Tafsiirka Darsiga 295aad MURSALAAT 01 ilaa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @HassanAliFarah
    @HassanAliFarah 20 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah
    Sh Muhamed sh Cumer

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 9 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allah

    • @XayaadXirsi
      @XayaadXirsi 9 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤

  • @Niciimadaahircismaan
    @Niciimadaahircismaan 3 หลายเดือนก่อน +5

    ماشااللهتبارك❤❤❤❤❤😊😊😊

    • @HassanAliFarah
      @HassanAliFarah 20 วันที่ผ่านมา

      Naciima dahir weydadaashay!

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834
    @cabdirisaaqmaxamedhurde8834 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow naga badbaadi Naartaada Nagana yeel ahlu janaha yaarabi aamiin aamiin aamiin jasaa,akalaahu kheyran yaa sheekh dirir

    • @Xamdamohamud518
      @Xamdamohamud518 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaarabii 🤲

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @faysashaqale5337
    @faysashaqale5337 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah yubarak yaa mudaris

  • @mslat6677
    @mslat6677 2 ปีที่แล้ว +6

    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
    وَالْمُرْسَلَاتِ عُرْفًا (1) فَالْعَاصِفَاتِ عَصْفًا (2) وَالنَّاشِرَاتِ نَشْرًا (3) فَالْفَارِقَاتِ فَرْقًا (4) فَالْمُلْقِيَاتِ ذِكْرًا (5) عُذْرًا أَوْ نُذْرًا (6) إِنَّمَا تُوعَدُونَ لَوَاقِعٌ (7) فَإِذَا النُّجُومُ طُمِسَتْ (8) وَإِذَا السَّمَاءُ فُرِجَتْ (9) وَإِذَا الْجِبَالُ نُسِفَتْ (10) وَإِذَا الرُّسُلُ أُقِّتَتْ (11) لِأَيِّ يَوْمٍ أُجِّلَتْ (12) لِيَوْمِ الْفَصْلِ (13) وَمَا أَدْرَاكَ مَا يَوْمُ الْفَصْلِ (14) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (15) أَلَمْ نُهْلِكِ الْأَوَّلِينَ (16) ثُمَّ نُتْبِعُهُمُ الْآخِرِينَ (17) كَذَلِكَ نَفْعَلُ بِالْمُجْرِمِينَ (18) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (19) أَلَمْ نَخْلُقْكُمْ مِنْ مَاءٍ مَهِينٍ (20) فَجَعَلْنَاهُ فِي قَرَارٍ مَكِينٍ (21) إِلَى قَدَرٍ مَعْلُومٍ (22) فَقَدَرْنَا فَنِعْمَ الْقَادِرُونَ (23) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (24) أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ كِفَاتًا (25) أَحْيَاءً وَأَمْوَاتًا (26) وَجَعَلْنَا فِيهَا رَوَاسِيَ شَامِخَاتٍ وَأَسْقَيْنَاكُمْ مَاءً