indhaha iskuqabo dhagahane gasho wxad dareentidne inoo sheeg ruqyah xasadka sheikh caydaruus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ค. 2021
  • somaliruqyah tv isha xasadka jinka iyo sixirka daawayntooda ayaad kahelaysa wxaa masuul ka ah sheikh caydaruus muxumed
    somaliruqyah tv wehelkaaga kadhigo
    somaliruqyah tv isha xasadka jinka iyo sixirka daawayntooda ayaad kahelaysa wxaa masuul ka ah sheikh caydaruus muxumed
    somaliruqyah tv wehelkaaga kadhigo
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @NaimaKenyati
    @NaimaKenyati 4 หลายเดือนก่อน +21

    Sheekh Alle hku karameeyo xanuunki iyo kurbadi ihysatay waxn dareemay kabuubyo badan deedna alxm waan roonaday😢❤😊

  • @shukritani5316
    @shukritani5316 3 ปีที่แล้ว +47

    Jazaakallah khair sheekh Caydarus Allah ha ku barakeeyo shar oo dhana ha kaa xifdiyo adiga iyo familigaba

  • @maariamaanka4406
    @maariamaanka4406 10 วันที่ผ่านมา +2

    Wadanaha said i garacmay allow isha xasadka iga bixi yarabi quranka igu caafi😢😢

  • @kalifahmed619
    @kalifahmed619 ปีที่แล้ว +38

    Masha Allah jasaka laka kheyr marka quranka dhageystey jidhkeygu waa boodaya Alla waxa rajeynaya caafimad idina walalayal aynu isku duceyno isha Allah

    • @rashkaff3242
      @rashkaff3242 9 หลายเดือนก่อน +3

      Allaha ku caafiyo wll waxaad sameysaa 42 faatixo 72 ayatul kursi ikhlaas falaq naas .saliga nabiga cusbo kudar kumeero meel musqul aan ahayn baaf 😊😊 ❤❤ gurigana kutirtir bill hijaab unoqonaa bi idnillaah

  • @sabirinasabirina4428
    @sabirinasabirina4428 3 ปีที่แล้ว +93

    Qofki çommentigaygà arka waxa kula talina suuratu baqara aqriso
    Wlhi il iyo xasad sixir waka cafimadaysa
    Cilaaj uma baahan dontid calaykum busuratul baqara🥰

    • @hodanabdi2508
      @hodanabdi2508 3 ปีที่แล้ว +2

      Maasha alh saxiix maxaa ladarema ilaa meeqo ayaa lawadaa

    • @shamsocali8359
      @shamsocali8359 3 ปีที่แล้ว +7

      @@hodanabdi2508 suuratul baqara anaa ku fiicnaaday anoo waali ku dhaw alxdulilah

    • @hodanabdi2508
      @hodanabdi2508 3 ปีที่แล้ว

      @@shamsocali8359 maasha alh abyo ilaa meeqo ayaad waday misna tahliil myad ku aqrin jirtay

    • @saidoahmed1238
      @saidoahmed1238 3 ปีที่แล้ว

      Hodan Abdi ooi

    • @axmedabdigaab1168
      @axmedabdigaab1168 3 ปีที่แล้ว +3

      Masha Allah jazakallaahu kheyran walaashey mcn allaah hakaa dhigo gabadha ugu qiimiga badan adduunka iyo aakhiradaba jannatil firdowsa ayaan alle kuugu baryayaa inuu ku galiyo sideeda albaaboodoo jannada gabdhaha looga yeeri doona hadhka Allena hadhsani doona alle hakuugu daro aamin aamin

  • @raxmodayib2674
    @raxmodayib2674 2 ปีที่แล้ว +89

    shiikh alle haku barakeeyo anoo madaxa layga haayo oo aad u xanuunsnyo ayaa qurankaa markaa dhagaysty ku caafimdy shiikh alle janada haku geeyo

  • @katraquen6684
    @katraquen6684 3 ปีที่แล้ว +31

    Jazakallaha khayr gabar yar baa iga xanuusan sheikh wlhi ducada isha ban wax weyn kaga dareemay inaan kulaso xiriiri ban jeclaa inaad noso aqriso quraan isha hada markan arkay saaid ban u farxay Jazakallaha khayr janna allaha ku geeyo dambigaga iyo kii walidka allah dhaaafo sheikh caydaruus🤲🤲

    • @shukrihassan5987
      @shukrihassan5987 3 ปีที่แล้ว

      Wallla ducada isha xagee ka heahay anaaa rabee???

  • @xaliimomaxamuud692
    @xaliimomaxamuud692 6 หลายเดือนก่อน +41

    haleeysoo duceeyno laabta cariiri kadaremaa sanka iyo maskaxda inuu qaac kabaxaa aan modaa illaheey ibarya inuu IGA dulqaado sheeqana qeerbadan allaha siiyo aamiin yaa allah

    • @xamseaxmth4451
      @xamseaxmth4451 3 หลายเดือนก่อน

      😊😊​@@cabdulahidubad2018

    • @ahlaamqueenn841
      @ahlaamqueenn841 หลายเดือนก่อน

      All alle haku caafiyo ana imika mudo 17 cisho ah madaxa maskaxda qaac iga baxaya madaxi sidaan miyo ugu shubayay waan dalay dhakhtarkiina waad caafmaad qabta igu yidhi

