DAAWO Odayaasha Beesha Abgaal Oo Hubkooda Lasoo Baxay Xasan Sheekh Dhulkeena Ma Dhici Karo Dagaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @mustafabdi3763
    @mustafabdi3763 2 วันที่ผ่านมา

    Sax wariye Awoowegay ❤️ ♥️ 💖

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 วันที่ผ่านมา +5

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Masiibo Umada Somaliyeed lagu Soo dhex tuurey Waana in dalka Somaliya iyo dadka Somaliyeed laga badbaadiyaa

    • @AlaaleAlaale-kq1qr
      @AlaaleAlaale-kq1qr 3 วันที่ผ่านมา

      Farmajo tuug baa tageerta bada gatay

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 3 วันที่ผ่านมา +7

    Nadamkaas unukaa leh baayaqaano😅😅😅

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 3 วันที่ผ่านมา +5

    Qatar waye ha faanin wa kibirki qaruun iyo haaman iyo farcon lagu halagaye wa ka xog badanahay iyo waa ka xola badanaha iyo wa kaa dad badanahay wax fiican mahan ha lees ilaaliyo qeyrkana allaha na wada wafajiyo dulmigana alle ma jeclo

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 3 วันที่ผ่านมา +3

    Moryaanta Somali alaha kaqabto

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 3 วันที่ผ่านมา +5

    HSN dowladiisa corruption bililiqo dhulka isku qabsi xaraan kunaax kuwii qabriga kujiray ayaa kabad baadi waaye

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 วันที่ผ่านมา +5

    Laa xawla walaa quwata ‘ilaa billaah! Dadkaan ma Cawaan baa !
    Xoog iyo Qabyaalad?

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 วันที่ผ่านมา

      Ma Aha Cawaan ee Dowlad gaalo Ah oo Cadaalad Ah waxey ka fiican tahay Dowlad islaam Ah oo Cadaalad Aqoon Marka Hassan guurgurte wuxuu ku faanayey isla Reerkiisa ku Cadeeyey inuusan Cadaalad waxba ka Aqoonin

  • @abdulahi219
    @abdulahi219 2 วันที่ผ่านมา +1

    🎉 😢😮😅😊😂 landheeree abgaal cusmaan

  • @HankaSare
    @HankaSare 3 วันที่ผ่านมา +1

    640 oo boos sidee qof keliya ku yeeshaa!! ninkaan iyo kuwa dhulka ku heestaba waa tuugo ee umadda ha laga qabto

  • @Safethepeople
    @Safethepeople 2 วันที่ผ่านมา

    Adoo awooda inaa aarsto hadaad Allah dardii isku qabato aduuun iyo aqiroba waadlibaani adeer

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 3 วันที่ผ่านมา +4

    GAR WANAAGSAN WAAD LERDAHA IYO QANJIRO BUUR BUURAN, HADIISE AADAN GARAADKEED LAHEYN WAA GAS KAA BAXAY. ABGAALOW MUQDISHO WAA LA IDINKAGA SOO HOREEYEY WAADNA OGTOHIIN EE DULMIGA JOOJIYA

    • @mahamoudhassan9561
      @mahamoudhassan9561 3 วันที่ผ่านมา

      Yaa Naga soo horeeyay.

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 วันที่ผ่านมา

      Abgaal wacaan tariikh aqon ulbey waxkuleyihin ilen dameeerahey ku aqliyihine

    • @amnaali8642
      @amnaali8642 2 วันที่ผ่านมา

      😮😮😮😮😮beenbeentaa abgal ya ka horeyay 😮😮😮😮😮asagaa hooyadiis uga dhimatay oo weliba malikad ahayde ka tag meesha adoonyahow ada wastat rufiyaan uray😮

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 3 วันที่ผ่านมา +4

    Yaakusiiyay lacagta intaas la ek waalayaqana dadka fara kutiriska lacagta lahaa ma biliqadii dowladii dhaxa ka heshay

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 3 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya qof la doortay xasan sheekh waa kii ugu xumaa ugu liitey

