Nashaad Still I Love u 😢❤ Waxaan Sugayaa Goortad isoo noqon doontid idhihi doontid waanigan Hadii Kale Nolosha Dartaa Ayan Uga Fogaanayaa Si aad Farxad igu Nolaatid adigu aninah Aan U tago Meel Anan kugu xasuusanayn😢❤ Ma Aqaan Sidan u nolaan lahaa La,aanta 💔 Heestan Waa Xasuustayda Wanan kusoo noqnoqon Doona ilaa Dhamaadka noloshayda 😊😢❤
Heestaan noloshyda sameyn weyn kuledahay wxy ahyd first time an barto somaliga sda lo qoro wxa ugu horeyo aan qoreyna wxy ahyd hestaan aadna ujeclaa ano yar oo macnheeda mrnaba fhnsanen still mararka qaar dhgystaa still is my fav🥰
Waxaan joogna waqti ay adagtahay in la is fahmo🥺 sababto! Dadka waxey daneyan qofka dantoda ka dhax arkaan oo kaliya 😥 heestan xasuusbey iledahay waa gan jcly ku qiimo ayuu laha ✅💯🔥
Heestan wxn dhagaysanaya /11/20/2023 habeen an seexan wayay jacaylka i haya gbdha an jeclahay wxnu jecladay heer an illahy swt uga sheekeyo inan jecladay kuna ducaysto ma garan karo inad marwodayda noqon lkn qalbigaygu sidas ayu i sheegaya balse wxn rajayna inan malin wada arki doona comment ogaato inan ku jeclahy❤🥺
After long time heestan 22/3/2010 waagu wakhtigy mcana ban dhagysanyy rafaad dheer kadib manta si raxale ban ku dhageysanyy ano xasusihi so xasusanaya with my wife ❤🎉
Xasuus yarantaydii ixasuusiy 11 years Ayan aha markay soo baxday horn cable TV ayaan ka Dawan jiray ano hargeisa joga💙🤣🤣 dusha ka xifdiyay wagaas wlhi ano iska ilobay ayaa tiktok hada kuso arkay aan xasuustay San soo raadiyay 2021 🤞 muuna best name magaca walashay iga yar 🤙❤️alle ha caafiyo legend joogle
Masha allah wa fanan murti iyo somalinimo ku dhex noshahay hestanina waxay ka mid tahay my favorite song mar walpa wan jeclahay inan ku raxaysto codkisa iyo murtida hesta ku dhex jirta waxan ku leyahay mr jooqle jir oo joog waxa tahay shaqsi agtayda sharaf iyo karamo ka leh who watching this vedio 2020
"Waxaad tahay dhamays dumar "Dhaliil aan Lahaynoo "Rabi Kala Dhantaaline Naftan igu dhexnoolee Dhaawac inuu ku gaadhiyo Dhibaan Kaa ILaashaa Old is Gold StiL waching in 2022 🎧❤️
Dhiiga haba jidhkaygiyo Dhanka uu wadnuhu xigo Adigaa u helay dhaxal 26/12/2022 oy 4cishi iga hadhsantahay sanadka cusub e 2023 ilahay waxan uga baryayaaa jooqle inu caafiyo .hadu cafimaad qabana Alle u sii diyaradiyo dadka sugaanta qalbiyada umada Ku kaba weeye Alle Ayan Ku barinay ader
Heestan maxaaan jacaylkayga uqaaday lkn maaanta aaan kala maqanahy ,oo Aan iska kala dhamaanay , saa,id bay u jeclayd heestan alle ha dhawro meel kastay joogto qof qaaliyay ahayd 😭💔😓
Hooyo mcn ban uqada hestan markey xanaaqdo anoo dhihin "dhaawac inuu ku gaariyo dhibaan kaa ilaasha hooyo munow". Allow ii ka xafid Noloshayda❤️
Caruurnimo maxan ku dhegystay 2011 still aa dhegyanayo 2023
Wan ilmeeyey why best comment ever ❤😢
Aamin❤❤
Heestaan hadaa 2023 aad daawaneeyso isoo xasuusi👏👏👍👍
Hda dawanayaa love song 2023❤🩹
Waan daawanayaa 2023 🥰
@@sagalaxmad9803 me 2 dhab jaceyl igahooo ❤️
❤
❤
Allow ku Caafi 😢😢 Fanan Wadani ah weeye Qaybta Jeceylka Xita kama Madhno Heesihisa ,Ilaahow Caafimad Ku Sii Allhum Aamiin 🤲🤲, heeso dagan weeyo, Sidu Asagub uu Dagan yahay
"Jacaylku hal maalin masoo wada dago , ee sida ilmaha ayuu dhashaa , fadhiistaa ,garguurtaa , istaagaa , kacaa kufaa , kooxgaystaa . Waxuuna lakoraa dhaqanka iyo macaamiilka , sheekada iyo dhagaysiga , dhaq-dhaqaaqa iyo Socdaalka Nolasha !!