    • @MariaMohaa
      @MariaMohaa 14 วันที่ผ่านมา

      Allha kucaafiyo

  • @Qadiimifuter
    @Qadiimifuter 11 หลายเดือนก่อน +17

    Waxaan dhegaystay cipkaan sheekh anoo xanuusan oo dhakhtarkiina i dhahay ilkaha ayaan kaa guraynaa waxaan i xumadna seexan waayey kiniin iyo irbadba lay duray ayaan dhagaystay deedna waan seexday mashaa alaah ilaahay ayaa mahad leh Sheekh labo Casho ka dib ayaa waxaan saxarda ka arkay wax midab cas aad mood xinjir dhiiga seedgeela aad moodo oo aanbkala go,ayn dhererka labo xubnood oo faryara ah ayey leegtahay ayaan saxarooday waligayna iskumaan arag ma noqon kartaa ilshii

  • @MaaneeyMaanka-lx1qw
    @MaaneeyMaanka-lx1qw ปีที่แล้ว +7

    Maaashaa Allah sheikh waad mahadsantahy inshaa Allah Allah ween hakaa abaal mariyo inshaa Allah anagana ilahay hanagucaafiyo inshaa Allah xasadku iyo isha wey iska badantahye Allah hanaga xijaabo yaaa Allah aaamiin

  • @hafzam3738
    @hafzam3738 2 ปีที่แล้ว +13

    shukran Shiikh Abaalkaaga Waxaan ku Gudo Ma Garanaayo Wlh Anigoo Madaxa Saaid Ii Xanuunaayo Iyo Qoorta Saaid Ayaan Dhageystay Hada Alhamdulillah

  • @laylaali6980
    @laylaali6980 ปีที่แล้ว +15

    Sheq kher alaha ku siiyo anigoo manta dhan iska ooynayay ayan dartay qurankan hada wan ronahay alx ale ayaa mahad leh ilaahey hanaga qado isha xasidka inta xanunsan alaha cafiyo

  • @ilyaascali3367
    @ilyaascali3367 2 ปีที่แล้ว +39

    Jazakalah sheikh waxaa dareeme inaa gacmaha kajareeyo oohin iqabanrabto cml alx caafimad dareme allaha nagu caafiyo quraanka 🤲

  • @abdifatah9595
    @abdifatah9595 9 หลายเดือนก่อน +5

    Alle kuziyadiyo sheikh.ameen.wan ku nafisay alx.jazakaAllah

  • @user-pe5nj8wo2g
    @user-pe5nj8wo2g 2 หลายเดือนก่อน +8

    Mahadsanid sheekh anoo walwal iskuulka ugu imaada dhageesty nafis dareemy alxmd

    • @user-hb9su1dt4n
      @user-hb9su1dt4n หลายเดือนก่อน

      Mahad sanid wall

    • @user-fu9zm6it7p
      @user-fu9zm6it7p หลายเดือนก่อน +2

      Asc abayo sethy Ani camalathy

  • @sahram9135
    @sahram9135 ปีที่แล้ว +7

    Maansha Allah Jasaakumulaah Sh Allah ku Xafido💙🤲🤲🤲

  • @abdullahimohamud9390
    @abdullahimohamud9390 ปีที่แล้ว +28

    My mom is in pain
    but I give my faith to sheikh caydaruus and Allah SWT. may Allah remove the pain away from her. AMIIN MAY ALLAH HAVE MERCY TO YOU IN THE DAY OF JUDGMENT. AMIIN 😊

    • @FartuunAbdullaahi-mu3ok
      @FartuunAbdullaahi-mu3ok ปีที่แล้ว +2

      0p

    • @user-lq7eu4uw6t
      @user-lq7eu4uw6t ปีที่แล้ว +1

      😊❤😂❤

    • @abdullahielmi6726
      @abdullahielmi6726 10 หลายเดือนก่อน +5

      Please repent to Allah and only Put your Faith on Allah after that trust the Sheikh. May Allah grant health to your Mother and all Muslims around the world.

    • @rashkaff3242
      @rashkaff3242 9 หลายเดือนก่อน

      Allaha caafiyo samee 42 faatixo 72 ayatul kurisi cusbo kudar kadib kumeero qaar guriga ku tirtir bill toos wuu hijaaban yahay 3 maalin kabacdi baqrah ku aqriya ama halagu daaro

    • @fardosoxasan9845
      @fardosoxasan9845 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥲🥲🥲🥲

  • @dekha7669
    @dekha7669 ปีที่แล้ว +144

    Manshaa Allah, listening to the whole of my body was shaking but alhamdulillah am feeling good now, May Allah give you more blessings

  • @YaasminMuxudin
    @YaasminMuxudin 4 วันที่ผ่านมา

    walahi shikh wan oyey wan na cabsaday ilahay ajar iyo xasanad ale hakasiyo ❤❤❤ alxm wan ficnaday❤❤❤

  • @halgankasonna636
    @halgankasonna636 ปีที่แล้ว +5

    Jazaka Allah khayran. Allumaxfid sheikunaa. Umadda ayaad anfacday ilaahey waxaa inow ku siiyo adduun iyo aalhiro wanaagasan. Waan ku caafimaaday quraanka ilaahey

  • @user-wv8tq2pn6x
    @user-wv8tq2pn6x 5 หลายเดือนก่อน +2

    Manshaalah I was going Through Hard Time ❤ I feel iam Healed now Jazakalahu Sheikh

