Musalsalka Sir Maqabe Xalqada 19aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มี.ค. 2024
  • MUSASALKA SIR MAQABE
    Yusuf Cegaag
    Abdiqani Iskufilan
    Hibaaq
    #sirmaqabe

ความคิดเห็น • 800

  • @QueenAishaahmed
    @QueenAishaahmed หลายเดือนก่อน +136

    Tobankii danba lagalayaa ilaahow waxkastan ku hamiyayno nasii ameenta inoo raaciya ❤

  • @Hodan9099
    @Hodan9099 หลายเดือนก่อน +214

    Hayaay maanta qofkii sadexaad ahay dee liketa iska saar soomaali mahamed❤❤❤

    • @Cawrala1100
      @Cawrala1100 หลายเดือนก่อน +3

      Wxu imisda soo dhacaa😂😂

    • @SagalSaleeban
      @SagalSaleeban หลายเดือนก่อน +3

      Cawo isn't ❤

    • @Hodan9099
      @Hodan9099 หลายเดือนก่อน

      Anaaba yaabay 16:30 😂😂😂
      ​@@Cawrala1100

    • @canabmaxamed3793
      @canabmaxamed3793 หลายเดือนก่อน +1

      Caac😂😂😂😂😂😂2

    • @xaliimoxamari5988
      @xaliimoxamari5988 หลายเดือนก่อน

      5:00 waaye​@@Cawrala1100

  • @SadaamAXMED-
    @SadaamAXMED- หลายเดือนก่อน +121

    Waxay leedahy qalbi wanaagsan waxay leedahy akhlaaq aan cidkale ku gaadhin Wana dhamays tiran waa xishood badan hooyadeed may dhalin gabadh ee waxy dhashy boqorad intaasi sidaan aan u amanyo waa ta akhrinysa qoraalkyga ❤

  • @ahmettnaaji9597
    @ahmettnaaji9597 หลายเดือนก่อน +168

    Filimka ina xalqad eey dhaafin love saar❤

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz หลายเดือนก่อน +125

    Inta ramadan taa mcnkeeda aragtay like ❤😊

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 หลายเดือนก่อน +28

    Mansha allah somaliland cadaalada ayaa biyo dhigtay mar haddii film kii ka soo qayb galeen hablo qurux badan oo ka socda bulshada dhagaha naafada ka ah soo dhawaada ilmadeer waan idinku farxay duamrka keenu waa gaari mid waliba ❤❤

  • @kulmiyecabdi1067
    @kulmiyecabdi1067 หลายเดือนก่อน +126

    Azxpti zoonkasta meeshan musalsal ka sugta isoo raaca 👍 isaar

    • @HoodohamseHoodohamse-ov9rq
      @HoodohamseHoodohamse-ov9rq หลายเดือนก่อน +3

      Sonkagu waa waxpa kama jiraanpe hadii mesha musasalada ku sugtiiD😂😂😂

    • @canabmaxamed3793
      @canabmaxamed3793 หลายเดือนก่อน +1

      Caac😂😂😂2😂😂222

    • @munomohamedjama9199
      @munomohamedjama9199 หลายเดือนก่อน

      Kooxo dhagoola😂😂😂

  • @IsmailHussein605
    @IsmailHussein605 หลายเดือนก่อน +56

    igula sali wall nabigeeni muxamad (scw)❤

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 หลายเดือนก่อน +49

    Ceegaag maanta hantidiisi waalooyabaa ganacsigiisi iyo reerihi uu kala qarinjiray dhamaan waa Soo afjarmayaan like ii saara

  • @AbdirihmanClinical-zd9vu
    @AbdirihmanClinical-zd9vu หลายเดือนก่อน +51

    Wxii samaroon like isaara😂

    • @hayiiin
      @hayiiin หลายเดือนก่อน +3

      Mayhi lkn wa reer ayeeydey weyan like wad iga haysa😊

    • @Cawrala1100
      @Cawrala1100 หลายเดือนก่อน +4

      Walaladiin isaaq ma saari karan😂

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 หลายเดือนก่อน

      ❤ wll nimo wll ilaahaybaa iskeen ag dhigay ​@@Cawrala1100

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 หลายเดือนก่อน +1

      Inader❤

    • @haboonabdi-lt5xw
      @haboonabdi-lt5xw หลายเดือนก่อน +1

      Inabti ❤🎉

  • @XasanAhmed-pg3zg
    @XasanAhmed-pg3zg หลายเดือนก่อน +61

    Wa ramadaane aan Badino zaliga nabiga صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Mohamed_kd
    @Mohamed_kd หลายเดือนก่อน +73

