HAYAAY: TURKIGA OO QABTAY NIN CULUS OO SIRDOONKA SIRAAIIL TIIR U AHAA + QASA + MASAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • HAYAAY: TURKIGA OO QABTAY NIN CULUS OO SIRDOONKA SIRAAIIL TIIR U AHAA + QASA + MASAR
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

ความคิดเห็น • 69

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  12 วันที่ผ่านมา +17

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @khalifdahir9121
      @khalifdahir9121 12 วันที่ผ่านมา +1

      Fadhlan Moulid walal xiyaarsinta naga yaree.

    • @engabdihussein7596
      @engabdihussein7596 12 วันที่ผ่านมา

      @@HBNOnlineTV hadii aynu rabno ineynu million gaadhno, waa in aynu JIIR iyo BISADO ( dooli iyo mukulaal ) ka sheekeynaa,Gabadheyda oo u dhuun daloosha arimaha caalamka ayaa sidaa igu tidhi 🤣 ( HBN 👑)

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 12 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdulillah
    Laydin qaqabay dhamaantood
    Allah swt ha fashilo yuhuud iyo jawaasistaba

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 11 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 12 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks HBN, dhiig yacabkii siisi, iyo daneyste Ordugan, waxay dab kusii shidayayaan somaalida dhiban.

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 12 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid mowliid

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 12 วันที่ผ่านมา

    Basaasiinta! Midbaa Carab Ah !!

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 12 วันที่ผ่านมา +2

    Isha.allaah.shacabka ,reer,falastin,guull

  • @FaisafaaraxFaaisafaarax
    @FaisafaaraxFaaisafaarax 12 วันที่ผ่านมา

    Xayeysiintan sxb soo yaree

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 12 วันที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 12 วันที่ผ่านมา

    waayaab xabad maraykan ayaa uga qiima badan boqolaalka falastiin ee dhimasho iyo dhaawac ah

  • @user-wq7fj6ql5o
    @user-wq7fj6ql5o 12 วันที่ผ่านมา

    Mawliidaw hala yaabin ciidanka israaiil nafbaa haysa oo ciidanku yuhuudu wuu jabay sxb ❤❤❤

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 12 วันที่ผ่านมา

    Dhanka masar iyo jordan ayaa loobaladhin donaa israai'il koley waayo labadaa dal waxaa maamula sitosa sahnuniyada kumana cuslaan donto sahnuniyada guul falastiin insha alaah

  • @hassanali-zr8nd
    @hassanali-zr8nd 12 วันที่ผ่านมา

    HBNTV waxaan ku waaninayaa inay wararka ka qaattaan idaacadda Almayadeen, ku darsada idaacadaha kalee waraka ka qaadattiin

  • @dayibahmed6953
    @dayibahmed6953 12 วันที่ผ่านมา

    Asc wan salamaya asxaabta wararka inoo soo gudbisa ee hbn gaar ahaan dadiyaha barnamijka mowliid

  • @abdirahimmahmudadan6279
    @abdirahimmahmudadan6279 12 วันที่ผ่านมา

    ASC SXB SARE MOOWLID
    WAAD MAHADSANTAHY
    SOO GUDBINTA WARARKA
    CAALAMKA WAXAAN LEEYAHAY BEYDHAN MARKUU LEEYAHAY XAMAS
    AYAA MAS UULKA AH MEYDADKA LAGA HELAY
    KAMA AHA XAMAS MAS,UUL
    KUMANAANKA EE ISRAAIL
    AY BAABI ISO YAA KA AH
    MAS,UUL ALLE WAA HAQSOOR WALAALAHEEN
    FALASTIIN GUUL IYO GOBINIMO INSHA ALLAAH ❣️

  • @AllahmyLordisaMuslim
    @AllahmyLordisaMuslim 12 วันที่ผ่านมา +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967736246190 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~`🎉😮🎉