فُرَاتًا (27) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (28) انْطَلِقُوا إِلَى مَا كُنْتُمْ بِهِ تُكَذِّبُونَ (29) انْطَلِقُوا إِلَى ظِلٍّ ذِي ثَلَاثِ شُعَبٍ (30) لَا ظَلِيلٍ وَلَا يُغْنِي مِنَ اللَّهَبِ (31) إِنَّهَا تَرْمِي بِشَرَرٍ كَالْقَصْرِ (32) كَأَنَّهُ جِمَالَتٌ صُفْرٌ (33) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (34) هَذَا يَوْمُ لَا يَنْطِقُونَ (35) وَلَا يُؤْذَنُ لَهُمْ فَيَعْتَذِرُونَ (36) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (37) هَذَا يَوْمُ الْفَصْلِ جَمَعْنَاكُمْ وَالْأَوَّلِينَ (38) فَإِنْ كَانَ لَكُمْ كَيْدٌ فَكِيدُونِ (39) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (40) إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي ظِلَالٍ وَعُيُونٍ (41) وَفَوَاكِهَ مِمَّا يَشْتَهُونَ (42) كُلُوا وَاشْرَبُوا هَنِيئًا بِمَا كُنْتُمْ تَعْمَلُونَ (43) إِنَّا كَذَلِكَ نَجْزِي الْمُحْسِنِينَ (44) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (45) كُلُوا وَتَمَتَّعُوا قَلِيلًا إِنَّكُمْ مُجْرِمُونَ (46) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (47) وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ارْكَعُوا لَا يَرْكَعُونَ (48) وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِلْمُكَذِّبِينَ (49) فَبِأَيِّ حَدِيثٍ بَعْدَهُ يُؤْمِنُونَ (50)
    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
    عَمَّ يَتَسَاءَلُونَ (1) عَنِ النَّبَإِ الْعَظِيمِ (2) الَّذِي هُمْ فِيهِ مُخْتَلِفُونَ (3) كَلَّا سَيَعْلَمُونَ (4) ثُمَّ كَلَّا سَيَعْلَمُونَ (5) أَلَمْ نَجْعَلِ الْأَرْضَ مِهَادًا (6) وَالْجِبَالَ أَوْتَادًا (7) وَخَلَقْنَاكُمْ أَزْوَاجًا (8) وَجَعَلْنَا نَوْمَكُمْ سُبَاتًا (9) وَجَعَلْنَا اللَّيْلَ لِبَاسًا (10) وَجَعَلْنَا النَّهَارَ مَعَاشًا (11) وَبَنَيْنَا فَوْقَكُمْ سَبْعًا شِدَادًا (12) وَجَعَلْنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا (13) وَأَنْزَلْنَا مِنَ الْمُعْصِرَاتِ مَاءً ثَجَّاجًا (14) لِنُخْرِجَ بِهِ حَبًّا وَنَبَاتًا (15) وَجَنَّاتٍ أَلْفَافًا (16) إِنَّ يَوْمَ الْفَصْلِ كَانَ مِيقَاتًا (17) يَوْمَ يُنْفَخُ فِي الصُّورِ فَتَأْتُونَ أَفْوَاجًا (18) وَفُتِحَتِ السَّمَاءُ فَكَانَتْ أَبْوَابًا (19) وَسُيِّرَتِ الْجِبَالُ فَكَانَتْ سَرَابًا (20) إِنَّ جَهَنَّمَ كَانَتْ مِرْصَادًا (21) لِلطَّاغِينَ مَآبًا (22) لَابِثِينَ فِيهَا أَحْقَابًا (23) لَا يَذُوقُونَ فِيهَا بَرْدًا وَلَا شَرَابًا (24) إِلَّا حَمِيمًا وَغَسَّاقًا
    Allow nagu anfac amiin

