Hodan online o qalbigeda ka ilmesey ninkeda dhibato badan ugestey mhd buskut o naxey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • #Subscribe #Like_iisaar_Codsi
    Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

ความคิดเห็น • 39

  • @nimo1110
    @nimo1110 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    hodan waa la gaaranaya. 41 ayad jirtaa saxeeb. We know you from ethopia darling. bye

  • @shamismohamud4051
    @shamismohamud4051 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sanadkaba iskaga qaldan been badanaa wlhi tii Da ahayd dumarka somaliyeed dhib bay Ku haysaa naa alxamdulillaah dheh intaa jirtaba😂

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 2 วันที่ผ่านมา +5

    Bisiinka Bisiinka sister you are all most 40s

    • @FatumDahir
      @FatumDahir วันที่ผ่านมา +1

      @@hodansaeed1686 she is 42 acting like kids

    • @LaylaAli-x5e
      @LaylaAli-x5e วันที่ผ่านมา

      Sax ilaa 40 or 39

    • @munaabdalla9276
      @munaabdalla9276 วันที่ผ่านมา

      Ilaahy kabakh 42 ma 40 ayey jirtaa

    • @HindiaHinduu
      @HindiaHinduu 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      You like 30 yrs stop

  • @casiloGedi
    @casiloGedi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma sodon jir baad ka jartahay sidee 2000 lix jir uga yarayd bal qofkaan wayn oo dhahaysa sodon baan ka yarahay

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk วันที่ผ่านมา +2

    Dumarku dhibadana maxa yaraanta ku falaan 2000 10 jir baan ahaaa hadana 34sanan jiraa

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad Akhlaaq Xun tahay Hodan doqon maxay tiri yaan qancineenee ma Masaakiinta meeshan nagadaawaneesah ku teh Naag doqon ah

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 วันที่ผ่านมา

    Asc maygaren waxa keeno neerfiska markaad. maskaxdaada markaad waxey awoodin ku shubto oo aad ku keydiso ayaa waxa laga qaadaa madax xanuun baden.

  • @bey6598
    @bey6598 วันที่ผ่านมา +2

    Innalilqhi wa inna ilayhi rajicuun. Ma 2000 bey 6 sano ka yareyd 😂😂😂. Naagaha somaliyed waxaan ka cabsanaya iney malakul mout la dagaalaan

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sanadka eithiopia

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 วันที่ผ่านมา +1

    Alla been badanaa ma labadii kun ey 6jir kayared dadaada waad kaleexlexanee naagow hada waxa leydinkasuga inad ilmaha qurbaha ku dhashey dadooda qarisaan.

  • @idilkhalif5957
    @idilkhalif5957 2 วันที่ผ่านมา +3

    😂😂😂 dumar iyo da’ maxa kala haysta 😅

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sideed sano oo itopiya taariikhda ka jarteyna ku dar

  • @fadumahussein4864
    @fadumahussein4864 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofkaan waxy ku qafiiftey dada

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 วันที่ผ่านมา +2

    Beenbadanaa

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006 วันที่ผ่านมา

    Markii ninkeda dhintay 25 ban jiraa bay lahayd wali 25 kii 3 sanuu motanyahay marxuunku

  • @hafsaahmed5306
    @hafsaahmed5306 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    2000 waxai qayasantahai 16

  • @LaylaAli-x5e
    @LaylaAli-x5e วันที่ผ่านมา +1

    Aragtiteyda 40 àd jirtaa

  • @FatumDahir
    @FatumDahir 2 วันที่ผ่านมา +1

    Benaley

  • @LaylaAli-x5e
    @LaylaAli-x5e วันที่ผ่านมา +1

    Xisabtii ethiopia ey wadaaaa hhhhhhhh

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 วันที่ผ่านมา

    Hodan Ethiopia waxey iska gooyaan 8 Sano weyna iska ha beysay

  • @barni5847
    @barni5847 วันที่ผ่านมา

    Ana and isyareeye 2000 will kagaa 2 baad dhashay imaklna waxaan ahay 18 jiir😂😂😂😂

    • @bahja2377
      @bahja2377 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkk

    • @bahja2377
      @bahja2377 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waad ku sugtaye

  • @FatumDahir
    @FatumDahir 2 วันที่ผ่านมา

    Kkk

  • @MalyunMahamad
    @MalyunMahamad วันที่ผ่านมา

    200 waxeey jirtey 6 kkkkkkkkk hadana maya kkkk

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 2 วันที่ผ่านมา

    If I guess your age, it's above 45 years .

  • @FowsiyaAbdulla-pv3jn
    @FowsiyaAbdulla-pv3jn วันที่ผ่านมา

    Laiar

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 วันที่ผ่านมา

    Age is namber mrka mxa la iska yareyabo😂2

  • @LaylaAli-x5e
    @LaylaAli-x5e วันที่ผ่านมา

    2000 hhhh 24 sanaa laga joogaa

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 วันที่ผ่านมา

    30 maakayartahayr

  • @lifewithnadia2228
    @lifewithnadia2228 วันที่ผ่านมา

    🤮🤮🤮

  • @maryanomar7366
    @maryanomar7366 วันที่ผ่านมา

    🤮🤮🤮🤮🤮

  • @LaylaAli-x5e
    @LaylaAli-x5e วันที่ผ่านมา

    Xisabtii ethiopia ey wadaaaa hhhhhhhh

    • @bahja2377
      @bahja2377 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa waa sidaa