Hada kadib saan usameeyso MUUFO qaab casri losameyey Muufo garmash dahabi ah wax saliid lehen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 224

  • @غاليهمحمد-ج5و
    @غاليهمحمد-ج5و 8 หลายเดือนก่อน +3

    بصراحة أنا مره احبها الموفو و الطريقة هذي أول مره أشوفها بس م حطيتي بصل انا احطها من عندي احب البصل مع الأكل تعطي طعم مره حلو 🤍

  • @awilabdullahitosane4608
    @awilabdullahitosane4608 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sida dagan Aad nogu sharax dayna waad ku mahad san tahy muufo Qurux badan Ayaad nabartay⚘🥰👍🏻

    • @mr.zuriya1053
      @mr.zuriya1053 2 ปีที่แล้ว

      Waantijaawiyay abaayo dhamaan muqaaladaad soodhigtey

  • @sahramohamed3870
    @sahramohamed3870 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah muufo wan maqli jiray saan miyey umacaan tahy reer xamarka idticmaala

  • @HassanAhmed-np2ys
    @HassanAhmed-np2ys ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah wa tabaaraka Allaah aad iyo aad baad u mahadsan tahey walaashey, waad igu ogtahey inaan karsado waxaana rajeen iney taada oo kale ku soo baxdo.

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah it is very beautifull i don't know how to make muufo walhi inshaallah I'll try to make it thanks dealing ❤❤❤❤❤💙💙💚🧡💛

  • @miskihassan2493
    @miskihassan2493 3 ปีที่แล้ว +13

    Mashaa allaah cuno qurux badan somaliyey gabadha 👍 usaara walashiin wax fiican yey idiin soo gudbisee

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah abaayo ilaahey gacantadada haku barakeeyo qaali qurux

  • @bakashadesh1083
    @bakashadesh1083 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah, walashey, I appreciate your talent and thank you for sharing this.

    • @zhugriabdullahi438
      @zhugriabdullahi438 2 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo jis maxaa leg wadaa

    • @farxanyuusuf216
      @farxanyuusuf216 2 ปีที่แล้ว

      @@zhugriabdullahi438 t6ytfty

    • @Kawsar-py2vg
      @Kawsar-py2vg 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮🎉🎉🎉🎉😊😅​@@zhugriabdullahi438

  • @sucaadosulaymaanmursal3236
    @sucaadosulaymaanmursal3236 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah xabiibti Mahadsanid jazaaka llaahu khayr 💋

  • @zagalxasancali8651
    @zagalxasancali8651 3 ปีที่แล้ว +6

    jiiska la aantiisa ma isticmaali karaa abayo isoo jawab

  • @khadracuke8573
    @khadracuke8573 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo runtii waan kugu tashtaa markasto waana kugu farxaa shugran shugran qaaliyey malyan likes ayaad istaahishaa aniga anigoo daawan aan liketa siisara kadib fiirsada

  • @daarulculuumchannel3531
    @daarulculuumchannel3531 2 ปีที่แล้ว +1

    Man sha alah barakalaah
    Xabibti jisla.an malakarsan karaa

  • @ardoxasan4240
    @ardoxasan4240 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waan sotijabiyay wll ilaahay ku xafido nosobadi cuntadan

  • @kowthardaleel150
    @kowthardaleel150 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah gacmaha alle hakuu barakeeyo abyo

  • @fosiyabedda5655
    @fosiyabedda5655 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah ilaahay ha Noo kaa xifdiyo❤️💐

  • @QamarDhiif
    @QamarDhiif 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abyo jaska maka dhafi karaa pls iso sheeg😢

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah abaayo ilaahay haku barakeeyo,gamca haagana caafimaad dheeraad ah alaha kuu siiyo.hada leen tijaabin.