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 12 วันที่ผ่านมา

    HBN

  • @abdirahmansaedabdi4287
    @abdirahmansaedabdi4287 12 วันที่ผ่านมา

    Sorry to say dheh General mohamed farah aidid raximuhullaah

  • @BilaleAhmed-h
    @BilaleAhmed-h 12 วันที่ผ่านมา

    Welcome obn injifaanon kaan Ethiopia haatu raabin nuhaagargaru haaqa qaabnaa waan taahef

    • @bouhahmed5537
      @bouhahmed5537 12 วันที่ผ่านมา

      l'Éthiopie doit être claire pour sont peuplés il a la guerre chaque fois nous disant arrête le problème de votre pays

  • @Wiilhoog_Media
    @Wiilhoog_Media 12 วันที่ผ่านมา +1

    Alle ha quweeyo musliminta dhamantod meelkastoy jogan siiba palestine oo ay duqayni ku socoto insha allah wad gulaysanaysan free palestine

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 12 วันที่ผ่านมา

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @abdirisackbashkamanqabojiy4938
    @abdirisackbashkamanqabojiy4938 12 วันที่ผ่านมา

    Yahuuda alha jabiyo guul falstiin

  • @MukhtarMahamud-m6x
    @MukhtarMahamud-m6x 12 วันที่ผ่านมา

    Wcs will mawluud xaji mahad sanid

  • @DjgcjhDghffgf-p1u
    @DjgcjhDghffgf-p1u 6 วันที่ผ่านมา

    Miller Ronald Johnson Sarah Lewis Betty

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 12 วันที่ผ่านมา

    Waaba sheeko cajiib ah mowloliidow war ka dhig dheh hhh😂😂

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 12 วันที่ผ่านมา

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka.

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 12 วันที่ผ่านมา

    Yes sax weeyi m.h

  • @CabdiCali-u1p
    @CabdiCali-u1p 12 วันที่ผ่านมา

    Ninkan basaska makahadashay Israel mawlidow

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 12 วันที่ผ่านมา

    Waaba sheeko cajiib ah mowloliidow wabaraah caajiib 🐸🐸🐸😂😂😂

  • @SaadiqmacalinAzhar
    @SaadiqmacalinAzhar 12 วันที่ผ่านมา

    alahow ugagar falastin sidagdaga

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 12 วันที่ผ่านมา

    Munaafaqa BEIDAN isagaa dilay 200 oo kun ree palestine markaasuu kufaar baqtiyey noo xayeesiinaa mujrimka mujrimku dhslay

  • @ahmedabdi5747
    @ahmedabdi5747 12 วันที่ผ่านมา

    Mowlidow aawi Putin iyo boqashadii ukutagay Mangonia

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 12 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 12 วันที่ผ่านมา

    natanyahu ma isagaa nabad rabo inuu dadka nadiifiy ayuu rabaa oo dhulkaa qaato laakin ma ogo in ilahey maamulo dhulkiisa allaha ku soo qabay mujrimka

  • @SakariyeSakariye-zg2yi
    @SakariyeSakariye-zg2yi 12 วันที่ผ่านมา

    maraykanku miyuuriyoonayaa marka uuleeyahay falastiinbaanlaxisaabtamidoonaa maanta miyaanu ogayn inuudunida meeqaam iyo maamuustoona kulahay hadiicidlalaxisaabtamayo isaga ayaalalaxisaabtami

  • @HoodFrancis
    @HoodFrancis 5 วันที่ผ่านมา

    Clark Karen Wilson Dorothy Lopez David

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 12 วันที่ผ่านมา

    Mr. Mawliid Haaji waxba kama jiraan arinta Weerarkii Hamas ay ku qaaday Israel in xog ku aadan loo gudbiyay Nintanyahu. Waxay ku qarinayaan fashilka ku yimid wardoonka Israel.