  • @HadiyabashiirXuseen-no5hd
    @HadiyabashiirXuseen-no5hd 3 หลายเดือนก่อน +14

    Waan oyay wlh Alle hakU barakeyO shekh wlh anOo xanunsan Oo darenka kolba layga qadO ayan dhagaystaY durtaba Qac ba iga kacaY wlh jasakala khayR😭😭🤲🤲🤲

    • @XamdiibrahimDahir
      @XamdiibrahimDahir หลายเดือนก่อน

      😢 wlhi ani oyin iyo jirkeyg dhaqaqa jogsadey😢😢 yab

    • @ilhancisman-jj9gc
      @ilhancisman-jj9gc 12 วันที่ผ่านมา

      ​@@XamdiibrahimDahirsethy hdaah😭😭

  • @mohatinle
    @mohatinle 2 ปีที่แล้ว +18

    wlhy waaan ooyay kaligay ban aha wan cabsaday shiikh ilahay haka ajarsiiyo amen

  • @fartunaxmaday4772
    @fartunaxmaday4772 2 ปีที่แล้ว +30

    Sheekoow awaalkaga jantul fardoos allah kaaga yeelo runtii mahad celintaada mid aan inta ku koowi karo mahan Allah haku barakeeyo cilmigaaga aduun iyo aqiro 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xawomaxamedabtidon7505
    @xawomaxamedabtidon7505 2 ปีที่แล้ว +165

    Shikh waxan ahay hooyo somaliyed
    Ugu horen Allah aya mahad leh
    Shikh waxan rabay ina kula wadago
    Boga xanuun wadanaha lagaraco garbaha cules ayu aha quranka kadib fuded aya ka daremay simaha waxa u maleysa in cirbad la galinayo
    Faraha sido kale ayigane tabar dari
    Shikh hooyo somaliyed o dhiban ahay qorlkeyga ha yareesan mhdznd

  • @user-pe5nj8wo2g
    @user-pe5nj8wo2g ปีที่แล้ว +3

    Jasakalllahu shikh aaad u mahadsan tahay cimrigaaga Allah ha dheereyo aduun io aakhiro liibaan 💗❤️

  • @XamseCali-lm6dv
    @XamseCali-lm6dv 5 หลายเดือนก่อน +3

    M,a sheikh abal kaaga magu dikari walhi illahay ha kuu siya diyo😢😢❤❤❤❤

  • @missnima1839
    @missnima1839 3 หลายเดือนก่อน +6

    I’m feeling better now Alhamdulillah Thnks walal

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 7 หลายเดือนก่อน +3

    Garbaha iyo qoorta dhinaca danbe iyo wadnaha ayaan culeys ka dareemaa Allow caafimaad i sii jzkh sheekh

    • @MaxamedMacalin-lh9rc
      @MaxamedMacalin-lh9rc 26 วันที่ผ่านมา

      See naqatay wll

    • @rumaanmaxamed9089
      @rumaanmaxamed9089 22 วันที่ผ่านมา

      Kula mid ahy wlhy shaqadiii guriga xata wn kaxujurnahye illaahay ha nacaafiyo intiii ila mida😢😢

  • @user-ln9qs5lp6p
    @user-ln9qs5lp6p 5 หลายเดือนก่อน +19

    Shekhow janada alle ha ku geyo cimri dheri ale ha ku siyo 😢😢😢😢❤❤❤

    • @hadijaissack3558
      @hadijaissack3558 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maxarriiu
    @Maxarriiu 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha alaah sheekh ale haku xiftiyoo waxan leeyahy wadnu xanuun iyo riyooyin badan iyo dhabar xuunuun marmarka qaar wan iska ooyahaa

    • @lukyluky7061
      @lukyluky7061 2 ปีที่แล้ว

      WLL ISKU MID ANA INTAA LEYAY😰🤲

    • @kaahomohamud4470
      @kaahomohamud4470 ปีที่แล้ว

      Korka wooijiriracyooday shiiq

  • @fartunmohamed7616
    @fartunmohamed7616 3 ปีที่แล้ว +10

    Shiikh kheyr badan Alle haku siiyo Aduunyo liiban akhirana jano Alle haku siiyo

  • @abdiqalac4868
    @abdiqalac4868 ปีที่แล้ว +9

    Shiiq ceydaruus 4 afarta waan xiray indaha waa isku qabtay wlhi wax badan daremay iyo inaa dhabarka garaaco iyo inaa ooya iyo inaa sariirta kugad gadooma wlhi dhiditba haba shegin saa id igaga imaaday shiiq ceydaruus ajar allaha kaasiiyo aduun iyo aaqira iyo fimilkaga ajir iyo asanaat allaha siiyo mid adunya iyo mid aaqiraba

  • @NajahSaacid
    @NajahSaacid หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha kubarakayo sheekh wlhi waa fiicnaaday ❤❤❤❤❤😊😊😊😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉 alle dhakaaga haado

  • @ardahassan1560
    @ardahassan1560 ปีที่แล้ว +3

    Alxmdulilax sheikow allah haku barakeyyo wlhi mathaha aya ixanunaya marka quranka dageyste alxmdulilax ❤❤

  • @tclchnal7879
    @tclchnal7879 2 ปีที่แล้ว +14

    Mansha allah alxdlilaah sheekh marka hore allah ayaa mahad u sugnatay adigana allah keyrkisa idil ha ku siiyo waxaan dareemay indhaha isku key dhagay iyo garbaha ka jariiracooday madaxana fudeed ayuu inoqday daawo allah iga dhigo quraanka igu aqrisay adigana kheyr allah kusiiyo insha allah