  • @jaamacqorane7539
    @jaamacqorane7539 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم احفظ في الدنيا والآخرة وأعظم أجوره

  • @FaadumoCali-ci8wr
    @FaadumoCali-ci8wr 6 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل حفظك الله في الدنيا والأخرة. ءامين

  • @nurawalejama8693
    @nurawalejama8693 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa allah jazakalaah Saturday 27 april 2024 5:00Am

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة المرسلات iyo faaiidooyinka suurada:
    💥Waxyaabaha Guud ee suurada ka hadlayso:
    🍀suuratu المرسلات waa suuradaha makka kusoo degay.
    1. Waxay soo bandhigaysaa Awoodaha alle ee cajaaibka leh oo illahay isheena ujeedinayo isagoo sugaya iyo isagoo inagu waaninaya iyo isagoo ku dhaaranaya.
    2. Isbedelka uu illaahay Aduunyada ku samaynayo iyo ka bani aadamka iyo abaal marinta Aakhiro .
    3. Dadka qaar sida loo naari doono dadka qaarna sida loo janayn doono.
    💥Faiidooyinka suurada:
    1. Biliwga suurada ilaa aayada 5 culimada qaar waxay ku fasireen inay yihiin:
    🍃intan oodhan uu illahay ku dhaartay waa malaaiikta uu illaahay hawlihiisa udirayo.
    🍃Qaar kale waxay yidhaahdeen waa dabaylaha.
    🍃Tafsiir kalena wuxuu odhanaya waa loo qaybinaya oo 3da hore waa dabaylaha 2 danbena waa maalaa iikta.
    2. Aayada 4 aad waxa ay kala sarayaan maaliiktu:
    🍀xaqa iyo baadilka oo waxyiga loo soo dhiibay ayay ku kala saarayaan.
    🍀waxay kala farqinayaan wuxuu illahay faray inay fuliyaan oo mid waliba hawshii loo diray ayuu meesheedi dhigayaa .
    3. Waxay beeniyeen gaaladu shay kasta oo ahaud in la rumeeyo:
    🌿illaahay
    🌿Malaiiktiisa
    🌿Rusushiisa
    🌿Qiyaamaha
    🌿Janada
    🌿Naarta
    🌿Soo saarida ....
    3. Sababta keenta halaaga waa Beeninta Alle.
    4.Qiyaamuhu waa xaalado oo xaaladaha qaarna wey hadlayaan gaaladu xaaladaha qaarna wey Aamusanyihiin.
    5. Janada sababta lagu helo waa camalka wanaagsan aad Aduunka ku sameyso .
    6.Denbiyada ay sameeyeen ee naarta ku galeeen waa inaaney tukan jirin.
    7.Rukuucda iyo sujuudo waa labada meelood ee Adoonka Adoon nimadiisu ka dhex muuqaneyso.
    8. Ma tukade illaahey Agtiisa wanaag kuma laha.
    9.Hadhka naarta lagu sheegey waa magac uun ee ma shabaho hadhkii wax tari jirey, lkn waa qiiq iyo olol.
    10. Tilmaamo badan ayuu illaahey naarta ka bixiyay si uu ubaraarugo qofka qaafilka ahi .
    11. Waqtigii la murmi lahaa lana doodi lahaa aduunka ayuu ku dhamaadey Aakhiro muran ma jiro.
    12.illaahay muminiinta iyo mujrimiintaba wuu ka waramey farqiga udhaxeeyana wuu sheegay , muminiinta waxay nafta dooneysay ayey Aduunka uugu diideen markaasu Aakhiro siiyey waxay doonayeen, mujrimiintana Aduunka waxay doonayeen ayey sameeyeen markaasu illahay Aakhiro udiidey waxay doonayeen.
    13. Aduunka wuu yaryahay Aakhiraa ka balaadhan.

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakaallah kheyr

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 หลายเดือนก่อน

    Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah allaah ku uu naarta ka badbaadiyo

  • @HassanAliFarah
    @HassanAliFarah 20 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sh

  • @UbaxBarrè-n8p
    @UbaxBarrè-n8p 29 วันที่ผ่านมา

    مشا الله الي هك بر كييو شيخ😭

  • @SaredoGabad-u3j
    @SaredoGabad-u3j 5 วันที่ผ่านมา

    Mashalah

  • @umomar2743
    @umomar2743 10 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك ألله خيرا شيخ درر