    Magaalo lagu soomo Hargeysa ayaa ugu wanaagsan, jawigeedu waa kii jannada.❤❤❤

    • @zuweydaxuseen2438
      @zuweydaxuseen2438 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa😂😂 waanu KU gubanay niyow ee ma hargeysa kalaad aragtay 😮

    • @user-ks3ol1uh8y
      @user-ks3ol1uh8y หลายเดือนก่อน +2

      Hada kuleyl ayaa nagu dilay😂😂😂

    • @mssZawdooo
      @mssZawdooo หลายเดือนก่อน

      Jawigan yar ee galabte macan maydan ku iloobin kulaylka😂😂😂​@@user-ks3ol1uh8y

    • @mubarakmahadmohamed
      @mubarakmahadmohamed หลายเดือนก่อน +1

      Aar sxb Naga hupi ,kkkk

    • @Abdirahman-jw6tm
      @Abdirahman-jw6tm หลายเดือนก่อน +1

      Igahubi sxp

  • @saamiaden7451
    @saamiaden7451 หลายเดือนก่อน +49

    Dahabshiil wa muwadin dhab ah khayr Allah ha siyo waa muwadiin dalkiisa dhisay somaliland allow barakee

  • @AhmedIbrahim-hd9fs
    @AhmedIbrahim-hd9fs หลายเดือนก่อน +17

    Khaladadka muslsalkaa wax ka mid ah dadaka duubaya oo murayadaha ka muuqdaa iyo mikirfonada iyo keemaradaa oo muqalka ka dhex muuqdaa 😊

    • @zucadziman526
      @zucadziman526 28 วันที่ผ่านมา +3

      Dhib malaha wll intaa iyagu wey inoo dedaalayan inta wanaagsan beynu ka raacayna wey mahadsanyihiin dhamantodba ❤

  • @user-ti1qw1gv5l
    @user-ti1qw1gv5l หลายเดือนก่อน +169

    Allah is one ❤

    • @apthrizakpihi123
      @apthrizakpihi123 หลายเดือนก่อน

      www.youtube.com/@apthrizakpihi123

    • @awliyosporttrainer3615
      @awliyosporttrainer3615 หลายเดือนก่อน

      الله هو الواحد القهار

    • @WaliAdenAli
      @WaliAdenAli หลายเดือนก่อน

      Sax Allh is one

    • @misspamba1
      @misspamba1 หลายเดือนก่อน

      And Mohamed SCW is his lastmessenger

    • @user-fq7fd2wf9h
      @user-fq7fd2wf9h 28 วันที่ผ่านมา

      Èŵ,
      ​@@awliyosporttrainer3615

  • @user-bd7iq8pw6z
    @user-bd7iq8pw6z หลายเดือนก่อน +78

    Kusali xapiipkeena muxamad scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 หลายเดือนก่อน +1

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤️🙏

    • @canabmaxamed3793
      @canabmaxamed3793 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @user-fy9pj7bz2o
      @user-fy9pj7bz2o หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @Zhoowqi14-ts1mq
      @Zhoowqi14-ts1mq 29 วันที่ผ่านมา