    • @raxmaibraahim1316
      @raxmaibraahim1316 ปีที่แล้ว

      Htjtjfutirhhjrjrjgugjfjfkfkfjdkskkdkdjfjdjrkkrrlrktjrjorotitigiiguguigigototoirititiroriririturjtiritotititititiriririritititjrjtototootitotofiugugugjofptopt4o3p0pptppprpuuyititiititutoto6019yoiy

    • @raxmaibraahim1316
      @raxmaibraahim1316 ปีที่แล้ว

      3

  • @xikmaibrahim699
    @xikmaibrahim699 3 ปีที่แล้ว +9

    ماشاء الله تبارك الرحمن sheekh Alle hakuu barakeeyo cilmiga iyo caqligaba

  • @CajaboQueen-eq6ie
    @CajaboQueen-eq6ie 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc aniga magax ayaa 9 xanuunsy dhaberka iyo giitka aad igu sii daran maraan dhagaystay ilen way iga imaatey lknwaxaan darmayaa magax xanuun saa ida ah allah ku barkeyo sheekh adiga iyo ahelkaadeb inta xanuunsen muslima ah allalh ku caafiyo

  • @abdallaworld8114
    @abdallaworld8114 3 ปีที่แล้ว +28

    maasha allaah sheeqena allahakuxifdiyo aduun iyo aaqiro

  • @ju8952
    @ju8952 3 ปีที่แล้ว +11

    Jisakumallah shiekh,allah khayr badan ha kusiiyo

    • @hindaismael6555
      @hindaismael6555 2 ปีที่แล้ว

      Walala waxan rabay ina helo labarkag talabd gormad imanasa hargasa

  • @sagalcumarcali7783
    @sagalcumarcali7783 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allah sheikh Allah qeyr ku siiyo

  • @faadumomaxamedcali3855
    @faadumomaxamedcali3855 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh qeer Allah ha Ku siiyo Aamiin yaarbi 😢❤️🤲🤲🤲lkns dhanka bidax gacnta io lugta si aad I xanuuneya lkns Alx 🤲😭😭

  • @fartunabdullahi4400
    @fartunabdullahi4400 ปีที่แล้ว +44

    Qandho ayaa i dhibtay saaid ah ii duceeya il xaasid ayaa i hayso wlhi 8 bil aan xanuunsanahay illaahow iga dul qaad inta xanuunsana Allaha caafiyo xasadku aad buu u dhib bdn yhy 😢😢😢

    • @user-ek7tl8fr8m
      @user-ek7tl8fr8m 9 หลายเดือนก่อน +2

      Ilahy hakucafiyo wllo adi iyo inti bugraba amiin ya allah

    • @user-zd1jp6zn7w
      @user-zd1jp6zn7w 6 หลายเดือนก่อน +1

      amiin abaayo❤

    • @user-fn5zk7ne5k
      @user-fn5zk7ne5k 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin allow nawada caafi ya raabi quraanka baaadi

    • @AmranmaxamedDucaale
      @AmranmaxamedDucaale 3 หลายเดือนก่อน

      Naqasku maku qabtaa😢

    • @fartunabdullahi4400
      @fartunabdullahi4400 3 หลายเดือนก่อน

      @@AmranmaxamedDucaale abayo maya Alxàmdulilah hadda qandhada xooga way iga yaraatay Alxàmdulilah Inta xanuunsan oo dhan Allaha cfmd taam ah ha siiyo Quraanka iyo tasbiixda ku dadaala

  • @fartunaxmaday4772
    @fartunaxmaday4772 2 ปีที่แล้ว +5

    Jareey iyo oohin ayaan isku darsadey Allah hada waa alle mahadiisa waan fcnahy jazaakumulahi🙏🙏🙏🙏🙏

  • @halimahussein352
    @halimahussein352 ปีที่แล้ว +40

    Jazakallah sheikh, I was in a lot of pain I’m grateful to listen thank you ❤️ 🙏

  • @sharieffjomvu4643
    @sharieffjomvu4643 2 หลายเดือนก่อน +2

    allhamdhulillah when l was listening to this lam feeling better now ❤❤❤❤

  • @muwahibmahamed3628
    @muwahibmahamed3628 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah sheekh jazakalah khayr

  • @abdullahimohamud9390
    @abdullahimohamud9390 ปีที่แล้ว +11

    My mom is in pain
    but I give my faith to sheikh caydaruus and Allah SWT. may Allah remove the pain away from her. AMIIN MAY ALLAH HAVE MERCY TO YOU IN THE DAY OF JUDGMENT. AMIIN 😊❤

  • @idilfarah7000
    @idilfarah7000 3 ปีที่แล้ว +48

    Sheik i was on your zoom calls and you helped me a lot allhamdudilah may Allah bless You and your family

    • @fahimesa735
      @fahimesa735 3 ปีที่แล้ว +6

      Jazaka allah khar sh cadaruus

    • @deeqoyusuf7496
      @deeqoyusuf7496 3 ปีที่แล้ว +2

      ٠

    • @deeqoyusuf7496
      @deeqoyusuf7496 3 ปีที่แล้ว +1

      ٠٠٠٩٠

    • @laylaosman4181
      @laylaosman4181 3 ปีที่แล้ว

      Cawiinaad rabaa please

    • @sahraahmed3503
      @sahraahmed3503 3 ปีที่แล้ว

      @@fahimesa735 lllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllll Wll Wll Wll