"Dadka qaar ee waan kujeclahayda luuqa kaso leh waa beentood"😴
Aad io aad
Allah Caafiyo Joogle Shire آمين 🤲
Alle haku cafiyo fanankeni alle Wu awodaa igu cafimad ku siiyo rabi cafimad haku siiyo ya rabii 😢😢
Heestan waxay qusaysa single singlelada marka hada tahay single hadhafin like ✅️
Maba ogeyn singleda miyaa leh ileen saas ban ujeclahay hestan😂caadi ban u jeclahay hestan ila marka yaraa❤❤
@@maankaabdi580 😂😂
@@maankaabdi580😂
😂😂@@maankaabdi580
heestan qaf walba oo dhagaysanayo ha uso duceyo wll jooqle 😢😢😢
Heestan waxan ku xasuusta xaajigayga isaga iiqaadi jiray 🥰allah ha iidaayo waa hees jacayl
Allow cafimaad taam Ku sii illahy agtisa wxba kama ahan inaad cafimaado allow cimri dheer sii aaad baan u jeclhy heesisihisa wlhi. Kuma dhaafi karaye dhab jacayla IGA hoooo axaxaax jacaylba igu sii saaida markan dhageysta heesihisa cafimaad ayn Alle weyne kaga barya insha Allah
Naftan igu dhex nooleey
dhawac inu ku gaariyo
dhibaan ka ilaalshaa
ax ax xasus baan galay 😭😭
14/12/2022 8:40 pm .
alle muradkayga no fudeydi🙈
Nashaad Still I Love u 😢❤
Waxaan Sugayaa Goortad isoo noqon doontid idhihi doontid waanigan Hadii Kale Nolosha Dartaa Ayan Uga Fogaanayaa Si aad Farxad igu Nolaatid adigu aninah Aan U tago Meel Anan kugu xasuusanayn😢❤
Ma Aqaan Sidan u nolaan lahaa La,aanta 💔
Heestan Waa Xasuustayda Wanan kusoo noqnoqon Doona ilaa Dhamaadka noloshayda 😊😢❤
Heestaan noloshyda sameyn weyn kuledahay wxy ahyd first time an barto somaliga sda lo qoro wxa ugu horeyo aan qoreyna wxy ahyd hestaan aadna ujeclaa ano yar oo macnheeda mrnaba fhnsanen still mararka qaar dhgystaa still is my fav🥰
Fadlan hadad daawato alfanaan joogle uducee allow caafi amiin🤲🤲🤲
allow jooqle caafi nin
hantaagero weyaane amiiin
long life adeerkisa
Qureesh Abdirahamaan macalin Aamin 🙏🏼🙏🏼
"Waxad tahay dhameys dumar
Dhaliil aan laheynoo
Rabi kala dhantaaliyo
Naftaan igu dhaxnoolee
Dhaawac inuu ku gaariyo
Dhibaan kaa ilaashaa"
Big singer joqle
Isbuuc kadib Geeridiisa ayaan dhageysanayaa Alle ha udambi dhaafo Naxariistiisa Jannana Alle haka waraabiyo Uun Wxa uu inooga tagay waa Fan dhaqameed dadkeena Soomaaliyeed ay ulahaayeen Hiddo Iyo Soo jireen Sumad dheer.