      Scw❤❤

  • @MariaSuldan-io2vl
    @MariaSuldan-io2vl หลายเดือนก่อน +20

    Hibaaq gobaad walahay waa qof adag ❤

  • @zuhaybkhadar090.2
    @zuhaybkhadar090.2 หลายเดือนก่อน +14

    Ifkana farxad waarta aakhirana halkii rooniyo janatul fardowsa [ HOOYO ❤ ] 😍🤲🏻

  • @bashir871
    @bashir871 หลายเดือนก่อน +43

    Dumarka afurka inoo sameeya ,hooyo hablo wllo ,edooyin ,ayeeyoyin iwm alle howsha ay inoo hayaan alle ajar howgu badalo janatul fardowsana ka waraabiyo
    Fg.imaka waxa la bartay in wax commenti lagu raadiyo wlloyaal aynu doqonimada iska dhaafno qoral aynu meel ku qornay oo like la saro waxba masoo kurdhinaye
    Aynu wax walba alle dartii uso qorno

    • @user-iq7ix3cu3i
      @user-iq7ix3cu3i หลายเดือนก่อน +1

      Mashallh wllo alle ha no aqbalo ducada😢

    • @user-cm6oq1fg2t
      @user-cm6oq1fg2t 20 วันที่ผ่านมา

      Amiin aamiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @CabdirisaaqMuxumad
    @CabdirisaaqMuxumad หลายเดือนก่อน +68

    Kusali nabigeena muxumad scw scw

    • @user-wy8wq5nc8s
      @user-wy8wq5nc8s หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 หลายเดือนก่อน +1

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤️🙏

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 หลายเดือนก่อน +32

    Ninkii isku Filan Ahaa Team Dhagoolayaal Ah Buu Dhexda U Galay 😂😂😂😂

    • @maryancb1351
      @maryancb1351 หลายเดือนก่อน

      hhhh

    • @user-il6hc8wr8x
      @user-il6hc8wr8x หลายเดือนก่อน

      😅 hhhhhhh haa

    • @NuuraGuureye
      @NuuraGuureye หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @abduladow3861
      @abduladow3861 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 waa loo yaabaa dee sanadkan

    • @aadan_machadka
      @aadan_machadka หลายเดือนก่อน

      Dhibaa haysatah wlhy😂

  • @NimciimaCabdilaahi
    @NimciimaCabdilaahi หลายเดือนก่อน +27

    Asmara iyo cawo Intan Isla jecel love ❤

  • @sabriinashacban1954
    @sabriinashacban1954 หลายเดือนก่อน +13

    Alxamdullah ilahaay ha inaag aqbalo soonka iyo salaad riyooyiinka raabi ha ino aqbalo waa jimce sacadah danbe duce waa la aqbalaye❤

  • @yooldigital_production
    @yooldigital_production หลายเดือนก่อน +3

    waxa lagu farxo weeyi inaad dadka baahiyaha gaarka ah ay ka soo muuqdan ruwaydaa oo ay doorkoda ka qaatan aad abad u mahadsantihiin saad fursad usiiseen dadkaa UNIVERSAL TV❤👍

  • @shaqufyareofficial3912
    @shaqufyareofficial3912 หลายเดือนก่อน +25

    Hibaaq gobaad Best ever talented women❤😊

  • @abwaanofilms4810
    @abwaanofilms4810 หลายเดือนก่อน +99

    Qofkii like iisara ilahay soonka haka aqbalo🎉❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน +24

    Salaam Alaykuma Ramadan Mubarak jumma Mubarak waa jumcahii 3 Ee Ramadan ilaahay hanaga dhigo kuwuu naarta ka xoreeyo taqablaahumina waminkum Saalixal Acamaal Allaahuma Aamiin
    Film ka lasoo dhakhsada waanu caajisnayee 🎉🎉🎉 liketa dhac ku si please 🎉🎉🎉

  • @Dhugmalmedia
    @Dhugmalmedia หลายเดือนก่อน +14

    Ramadan mubarik waa tobankii danbe allah khyrka hayna wafajiyo

  • @zahruujaabdi
    @zahruujaabdi หลายเดือนก่อน +9

    Hibaaq gobaad jiliinkeedu waa cajiib ❤❤

  • @user-gv1jh3wz1q
    @user-gv1jh3wz1q หลายเดือนก่อน +23

    4o qof ducadooda wala aqbala inu ilhay ayeeydey dhimatay igu unaxariisto igu soo duceeya😭😭😢