  • @libinmohamed8070
    @libinmohamed8070 3 ปีที่แล้ว +13

    Sheekh cay qayr badan Allah ku siiyo aduunka iyo akhiro

    • @safiasalat2647
      @safiasalat2647 2 ปีที่แล้ว +2

      1
      Pyvl

    • @zetfarshorts3401
      @zetfarshorts3401 2 ปีที่แล้ว

      @@safiasalat2647 le son

    • @Iqro-hn8ug
      @Iqro-hn8ug 6 หลายเดือนก่อน

      Sheekh cy qayr badan Allah ku siiyo aduunka iyo akhiro

  • @sagalsalaad8490
    @sagalsalaad8490 3 ปีที่แล้ว +15

    allow qeer ku sii shiiq aduun iyo aqiraba shalaya dhagestay aani dhaan waan ja jabay wadnaha igaracme alx lkn mr walbo waan dhagesa naa insha allah

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah shekh Caydarus allaah haku xafido

  • @abdallaworld8114
    @abdallaworld8114 3 ปีที่แล้ว +15

    maashaallaah allaha kubarakeeyo

  • @amranali5133
    @amranali5133 2 ปีที่แล้ว +123

    Am feeling nausea, fast heart beats and something working on my whole body. Subhanalah Quran is Miracle.

    • @farhanabdijalil236
      @farhanabdijalil236 2 ปีที่แล้ว +13

      Sheekh jazaakalaah allaah ku xifdiyo
      Markaan dhgaystat ruqiyada culaysii garbaha iga haystay waa iga dagay madaax xanuunkii waa iga tagay walwalkii badnaa waaiga tagay waxaana dareemay kuleel aad ubad uu guda laga shiday dhidid badan waa 9ga yimiday illaah awoodii wixii aan dareemayay oo dhan waa iga tagay jazaakalaah

    • @umalainan1334
      @umalainan1334 2 ปีที่แล้ว +9

      ilaahay hakaa abaal mariyo

    • @deeqoali7828
      @deeqoali7828 2 ปีที่แล้ว +3

      @@farhanabdijalil236 111¹1

    • @hayatfarah2518
      @hayatfarah2518 ปีที่แล้ว +2

      Allahu akbar

    • @zuhaybindho8406
      @zuhaybindho8406 ปีที่แล้ว

      Ugqt1😊🤩💚💞🤫😎😎😎💓💞💚💚💙❣❣💙💚💜💕💙💕💙💞💚💛💓💋💋💋💋💞💕💟💟💕💛💞💓💓💗💗💓💞💕🙊🙊💟💟❣❣❣❣

  • @xasancobra1651
    @xasancobra1651 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah sheikh Allah qeer ku siyo aduuun iyo aqiro amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin

    • @xaawoxusen2436
      @xaawoxusen2436 2 ปีที่แล้ว

      Alaha kusiiyo qeet badan shiiqow

  • @casho8267
    @casho8267 2 ปีที่แล้ว +3

    qer allah ha kusiisyo Sheeqow xoga indhaha markan isku hayeey ayan qof hurdo kasoo naxaa cml ayan naxay kadibna dhidid yar baan iga imaadey❣️maxee thy isojwb

  • @NaimaKenyati
    @NaimaKenyati 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh inta udanbaysa mrka marayso jidhko dhanba idanqady deedna kabuubyo igu istaagtay jidhko dhan waxban iskaga dareemy ruqyadan Sheekh Alle hku karameeyo aakhiro iyo aduunba😢😢

  • @leyloabdulahi8363
    @leyloabdulahi8363 2 ปีที่แล้ว +22

    Asc sheikh ilaahey qeer badan hakusiiyo aduun iyo aakhiro kaamil ah insha allah waan dhageeste 4 farna waan xiray indhahana waan iskuqabte wlhi markaad mareeyse xaasid waxaan umaleynaaye ineey sariirta ilasocoto wareer dhidid cabsi shanqar badan aan maqlaaye madaxa iyo qoorta ayaana ixanuune

    • @layuuNi
      @layuuNi 9 หลายเดือนก่อน

      Ani xtaa wlh

  • @nasrachanel5371
    @nasrachanel5371 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ajir iyo xasanad rabi hakasiyo sheekh

  • @abdikadirabdi5575
    @abdikadirabdi5575 2 ปีที่แล้ว +9

    Ilahay haku barekeyo shakh

  • @user-kd5yi5mk4g
    @user-kd5yi5mk4g 9 หลายเดือนก่อน +4

    Jasakallaahu khayr sheekh alle hanagu caafiyo adna ajir iyo xasanaad alle hakasiiyo ishaxasadku wey idhibtey alle hayga dulqado ani iyo intii islame labukta amiin

    • @layuuNi
      @layuuNi 9 หลายเดือนก่อน

      Aamiin🤲😫

    • @anisomaxamed6873
      @anisomaxamed6873 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @AnwarMohamed-lb4rj
    @AnwarMohamed-lb4rj 4 วันที่ผ่านมา

    Brother thanks you ever much May Allah help you

  • @raxiimacabdilaahi207
    @raxiimacabdilaahi207 3 ปีที่แล้ว +3

    Jasakalahu khayr shekh ilahay abalkaga haka dhigo janatu fardawsa

  • @rashkacabdi5214
    @rashkacabdi5214 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah illaahey ha ku xafido sheeq

  • @sihamnoorsiham5629
    @sihamnoorsiham5629 ปีที่แล้ว +11

    Sheikh jazakallah qeer ani mudo 3sano xanuun daremaya illah haika dulqaado xanunka yaa rabi🤲😭😭wax walbo maqabsan kari

