Halgankii Hooyo Ruqiya Qaadi | Farxada Xafladii Sakariye Iyo Dugsiga Waajidi ee Ankara

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 336

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว +4

    Hada wan shaqeeya lacag fican qaata mar qudha uma ogolaado hooyo dhabtayda ka kacdo wlhi guursan is idhaa hdana hooyo un jclo is leeyey ma guri klad kaga dhixi ooy iyana xanuunsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hooyoamish6438
      @hooyoamish6438 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wllo xaas fcn hakugu rabigey oo kula xanaaneyso hoyo mcn allah kubarakeyo

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว

      @@hooyoamish6438
      Aaaaamiiiin hooyo

  • @ruwaidadirir8772
    @ruwaidadirir8772 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah Hooyo mcn jasadeed janata faradowsa allaha ka dhigo aamiin

    • @rahmamaxamad4991
      @rahmamaxamad4991 3 ปีที่แล้ว

      Masha llah Hooyo mcn jasadeed janzta faradowsa💖💖💖💯

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha Alaah waa run ilmo Quran bartay wax celinaayo maleh ana arkay ilmahayga inti quranka sifican ubaratay wax waliba wey ufudud yihin ilti kalena wey ku adak tahay aqonti madiga ahed

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 5 ปีที่แล้ว +14

    MashaAllah MashaAllahhhh Walal yal Iducaya Quranka inu Allah ifududayo wandadalaa wuiguadagyahai Shukran

    • @karooneuroone2145
      @karooneuroone2145 5 ปีที่แล้ว +2

      Leila Mohamed walaaal allaha kuuu fududeeyo wax ka wanaagsan
      Aad na waydiisan lahayd garan mayneee allah swt hakaaga yeelo si faataxada allaha qaari muminad ah allaha kaaa dhigo ehlu quraan allaha kaaa yeelo allaha ku xifdiyo walaashay

    • @kaafisodagan9587
      @kaafisodagan9587 4 ปีที่แล้ว +1

      Leyla allah haku fududeeyo abaayo dhamaanteyn allah hano fudeeyo

    • @leilamohamed7410
      @leilamohamed7410 4 ปีที่แล้ว +2

      Aminnn walale jizakaAllah khair Aminnn Aminnn ducada iducaise sidokale walale

    • @zuhurasiman2819
      @zuhurasiman2819 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay hakuu fududeeyo abyo

    • @hindahappy7734
      @hindahappy7734 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha allha♥️♥️

  • @quindro268
    @quindro268 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah! That hooyo she’s very luck Masha allah... waxay mudan tahay kudasho.Yaa Allah caruunta somaliyeed oo dhan xifdi meel kasta oo ay joogan Wadan kiina nabad nooga dhigo!

  • @xajinabaddoon5918
    @xajinabaddoon5918 4 ปีที่แล้ว +19

    Waaba run qof aan diin lahaayn aqoon maleh! Allaha na xifdiye diintan iftiinka e barwaaqada.

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaaah hooyo walba oo qeeyrka jecel illaheey riyadeeda hau rumeeyo aamiiin

  • @kamg3450
    @kamg3450 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah tabaraka Allah
    Runtii guushu wa taasi
    ILAAHAY kor ha idinka dhigo.

  • @shukrideeriye774
    @shukrideeriye774 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha'allah walalyeelo ii so duceeya Gabar 9jir ah hysta Canada Ku dhalatay oo make up ineey marsto iyo ineey cijiyo xirto beey jecashay xijaabka weey iga diida aniga waan Ku dadala inta dabardada ah Waxaan idin ka codsana intaa Muslim ah inaa igu so duceeysan gabadhaada in Allaha xijibka jeclasiyo waadmahadsantihiin mashaallah habo Allaha atiga iyo wiilkaga idin xafido ❤️♥️♥️👍♥️♥️👍👍♥️

    • @habiibahaaji4761
      @habiibahaaji4761 4 ปีที่แล้ว

      Illaahey dariikha toosan hakuso tusiyo amiin

    • @hooyoqalbi6007
      @hooyoqalbi6007 4 ปีที่แล้ว

      Abayo alle qalbigeeda haka buuxiyo dinta jeceylkeda Mar walba wani oo wali way yar tahay Una ducee Mar walba inuu alle xijabka jecleysiyo