  • @user-up6yb6tm3b
    @user-up6yb6tm3b หลายเดือนก่อน +13

    Ku Sali nabiga scw❤❤❤❤❤

  • @user-zp5yk9fo4m
    @user-zp5yk9fo4m หลายเดือนก่อน +33

    Ilaahow muradkeyga oon macsin lahayn midigta iga siii///😢

  • @user-xm9fs7kq3m
    @user-xm9fs7kq3m หลายเดือนก่อน +9

    Rabiyow cafimaad taama sii qofwaliboo mel uun cafimaad dara katabanaya

    • @ArwaClaahi
      @ArwaClaahi หลายเดือนก่อน

      Amin.amin

  • @AbdiDaqniGodobdiid
    @AbdiDaqniGodobdiid หลายเดือนก่อน +17

    Soonka salaada sadaqada alle haynaga aqbalo ❤

  • @SubaydaSiciid
    @SubaydaSiciid หลายเดือนก่อน +19

    Ilahay haynaga dhigo inta laylatul qadriga la kullanta amiiiiney yarbi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mupashirmahamett7290
    @mupashirmahamett7290 หลายเดือนก่อน +15

    40 qof ducadooda wa la aqbala inu ilhay muradkayga isiiyo igu ducee mahadzanid wll😢😊

  • @AmiiraAb
    @AmiiraAb หลายเดือนก่อน +16

    Hibaaq iyo yuusuf u daawada walhi 😂😂😂😂😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash หลายเดือนก่อน +33

    🥰❤🖐: quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoraalkayga aqrineyso ❤❤

    🎉😮😮😮

  • @xisalyalona1783
    @xisalyalona1783 หลายเดือนก่อน +25

    Ramadan mobark all muslims alle ha inaga aqbalo acmaasha wanagsan❤😊

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel หลายเดือนก่อน +2

    Universal musalsaalka sir maqabe best somali series films interests of the people's i can't wait continue 💯💯👍⌛❤😊

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 หลายเดือนก่อน +3

    Ramadan mubaark dhaman wallah muslimka melkasto dunida dacldeed ka jogtan❤

  • @user-xs3th8xw2m
    @user-xs3th8xw2m หลายเดือนก่อน +8

    Ilhy soonka io salada ha naga aqbalo🤲❤

  • @maxamedaxmed3588
    @maxamedaxmed3588 หลายเดือนก่อน +8

    40 qof ducadooda waa la aqbala meel furtee waa bil Ramadane Allah wax khayr qaba iga siiyo ii soo duceey🤲

  • @user-rt6fc2fx3j
    @user-rt6fc2fx3j หลายเดือนก่อน +22

    10 kii dambe ee ramadaan ayeynu galaynaa inshaa Allaah ee aynu is cafino si uu Allaah inoo cafiyo.

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 หลายเดือนก่อน +16

    Man of the machka fiLnku wa "Suhayb Sancho ALi oromo"

  • @XasanDayb
    @XasanDayb หลายเดือนก่อน +8

    Allah is one ❤😊

  • @xasanabdi3013
    @xasanabdi3013 หลายเดือนก่อน +14

    Cawo yar waxay larabtaa hibaaq gobaad keega yaree buuran iney uguuriso waana walaalo aan is aqoon

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 หลายเดือนก่อน +3

    kusali nabigeena muxamad scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 หลายเดือนก่อน +23

    10 danbe ee ramadan ilaahay haynala kulmiyo qadarkaa barakaysan aamiin soo qora intiina rajaynaysa

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 26 วันที่ผ่านมา +2

    Ilhaayoow iciitraaf sii Somaliland 2024!! Amiin!!!❤️💚🤍❤️🤍💚🤍❤️

  • @Naasirsiciid
    @Naasirsiciid หลายเดือนก่อน +7

    Ku saliya nabiga ❤scw

  • @hindacabdilahi-dr3fv
    @hindacabdilahi-dr3fv หลายเดือนก่อน +2

    ilaahow wa bil Ramadan acmasha wanagsan iga aqabal o arsaaq khayr qabta isii 🤲🤲

  • @munaibraahin6762
    @munaibraahin6762 หลายเดือนก่อน +5

    Dhadhanka film ku waa Hibaaq iyo ceegaag ❤

  • @dedmonuura2430
    @dedmonuura2430 หลายเดือนก่อน +1

    Mancha allah dhagoolayaasha filmka way qurxiyeeen. Allah haydin barakeeyo hablahayagii ❤