  • @user-zr3jl6uc6f
    @user-zr3jl6uc6f 9 หลายเดือนก่อน

    Jazaka laahu khayr allah albaabada janada hakuu furo sheikh

  • @aragsanali9071
    @aragsanali9071 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allllllah wlhi waxa deremay waxanan waligy inta quran dhakysanayay anan arag baqasho waliya ayaaaan daremay garbaha oo side waxa culas badan iga saranyahy ale ha ku xafido xgee laga hela

  • @sacido1721
    @sacido1721 2 ปีที่แล้ว +13

    Maansha alaah sheekh alaha ku xafido adiga and ehelkaagaba

  • @bahjaabdulqaadir5034
    @bahjaabdulqaadir5034 3 ปีที่แล้ว +32

    ماشاءالله تبارك الله، اللهم بارك في علمك ويزداد قوتك يارب العالمين،استاذي الله haku sharfo,aad bey kugu duceyneysay walashaas,sidaa tiri bey sameysay,gacmaha kala go'ygkeda ba iga cuslaaden bey tiri oo kawaabyo I noqdeen ,gortey dhamatey ruqyadi ay furteyna tartiib oo daciif baa wax ku soconayey faraha & baabacyada lugaha,sidaas miyeyku baxaan,misna marar kale beyku noqnoqeysa dhageysiga.

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  3 ปีที่แล้ว +8

      Way kubaxaan balse dhowr jeer kale hadhagaysato si ay ooga wada baxaan dhamaan oo jidhkeeda nadiif unoqdo

    • @musasultan3023
      @musasultan3023 2 ปีที่แล้ว +2

      @@sheikhcaydaruus asc shiiq dadka quraankaga jecel ayaan kamid ahy waxan ahay hoyo heysato hal cunug shiqow xanun ayaa igu soon noqnoqdo quraan Saar kasta wan tagay waxbo mahayo ayaa laigu dhahay marka sheqow calamadaha igu daran ayaan rawa inan wax kaga shego
      1 wxn dareema walwal sida qof dhiman rawo oo kale
      2 wxn jeclhy inan iska jiifo
      3 caloosha gudaheeda wax ayaa iga dhax durduri oo LA moodo iney Biro kujiraan
      4 maskaxda ayaa ixanuunta
      5 xanunka marku iqabto indhaha sii kale ayey inoqdaan oo dadka wexey ila noqdaan waxan jirin oo mala awaal ah
      6 shiqow 2019 naag an daris ahayn ayaa isiisay juice aniga juice ka wan didana lkn wey igu qasabty inn cabo aniga halmar ayaan si kadis ah kucabay markan cabaaye wxn dareemaye sida inay wax aad moodo xaqo xaqo ineey juice ka kujirto oo kale marka wxii ka dambeyay wan xanunsaday oo walni ahaan ayaa laiqabtay walidkeyga xita uur ayey iga shakiyeen inan ahay haween haweenada kamid aha ayaan waxan lasoo boday inan dhaho heblaayo ayaa isixirtay aniga sida leh ayey imaqashay hoyodeey suqa ayey ganacsi kuheysatay markan isdhaho caarar oo hoyo utag wax ayaa modaa inuu guriga igu soo celinaayo wixi intaa kadambeyay wan baxsaday xafad dariska ah ayaan tagay naagti wey iga dabo imatay nin an umaleeye saaxir inuu yahay ayey ikeentay ninki hoyadeey ayuu weydiyay magaceeda oo sadexan warqad ayuuna Ku qoray biyo intuu kudhax riday ayuu igu dhahay hoo cab anigane wanka didaye lkn dadka wexey dhahayeen daxalil waye cab cadar ayuu igu buufiye boorsadii dharka igu jiray oo barfuunka marku isoo shiiro si kale ayaan noqdaa sheikh qoraal kuma soo koobi karo xanunkeyga hoyo ayaan ahay cunugii igu horeeye ayaan bishi afarad apreeshim kudhalay sheikhow isoo ducee inuu ilhy cfmd isiiyo gawar yar ban ahay oo nolasha rajo kale ilaheey cfmd taam ah haisiiyo adigane haka abaal mariyo
      4

    • @musasultan3023
      @musasultan3023 2 ปีที่แล้ว +2

      @@sheikhcaydaruus madamada sixirka igu sameysay oo juice ka isiisay habaryar ayey igu qumantahy oo hoyo ayey qaraabo yihiin xita guriga hoyadeey labo haween oo isku xigto maseexan kari qaraabada ayaan iska adaa waxan nahay daris aad iskugu dhaw iyadane lama hadli hoyadeey markan dhaho nagtan saxirad waye iska ilaliya waxba mataqaano ayey igu dhahda sheikh bishii afarad ilaa iyo hada wan xanunsanahy qaxootiga laii wadaa oo quraan Saar laiga geen rawa isoo ducee inan ku soo cafimaado insha Allah adigane quraan sarkaga aad ayaan ogu xiranahay

    • @musasultan3023
      @musasultan3023 2 ปีที่แล้ว +1

      Hoyo iyada xitaa waxan umaleeye ineey wax kusameysay oo ma qumano markan dhaho hablaayo wey isixirtay wey ii xanaaqda hoyo marka wax ayey kusameysay ayn umaleen