    • @AlaaleAlaale-kq1qr
      @AlaaleAlaale-kq1qr 3 วันที่ผ่านมา

      Farmaaja ka xumaa tuugaas bada gatay

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 3 วันที่ผ่านมา +4

    Biliqo xaran e isku heystan

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 วันที่ผ่านมา +4

    Abgaal ayuu lee yahay dhulka waa la idinka soohoreeyay mas dabo iyo madax ayuu leeyahay afgooye iyo xarardheere cid ku dhaxjirtay malaha ninka uga soo horeeyay aaway masa abgaal kaaraan ayuu ka bilaawdaa gobolkaan mudulood cid aan aaheeyn duqmagaalo in aay ka noqoto waa abgaal oo aay iskaashataddi salbalaar aay ka reeysay wood ka gale gobaladiina waa badanaha iyo xoolo ayaan leeyahay mataalo ee laay yaa ka badan ilaa iyo hada ayee soo galeeysaa ninka mudulood ka soo horeeyay waa kee xamar lee muu dagan yahay xamar waxuu ku dhaxyaalaa afgooye iyo xarar dheere inta u dhaxeeysa mudulood ayaa marti loogu yahay tan ugu fudud 91dii waxii ka danbeeyay hadii aay cid uga soo horeeysa jirtay ilaa iyo hada maxaa duqmagaalo looga dhigi waayay itii dowlad soomartay cali mahdi mudlod ayuu ka dhokay
    Abdiqaasin mudulod ayuu kdhigay
    Cabdulaahi yuusufmudulod ayuu ka dhigay
    S sharif.mudulod ayuu ka dhagay
    Xasan sh mudulood ayuu ka dhikay
    Faramaano mudulod ayu ka dhigay
    Xasan sh mudulood ayuu ka dhiga
    Maxaa kiintii mudulood ayaa kadhgatay hoos ayee sii aadeen reermatan aya ka dhigta
    Xisbul islaan sidookale reermataan
    Ashabaab sidoo kale reer mataan hawiye inta leegada ugu jirtst 3 ayee ahaa yeen sadaxdana mudulood mudulood mahahin waxa xamar yimid waa inta kale ilaa iyo hada dhulkooda waa isku dhagan yahay dhulkood itaas aan soo sheegnay ayaa cadeeyay lahaansahda daqaanka xamar aaway reer ilaa iyo sadax boqol oo km tir is heeysto doorashada waa mudulood iyo dadka reer xamarka cad cadka ah oo ayagana oo dagaan baadiyaa laheeyn.somaliya hanolaato waxii gardarawada dagaan uu na laheeyn in uu xukuma rabo.waa sidii ethoopia oo bad aayna la heeyn tiri meeshee ku timaado bad ayaan rabaa❤❤❤❤❤

    • @HasanHanad-q2u
      @HasanHanad-q2u 2 วันที่ผ่านมา

      Doorasho ayaa hadda ka dib lagu kala baxaa, cidii ku soo baxda ayaa xukumeysa waa magaalo soomaaliyeed hadii kale waa laga raraa magaalo madaxda doorasho qof iyo cod ayaa laga qabanayaa waxaa laga qabanayaa gole deegaan qofkasta oo degan ayaa ka codeynaaya oo canshuur bixiya caqligu ha shaqeeyo waqtigii fowdada iyo mooryaaninadu waa dhamaaday.
      Soo dhowaada reer tolkeeyoow
      Somalia ha noolaato.😅

    • @KingAbgalCaliGaaf
      @KingAbgalCaliGaaf วันที่ผ่านมา

      Adeer wadanka doowlad ayaa ka jiro, haloo hogaasamo

    • @KingAbgalCaliGaaf
      @KingAbgalCaliGaaf วันที่ผ่านมา

      ​@@HasanHanad-q2u mudulood unbaa meesha laandheere ka ah, cuqdad ayaa ku hayo

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 3 วันที่ผ่านมา +5

    Maalkii dalka iyo dadka soomaaliyeed bay dhaceen.Markaasay leeyahiin intaas oo malyuun oo doolar baan haysyaa ama iu Hebal iga dhacay.

  • @TimaJilac-j7b
    @TimaJilac-j7b 3 วันที่ผ่านมา +2

    Sorry abti mcn😊😊😊😊

  • @DhahirCalasow
    @DhahirCalasow 2 วันที่ผ่านมา

    Somali wa inay katashada meshan meel casiimad ummada somaliyed unoqon mayso lkn Laga warijeya

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 วันที่ผ่านมา +6

    Unugaa lah xamar kkkkkk walee waa aduun

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 2 วันที่ผ่านมา

    Waa fadeexad weyn runtii dhul ayaa lagu waashay, cadaalad ayaa qofkastaa ka cabanayaa waa la dhimanayaa, tuugta xaafiisyada fadhiga dalka iyo dadka halaga qabto, tii hore waxay ku bur burtay cadaalad daro iyo ku takrifal awoodeed.

  • @MadaxeeyAhmedmohamed
    @MadaxeeyAhmedmohamed 3 วันที่ผ่านมา

    Tuug ilaahay haysku jabsho

  • @QasimmNuur-vf4qx
    @QasimmNuur-vf4qx 3 วันที่ผ่านมา

    War shiikhu waa nin weyn oo run sheeg ah' fadlan dhulkiisa haloo dhaafo.

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x 3 วันที่ผ่านมา

    Xasan cabasho iyo calaacal waaba ku seexdaa xamarna waa musqusha xasan ku xaaro fatataq marka umada muqdisho sidaas ayeey ku faraxsan yihiin

  • @abdulahi219
    @abdulahi219 2 วันที่ผ่านมา

    Daadkaa oo soo taalijiraay 😂 maguuu abgaal aad oo soo taalijiraay 😂

  • @AflowmaxamedWarsame
    @AflowmaxamedWarsame 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cadaalo xey sheegee ? Cadaaladda soomaliya taalaa soow ma aha igamana qabiil badno igamana xoog badno igamana qoryo badna

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 3 วันที่ผ่านมา +1

      Dad baa handadaya oo xoolihiisu baneysanaya, farriintuna ayagey ku socotaa !!!