  • @SalmaSalmaahmed-my5hx
    @SalmaSalmaahmed-my5hx หลายเดือนก่อน +16

    Team dhagool. Waaba fani😅

    • @hawonuur
      @hawonuur หลายเดือนก่อน +1

      Ma aragta waa suuxay wlhi😂😂😂

  • @Ayuupali-ye8vo
    @Ayuupali-ye8vo หลายเดือนก่อน +8

    Cawa darteed ruwayadan udawadaa ilove you ❤️cawa

  • @umuzamhaat3351
    @umuzamhaat3351 หลายเดือนก่อน +2

    The best film 😊🎉❤

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 หลายเดือนก่อน +17

    Wilka buran wa msha allah lagama daremyo inu film jilayo ❤

    • @Abdirahman-jw6tm
      @Abdirahman-jw6tm หลายเดือนก่อน

      Islaantuuwa kabixilaayahaye ma hoyadi wuu islaanta dihijirey talow

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 29 วันที่ผ่านมา

      ​@@Abdirahman-jw6tm dee islaantu ma ceeb ba maanad araga dadka yidhaahdan habar😂

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 29 วันที่ผ่านมา +2

    Inta sidayda MADI ga ah ee aan gabdho walaalo ah La dhalan Isoo raaca😢❤✋😊

  • @FatimaMohamed-fh9tx
    @FatimaMohamed-fh9tx หลายเดือนก่อน +29

    Salada igu adag isoo duceya hn si niyada wllyaal 😢

    • @shuaybABDIRISAK
      @shuaybABDIRISAK หลายเดือนก่อน +1

      Waxad dawata wll chanelo ka caawinaya wad la qabsan haday dhab ka tahay

    • @deeqTurki7854
      @deeqTurki7854 หลายเดือนก่อน

      Alle ha ku fududeyo walal adna ducyso wll

    • @AyaanGaylan
      @AyaanGaylan หลายเดือนก่อน

      Ilaahay ha ku fududeeyo wĺl

    • @user-ke4zz5ce7s
      @user-ke4zz5ce7s 29 วันที่ผ่านมา

      Ilahay salada hagu fududeyo wllo

  • @SakariyeMideeye-rj4kr
    @SakariyeMideeye-rj4kr หลายเดือนก่อน +9

    Tobankii danbe ee khayrka badnaa lagalay❤

  • @faysalsoofe1224
    @faysalsoofe1224 หลายเดือนก่อน +2

    Waa xalqadii ugu wacnayd intaan daawanayay xaqiiqdii❤❤❤❤

  • @anabnuur5521
    @anabnuur5521 หลายเดือนก่อน +25

    Like igu sharfa zxpyaal filimkuna hadAl ma karayo

  • @user-ni3rq4ui2n
    @user-ni3rq4ui2n หลายเดือนก่อน +6

    Ku Sali nebiga ❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @Mohamedjeesto
    @Mohamedjeesto หลายเดือนก่อน +5

    Wllalahayga somaliyeed ee muslimka ah qof kasta qoralkayga arka wll dhib aya ihaysta marka wxan idinka codsanaya rabbiga raxmada bdn ee dhibka ihaysta og sidan geridayda uhuba sila mida ayan uhubu rabbigay inu dhabka iga kor qadidono farxadna igu badalayo balse wllahayga qalbiyada wngsan inad rabigeen igabaridan inu igakorqado qof kasto dhibhaystana haka kor qado rabbina hainaga aqbalo camaladena jidka tosanna inagu hago maxayelay allah waa naxariisbadane wana awoodbane jasakallah allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu

    • @aragsanofficial5617
      @aragsanofficial5617 29 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay culayska fudadayd hakugu badalo

