkiyo wan aqaan dadkii goba
    Dookhiyo sharafaan dunkugu xidhoo
    Dawiyo malabaan la dayn kerin
    Daal iyo socodbaan degmada ku imee
    Ku doortaye hay dardaar welin( hooris)
    Dooyiyo sahanbaan haldhaa u dirtoo
    Daa'uuska marbaan dardaaran faroo
    Durbaanka jacayl danbaan u tumoo
    Daymiyo calafbaan ducana ku daroo
    Duntii boqorbaandushaada sudhee
    Dalxiiska hadmaynu daanshoonee
    Daal iyo socodbaan degmadaa ku imee
    Ku doortayee hay dardaar welin

  • @maxamedmuuse-hy3jy
    @maxamedmuuse-hy3jy ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadarclaahimuxumed4082
    @khadarclaahimuxumed4082 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa macquul, mansha alla qiso cajiiba.

  • @iftiinkathelight8831
    @iftiinkathelight8831 5 ปีที่แล้ว +2

    Wow hes Cajiiba

  • @caydaruuzjarka6507
    @caydaruuzjarka6507 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @nuurcamir2937
    @nuurcamir2937 4 ปีที่แล้ว +2

    Laakiin abwaanku gabadhii inay
    Is calfadeen iyo inay is waayeen
    Muu sheegin

    • @dinixbaashi9143
      @dinixbaashi9143 3 ปีที่แล้ว

      May saxiib dee ismey calfane markii baa iskugu danbeysey asagoo matkalae lawareysanayaa jirta!!!

  • @hornafricachannel2436
    @hornafricachannel2436 6 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan zare

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 ปีที่แล้ว +1

    *_#ONe_**_ oF tHe _**_#Mozt_**_ _**_#SMart_**_ & _**_#ABzoLuteLY_**_ _**_#GeNiouZ_**_ _**_#PerzoN_*

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +1

    Yuusuf shaacir abwan aan tagero barnamijkiii canbaro iyo ina walalwal Yan kubartay hada qaftii mahelay jcly wa xanun markow hal dhinac yahay

  • @forevercompany7930
    @forevercompany7930 3 ปีที่แล้ว +1

    Ppppp