  • @ruuneyruun7996
    @ruuneyruun7996 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a tabarakallah gacanta allaha ku barakeeyo

  • @edelabdillahimohamed3787
    @edelabdillahimohamed3787 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank,s wllo rabi hak sharfo

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllaaleey aadbaad u mahadsantahay daawashooyinkaagu way i anfaceen wll waayo kaligeybaan daganahay oo anaa cunada samaysta mahadsanid wll

  • @khadroalixuseen8621
    @khadroalixuseen8621 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah py0 wan ka helay gacmaha ilhay hakuu barakeeyo lkn jiis mxaa ka wdaaa😂♥️♥️

  • @bashaashtv7084
    @bashaashtv7084 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a👈❤❤👍👍🤝🙏👈👈wll mcn waxaan codsi iga ah inaad ii sameyso lingi wll mcn waad maxadsantahay❤❤❤👈👈👈🤝👍👍

  • @faraxmaxamad6603
    @faraxmaxamad6603 2 ปีที่แล้ว

    Msha allah. Abayo thanks for sharing

  • @kimstanly8129
    @kimstanly8129 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you sister

  • @hudajamacbushalehuduus7425
    @hudajamacbushalehuduus7425 ปีที่แล้ว

    Mazha Allah thanks sister🥰🥰

  • @sacduushcige4990
    @sacduushcige4990 3 ปีที่แล้ว +6

    Wwwwwww cute sis 💗💗😋😋

  • @rahmaali2019
    @rahmaali2019 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa mashallah qali thank you 😊 sister

  • @fadumojama6086
    @fadumojama6086 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha ku xifdiyo walshy

  • @naimoali4013
    @naimoali4013 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah tabarak gacanta allaah hakubarakeyo

  • @xaliimosheekh3138
    @xaliimosheekh3138 ปีที่แล้ว

    Mashalaah lkin waxaa ficaned iney cajiin ledahey abaayo

  • @haredhomohamed3996
    @haredhomohamed3996 3 ปีที่แล้ว +6

    MashAllah ❤❤❤

  • @latifaabdilatif5054
    @latifaabdilatif5054 2 ปีที่แล้ว

    mashaallah illahi gacantadha habarakeyo thnks alot

  • @fatumamude208
    @fatumamude208 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah abayomcn Allah Ku hafida

  • @maryanfaysal5309
    @maryanfaysal5309 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo Mcney waan ka helay wllhi tankis hppi

  • @fatumamohamedumnuseybah9319
    @fatumamohamedumnuseybah9319 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyran walaalo macaan . Illahey hakubarakeeyo. Minfadhlik nambarkaaga telefoonka nasii.

  • @hamdimohamed1386
    @hamdimohamed1386 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran xbbty lakiin tan waxii lagu cunilahay maxa usamenwaysay

    • @ilhaanxarago2596
      @ilhaanxarago2596 2 ปีที่แล้ว

      Waa la isku kariyay xbbti qudaartii waa lagu daray

  • @abdihakimabdinorali4987
    @abdihakimabdinorali4987 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh walashay qaali allh hanoo kaxafido

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 3 ปีที่แล้ว +1

    Amira mahadsanid codsi kutulleeti please thaks

  • @sacdiyafarah1434
    @sacdiyafarah1434 2 ปีที่แล้ว

    mash Allh thanks abyo wn samayan insh Allh

  • @ubahbilow7268
    @ubahbilow7268 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow Masha Allah

  • @CaashaCabdirashiid-oe3qx
    @CaashaCabdirashiid-oe3qx ปีที่แล้ว

    Thanks zizter

  • @cibadoosmangalaeri4786
    @cibadoosmangalaeri4786 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah mahadsanid mcney waxaan ku waydiinaya jiiska xaajigayga ma cunee hilib maku dari laraa adoo raali ah ama kaluun amiira mcnet

