You from Brazil and you love Somalis? Are gonna be kidding us bb hhhhh!!!? Any Ways Thanks 🙏 a lot ::::::::me I always Loved to get a Latino Hot Chick 🐔
3 Week 3 Millionen baan ka rabaa hadii Kale waa isku Ceebobi mida kale odaygu waa heestii ugu horaysy ee uu comment. Ka bixi like iskaga taabta khyr helee 😀😀😀
The camera quality and the video is perfect this is the best somali music video 💯 Najib Alfa is setting the standard high this is what I was waiting on from somali artists but you delivered it 😍 I’m speechless everything is amazing about this MV bravo 👏🏼 well done Alfa
Najiib Alfa sxb waanaga jiifatay heesahaga adbaan u tageera gulled iyo suldaan waa wataa aayagana lkn mrwlba laba fanan un lama dhagesan karo waku caajisnay come back samee niyoow wlhi heesaha noos oobadi sxb we want competition iyo wax cusub hadaa nahay bahda music ga 👏👏👏
Come pack lagend najip alpha Ninkii gadhka wayn ee la qoro somalida baray🤣 hore u soco adoon hareeraha fiirin😘 Wlhi aniga waxa i cajabiyy color la saaray muqalka💖
fanaankayga waxan ku tageero ayaba ah inuu mar kaliya un kaso muuqdo un shashada sida kuwan kle aanu wejiga anu inagaga dhagin fanaan aan dadka wejigaga ka dhegin najiba alfa kkkkkk like usar odayga
Inta ila aragtay inu najib alfa inaga soo baraajeeyay heesti guuleed simba ee lagu qaadayay gaadhiga land roverka ah oo uu najib alfana tiisa kusoo qaaday Ferari liketa ha iisaarto
Inta og iney hestaan qarxeeso like dhac igu Sii wliba 1 million iney gaareso ka bdn libaax is back TH-cam halo baneyo❤️😎☹️💯🙏rection ck darisle inta sugeeso 😍👊🏻
Najiip alFa You are the king of the arts while you are not singing and I would not listen to it with a good heart but I have listened to your brother and I will talk to you in Denmark. NOLOW BOQORKA FANKA🤴🙏🙏❤
Best Song 2020 My freand keep Goin ✌️✌️
th-cam.com/video/y4zeIaFn_9U/w-d-xo.html
Daawo videogan
th-cam.com/video/COtZpJ3aX3Y/w-d-xo.html sxb SUBSCRIBE ta
@@Abdirisakgaming21 th-cam.com/video/COtZpJ3aX3Y/w-d-xo.html sxb
Najiip Alfa top song
YAASKA FILMS alle hagu dhiirikalina xumaanta alle in uu kaala xisaabtamidoono
Sidii dhaymanka iyo dhagaxa luulka ah 💯 the legend is back ✊
Hnooo plzzz ilah hadal
Legend yahaye
Hadii ad Quraanka Kareema Dhagaysatid Like Saar❤
meshan Quran hakushegin wll ilaahy kabaq
Siilkii hooyadaa wase quraanka baryada ka daa dhilo yahay dhiladu dhashay
Horta ma aqligad ladahay nacasyahawn meshan maxad quranka sharafta le ukeenaysaa 🤬☹️☹️☹️☹️☹️
diinta islamka meel ha uga dhicin adoo like raadina meshaas mey kaa gaartay duliyohow
Samraa Seehana POP POP o pop pop pop
hada aamin santahay in hoyo mcn la aanted in aduunka iftin lahen like bash isaga sii