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة النبأ iyo faaiidooyinka suurada:
    💥Wayaabaha Guud ee suurada laga qaadanayo:
    Suuradahan xiliga hore nebiga kusoo degey waxay dadka aad uugu dhisayeeen:
    🍀Caqiidada iyo iimaanka.
    🍀Yaqiinta iyo qaybka maqan iney rumeeyaan.
    🍀Awooda illaahey in la baro .
    🍀illaahey in magacyadiisa sifaatkiisa iyo ficiladiisa in dadka lagu baro.
    ❗️Suuradana suuradahaas ayey ka mid tahay.
    💥Faaiidooyin suurada:
    1. Marka ما الإستفهامية uu gala ألف waa la jaraaa ألف ka.
    2.is weydiinta Ayaada koowaad lagu sheegay gaaladu waxay is weydiinayaan wixii ay quraanka kaga hor imaan lahaayeen ee maaha is weydiin caadiyaaa.
    3. Illahay waxa uugu weyn ee uu ina siiyay waa Quraankiisa.
    4. Tilmaamo badan ayuu quraanku leeyahay sida:
    🍀kelmadan النَّبَإِ الْعَظِيمِ.
    🌿kelmadan قولا ثقيلا.
    5. Tafaasiirta qaar ayaa ku fasiray النَّبَإِ الْعَظِيمِ qiyaamaha .
    6.Aayadan الَّذِي هُمْ فِيهِ مُخْتَلِفُونَ waxan ay isku khilaafeen waa:
    🍀Quraanka .
    🍀Qiyaamaha.
    7.illaahey markuu uhanjabo iimaan laawayaasha wuu fulinayaa wuxuu uugu hanjabey sidoo kale balan qaadka uu ubalan qaado awliyadiisa iyana wuu siinayaa,markaa hadaad ku tiirsato illaaha awoodahaa leh waxba kugu Adkaan maayaan.
    8. Fuqahada qaarbaa yidhi qofku haduu meel madaw is taago oo uu bilaaa dhar yahay wuu ku tukan karaa iyagoo soo daliishanaya Aayada 10 aad ee suurada.
    ❗️Qawlkan waa laga diidey oo
    wuu socon waayey.
    9. Waxa laga marqaati ka cey 4 saacadood eehabeenkii ee dhexe inay yihiin 4 uugu qiimaha badan hurtada habeenkii sharciguna inaan intaa seexanuu ina amrey oo waa 10 ilaa 2 habeenimo .
    Salaatuleylku ثلث الأخير uugu fadli badan yahey nebigu tukan jirey .
    10. Samada marka la furo waxay Albaabo unoqonaysaa malaa'iiktaana kasoo dareereysa.
    11. Illahay qofka diidaa illahayna Aakhiro wuu diiday inuu wanaagsiiyo.
    12. Marka layidhaahdo shaygani rabigaagu ka yimi wuxuu ku tusinayaa inuu wax weyn yahay.
    13. Kelmada حسابا ee Aayada 36 ku jira waxa lagu macneeyay labo macne:
    🌿Abaal marin aad ubadan.
    🌿illahaybaa uxisaabiyay asagoo aad uugu faro badiyay.
    14. Wax kastoo dhaw wuu imaanayaa .
    15. Cadaabka uu illahay Adoomaha cadaabaa waa cadaalad janaduu janeeyaana waa samo fal .
    16. Saxaabiga C.laahi binu camar binu alcaas wuxuu yidhi: ( Aayad ehlu naarka kaga Adagi majirto )
    ❗️Aayada 30 ayuu ka faalooday.
    17. Kolba guusha Aakhiro waxad helaysaa Alle ka cabsigaagu intuu yahay nabadgelyada aad naar ka nabad gasho wuuxu yahay alle ka cabsiagagu intuu yahay .
    🌿Guusha iyo gobonimada Aakhiro Alle ka cabsigaa lagu helaa.
    18. Beerhaaga janada alle ka cabsiga iyo camalka wanaagsan ayaad ku beeranaysaa , Dumarkaa qaaligaa ee janada joogana waxa lagu mehersadaa Daacada illahay.
    19. Awliyada alle markay janada Galaan dhinac walba way ka raaxaysanayaan meelaha ay ka raaxaysanayaana waxa ka midaa Dhegaha iyo qalbiga.
    ❗️waxa haboon inaan ka durugno meelaha buuqa iyo denbigu ka jiro si qalbigeenu unasto camalkeenana illahay uugu dhawaano.
    20. Haybada ay leedahay hor joosiga alle ayuu illahay Aayadaha suurada udanbeeya lagu cadeeyay .
    ❗️Halagu sii talo galo horjoogsiga illahay hana loosii camal falo.