Ma dhiman wu nolyahay, siduu sheegay xusen shire, lakin naxarista ilaheyn wuu ubaahan yahay adduun iyo aakhiraba
Ma dhiman jooqle
😭❤️ilahyow caafimad sii fanankena
Aamiin
Ilahow caafimadka adiga bixiye cafimaad taam ah sii jooqle shire inshallah
Kuma dhaafi karayee dhab jacayla igahooo😭❤qofkaygii imikuun bn helay Ilahow rabow qofkasta muraadkisa u sahal 28/8/2022 xaalad kle🥺
26/9/2022 naftaan igu dhax nooleey dhibaan kaa ilaalshaa from ethio
Heestan hdaa 2024 daawanayso like hayla dhaafim😊
Alle hawnaxariisto jooqle sannadan 2023 ayuu dhintay
Waa nool yahay walaal
Waxaan joogna waqti ay adagtahay in la is fahmo🥺
sababto! Dadka waxey daneyan qofka dantoda ka dhax arkaan oo kaliya 😥 heestan xasuusbey iledahay waa gan jcly ku qiimo ayuu laha ✅💯🔥
Alla muxuu qurux udhashay ilaahw cafimad haku siiyo jooqle
Wax walba waxay ku danbeyan xasuus iyo calaf mar walbana ma helno wxaynu donayno waxa se fican in qadarka lagu raali noqdo 🥰
Heestan wxn dhagaysanaya /11/20/2023 habeen an seexan wayay jacaylka i haya gbdha an jeclahay wxnu jecladay heer an illahy swt uga sheekeyo inan jecladay kuna ducaysto ma garan karo inad marwodayda noqon lkn qalbigaygu sidas ayu i sheegaya balse wxn rajayna inan malin wada arki doona comment ogaato inan ku jeclahy❤🥺
Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍🙏🥺 07/8/2023❤ 04:13 habenimo😢
caafimaad Taam Ah Kuu Rajeeyna Legend Jooqle Alla Maxaan Ku Taageera 😍😍♥️♥️♥️💥
Till 2023 stil my vibe
❤❤❤❤❤
Haaaheey
iam like you
It will be always a hit 👍🏾
War ninkiiba wu liita xamar ayu jooga malaha
2022 hadaa daawaneeso like ii saar😂😂😂
Waqtigu wa cajiib aymuhuna waxay isu badalyaan si dhib yar waqtigas waxaan u haysteyba inay farxad mooye anay murugba jirin balze hada waxa walba way isbadalen old is gold😢💔
2023 inta dawaaneys ❤
Naftan igu dhex nooleey
Dhaawac yaroo ku gaariyo
Dhib baan kaa ilaalshaa
What a special song
Xasuus walaalkay 😢😢😭Rabi Hagu Naxriisto Waad iga Hooseysaaa Walalao🤲
Nin kan ma dhiman
hadaad wali 2023 malmo hadhay dhagesaneso heestaan legend baad tahay ❤❤
naftaaan igu dhax nolay dhaawac in uu kugaariyo dhibbaan kaa ilaalshaa😍😍😍 axyaa sowt 😍
After long time heestan 22/3/2010 waagu wakhtigy mcana ban dhagysanyy rafaad dheer kadib manta si raxale ban ku dhageysanyy ano xasusihi so xasusanaya with my wife ❤🎉
Still listening this song😢
Malin AdagtaHy Nolzhu😢
Jooqle CaaFimad Taam Ah Adna Alle Haku Siiyo Adeer🥺😭
Till 2023 still my vibe ❤
Markaan heestan meelahaa ka maqloba inaan soo dhamaysto ayaan iska jeclaystaa. The gold never old.❤️
jooqle maantuu dhintay 28/4/2023 uk buu ku dhintay sida la sheegay alleh haw naxariisto haduu dhintay
Wàa nool yahay wll
Heesti Muna iyo Codkii Abdi Shire Jama "JOOQLE".
Jooqle Shire Jama ilahu ku caafiyo
Jooqle Shire Jama allahayow ku caaafi fannnad qlliya
Sharmarke Mohamed ameeen yaaa rabi
Cfmd qer qawo
Jooqle Shire Jama allah haku cafiyo fnankeena
ILHow adeerkay jooqle caafimad sii ya allh 😭😭😭😭😭
Aamiin yaa Rabbi, Abaayo anigana waa Abtigeey💞
Aamiin
Wwwwww hees Aan inaba caadi ahayn axsan fanaan Good music
jooqle my favorite singer thanks for all your hard work and time we appreciated you.