  • @user-un9lc2il9b
    @user-un9lc2il9b หลายเดือนก่อน +14

    inta iyagoo afureysa daawaneysa ❤

  • @AyaanibrahimAhmed-dy1ct
    @AyaanibrahimAhmed-dy1ct 29 วันที่ผ่านมา +1

    Allah muraadkeena on macsi lahayn haynogu deeqo❤ ducaysta wlhi waku aflaxaysaa oo haka caajisin in allah barido... duceyso wll Ana hay ilaawin

  • @sihaamiftiinmuxamed5676
    @sihaamiftiinmuxamed5676 28 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdulilah Allh dhagaha cafimad nosiiyey inta xanusana Allh cafiyo ❤

  • @OmarMadoobe
    @OmarMadoobe หลายเดือนก่อน +10

    Ceegaag iyo hibaaq xaabada musalsalka.

  • @ayanasad5D
    @ayanasad5D หลายเดือนก่อน

    Masha Allah filikan dad walba Ku jiray❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 หลายเดือนก่อน +1

    1m is coming up before ramadaan i.a😊🎉

  • @user-ug3ki9js2e
    @user-ug3ki9js2e หลายเดือนก่อน +9

    Caawo mis kiin😢😢😢

  • @geelleafrax8238
    @geelleafrax8238 หลายเดือนก่อน +4

    Cawo xaalkeedu waa mid Xanuun badan aabo adeer i dheh ku dhahaayo waa arin xanuun keeda wadato Cawo Huuno qaali mar dhaw waad baraneeysaa walaalahaa

    • @yahyeali4342
      @yahyeali4342 29 วันที่ผ่านมา

      run run aad ba ka dhigtayee😂😂😂

    • @j.cazkastudio8529
      @j.cazkastudio8529 27 วันที่ผ่านมา

      Waxay qiiradu😂

  • @mustafeabdi6536
    @mustafeabdi6536 หลายเดือนก่อน +4

    Team hibaaq wan idin salaamay

  • @user-gr8ej3td6o
    @user-gr8ej3td6o 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahayow hamigayga irumee waa bil Ramadan tobankih danbe foda nagu so hay0 yaa rabii hamiyo badan baa nolosha ka leeyahay Ilahayow igu guule comment waxan so boqon doona isha allah markay wax walba ii hagagaan amiinta igu cawiya🤲🤲🤲🤲😳

  • @cawilcabdi8392
    @cawilcabdi8392 หลายเดือนก่อน +19

    Waar qofkan buuran buurani ma east oo hargysa yimibaa😂😂😂😂😂😂

    • @user-iq7ix3cu3i
      @user-iq7ix3cu3i หลายเดือนก่อน

      🙄🙄🙄

    • @cawilcabdi8392
      @cawilcabdi8392 หลายเดือนก่อน

      @@user-iq7ix3cu3i mxd indhaha lataagysaa wlll

    • @user-uh5hc8ei5g
      @user-uh5hc8ei5g หลายเดือนก่อน

      Wilka xushmeey wll ciil wuu ku dhashay

    • @cawilcabdi8392
      @cawilcabdi8392 หลายเดือนก่อน

      @@user-uh5hc8ei5g waar waxani wax lagu faano maaha wll, baruurtu waa cadow iyadaa qofka disha, mrkaa yarkan reerkoodu cunada haka kala yareeyaan gym iyo jimicsina hageeyaan hadii kle xataa ragga waal waalan ayaa damcyee