    • @dagancali754
      @dagancali754 ปีที่แล้ว

      Haa abayo mcnto waiska dhafi karta

  • @sumayaabdi4638
    @sumayaabdi4638 3 ปีที่แล้ว +4

    Abayo jiiz hadan haysanin ma isticmali Kara noso jawab wllshy❤️🥰

  • @raxmamaxamed8514
    @raxmamaxamed8514 ปีที่แล้ว

    Halka jiiska mxn ku badali karaa sis

  • @soundofmashaallah6322
    @soundofmashaallah6322 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah... Yummy 😋

    • @farxiyomaxamuud1403
      @farxiyomaxamuud1403 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo caanaha boore sookuma darsankaro

    • @qaalierey8200
      @qaalierey8200 2 ปีที่แล้ว

      @@farxiyomaxamuud1403 haa waa lo' ayagaba baaye

  • @leylamuhudiin2226
    @leylamuhudiin2226 2 ปีที่แล้ว

    Mash alaah aniga waka helay wana barowe naa ish alaah❤

  • @hothodayeb386
    @hothodayeb386 2 ปีที่แล้ว

    maqliga iyo dawaha kee ku fiican

  • @nimotakhal4280
    @nimotakhal4280 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah👍👍

  • @bilaadibraahin9698
    @bilaadibraahin9698 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah aad ayuu uquruxbadanyahay

  • @munamohammedabuukar723
    @munamohammedabuukar723 2 ปีที่แล้ว

    M.a walashe caano boro maloo isticmali karo

  • @awoikran
    @awoikran 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah walaa Jaskallah khair

  • @najibadan3828
    @najibadan3828 ปีที่แล้ว

    Wll hadaan giiska ka daayo siduu noqonaa

  • @shukriadenhassan49
    @shukriadenhassan49 3 ปีที่แล้ว +1

    Apyoh jiiska hda hysan maiska dhaafi kara🤔

  • @fatumasalat5686
    @fatumasalat5686 2 ปีที่แล้ว

    m a wankariye mcnto thank you 🥰😘😘💋💋

  • @XASEEYGUURE
    @XASEEYGUURE 6 หลายเดือนก่อน

    Masha alh ❤🎉

  • @abdinuuraliali3837
    @abdinuuraliali3837 2 ปีที่แล้ว

    maashallh walasheda jizakallah

  • @haweyofarah753
    @haweyofarah753 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah❤

  • @hamdahussein5753
    @hamdahussein5753 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Wlo

  • @Amishaa8009
    @Amishaa8009 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a sis

  • @habonmedahmedkharteh9651
    @habonmedahmedkharteh9651 2 ปีที่แล้ว

    Walalo waad ficantahay lakiin af- somaligaaga lama fahmayoo wayo dad baa jiraa aan fahmey ( gadiis )waxa la dhahoo sidaa reer jabuti oo kale

  • @QureshoDucaale
    @QureshoDucaale ปีที่แล้ว

    Wll jista hda la iska dhafo kwrn

  • @ayaanyussuf358
    @ayaanyussuf358 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah walaal

  • @hayataragsan6610
    @hayataragsan6610 2 ปีที่แล้ว

    Jiis waa maxay wllo?

  • @sowdiinaosman8675
    @sowdiinaosman8675 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah apayo

  • @maxamuudcabdalashooble6585
    @maxamuudcabdalashooble6585 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah waan fahanay walaasha

  • @ahmednurhassan7906
    @ahmednurhassan7906 2 ปีที่แล้ว +1

    If i dont have a chese
    What do i need to add as a chese

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 ปีที่แล้ว

      Subag but cad ku dar

  • @sucaadosulaymaanmursal3236
    @sucaadosulaymaanmursal3236 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarak Ramadan Karim

  • @gudooncabdicabdilahi8938
    @gudooncabdicabdilahi8938 2 ปีที่แล้ว

    Quruxhy imika ku zoobiryh azxxbtdah. Mark shwqo wan inshlllh. Kabiryaah.