hoyo waa indha heygah wllhi illow hooyo oo dhan u naxariiso ❤❤❤❤❤wll isoo boqo iina saar adigoo mhdsan
Hoyaday aya xaFada ka maQaN kadip waxan dreemay cidlo kadib like ayan ku saary I love my mom
ok
1 Million Views markey gaarto like I saara 😊
Haa wlhi like waakuu saaray. Sabab too ah 1milion way gaartay
Way gaartay 1m
Allah kuugu Dhaarshee hadaa Caafimaad Qabto Like ii saar 🙏
HILOWLE OFFICIAL wll subscribe isar❤️❤️🙏🙏❤️
@@MUSALSALAyaanaTube wakusaraa isaar
Masajidada la tag waxaas
Wan xanunsanhy hda alx wn ku saray 👍👍👍👍👍
Like maxaa ku faleysaa wll
Somaliyey Nacala shaydan kuyaal Ee Wilkan Ka dhisa 1 Million iyo ka badan gaarsiya
Hesstan wlh way kala kacsantahay
Inta ila qabto like saara👍👍👍👍
Sxb no saar Subscribe dhilinyarada isportiska ee London
Caawo waxaa ii dhashay wiil aan anigu aabe u ahay hadaad doonaysid inuu wiil Alla kugu abaalmariyo sidaydo kale like ii saar walal
Micnaha wiilka adi ma bixisid illahey ba baxshe
Mashaallah alle haydin barakeeyo oo haka dhigo mid idin anfaca bro lkn illhy ayaa bixiya wiil iyo gabadhba 🙏
Alle kubarbriyo amiin
Moha Hareri like u bixi kayar 😂
m.a hambalyo allaha ka dhigo kii D.D.D anfaca amiin
Aboow Saalax Alayaa Cizak My Legendary you’re Wax kale boss 🤣🙏
CARONA VERUS ILAAAHY HAYNAGA BADBAADIYO WLL 👍
😓😓😓
Amiin
Aamiin
@@sharmakeabdi2676 true
Hooyadadii coronaha lahayd ee la wasi jiray uga ducee nacdal bilaa position ah baad tee
amiin illahay ha inaga dulqaado
One million Marke Gaarto like ii saara 🤣🇸🇴
Well done awoow 👏🏼👏🏼 Beautiful Video ✌🏾
JoogDheeraha Hwwiye
NajiibAlfa
Hees Waali Ah
Ereyada100℅100
Laxanka100℅95
Music Het Musiction 100℅100
Muuqaalka Waaba Waali Eshcalaa 100℅100
Dhankasta waa Waali Heeestu Like Iiisaaa inta ila Qabta
najiib alfa welcome back hayeeey legend wax malaga qabna karo best song 2020 keep going bro💪💪💪💪
I AM A FAN OF NAJIIB ALFA BUT IT'S TOUGH SINCE MY LOYALTY IS WITH GULLED SIMBA STILL I LIKE NAJIIB'S MUSIC TASTE.
U can be fan of both..i do same..gulled is amazing whilst najiib same
11th
His Same two Singers
Why two kings can't live in the same jungle
@@behonestson6212 ok choose one 😁
Najiib alfa guleed simba inuu ka cod macan yahay inta igu raacsaneey like ku dhufo 😁😁
Ninkaas cod mahayo laxanka nabiil bulle ayuu Ku socda mooyeee
@@amuudiabdullahi4404 haa sxb waxba meesha kuma hayo guled simba.
@@aminsaed4696 gulled simba ka cod mcn 100%
Oo ka taagero pdn💪💪💪
Najiib Alfa Ba cod mcn 💯% ❤️👏 inaba caadi ma aha
nin Meel dheer wax ka arka tahay szp 🔥
Heestaan gabar aan soomali aheen uma qalanto! Inta igu raacsan farta taaga☝️
I'm estela from Brazil I love somali peaple 😍😍
Estela Mechell we love you more
Wats peaple😂😂
Thx
You from Brazil and you love Somalis? Are gonna be kidding us bb hhhhh!!!?