  • @EagerWasp-gh5pr
    @EagerWasp-gh5pr หลายเดือนก่อน +5

    Hibaaq waa heermigaal

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 หลายเดือนก่อน +3

    alla muslim wan idin salaamay 🎉

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 หลายเดือนก่อน +1

    Marwo Hibaaq waa masuul sare

  • @user-rs9mt6kc3x
    @user-rs9mt6kc3x หลายเดือนก่อน +9

    Hlkan waxan ka salamaya boqoradaha mnta soman❤💋🥺

  • @user-hr8eh9bm9h
    @user-hr8eh9bm9h หลายเดือนก่อน +13

    ILaHow khatuMaDa KhYR NooGU khatim

  • @ayaanmaxamuud6413
    @ayaanmaxamuud6413 27 วันที่ผ่านมา

    Masha allah siday hablaha dhega ka naafada ay uwada hadlayaan very well 😊

  • @NasraYusuf-so2du
    @NasraYusuf-so2du หลายเดือนก่อน +1

    Wan jeclahy filinkan wlhi ❤❤❤❤❤

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 หลายเดือนก่อน +3

    Hibaaq fariid❤❤

  • @hadiyajaamac959
    @hadiyajaamac959 หลายเดือนก่อน +1

    All hibaaq jaceliya ❤

  • @RoodaAhmedxasan-bu8qq
    @RoodaAhmedxasan-bu8qq หลายเดือนก่อน

    Mnsha alllaah wa dhiiri galin hablahasi ❤❤

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 28 วันที่ผ่านมา

    Hibaaq wa funny wllhi 😁iyada iyo yusuf ceegag jillinkodu wa another level💯👍🏻

  • @sharmaarke2222
    @sharmaarke2222 หลายเดือนก่อน +5

    First coment

  • @ayaanmuuse-jh2lp
    @ayaanmuuse-jh2lp หลายเดือนก่อน +1

    Hibaaq iyo Ceegaag Best Eyagaan udaawadaaba Filmka😊

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 หลายเดือนก่อน +10

    Nala wadaag magaca magaalada aad ku dawanayso filimka iyo cida kula dawanaysa anigu hargaysa gaar aahn xafadaha calamada waliba singal baan ku dawanaya illahow waad i argtaa😢😢

    • @shacayb713
      @shacayb713 หลายเดือนก่อน

      Sidokle aniguna hargeisa gaar ahan xafada gantaalaha ❤❤😂😂

    • @user-kj6zj7dj2t
      @user-kj6zj7dj2t หลายเดือนก่อน

      Anigna hargeisa gaar ahaan 150ka

    • @asmadhameye1259
      @asmadhameye1259 หลายเดือนก่อน +3

      Waxan kadawanyaa borma garahaan shekh ali joohar

    • @AaminaSaleebaan-vc6zi
      @AaminaSaleebaan-vc6zi หลายเดือนก่อน +1

      Wxa Ka dawny burco vs tuurta❤

    • @safiyaeid3338
      @safiyaeid3338 หลายเดือนก่อน

      Anigu hargaysa gaar ahaan calamada

  • @NagmaShidan
    @NagmaShidan หลายเดือนก่อน

    Bariiska dhacay !.....
    Wa wacyi galin oo wxu ka hadlaya ganacsatadeeda cuntada dhacday inoo so dajisa😢😭😭😭

  • @sawda9566
    @sawda9566 หลายเดือนก่อน +3

    Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale หลายเดือนก่อน +1

    Musasalkani caadi maaha xaqiiqdii❤❤

  • @khadraabdale
    @khadraabdale หลายเดือนก่อน +2

    Hibaaq &ceegaag ❤

  • @BAARUUD20
    @BAARUUD20 29 วันที่ผ่านมา +2

    Yarka buuran ee suhayb ah waa talented jilataankiisa waa fadhiyaaaa

  • @SalmaSalmaahmed-my5hx
    @SalmaSalmaahmed-my5hx หลายเดือนก่อน +12

    Yuusuf gabadha reerka bar😅😅

  • @waayoarag6915
    @waayoarag6915 หลายเดือนก่อน

    Masha allh hablaha naafada aha waa xarfaan

  • @user-sz1xf6mj8f
    @user-sz1xf6mj8f หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaahow muradkyga iizahal

  • @hayiiin
    @hayiiin หลายเดือนก่อน

    Mncha Allah wa hablo aad u quruxbadan illhy laxaadkoodi hayso celiyo ❤😊

    • @munamoh1395
      @munamoh1395 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh ma run bad mooday waa jiliine dhagoolanimada

    • @muniiramahoud2580
      @muniiramahoud2580 หลายเดือนก่อน

      Waa run wllo

    • @nasraqaali4285
      @nasraqaali4285 หลายเดือนก่อน

      @@munamoh1395wa run

  • @MuxidiinMacalim
    @MuxidiinMacalim หลายเดือนก่อน +1

    Hibaaq qurux❤❤❤❤❤