  • @nafisaabdi5459
    @nafisaabdi5459 3 ปีที่แล้ว +1

    amira abyo share out isamey plz abyo waiga codsi

  • @samsamxajiisaxan1844
    @samsamxajiisaxan1844 2 ปีที่แล้ว

    Wx quurarad aada ka shuubaso ma fahamiin wll

  • @xamdacali8228
    @xamdacali8228 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah qli weye

  • @hadiyaali1791
    @hadiyaali1791 ปีที่แล้ว

    Mash Allah washey

  • @fadxicabdicisman5733
    @fadxicabdicisman5733 3 ปีที่แล้ว +2

    wlle hadaan caanboodhe kadhigto soow caadimaaha

  • @sabirinsaid1201
    @sabirinsaid1201 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allha

  • @cadarhassan9966
    @cadarhassan9966 2 ปีที่แล้ว

    jilis maxa ladha haa ABAYO🤔

  • @hassanmohaud1720
    @hassanmohaud1720 ปีที่แล้ว

    nice and delicious food

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah abayo macaan

  • @shukriaxmedshacni2333
    @shukriaxmedshacni2333 2 ปีที่แล้ว

    Maxa la isku daray wll noso qor

  • @sacdiyocabdi7538
    @sacdiyocabdi7538 2 ปีที่แล้ว

    Haa mnsha allaah

  • @nasromohamedibrahim9338
    @nasromohamedibrahim9338 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah abayo hada tijabina🥰❤😍

  • @muhubomaanka641
    @muhubomaanka641 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllaah

  • @maryandegan342
    @maryandegan342 2 ปีที่แล้ว

    jiisku wa mxay xgeese laga hela maxse ku bedelan kara hdan haysan ama waayo

  • @safiyacumar1160
    @safiyacumar1160 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalalha

  • @shamsamohamed8625
    @shamsamohamed8625 3 ปีที่แล้ว

    Abayo mesha jiizka hadana haysan miyooonse maku badalan karaa

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed3119 ปีที่แล้ว

    👌 wow 🥰

  • @sahramohamud9170
    @sahramohamud9170 2 ปีที่แล้ว

    Thanks xapptii

  • @hidaayoclaahi7035
    @hidaayoclaahi7035 2 ปีที่แล้ว

    masha allh abayo

  • @fatumaally2068
    @fatumaally2068 2 ปีที่แล้ว

    👍👍💖 maasha Allah

  • @somalia641
    @somalia641 ปีที่แล้ว

    Jiiska maxa ladhaa abaayo isheek mafahmin

  • @deeqamohamed4429
    @deeqamohamed4429 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah💖❤💖❤💖❤💖🎉🎉

  • @sahromire1242
    @sahromire1242 2 ปีที่แล้ว

    M.a ss anaguna waisku dayena i.a

  • @NasteexoMaxamed-e5e
    @NasteexoMaxamed-e5e ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤

  • @iqraismail872
    @iqraismail872 ปีที่แล้ว

    Cheese Hada Haysanina

  • @maxamadjeeydiiriye717
    @maxamadjeeydiiriye717 2 ปีที่แล้ว

    Amiira waku salamay cunada dabka inta daQiiQ0 inoogu soo sheg

  • @nuuninimcan6150
    @nuuninimcan6150 ปีที่แล้ว

    Mashallaha 😅😊😊😊😊😊 huno

  • @farxiyoburaayfitmom1616
    @farxiyoburaayfitmom1616 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @subanmohamed3821
    @subanmohamed3821 2 ปีที่แล้ว

    With white colour

  • @abdirahmanibrahim6082
    @abdirahmanibrahim6082 ปีที่แล้ว

    نلشاء الله

  • @saynabali4496
    @saynabali4496 2 ปีที่แล้ว

    Macnto cano bore ma lugu samin karaa iso sheg

  • @nuuralibaax2149
    @nuuralibaax2149 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah xbbti❤

    • @saidaahmed2074
      @saidaahmed2074 2 ปีที่แล้ว

      Baarakallaah ilaah gacan taada hakuu barakeeyo