Any Ways Thanks 🙏 a lot
::::::::me I always Loved to get a Latino Hot Chick 🐔
thanks
Intaa aqrinaaysay commentiga oo daawanessaa like ku Qabo sxp😂😂
👇👇
Wwoow
🤣🤣🤣🤣
Ninkan codkiisu caadi ma aha wlhi waa cod fadhiya najib alfa
Horta dadkan miyay xanusanayan qur.aanka iyo nebiga like ta ku raadinya 🤔🤔🤔
Wey na dhibeen allaha naga qabto wll, wax xishoonaayo ma aha
Waa dad la yaableh
way khaldanyihin ayaan filaya inay wado kale wax ku radiyan baa fican 😀✌🏽
perhof ali wa kula mid kuwasa bari ku talinaayo
Libaax soo rogaal celiyey like dhac isaga sii😁😊🖐🏿
Halkana malakaa hilaa dhiiga🤣🤣😅😅
Xaawo Cali Dhiiga mahan waan ku jooga 😂😂😂
@@iam_yaass 😅🤣🤣
Wn farxaa markaan heestaan iyo najiib alfaba arko inkasto hees wax lagu farxo ahayn hadanee heestaan habeenkey so baxaaysay waa habeenki lay sheegay inaan uurkeygi ugu horeey leyahay axmdulilah fadlaan iso duceeyaa inow si nabad ah cunigeyga igu dhasho
M.a hada makuudhashey🥰
@@Kadir_apdi haa akxmdulilih🙇❤❤
@@princessintisaan1584 m.a allh kuudayo
Hees iyo Badh Alfanaan Najeeb Alpha Keep Forward
Yaa amisan in gabdha ha soomalida sharaf lee yihiin fanana walba soomaliyeed inuuu ku kalakacsado gabdho ajaniba oo futo qawan gab dheheen sharf allha korkooda yeelo bayo hadaan akhrinaysid communitigayga like isar wall adna sidoo kale
Waryaa ... naga ilaali baan ku idhi ku heli maysid nago waxaad wadide habar baad qabtaaye 🤬
@@khalidomarabdullahi9978 been mosan sheegin lkn gabadha somali ma,ahn
@@mohamedsaudi4611 waree ... ma waxn idhi been buu sheegaya 🤔
Love ❤️ from SOMALILAND!! Wa hees khatar ah oo views badan uu bahan. keep going brother Najib Alfa💪
Gulled Simba Range Rover uun Buu kuheesay🏊
Lkn Najiip Alfa Ferrari😱❤️
Aad iyo Aad Najiib Alfa 👏😍 Wu Na Waalaya Legend is Back 👏❤️
U know Gulleeed ❤️simba stop kidding he is always 🦁😳
Rented 458 😂😂
wax macno ah kuma adan hadlin bro qasab ma aha qof walba wxu dono ku dubana dooqa iyo styleka hesta ayey ku xirantahy
th-cam.com/video/y4zeIaFn_9U/w-d-xo.html
Amazing song 🎶🎧
Najiib Alfa inta u xiisteY ❤👏👏
Sxbkey najiib welcome back keep going sxb alpunki 2020miyaa bilawday heeso badan waan kaa sugayna sxb❤️❤️❤️
Qamar suugaani kuwaagina waa sugaynaa lipah
Qamar sugani kusugynaa lpx
Proh waan ognahay ee najib Alfa👋👋
Wra maha qamar sugani
Somali iyo waxaye wax kaheleen war like maxey ku taree videoga fikirkad kadhibo tugsi lee haku jirine 😏😏😏
Inta Najiib Alfa taageerta waxaan uga baahan ahay in ay 200 like ii saaran sobobto ah waxan eegayaa taageerihiisa
Sir Samale subscribe isaar plz abowe like waku saare
@@tuushofficial6289 aniga aya ku saarayo subscribe wayo lacag igama gadna❤🙏
Ismahan Adan Khayr allaha ku saaro adna abayo Thanks xabibti 🙏
@@ismahanadan4600
Aniga ma I saartay wll qaali ah qalbiwannagey
@@daruurofficialtv hada ku saraya wll
Najib alpha. Soo dhahay gii keep going
Gidigood fanaanin waxa igaga filan
Adigoo qudaaan ku dhagaysanaayee
Illahow noo ilaali wiilashena Somaliyeed meelwalba ay joogan🙏🙏
Sagal Adam subscribe isaar plz abayo
Aamin Wll sido kle
You love singers of somalia amazing🤘😍😍
Kkkkkk Ka xishow illahey
@@xafsafaysal5444 😂😂
Najib alfa waan iska garanay in uu yahay yar Finland Helsinki is the best guuleedow no fadhayso abbaha baa heesaye
qaarbaa Nebiga csw iyo quraanka Like ku raadsada oo dhaha hadad jeceshay like noo saar alle imaanka ha idinka qaado 😡
Aamiin wlhi halkaan ayee nagu sii dambaajinayan habaar haku dhecee😡
Wr allh ka baq oo ka xsho ina melhn mgca alle ku shgto😭😭
Haa wlhi
khadar kayse walahi waa dhibka ku qabo TH-cam
amin dhamasnten ilahay imaanka ha inoo xoojiyo
Go'aankii ugu wacnaa waaye in fanaaniinta Somalida iska dhaafaan stuudiyaasha soo galinaayaa heesahooda oo ay channello u qaas ah samaystaan. Hormar.