    • @laylohasan4069
      @laylohasan4069 4 ปีที่แล้ว

      Alle haku arsaaqo alle ka cabsi

    • @queenfariida1315
      @queenfariida1315 4 ปีที่แล้ว

      Allaha ku soo hanuuniyo

  • @sagalyussufmuqtar228
    @sagalyussufmuqtar228 4 ปีที่แล้ว +11

    Naxariis badaney nicaaw udgooney nalkii hoygee naay Allow janada xisaabla aangu gali🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️

  • @khadrakoos102
    @khadrakoos102 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah allow hooyomcn janatul firdowso ku abaal mari

  • @haawonuur2153
    @haawonuur2153 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah. Allaah ha u siyaadiyo wanaagga

  • @fardowsocali6529
    @fardowsocali6529 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah sheekh ilaahy haku xifdiyo ardayda yaryarna ilaahay haku xifdiyo qur aanka kariimkaa

  • @liyaomars
    @liyaomars 4 ปีที่แล้ว +5

    Alloow adigoo kale noo badi hoyo macaan cimri dheer cfm iyo cibaado allaah ha siiyo aamiin

    • @adoontiallah1960
      @adoontiallah1960 4 ปีที่แล้ว

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲

    • @queenfariida1315
      @queenfariida1315 4 ปีที่แล้ว

      ءامين يا رب العالمين

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 5 ปีที่แล้ว +4

    Amiin amiin amiin
    Aalow uumadaa Muslimka
    Meel kasto ay joogaan Aale haakuu sugo Xaqa Mustaqiimka😍😍

  • @umumascuud4305
    @umumascuud4305 4 ปีที่แล้ว +3

    Msha Allah Alleh haynoo xifdiyo maamo yinkeen

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 4 ปีที่แล้ว +1

    Anaa soo arkay Tajriibaas, waa run caruurta marlagu bilaabo Qur,aanka barashidiisa ayay maadiga fahmaan

  • @samiiramuuse6076
    @samiiramuuse6076 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah walaahi waan la ooyey alaahumaa xafid all Islam quraanka dhigta yaarabi

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 5 ปีที่แล้ว +72

    Somali waxay ku caantahayba Qurankaasa jira Allah hanoo xafido Dadkeena Diintana hanoo fududeyo Yaa Allah

  • @zamzammacalin9661
    @zamzammacalin9661 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alle hani barakeeyo dhamaan tina

  • @aminoguled9754
    @aminoguled9754 4 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi janadii gee hoyo Ruqiyo Sh Xasana alle ha xifdiyo wallhi waxan la ooyay qisadii uu Khadar ka shekeyey waan sameyey wallhi ale ha barakeeyo

  • @fardowsomuhuyadin6339
    @fardowsomuhuyadin6339 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabarakalaah allaaha noo wada xafido una siyaadsho yaaaa rabiiii 💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuuncaabiofficial6850
    @fartuuncaabiofficial6850 3 ปีที่แล้ว

    Asc maasha Allah sheeq xasan alwajidi àllaha xafido ilmaha eedada aan uhay ama habaryarta

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 4 ปีที่แล้ว +30

    Allow hooyooyinka Somaliyeed noo barakee heerkasta iyagaa nagaarsiiyay 💖💖💖💖😍😍

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allah Alloow hoyooyinkeen unaxariiso Aduun iyo Akhiro, Amiiin

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah jzklh kheyran culumadeena iyo owlaadeenaba allaha noo xafido aamiin

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 4 ปีที่แล้ว +9

    Kkkkk wuu Qosliyey Sheekh waajidi wuxuu yiri dharka ayey iga bixisay dhar cusub ayey ii galisay way I garaacday macalimkay ii geeysay way iqaraacday ayuu ka jari lahaa Allaha xafidi Maamoyinka Soomaaliyeed.❤️