    • @deeqTurki7854
      @deeqTurki7854 2 ปีที่แล้ว +1

      @@musasultan3023 wll isku si la ino haya ma ladnantay wlo

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 3 ปีที่แล้ว +15

    Jasaka laah sheikh caydaruus alle haku barkeeyo

  • @rumanahm5634
    @rumanahm5634 3 ปีที่แล้ว +7

    Ma shaa Allah
    Jazaa kaAllah kheyr
    ALLAH haku xafido sheikh

  • @asliabukarabdullahi1304
    @asliabukarabdullahi1304 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah sheekhoow wlhi markan dhagestay wan so naxa naxayay tasan isku arkay

  • @QwHj-g5d
    @QwHj-g5d 2 วันที่ผ่านมา

    qeer allah ku siiyo sheeq❤😢

  • @Khalifapoii
    @Khalifapoii 11 หลายเดือนก่อน +33

    Ustaad. Jirkeyga jaraaco aya ka kacaaye, waan jareenaaye. Oohin way ila socotey marka quraanka meelaha qaar aad kusoo celineyse, saaid na waan u neef tuuraaye. Alx nafis ayan dareemay markaan dhameysty. Shiekh jazakallah khier 🤦🏾‍♂️🙏🏼

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 ปีที่แล้ว +13

    Jazakallah Khairan mahadsanid Sheikh

  • @user-zm7gg6wl7k
    @user-zm7gg6wl7k หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah shiiq allaha ku barakeyo

  • @Maxamedyusuf-qv9re
    @Maxamedyusuf-qv9re ปีที่แล้ว +1

    Sheekh ajar iyo xasanad alle hakaa siiye waxan isku arkay kabuubyo iyo naxdin baqe iyo wadne garaac m.allah dawo alle hanoga dhigo aamin aamin

    • @Ahaan07518
      @Ahaan07518 ปีที่แล้ว

      Sido kale wall indhaha marka xirtay maxa aragtay aniga indho xanaaqsan ayan araky o sixun ii egaayo iyo qof mugdi ku jiro Subxanallah aniga dhan cabsi aya igu so dagtay karbahana culeesl iyo kababiyo ka daremay Ilahy hanagu shafiyo qurankisa.sheikana ajar alle haka siiyo 🤲

    • @haadisharif7417
      @haadisharif7417 9 หลายเดือนก่อน

      Iskumidbaan nahay wallahi

  • @Awalemustaphe1717
    @Awalemustaphe1717 2 ปีที่แล้ว +33

    😰 Sheekh Wlhi jidhkeyga Waxbaa Kudhex Shaweysanaya Xidida deyda Waxbaa dhex yaacaya marka Quraanka maqlo Salka Si Lay cadaadinayo iyo Lafdhabarta Quraankan Markan Dhageystay Indhaha isku qabatey Mas Ayaa Arkaya 😭

    • @cryptoinanutshell
      @cryptoinanutshell ปีที่แล้ว +1

      Sixir ama il xasad aya ku haysa wll ruqyooyinka badso

    • @caruurtaiyocuntada7213
      @caruurtaiyocuntada7213 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @omarabdirahman8957
      @omarabdirahman8957 ปีที่แล้ว +1

      Allaah haku caafiyo wll

    • @Ahaan07518
      @Ahaan07518 ปีที่แล้ว +1

      Wall anigane indho aad u xanaaqsan ayan araky o iso kuraayo iyo qof mugdi ku jiro wallhi aad ayan u cabsaday kadib wana karbaha cules iga koray xada odhana we ikacday indhahana wankala furay cabsi darteet 😢

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 3 ปีที่แล้ว +20

    Sheikh Marka aad bilaawday dhinaca bidix ayaa ootin iiga daagmaday neefta dhib Ayee iigu noqotay korkana waxaan moodey in bahalo iiga dhex. Yaa cayaan iyo kulel. Markii hore wan badalmi jiray lkn hada alx jazakallah kheyr akhii sheikh janada Allaha kugu bishareyo allah ku xafido

    • @rastahiis3234
      @rastahiis3234 2 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh marka hore ilaahay ayay mahad usugnaatay mark xigtana adiga sheekh waxaan rabaa markaan quraanka igu akhriday arin mujisa ah ayaan arkay plz waxaan rabaa sikhaas ah inaan kuu lahad lo labarkaaga plz iisooqor

    • @aminocumar1073
      @aminocumar1073 ปีที่แล้ว +1

      Alla ilahaw waa xanuunsanahee igu caafi quraanka 😭

    • @AdnoMohamett-yz1oy
      @AdnoMohamett-yz1oy ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤ Thanks sheekh❤❤❤

  • @muminoabdullahi
    @muminoabdullahi 9 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu qeyr Sheikh.

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 2 ปีที่แล้ว +15

    Khyr aan la koobi karin alle wayne haku siiyo 🥰😍

  • @safiyalucky7893
    @safiyalucky7893 3 ปีที่แล้ว +25

    Allow nagu shaafi quraankaga yaa rabi

  • @abdirashidlaadirka
    @abdirashidlaadirka 11 หลายเดือนก่อน +10

    sheikh anigo iska oynayo madaxa said ixanunayo waxan uoynayo aan garaneyn ayan darty markan dhageystay quraanka m.a ilintii wey iga yaraty happy ayana daremay allha ka abalmariyo ya sheikh ❤😊🤲

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah allaha codkaga ku barakeyo wllkey ✨️❤❤️🥰💯🤲🤲

  • @hannahahmed7602
    @hannahahmed7602 หลายเดือนก่อน +1

    Omg I felt some sadness/crying , I felt shivering from elbow to shoulder and chest and on the other side same. Then my I felt some cramps pain as if I have my period (I finished last week). My hold waste was in pain with it uterus and pain shifting to back all the way up to my shoulder. Then I felt asleep and woke to his spitting. Reply for second times I felt pain in my uterus, like a pulsing nerve at 24mins.