S
Still watching 13/9/2023 🥺🙌
I like this Song 🫶
Old but Gold 💯😮
Joqle dagoog xanunsan ayaan oga inaad cafimaad qabata ku rigen Yaa Rabiy 🤲🤲🤲🤲🥰🙌🤗😍🌹❤️❤️
Waligay meel ay Heeztan ka socoto ma dhaafin Laga soo BiLaabo 2015 waagan aqliyaysanyy😅❤👏
Legend 😅
Alow Cimriga Kuu Barakeey Caafimaadna Alaha Kusiiyo Jooqle Xanuunkana Denbi Dhaaf Alaha Kaga Dhigo Inshaalaahu
Waxan salaamayaa, dadkii jaaskiisa keliya heestan u fiirsan jiray, markay soo baxday😇
Qofka kliye ila arkay 😂🙌🏼
Allah ha caafiyo jooqle ina aderkey wadani dhan ah oo jecel Somali weyn
allaha cafiyo legend Jooqle Shire Jamac
Xasuus yarantaydii ixasuusiy 11 years Ayan aha markay soo baxday horn cable TV ayaan ka Dawan jiray ano hargeisa joga💙🤣🤣 dusha ka xifdiyay wagaas wlhi ano iska ilobay ayaa tiktok hada kuso arkay aan xasuustay San soo raadiyay 2021 🤞 muuna best name magaca walashay iga yar 🤙❤️alle ha caafiyo legend joogle
08.November 2022 waxan joga kampala ,uganda waxay isoo xasuusisay 2012 ayay aad loo dhageysan jiray , waa hees macaan erayo iyo laxan iyo codba , fanaanka inu xanuunsana ban umaleynaya alle ha cafiyo 🔥🔥🔥
Heestaan hadii.aad dhageysaneysid 2025 zxb lagend aa tehe
Heestan waa heesahan liicin cod iyo laxan midho maskax jacayl ka wax ka taqan kaso maaxday yaa salaam jooqle fan kaama danbayn legend weyn baad ahayd
August 27 2023 maalin axada baan wali dhagaysanayaa the living legend Jooqle shire ciyaar jecel ilaahay caafimaad taama hasiiyo.
Masha allah wa fanan murti iyo somalinimo ku dhex noshahay hestanina waxay ka mid tahay my favorite song mar walpa wan jeclahay inan ku raxaysto codkisa iyo murtida hesta ku dhex jirta waxan ku leyahay mr jooqle jir oo joog waxa tahay shaqsi agtayda sharaf iyo karamo ka leh who watching this vedio 2020
Waa he's mcn
Heestan xasuus gara yarantedi bay i xasusisay 12 sanan jiray marke sobaxeysay universeltv kadawan jiray jooqle fanaan qaran
Memories 2010 when I was young 😭😭❤
Xasuus aduun, Ilaahoow kucaafi inadeerky al fanaan qaran Cabdi Jamac Shire Jooqle
11 sano ka hor ahayd Still 2024 dawanoyaa......Marwadayda Aan jeclayey Nasiibka Allah ha ikaadaro
Woow xasuus heestaan gaarigii gudidnaay xiligaan kasha qeen jiray love ku ahaay ceel buur ayoow urar naay markaas ayaa lugu ubaxday
Allah subxana watacalaa ha siiyo caafimaad deg deg ah jooqle shawsi qalbi fiican.
Inta cafimadka qabta lagu raba ninkan cid warkissa wado lama arko alha cafiyo😢
2024 ayaan. wali Dhageysanayaa. Aderkey. Jooqle. Shire. Ciyaar jecel ilaahi. Cafimaad taam ah. Ha ku siiyo. (Wagardhac)
Jaceylku ma runba ma wax dadka ku dhaca 😢😢😢dhankisa gul darada iso martay😢😢😢ax😢😢😰💔💔💔💔💔💔
Kuma dhaafi karayee
Dhab jacayla iga hoo
13/06/2023
Hyderabad India ❤
After 12 years still like this song never gets old😭🥺
Joqle abti ilahay hakucafiyo codkada wan kuraxestay in badan walahi2023
dadkaan cusub ma fahmi karaan qooqle oo 2008 9 ilaa 10 kama daali irin walahi,allaha caafiyo jooqle
anigoo yar ban daawan jirtay heestan oo kasoo gali jirtay Universal TV
magaalada Burco
2010/2011
"Waxaad tahay dhamays dumar
"Dhaliil aan Lahaynoo
"Rabi Kala Dhantaaline
Naftan igu dhexnoolee
Dhaawac inuu ku gaadhiyo
Dhibaan Kaa ILaashaa
Old is Gold StiL waching in 2022 🎧❤️
YAA salaam one and only legend Fanka soomaalida meel walba waad joogtaa gacan baan kuu taagay saaxiib keep going.
Heestaan maanta o tarikhdu thy 6march2023 ayan fahmay awal markan yara oo an maqlo waxan umaleyyn jiray waxaa tht daneeyste dareen aan lahayn kkkk maanta leeba fahmay kkkk
@@nacimasafari1874
Mahadsanid soo dhawoow hno✅🙏
@@bashiirahmed4363
Mahadsanid Shoodhe BAF🙏
Heesta iigu xasuusta badan ❤ waxaan dhagaysan jiray Waagu jacaylku Qiimaha iyo xiisaha laha 😀☝🏽❤ Alx waqtigeni waa kuso raaxaysanay Jiilka Tiktok iyo TH-cam Alla umaqan 😉
U don't Have to Do Us Like that😁
Walee waa runtaa jiilkaan jawigaa ka lumay Allaa u maqan
Cajiinka anaa kaa qasaa imaaday hadda😂
m
a
hda hda cafimad qabto alxm
Heestii zxpkay muxiyadiin Khadar qorane xusuus gaara runtii
1/20/2024 qof ika danbeya ma jira😢
Rabi ha u naxariisto shire jooqle janadiisana haka waraabiyo 😭💔
Walaale jooqle madhiman waa nool yahay
Allaah haku caafio legendry joogle shire jama.