    • @najmagelle5202
      @najmagelle5202 4 ปีที่แล้ว

      As wr wb ukhtii sabab muxuu ooga jari wacyiga aan kusoo korney was iney caruurtena ogaadaan sheekha garaaci muuna faahfaahin waalidka canaantiisa waxey u badneyd inuu baryaha/ bawdada naga dharbaaxo waxeyna ka mid tahey tarbiyada caruurta cid nagu soo faragalin jirtey ma leh
      Hada dhibka weyn ee qurbaha naga heysta waxey tahey hadii aad canaanato ilmahaaga ama aad ku qasabto dugsiga aad waxa lagu leeyahey cunugii bey abuse ku sameysey yacni ha qasbin faraha ka qaad ama waa lagaa qaadan laakiin hadii uu ilmihii diido maadiga oodan qasbin waxaa lagu leeyahey waxaa sameysey neglected oo laga kaxeysan cunugii sidaa awgeed waa inaan caruurteena waxba laga qarin
      Wadamada qurbaha sharcigooda waa la jiifiyaa banaan la joojiyaa banaan marka maka aqbaleynaa??
      Waa maya waa inaan sharciyadooda baranaa si eyna noogu soo xad gudbin
      Wabilaahi tawfiiq

  • @maryamaabdiali7435
    @maryamaabdiali7435 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashlah allh idin xafido

  • @nimcohassan7651
    @nimcohassan7651 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alla haa idiin xafidyo wllo sh xasan

  • @mahadhoabdinoor9576
    @mahadhoabdinoor9576 4 ปีที่แล้ว +4

    Ma sha allah walidkeyga anigana kuwi san aafarxiyo illahey haikadhigo🙏

  • @sacdiyocabdulahi8086
    @sacdiyocabdulahi8086 4 ปีที่แล้ว

    Mash alllh alllh barkeyo mamd allh nag dhigo quraanka ahlkis

  • @munitaabdisalam8353
    @munitaabdisalam8353 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك يا شيخ

  • @nasranoor6108
    @nasranoor6108 4 ปีที่แล้ว +34

    Mashaallah farxad darteed ayan la oyay 😥😥hooyo mcn ❤️❤️❤️

  • @marwoabdi7623
    @marwoabdi7623 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Alle ha idin xifdiyo aduun iyo aakhiro ba shiikh

  • @madiinodamal4702
    @madiinodamal4702 3 ปีที่แล้ว

    Maanshaallaah xaguu joogaaa shiiqa

  • @amaalahmed9010
    @amaalahmed9010 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarka laha ilhaayo no xiftii
    Dhaman hoyoyiyinken Somaliyeed

  • @sagalyussufmuqtar228
    @sagalyussufmuqtar228 4 ปีที่แล้ว +2

    Majirdo ruudi Qof boos gaaga buuxin garo oo dunidaan saaran♥️farxad gunolow inda aad aduun yadan joogo akhiro marga dagdana Allow janada hoygaga dhig 🤲🤲🤲🤲♥️🤲♥️🤲♥️🤲♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲

  • @fadumaomar9034
    @fadumaomar9034 4 ปีที่แล้ว

    maanshaa alaah alaha idin xafido

  • @samsammohamed7178
    @samsammohamed7178 4 ปีที่แล้ว +6

    Mnsha allah barakallah fiika

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waalidiinta soomalida intoda badan waa dad diinta islaamka jecel kuna dadaala inay caruurtoda baraan diinta iyo quranka kariimka ahba ❤ waa wax lagu farxo Allah Akbar ilaahay baa mahadle inaga dhigay dad islaamah. Hoyooyinka soomalidu waa hoyooyinka ugu kartida badan aduunka marka la eego barbaarinta ubadka iyo qoyskaba ❤ qof kasta oo meel kasoo baxa hooyo adag baa ka danbeysa masha Allah 😭❤ ilaahayow hoyooyinkeen unaxariiso aamiin ya rabi😊 kuwa dhintay iyo kuwa noolba. 😊

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah illaah hakabalaa mariyo mahadsanid sheekh

  • @dhymanlovesafka9705
    @dhymanlovesafka9705 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Sheikh Allaha Ku parakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxcabduqaadir6161
    @ubaxcabduqaadir6161 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah sheikha iyo Hooyadiisa waanaagsan