  • @dahirfadan2148
    @dahirfadan2148 2 ปีที่แล้ว +1

    Magacaygu waa dahir

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 3 ปีที่แล้ว +2

    Alxm sh.kh alle haku xfdo illhy dartisa ku jclhy waxbadna la faidy wlhi alxm😘

  • @SalaadoCaabdulle
    @SalaadoCaabdulle 28 วันที่ผ่านมา

    Parak allh shiqanaa❤😢

  • @BashiirAli-i9b
    @BashiirAli-i9b 9 วันที่ผ่านมา

    Alhamdullah

  • @Farow.1
    @Farow.1 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah hakubarakeyo

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah jazakallah khair sheekh

  • @amalabdiqadir8196
    @amalabdiqadir8196 2 ปีที่แล้ว

    🛑🛑🛑🛑🚨🚨🚨🚨
    Waxaan baraarujin lahaa xayaysiisyo aan habooneen ayaa mar mar gooya
    Ee hadii wax laga qaban karo, fadlan arintaa wax ka qabta
    Run ahaantii waa dhibaato adoo kalaamka ale dhagaysanaya in uu wax aan loojeedin/ ama laga xishoonayo in uu kuu soo baxo
    Ilaahay ha idinka abaal mariyo
    Aad ayaad u mahadsantiin
    Baraka laahu fiikum

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +9

    Halkaas ayay k abilaabmaysaa tafsiirka سورة النبأ
    👇👇👇👇👇
    00:38:58

  • @abdullahiabd6098
    @abdullahiabd6098 8 หลายเดือนก่อน

    Online quran qofki ubahan

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤

  • @zahrasahin8145
    @zahrasahin8145 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay janada haku geeyo sheikh

  • @sayush520
    @sayush520 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤🎉Alx🎉300k

  • @najaxadam6384
    @najaxadam6384 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ☺️ sheikh

  • @aanoleosman3157
    @aanoleosman3157 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @islamicquranchannel2909
    @islamicquranchannel2909 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu qeyral jazaa

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail4264 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar

  • @AbdisamadBasheAbdullahiBashe
    @AbdisamadBasheAbdullahiBashe 5 หลายเดือนก่อน

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 ปีที่แล้ว

    M
    A❤

  • @zamighedi3952
    @zamighedi3952 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @aadanyare9823
    @aadanyare9823 2 ปีที่แล้ว

    Jazzakalahu khayr

  • @fadumohassan6642
    @fadumohassan6642 6 หลายเดือนก่อน

    Allow noo fududee taxfiidka iyo tafsirka quraanka

  • @xamdixasan9029
    @xamdixasan9029 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh M.a

  • @bishaaromustafa7297
    @bishaaromustafa7297 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah sheekh

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ajar xasanaad Allah kaa siiyo. Aamiin

  • @zakarieyusuf9756
    @zakarieyusuf9756 3 หลายเดือนก่อน

    16:14 56:14 56:14 6:14

  • @xamdixasan9029
    @xamdixasan9029 3 ปีที่แล้ว +1

    Àsc

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 ปีที่แล้ว

    Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 ปีที่แล้ว

    Ma

  • @jamiilaahmedmahmed8065
    @jamiilaahmedmahmed8065 3 ปีที่แล้ว +1

    فا

    • @jamiilaahmedmahmed8065
      @jamiilaahmedmahmed8065 3 ปีที่แล้ว +1

      منشاءتبارك٠الله٠صدق٠الله٠وصدق٠رسو٠ل٠الله

  • @maxamedjamaamac7676
    @maxamedjamaamac7676 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @Mamoxabiibomaxamed
    @Mamoxabiibomaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @JamacAli-x5g
    @JamacAli-x5g หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @BashiirAli-i9b
    @BashiirAli-i9b 9 วันที่ผ่านมา

    Manshallah

  • @asiyocali5063
    @asiyocali5063 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @AdnanSaami-gp2qp
    @AdnanSaami-gp2qp ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @aminaali5806
    @aminaali5806 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha