Xanunka dabaysha jinka dabaysha cas

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 เม.ย. 2021

ความคิดเห็น • 31

  • @shuune1
    @shuune1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah wallahi he is the best sheikh I have ever meet.. he is honest and Friendly. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zu7mw1ck4n
    @user-zu7mw1ck4n 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wan isku arkay jirka leyga dhex socsoconayaa wax inu igu dhexjira daremayaa haweenkii wax isa so riixayo dhabarka ka dhex daremaaa ilaa iyo dusha iso duceya inuu alle iga caafiyo insha allah

    • @xaruntacilaajkadaarutayo
      @xaruntacilaajkadaarutayo  6 หลายเดือนก่อน +1

      wlshy rabi ha ku cafiyo xanunkane ha kaa dulqado amin
      waxad nagalasooxiriiri kartaa whats up 00252907764575

  • @nastybeautyandcooking7281
    @nastybeautyandcooking7281 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallah ya sheikh kheir allah ku siiyo

  • @nastybeautyandcooking7281
    @nastybeautyandcooking7281 3 ปีที่แล้ว +1

    Janada alaha kugeeyo hno hakugu abaal mariyo

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq kenya baan jooga walaalo side igu cawini karta melaha cilaajka waan kadaleey

  • @crazywould9295
    @crazywould9295 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله عليك

  • @yasminfarah2280
    @yasminfarah2280 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh Intee kaala soo xariira

  • @halimadiriye6805
    @halimadiriye6805 2 ปีที่แล้ว

    Shiekh waxan rabaa inan kulaso xariro lkni lambarka imashaqeynayo Kenya Ayan jogo

  • @sacadiyomuumin2767
    @sacadiyomuumin2767 ปีที่แล้ว

    Mx lagu daaweya

  • @cabdiraxmaan-casayr
    @cabdiraxmaan-casayr 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal xanuunkani ragga iyo dumarkaba soow kuma dhicikaro.

    • @xaruntacilaajkadaarutayo
      @xaruntacilaajkadaarutayo  2 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlo raga iyo dumarkaba iyo ciyalkaba waa ku dhici karaa xanunkani wixii fahfahina ama maclumada dheriya hadad ubahato whats upkan igala soxiriir 0907764575

    • @xaruntacilaajkadaarutayo
      @xaruntacilaajkadaarutayo  2 ปีที่แล้ว +1

      Aadne wad umahadsantahay rabi cafimad iyo cimridher cibado suban ha ku siiyo

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 2 ปีที่แล้ว

      @@xaruntacilaajkadaarutayo wll waad mahadsan tahay.

    • @cabdiraxmaan-casayr
      @cabdiraxmaan-casayr 2 ปีที่แล้ว

      @@xaruntacilaajkadaarutayo
      Aamiin aamiin wll qaaliya.
      Insha allaah
      Whatsapp ayaan kaala soo hadlayaaaaaa

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh aniga waxa ixanuunaya dhinaca bidixda oo in mudo ahba ixanuunayay

    • @xaruntacilaajkadaarutayo
      @xaruntacilaajkadaarutayo  2 ปีที่แล้ว

      Wlshy 907764575

    • @xaruntacilaajkadaarutayo
      @xaruntacilaajkadaarutayo  2 ปีที่แล้ว

      What s upkan ayad igalasoxiririn wixii maclumada 907764575

    • @kowsarabdulaziiz2494
      @kowsarabdulaziiz2494 9 หลายเดือนก่อน

      Wallao kulma midbaan ahye dhaqtar wan ka DELAYEY

    • @kowsarabdulaziiz2494
      @kowsarabdulaziiz2494 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@xaruntacilaajkadaarutayosheekha aniga muda labasan dhinaca bidix ayaa ixanuunaya dhakhritu waxy isheegen inuu romadiisa ihaya dawada ay isiiyana waxba ima tarto marka xageen kala so xidhidha sheekh walina galagsyad ayaa igudar x

    • @xaruntacilaajkadaarutayo
      @xaruntacilaajkadaarutayo  9 หลายเดือนก่อน

      @@kowsarabdulaziiz2494 wlo whats upkan igalasoxiriir 907764575 xaruntaydune waa boosaso pln mahadsanid

  • @nasrokhadar5608
    @nasrokhadar5608 ปีที่แล้ว

    Shiikh dabaysha wiil 5 sano jira be iga martay
    Madaxa beyka martay
    Shiikh xage joogta

  • @sweetupah4737
    @sweetupah4737 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi dubaxin wn daremaa lee mel kasta lugaha dhabarka wn daremaa dal wn daremaa misankaga intisa ma dhafo ma cayilo yaaab

  • @saadadaher552
    @saadadaher552 2 ปีที่แล้ว

    Aslc maxa lagu daaweya

  • @suudiibraahim
    @suudiibraahim ปีที่แล้ว

    Shiiqoow please lanbarkan what'spka kada isoo qor please