2022 hadaad daawanaysid sidaydoo kale like ii Saar😂
21/5/2021 still watching🥰🥰kuma dhaafi karayee dhab jaceyla iga hoooo ooo dhab tada isaar✌️✌️🔥😘
Oct/ 2/ 9/ 2021✌✌✌
Hestan marka dhagaysto jcyl aan i hayn i qabanayo tolow ya jeclahy🤣 joqle allah cafio hadu cafimadayna allah u siyaadiyo👑🥰5oct22
Ninkaas wali myuu xanuusanayaa alle ha caafiyo waa aduunyee.
Dhiiga haba jidhkaygiyo
Dhanka uu wadnuhu xigo
Adigaa u helay dhaxal
26/12/2022 oy 4cishi iga hadhsantahay sanadka cusub e 2023 ilahay waxan uga baryayaaa jooqle inu caafiyo .hadu cafimaad qabana Alle u sii diyaradiyo dadka sugaanta qalbiyada umada Ku kaba weeye Alle Ayan Ku barinay ader
Asc 2024 heestaan hadee iigu soo dhacday waana helay. Adigane side ku timid meshan inoo isheeg
Old is gold xasuus caruurnimo wakhti an so noqoneyn iyo hees qiimo badan 😫🥺
HESTYDII WAQTIGAN LAJOGO WAXAN LADHAGYSANYAA JACYLKYGA Abdiwali🥰🥰🥰
Naftan igu dhax noley dhawc inow ku gaariyo dhiban Ka ilaalsha
😍😍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌💓💗💝💘
2023 ku heystaa waxan idinka soo salamaya xeebta cadale sh.dhexe
ALLAH MAXAN DHAGAYSATAY HESKAN WAYOWAYO XASUS ILAH HER WAXAY ILAH GADHAY MARKAN DHAGYSANYO INAN CADIBAH ISKU BADALOH AAAX AYAA HEEES *JOOOQLE * LAJAN WEEN❤
3/32023 habeen ay sabti soo galyso daawanaya ❤aad ayaanan ula dhacay heestan iyo midheheda dadka qaar ayaa jeceyl goor u ku dhacay soo raadsada lkn aniga anoo jaceyl iyo hawlaha ku jirin ayan iska dhagysanayaa 🎉😊
This song was my favorite of all time lol brings memories 😔💞🎉🙏🏾
ilhy haku cafiyo ader qali ilhy ayn ku baryaa aaamiin
2009 ayee ahad
imakana waa
2023 wakhtigu
muxuudheerey
nayaa
Heestan maxaaan jacaylkayga uqaaday lkn maaanta aaan kala maqanahy ,oo Aan iska kala dhamaanay , saa,id bay u jeclayd heestan alle ha dhawro meel kastay joogto qof qaaliyay ahayd 😭💔😓
Maad dib ula xidhiidh wllo ood ula hdshid aadnu uxnun badanyhy jcylkuye🥺
UNIVERSAL Tv Baan soo xasuustaa markasta oo aan heestaan arko.
Wayo wayo 2010 abtiigay iodhanjiiray aankugeeye dharka ikawiyade sancawo dhankuso ceshan jiiray imakan ogaada inaan ilaa waligay ehel jacayl aha ilahow cafiimad sii
ilaaahaw caafimaad ku siiiiiii👏👏👏👏👏
Quruxy abaha cun. Ninkan hada su isku badly😢. Allaha ha caafiyo
Still watching 15/07/22 hbn jimco ah xusus ii gaar ah 👩❤️💋👨👩❤️💋👨👩❤️💋👨👩❤️💋👨
Inta iiga dambayso daawashadeeda like ii saar mahadsanid
21/12/2022😢3:12pm adigaa iihelay dhaxal 🙈🫂🥺🖤dhab jcyla iga hoo 😢
Naftan igu dhex noole dhawac inu ku gaare dhib ban kaaa dhib baan kaa dhib ban ka ilaasha 🥲😩❤️. 2022/8/6 Sabti 05:36 AM Dhafar 🫣
3 October 2023 maalin talada ah 😢
Hees ana ugu jecalahah heesaha jookhole 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