  • @abdulahi219
    @abdulahi219 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂 Abgaal waa landheeree Somalia laakinin akhiiro maaxay dhigtaayan guryaah maaku laayaahiin 😅

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 3 วันที่ผ่านมา

    Kanu muxuu yahay/

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 3 วันที่ผ่านมา

    xaaji adigoo ilaalinaaya dowladnimada ayaa la hadlaa xasan waxuu waayey rag la hadla mucaarad hanjabaad haya kaliya ayuu arkaa xasan markaasuu fircoon noqdey fircoon ayaa la yiri fircoonow maxaa ku farcanay waxuu yiri wax ila hadlaan waayey hada xasan rag la hadlow waayey wuuna ka sii darayaa hadii lag aamuso xasan baawar ay siiyeen dowlado ayuu ku socodaa waa in laiska qabto

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 3 วันที่ผ่านมา

    waxey dhahaan xasan qabiil ayuu ku socdaa walaahi inuusan xasan qabiil aqoon ee marba meeshey uga soconeyso waxa uu rabo ayuu qacsadaa markuu dantiisa gaaro cagaf cagf ayuu mariyaa haduu qabiil ku socon lahaa kuwii dhalaey soona gorsadey ayuu wax u qaban lahaa iyaguu ka bilaabey waa xawaadle uu shabaabka ku direy hubkiina ka xirtey maraka abgaalow xasan kheyr ha ka sugina

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 วันที่ผ่านมา +1

    Xoola hagee ka keenty Soo wixi somalida ma aha xasan tuug iyo reerkisa ilahaw naga qabo abgaal iyo habargidir xooli umada ayey dhaceen

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 3 วันที่ผ่านมา

      Dadka dhan ma isku jeeb baad moodaa, mise inay hal meel wax ka wada keensadeen baad moodaa;
      Dad badan oo lacagley ah baa jira oo hanti badan leh oo waxoodu xalaal yihiin ee ummadda haaysku wada qaban !!!

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 3 วันที่ผ่านมา

      Boosaaso iyo garoowe dawladii 1991 ka hor meeqa guri ayaa ku yaalay 😂😂 meeqa qof ayaa ku nooleed

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 3 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse xaaran ku naax ayaa tahay 70 jir xaaran iyo dhulbood raadinaya santar laguleryahay tuug maafiyo 70 jir waxa raadinayaa qof wax kasta hayrh dhah tuug cadaabta gal

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 วันที่ผ่านมา

    Muxu yiri hhhhhh caradi iyo dhagaxdi walayen wuxu afsomalixuma kuwan abgaal luqada hala.baro

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 วันที่ผ่านมา +2

      War afsoomaaligu intaad ragaan kaliya maaha

  • @adanakalb8708
    @adanakalb8708 3 วันที่ผ่านมา

    Xaaraan quuteyaashii hantidii qaranka iyo tii dadkaba dhacay oo ilaa hadda weli xaaraantii isku haysta 640 boos siduu ku yeeshay? Kuwaas baa Jaalle siyaad wax ka sheegi oo wuxuusan ahayn ku tilmaami AHUN

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 3 วันที่ผ่านมา

      Kuwan waaba deegaankooda, odeygaana waa ganacsade, asigaana dhulkaa lahaan jiray ee bal ka warran ina Siyaad Barre oo 1200 boos ceelasha-biyaha ah ku yaal la timid warqadahooda, ma deegaankay u dhalatay oo ma dhaxal awoowgeed buu ahaa, ma ganacsatay aheyd, waa maya; aabaheed baa siiyey intuu xukunka hayey??

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 2 วันที่ผ่านมา +1

      Siyaad barre markii xukunka uu qabsaday xamar wuxuu ku lahaa 2 boos labadiiba dan guud buu u bixiyay midna guriga hooyooyinka buu uga dhisay booskii kale ma xusuusto sharaf iyo qab buu lahaa alle ha u naxariistee maba aha inaad soo dhinac dhigto mooryaankan dawladnimada u yaqaana jifadiisa ee ma xishoodaha ah !

    • @adanakalb8708
      @adanakalb8708 2 วันที่ผ่านมา +1

      @AliHassan-cx5dy Alle ha ku ciseeyo. Waa runtaa inaan soo ag dhigo ma ahayn Lakin waxan wax tusi is leeyahay dhalinyarada beenta lagu soo koriyay ee cuqdada laga buuxiyay ee Qarankii Soomaaliyeed iyo sharafkii iyo hankii qofka soomaaliyeed lahaa gunnimo kudambaysiiyay