Hadaa igu raac santahay najiib inuu yahay legend like iisaar
Hawiyenimo baa kugu taageeray inadeer anoo Naag HG ah guuleyso ku leeyahy👏🏼
Fardowso Sabriye ❤️🙏🏿
FARDOWSO
shame on you
Fan😆qabyalad
maxa isu kenay o iska quseya warde hawiyow gormad ilbixi dontan?
@@kamalgiftin1448 war somali oo dhan baa ilbaxyne hawiye afka ka dhig fanankastod aragtid qabiilkisa shegta lkn mrky hawiye yimadan shekadu waa caay😡
🤣🤣🤣 hawiyoow ilbax iska dhiga ilama ader yalow
Hawiye markey sheekadu imaato uu qabiilka xaaraan noqdaa lol sheeko somali Waa Hadaa dhageysto 😀
Legend came back inta u xiistay najib alfa liketa igu qabta 👍👍👍
Fanaanka dhabtii waakan keep go bro 👍👌🏾👨🏽🎤
1 million marke ey gado like saar
Feraari Ya iLa arkeY .......erYda codka macaaN.......Lk gapadha gapadna Ha somalida wax ku dhama Lawaa ❤🇸🇴❤💯🥰🌺
3 Week 3 Millionen baan ka rabaa hadii Kale waa isku Ceebobi mida kale odaygu waa heestii ugu horaysy ee uu comment. Ka bixi like iskaga taabta khyr helee 😀😀😀
Wow muqaalka waqti la galiyay cod dab ah najiib👏
Najiib Alfa waa soo Rogaal celiyey ..song lyrics keep go 💖💯
LIKE.
The camera quality and the video is perfect this is the best somali music video 💯 Najib Alfa is setting the standard high this is what I was waiting on from somali artists but you delivered it 😍 I’m speechless everything is amazing about this MV bravo 👏🏼 well done Alfa
Najiib Alfa Axsan Fanan runtii wuxuu kamid yahey fananiinta ugu horeeya ee hogaamiya fanka soomalieed maanta
1M bay gaadhay Hees Shidan 👏😍 Ya ila daawanaya markay 1M gaartay kadib.