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 12 วันที่ผ่านมา

    Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 12 วันที่ผ่านมา

    Waa dabaalo marekana hubkisa iyo awoodisa ayoo masakinta ku laayay kadib hal qof xitaa hade dilen waa uqalman waayo cadowga qarsoon wa marekan😂

  • @GibbonBlake-p9w
    @GibbonBlake-p9w 6 วันที่ผ่านมา

    Harris Gary Lee Thomas Lewis Karen

  • @cabdigaraadismaaciilducaal106
    @cabdigaraadismaaciilducaal106 12 วันที่ผ่านมา

    Kan caydiid qadiyad ma ahayn ahayn soomaali dhulkaqabsanayay boobaya na Kani waa xaq

  • @ElmerScotti
    @ElmerScotti 6 วันที่ผ่านมา

    Johnson Elizabeth Garcia Scott Jackson Patricia

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 12 วันที่ผ่านมา

    ISRAA IIL TURKI MAWAXAY U MALEYSEY II RAAN WALEE WAAD KU HUNGOBEE MAREYKAN MIYAA AWAL CADAALAD LAGA SUGAYEY SIDUUSE ISRAA IIL CADAADIS U SAARAYAA WAABA GARABKA IYO BAALAHA AY ISRAA IIL KU DUULEYSEE

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 12 วันที่ผ่านมา

    Dadka la xasuuqay yaa lagula xisaabtamayaa

  • @FaisafaaraxFaaisafaarax
    @FaisafaaraxFaaisafaarax 12 วันที่ผ่านมา

    Xayeysiintaan khasab kudaaawo

  • @LouiseLou-q1i
    @LouiseLou-q1i 8 วันที่ผ่านมา

    Thompson Joseph Thomas Matthew Clark Helen

  • @dayibahmed6953
    @dayibahmed6953 12 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 balayo weeye ninka dad leh rah ban idin ka dhigaya

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 12 วันที่ผ่านมา

    Marka laqabanaya muu jiir iskagadhi waayay sigu

  • @Hudadhan-qr7tj
    @Hudadhan-qr7tj 12 วันที่ผ่านมา

    Free free free palestinian insha-allah

  • @MohamedSiciid-y3u
    @MohamedSiciid-y3u 12 วันที่ผ่านมา

    Sawtii Netanyaahu raali gelin ka bixiyay dadka dhimashadiisa

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 12 วันที่ผ่านมา

    Sxb israil (falaar gilgilisho kaagama harto). Israil riyo ey ku jirtaa.?

  • @ashawooo
    @ashawooo 12 วันที่ผ่านมา

    illahay kuma guleya isaril kuwa Khasaraya oo hogaya waa idinka rabi ha jabiya Marka fira nin xun oo dhintaya beya leyihina xamasa ba ka masula ah awaya kumanka reer falasatina oo kudhintaya dagalka illahaya ha jabiya Marka iyo isaril gush waa walaalah reer Hamas

  • @SherryRosado-h6j
    @SherryRosado-h6j 11 วันที่ผ่านมา

    Gonzalez Shirley Jones Sharon Moore Helen

  • @shinegetle
    @shinegetle 12 วันที่ผ่านมา

    Hoyadaa kala xisabtan maxabista lalaayay yalagala xisabtamaya 40 kun ee disheen

  • @SSS78781
    @SSS78781 12 วันที่ผ่านมา

    WAR QURUNKAN AMERICA 🇺🇸 MESHU KU JIRO FAA'IDO MATAALO...WAXA FIDNADA IYO DAGAALKA SII HURINAYO WA ASAGA..MAXU ISRAEL 🇮🇱 CADAADIS U SAARI LA'YAHAY...ASAGA AYA KA DAMBEEYO FIDNADA IYO XASUUQA RER PALESTINE 🇵🇸

  • @MuuqlibaaxCiise-q4t
    @MuuqlibaaxCiise-q4t 12 วันที่ผ่านมา

    Ma dhici karto inla heshiyo waayo wx ka horeya isreal mrkay dagaalka gasho gr ahaan falastiin dhul inay qbaatao ayey ku talo gashaa falastiin xoriya ayey u dagaalmaysaa mrka in laga adkaado ayaa xala ah

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 12 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk

  • @Xaanshi123Buuwaye
    @Xaanshi123Buuwaye 12 วันที่ผ่านมา

    Hubka lagu dilay adiga ayaa dhiibay ee israa'iil u qabso Hana xag xaggan xamaas