  • @aminaabdulahi2881
    @aminaabdulahi2881 4 ปีที่แล้ว

    masha allah hoyo mcn

  • @nasraweheliye5466
    @nasraweheliye5466 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xafido laah yaa Zakaria

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah hooyo macaan allaah inoo deysto

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah anagan illaah hanoo kaso sida mam ruqiya

  • @adoontiallah1960
    @adoontiallah1960 4 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALLAAH MAASHA ALLAAH MAASHA ALLAAH ALLOOW BARAKEEY HOOYO KASTA OO ILMO KORSATAY OO HOOYO IYO AABE U NOQOTAY ALLOOW HOOYADAAS HA QASAARININ DADAALKEEDA OO KA QABO XASIDIINTA JIN IYO INSIBA 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 🥰♥

  • @asiyayusufasiya7546
    @asiyayusufasiya7546 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha allh sheqena xasan al wajedi ilahey ha ino xefdeyo

  • @mamma6900
    @mamma6900 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah guuushada mamma waad gaartay ilaahayna waa kula garab galay alxamdulilaah alla barakeeyo Amiin barakalhu fiiikum

  • @alisharif4657
    @alisharif4657 3 ปีที่แล้ว

    Ya Allah Remove all Somali difficulties Amiin..

  • @sucaadakaahin5368
    @sucaadakaahin5368 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalaha mashaalaha illahaay haa ku xiftiyo

  • @muhaab5111
    @muhaab5111 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc laxamdulilaah ilaay baa iskaleh mahad dhamanteed kadibna waalidintii dadaaleynaa mahad haka gaarto

  • @gbfhgyhtbgh7776
    @gbfhgyhtbgh7776 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Aallah Aallah Niixfido

  • @munoali6345
    @munoali6345 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah hoyo allaah ha nodhafo dhaman hooyo mcn🤲❤

  • @badriaawad8699
    @badriaawad8699 4 ปีที่แล้ว

    ilaahay hakuu xifdiyo

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah ilaahayow caruurta baari noga dhig

  • @khadija11494
    @khadija11494 4 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله
    مبروووك

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, Allah ha xifdiyo dhamaantood

  • @caaishaxasan486
    @caaishaxasan486 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ALLAH SWT ha u ziyaadiyo qeyrka.

  • @cimraanabdirahman4112
    @cimraanabdirahman4112 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah xafida laah hooyo ruqiyo iyo caruurteeda Allah ha barakeeyo

  • @mohammedalimohaaa1867
    @mohammedalimohaaa1867 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allah gabadha yara illahay haku xafido adeer

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Ilaahay haku anfaco zakariya
    Quraanka kariimka uu bartay
    Walidkiisa Iyo macalinka baray
    Alle haka abaalmariyo Aduun iyo akhiro, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @yusraubax971
    @yusraubax971 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alah insha alah mustaqbalka wan imanaa turki

  • @khadijamoha689
    @khadijamoha689 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah 😍😍😍😍

  • @safiyoquruxaxmed3794
    @safiyoquruxaxmed3794 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaha allaha idinxiftiyo

  • @haninur4433
    @haninur4433 4 ปีที่แล้ว

    Masha llha hooyo macan

  • @ahmedgele3878
    @ahmedgele3878 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha'Allah allahaXafido dhamman hooyooyinka ❤💯🇸🇴🇹🇷

  • @soyacatv2866
    @soyacatv2866 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah 😭😭

  • @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
    @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاکم ألله خیرا ألله یحفظکم

  • @sacdiyodiyo3507
    @sacdiyodiyo3507 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabarakalah

  • @zeynabali4368
    @zeynabali4368 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah sheeqeene allah inoo hafido

  • @nasronasib
    @nasronasib 4 ปีที่แล้ว

    Mansh,Allaah illaahay ha barkeeyo ubadkeena hooyooyinka keenana jirkooda illaahay jahanabo ha ka badbaadsho