Aniga 🙏❤️ heestan kama daalo
Najiib Alfa sxb waanaga jiifatay heesahaga adbaan u tageera gulled iyo suldaan waa wataa aayagana lkn mrwlba laba fanan un lama dhagesan karo waku caajisnay come back samee niyoow wlhi heesaha noos oobadi sxb we want competition iyo wax cusub hadaa nahay bahda music ga 👏👏👏
Lagend labo maahan
Najiib afla hadad kuxasuusato album 2014 like isku muuji
Suber hit walaahi inaba caadi mahan welcome back my brother Najiib alfa
Legendary ALFA ...this is what I call a “professionally made music video” Awoowe halgaas ka sii wad 🙌
YAASKA FILMS heestan wuxuuu u duubay si heer calami ah 👍
Legend isback najiib alfa intaad maqneed fanka wuu damay
Waxkle waaaye wllhi
Wixii hore laguma dhagnaado wax cusub lalayimaaadaa inay heestahay iyo in film jilisthy😮😮😮😯😯 shaki kagaliyey waxkale waaye heestaan hore usoco najiib alfa🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒
Come pack lagend najip alpha
Ninkii gadhka wayn ee la qoro somalida baray🤣 hore u soco adoon hareeraha fiirin😘
Wlhi aniga waxa i cajabiyy color la saaray muqalka💖
Oh My Allah !! Waa maxay dhaqan xumadaan illahey ka baqa shaydaan baa niga faideeystaye
fanaankayga waxan ku tageero ayaba ah inuu mar kaliya un kaso muuqdo un shashada sida kuwan kle aanu wejiga anu inagaga dhagin fanaan aan dadka wejigaga ka dhegin najiba alfa kkkkkk like usar odayga
shakiib m. hurre Allah u Bari inu toos ogu baxo😭 jirkiisa lama jecli cadaab 😭😭 uduceey talent kafican ayan laraba fananimo❤️🙏🙏🙏🙏
aamen aamen alle ayeynu ubaranya inuu codkisa mcn uu quraanka ku akhriyo
AXSAN BAJAQ WLHI AFKAAAS IYO DHABANKAAAS UMMMMC❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏😋
Najiib ALFA markii uu fanka ka yar fadhisty heesba ma dhageysan LYRICS runtii
Ninkan hesihiisa wan ku raxaysta walahi 🥰badanka markan jawi Dagan galan dhagaysta
Waaaaw fanaankena muda aanan arag waxan kaga sugeynay ba manta nagasodhistay bro aadakuleh sanadkan wax kasita majiro kobka hormar wacan cadawgaga cagta hostiisa ku ognahay
waa hees qaaliya runti waxan layabay marki wil jarmal cadana heestan kahelay soo na dajistay
ish calaa video.❤fanaan aan ku faano💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Muuqqaal amaa hees somalia siidaan dhaan u shiidaan wlhi wey i dhiimantahy bisnkaa hormar wcn proh hees mxaa dhaagestaaaa video heestaa i qanciise wlhi🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤aay aaaaay aaaay
Reaction ka King-ck qofkii ila sugyo like isaar (falaq-falaq) diyaarsan
Barafuun doonaa
Haaheey
wxagu zugnin mahe wa like radi
Sowma heysto hee hada
najiib sxb heesahaada naag kuma quruxbadna
kaligaa adoo eh ayaa qurxan sxb
keep going
So far. This is one of the best clips ay somaali sameyso. Well done brother!
Sxb no saar Subscribe dhilinyarada isportiska ee London
@@baxnaanmediagroup2609 wan dhahay bro
Very true
Another level soomalidii taagneyd uun laga bax weynakaa 🤗🤗🤗🤗
Legend💥❤️
Hanad wan ku salamya my bro
Inta ila aragtay inu najib alfa inaga soo baraajeeyay heesti guuleed simba ee lagu qaadayay gaadhiga land roverka ah oo uu najib alfana tiisa kusoo qaaday Ferari liketa ha iisaarto
Naagtan folxumada badan o lugaha mariiqsan inta ka maseersan ani cml like sara su u arko najiiip ina wada masernay😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴
Princess z hahaha in an waalan
intii dirisle heesta tusay like isaaara
Cool bru #najiib alfa
Legend is Back Najiib Alfa 👏❤️ Super 😘 Song . Ferrari Car Amazing 😮✌️ Twin Towers Malaysia KL ban arka 👑 Magaaladayda
King Mogadishu Ninkan wa tagyey wllhi
Lipaax soo RogaL ceLiyey Best Song Zhip ALfa Keep Gonig CiyaLba Na waaLey HeesaHoda🖐 Horey Usco
Inta og iney hestaan qarxeeso like dhac igu Sii wliba 1 million iney gaareso ka bdn libaax is back TH-cam halo baneyo❤️😎☹️💯🙏rection ck darisle inta sugeeso 😍👊🏻
Waa soo kala kicisay inaba caadi ma ahan heestan Iyo Sida loo jilay.🙏🙏🙏 Najiib Alfa
One week one million intii aaminsan like dhac kusii🙏
Scoreka g.simba aYu uxidhanyhy
I never seen bofore that.