  • @asamadabdalla74
    @asamadabdalla74 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallah jazakallah sheikh ilahay qayr ha kusiyo mahadsanid

  • @maandeqmaxamed-cz6pu
    @maandeqmaxamed-cz6pu 8 หลายเดือนก่อน +3

    Keeer alle aku siiyo shiik mudo 2wa bilod ah isha bidix eey iga saran yaa hiin madow an ar kayo xita hadi an in dhaha isku haayo lakise hada markad kuran kaa igu ak riisay Wan waa Reray ishaa nah saa id eey I cun cun tay waxan raa Jena in an ku cafimado inshallah 😭😭😭😢😥

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 3 หลายเดือนก่อน

      Alla abyo isku midaa nhy mudo 3 sano isha sas ka ahy isbital ayn tagay wlipa laba isbital isha weku fcnthy aya la idhahy wixina wn arkaa isha madowga ah shucac madow mar mar we zaidayan abyo adi side dareme mida kle il miya wlhi wx mka ogen wxa isdhahy ayntn culeskaga aya iska bate qur.an ruqiyah dhageyso 😭😭😭😭

    • @maandeqmaxamed-cz6pu
      @maandeqmaxamed-cz6pu 3 หลายเดือนก่อน

      @@qamarmidabasal abayo sideydo kale mad katahy alle akuu cafiyo abayo 3dax Sano dhana kuran maxad isku sari wey day walaashey taan kale alle tug Mar kasto ad salada duka too sii ow alle kaga dul kado aniga Wan baa iska yab nah abayo dhaktar in an tagay lama baring lakise Wan ushegay gojo yin iyo kanini yal nerfee isoo Koren Wan is ticmalay is adal nah Mar kin

    • @maandeqmaxamed-cz6pu
      @maandeqmaxamed-cz6pu 3 หลายเดือนก่อน

      @@qamarmidabasal aniga waa Isha bidix Bas adiga tee waye wa xey sidas inoko tay bisha 8 dad 2023 hada lakise shabcan kii ilaa hada waxan darema in ansidi kaa rooo nahay markas tanah alle Ayan bar yaa sii ow igaa dul kado

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@maandeqmaxamed-cz6pu abyo anigaa qur.an iska saaro mr wlpo o an slda tukado laba isbitaal ayn tagay mrka wxe iso qoren le okiyale bes ishina wixi madowa sidi aye usaranyhn malmo wa ka ronana malmo neh zaid wye ilhy haku cfiyo adine isha bidix wye anigne isku mid aya nhy cfmdka alle aya haaya ilhy hana wada cafiyo

    • @maandeqmaxamed-cz6pu
      @maandeqmaxamed-cz6pu 3 หลายเดือนก่อน

      @@qamarmidabasal sax aamin Amina wad saxan tahy abayo cafimad kaa alla hayo inshallah Wan kaa bog san Doon naa

  • @fatiimaabdi7229
    @fatiimaabdi7229 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheekh jazakallah

  • @piraatd5448
    @piraatd5448 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku abaal mariyo sheeq ❤️🙏🙏

  • @user-pe5gg8uy7z
    @user-pe5gg8uy7z 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ii duceyaa anigaaa la xanusan xasadka yarapi iga dulqaad wllhi inaa washaa ku dhawahy yarapi 😭😭😭😭😭😭

    • @faadumosiciid4148
      @faadumosiciid4148 5 หลายเดือนก่อน

      Hada sekatahay aniga kula.mid ah😢

  • @bisharoaden4916
    @bisharoaden4916 2 ปีที่แล้ว +7

    Wad mahadsatahay walalken sh caydurus thank you very much sh caydurus alaha kubarakeya amiin

  • @AyaanXassan-jm6rs
    @AyaanXassan-jm6rs 10 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah jasaakumulaahu khayra wli wadnaha ayaa aad iigaraacay iyo jidhka oo dhan

  • @user-il2ep9bu6o
    @user-il2ep9bu6o 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sheq indhaha aya libiqsana Korkana wu igubana markad ledahay allahuma abdil xasada cala diini wa quwatil iman calasalati wasiyam😢😢😢

  • @saadiarashid8539
    @saadiarashid8539 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheikh Allah kuhafido

  • @naiimaali6188
    @naiimaali6188 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah sheeq jazaakalaah kheer

  • @zahrasulayban6772
    @zahrasulayban6772 7 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير جزاء
    Illaahy cimriga iyo cafimaadka ha kugu qurx iyo adigu eheldaada ba shikg

  • @mahadiafouad7990
    @mahadiafouad7990 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so munch sheuk aidarours huno

  • @xafsojamacsaciid8846
    @xafsojamacsaciid8846 ปีที่แล้ว +3

    Shiikhow jazaakalaaah wxn dareemay mrka mqlo isha qaraabada wn bodaa 😢

  • @fatumaabdullahi1861
    @fatumaabdullahi1861 3 ปีที่แล้ว +6

    W sallam. Jazakallakheyr.

  • @YaasmiinHussein-mq5qg
    @YaasmiinHussein-mq5qg หลายเดือนก่อน

    M.a sheiq Jazakallahu qayr❤❤