  • @zahiinaabdisalam4823
    @zahiinaabdisalam4823 4 ปีที่แล้ว

    Masha aalh barakalaahu fiik

  • @fariidaxaaji2583
    @fariidaxaaji2583 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha hooyo ilahey ku xifdiyo aduuyo iyo aqiro

  • @istahilabdullah9083
    @istahilabdullah9083 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah cajiib

  • @wakiilcaashaq8270
    @wakiilcaashaq8270 4 ปีที่แล้ว +17

    Laf dhabarka umada soomaaliyeed wlh waa hooyooyinkeena...sidey Noola tacaalaan dugsiga iyo tacliinta noobaran wax loodhigo malahan...waa hooyooyinka aduunka ugu caruurta jecel

  • @canabcayuuni4978
    @canabcayuuni4978 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء اللّه تبارك اللّه
    اللّه يحفظكم اللهم امين يارب

  • @rahmoahmed6521
    @rahmoahmed6521 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah barkeyo hoyo mcn

  • @hibakismail9988
    @hibakismail9988 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah alle ha barakeyo hooyada somaliyeed iyo caruurteda iyo macalimintta soo sarayba caafiamad baan u iman cidii xogo macquula ka haysa saan lagu helo visaha please ila soo xiriira waad mahadsantihiin

    • @AbdulYusuf9
      @AbdulYusuf9 4 ปีที่แล้ว +2

      Hibak Ismail vissa turkey miyaa rabtaa

    • @hibakismail9988
      @hibakismail9988 4 ปีที่แล้ว +1

      @@AbdulYusuf9 haa wll

    • @AbdulYusuf9
      @AbdulYusuf9 4 ปีที่แล้ว

      +252619964249

    • @AbdulYusuf9
      @AbdulYusuf9 4 ปีที่แล้ว

      Number kan WhatsApp kiisa igala soo hadal

  • @sowdahaji9365
    @sowdahaji9365 4 ปีที่แล้ว

    wllo hlkee laga heli karaa number.ka kheikh.kha

  • @ardoolow2482
    @ardoolow2482 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilahayow noxafit carurta

  • @mustafeahmed2547
    @mustafeahmed2547 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah hooyo mcn wataa 💕❤️🌹

  • @faadumocali9523
    @faadumocali9523 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh baraka laah

  • @faadumoaadan8302
    @faadumoaadan8302 4 ปีที่แล้ว

    Mshallaah Alow hooyo mcn noo xfd rabow janada gali hooyo mcn alow Aamiin Yaa ilaahiiiii yaa rabiii🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah TabarakAllah

  • @hawarobleh553
    @hawarobleh553 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaraka allah allow mama sida iga dhik

  • @FadimaMaxamed-x5t
    @FadimaMaxamed-x5t 4 หลายเดือนก่อน

    M sh allaah

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah
    🙏🌏🏆👈💯✔✊✊✊💞💕💞👏👏👌👍

  • @sacadbukhari7665
    @sacadbukhari7665 4 ปีที่แล้ว +3

    MasHa allaH Allah ya baarik❤

  • @happyahmed6005
    @happyahmed6005 4 ปีที่แล้ว

    masha Allh

  • @fadumomohamed9721
    @fadumomohamed9721 4 ปีที่แล้ว +2

    Massa Allah macalinka talefoonkisa mahelikara

  • @maryamahirey7679
    @maryamahirey7679 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Akbar😍😍🥰🥰🙏🏼👆👆🍇❤️💚❤️🙏🏼

  • @maxamedxasan7977
    @maxamedxasan7977 4 ปีที่แล้ว +21

    aragtidiii odayaasheenii hore waxay ahayd in caruurta marka hore quraan ka labaro laakiin dadkeenu may fahan sanayn xigmada ku jirta,ilaa iminka inyar ayaa garanaysaa.

  • @sofiayusuf7072
    @sofiayusuf7072 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah mabruk

  • @shamissheekh2569
    @shamissheekh2569 4 ปีที่แล้ว

    Xageen kala xiriiri karaa wll

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaha

  • @asiyayusufasiya7546
    @asiyayusufasiya7546 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh quranka karemka kuwe aqreyo u kudadalo alaha naga digo