5000k ayay dirqi ku gadhaysa one week haday ugu badato😜
Woow wll qali uuuuumca ku jachy ❤🌹💓💜🦋💞💋
Cod 100%
Recordinka100%
Laxanka 100%
Alpha keep going
*Fanaanka kaliya somali ah ee veeriari ku heesa adbaan kuu salaamy najiib* *alfa sidoo. Kale dhamaan axzaabta adnbaan idiin salaamay*
Wewe well done 💯😍 the best song of the year 😍🎼🎼🎼🎹🎤🎬
Sidii Dheemankiyo Dhaga Luulkaa
Dahabka dhiinkiyo Qeyraadka Dhulkaay
Who is the singer?
Who is the voice of the lion? 🦁
2025
Hees waalan and come back is completely ♥️🎶🎻💪
Inta aragtay fanaankan muqaalada heesahisa inuu qarash ku bixiya saaida like keep going brother cadowgaga u noloow
Welcome back legend najiib alfa
Ferrari car qofkii yaqaano ayaa yaqaano
laamaj ahmed subscribe isaar plz abowe
Ferrari 488
Kiro waaye maxaa lagabaran habartiisna ma gadan kartee
Waa lasoo kiraystaa waxan I wax wayn maaha haynaga waalina
Kiro wey tahay lkn ferrari kiradii gawarida kale wuu ka qaali sanyahay
Legend come bcke wllky najiib lagu tabay wlee hit song wooow keep going bro
Heestu way macaanthy lkn ani waxan jeclan lahaa adoo kaligaaa sooqaada.
Walaga cawdibilaysanayaa. Muuqalkeeda tv lagamasoo dayndoono bcse hooyoyin iyo awladyaryar ayaa dawanaya. Diinteena iyo dhaqankeena sidaan waa ku xaaran 🙋🤐
najib alfa waa iga gatan tahy heestan bro horey usoc adun yadu kuma cisho abowe 🙏
Haddi aad muqalkan cafimad ku dawanaysid allaha ku siyaadsho like sar 💜
Guuled mxaey oogu waa shen heesta nuxurkeda kahadla ama mesha kataga bisika guled haku khafiifine
Najiip alFa You are the king of the arts while you are not singing and I would not listen to it with a good heart but I have listened to your brother and I will talk to you in Denmark. NOLOW BOQORKA FANKA🤴🙏🙏❤
my fov singer najiib anigo firsaan like saraay xita waanba oghy in ay iqanciin donto 😋😍
*Heestan way shidan tahay King Ck inta Kasoo Aragtay reactionkiisa Like*
Fanaankena Najiib alfa waanku aaminsanahy keep going ayaan ku leyahay from kĺ malaysia
This is going to be the 1st 🇸🇴 song that was film in South Korea 🇰🇷 aka Seoul.
Malaysia 🇲🇾
This guy is somalian poy but he stay malaysia
Don't you see the Twin Towers of Malaysia
Hell yeah apang itz KL
wll Rich official he is From Finland🇫🇮
Waxasa video la yidhaa somali maanta mid lamida ma arag video gan halka kaga hay nio lacag baa gashay walahi alay lahee 😇❣👏🏾👏🏾👏🏾
I'm from Turkey but i love somali song like 😍😍
@Najiib Alfa saaxib laguma hayo, fadhiga ka kac oo is kala kici ninyahow.
Heesahaaga nagu hab brother.😎
Wiilka wardhiigley waad kabaxsatay 👍🏻😂😂😂💐💐💐
BEST SONG sxbkeey Najiib Guuleyso