Manshlaah sheekh wiil dhalinyaro ahayaan ahy alx wan ukaca salda subax wan so tukda waliba jamacad ayan ku tukada markan so tukado een ducadayda so dhamaysto ee waxba anan qabanyn maalinka ma seexan kara
Wan dukadaa salada subax lkn sooma jeedo Hadii anan hurdada ku noqsan madax xanun ayn arkaa maalintii Allow sheydanka naga qabo wan jeclahau in aan in aan la qabsado soo jeedista salada subax kadib iso duceyaaa yaa muslimiin
Asc Wll marwaliba Wlhi wan tukaada salada subax iyo saladaha kalaba wakhtigooda Alxmdullah inta kadib salada subax marka aan tukaado wan seexda marka seexdo hurdada dhexdeeda riyo xun ayaan ku arkay marka malinta dhan waxa dareema daal cml anigo wiil dhalinyaro ah jassakullah khyr inkasto akdaarta ducooyin kuseexdo anigo akhrina an seexan waa tallo igu so biirtay tani Allah mahad leh igula kulmiyay ajri iyo xasanaad Allah adna Allah haka siiyo sida sheegtay wan ku dhaqmi ishllh Allah ha garaad siiyo wcs ♥️♥️🙏🙏
Wll wlh ben mahan ani aya kula mid ah salad kasta wan tukada waliba waqtigeda ayan ku ega lkn salada subax kadib markan sexdo riyo xun ayan arka allah na cafiyo hada kadib sexan mayo ila ay qoraxdu sobaxdo insha allah
Walhi horta slada wan tukadaa lkn mar mar ayaan ayaan waa faqin jamaacada hadana taa waxa ii dher waku laabtaa hurdada wallhi cajis wahsi daal anigaa ka marqaatiya waan is Ku arkaa lava xanuun Hadana waxan ahay 20 jir Allah ku dhowro walaal waad ifaidaysay
Subxanallah cimrigey intaa nolahay salaad subax ima dhaafin illaa inaa guri aa gurigena eheen joogo mahane
سبحانك اللهم وبحمدك اشهد ان لا اله الا انت أستغفرك واتوب اليك🤲
Mansha allah waan seexan jirey lakin laga soo bilaabo 2011 ilaa hada 2018 waan iska joojiyay kitaabkan iska aqristaa ilaa nuska saac kadibna suuqaan iska galaa
Sheikh manshllah mahadsanid in badan iminka anigu markan tugado maba hurto quranka ayn isga aqristaa Allah kubarakeyo
Alxamdulilaah Aniga waligey MA seexan salaadakadib Waan ku faraxsanhey waayo waxbaan aqriyaa gurigan waanka adeega
Subxanallah ani salada subax wey igu adagtahay duco ayan idinka codsana 😢
Allaha kugu hanuuniyo adigane dadaal
نسأل الله العافيه😢😓
Ani Maalmahaan danbe baan qaba timay ilaahay Amarkii,Horey uman aqoo hurdo lagu laabto,
Allow No sahal 💝🌟
allahu akbar ma Ogeen wlhi jzakallah Ya Sheikh wa mid Iga Maqneed allaha ku barakeyo sheikhow
Sh masha allah jaskalahu qeer allah ku xifdiyo
Sheeqow baarakalah fiik waan samewyaa gurigeyga dhexdiisa intaas waana arkay faaidada soo jeedka salaada subax kadib waxaana caafimaad badan ee allaha nawada waafajiyo dhamaanteen
ALLAH SW AYEY MAHADI U SUGNAATAY
بارك الله فيك وَزاك الله خيرا أجي الكريم
Masha Alaha waad mahasantahy aniga waan seexdaa markaa salad subax tukudo waad mahsantaht shukran
Zapirin Siman
Iska ilaali hee wll oo
Ku waano qaado
Mashallah waa war fiican jazakallahum khayr sheekh Allah haku xafido oo haku dhawro🤲
سبحانك اللهم وبحمدك اشهد أن لا اله الا انت إستغفرك واتوب اليه ،اللهم صل وسلم وبارك عليه.
Manshlaah sheekh wiil dhalinyaro ahayaan ahy alx wan ukaca salda subax wan so tukda waliba jamacad ayan ku tukada markan so tukado een ducadayda so dhamaysto ee waxba anan qabanyn maalinka ma seexan kara
jazakallahu qeyra wng an nola jeclateey illahe haku xafidho
Ani waan seexdaa bacda salaad allow na cafi oo noo dambi dhaaf jazaa kallaahu qeer sheeq
Ii soo ducceya akhyaareey in ALLAAH ii fududeeyo arintaa
Wan dukadaa salada subax lkn sooma jeedo Hadii anan hurdada ku noqsan madax xanun ayn arkaa maalintii Allow sheydanka naga qabo wan jeclahau in aan in aan la qabsado soo jeedista salada subax kadib iso duceyaaa yaa muslimiin
𝐈𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐞𝐞𝐬𝐨 𝐨𝐨 𝐟𝐢𝐢𝐫𝐬𝐚𝐧𝐞𝐞𝐬𝐨 2020 𝐟𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐭𝐚𝐚𝐠𝐭𝐨
𝐒𝐡𝐞𝐪𝐨𝐰 𝐤𝐚𝐚𝐟𝐚𝐚 𝐢𝐢𝐝𝐞𝐲 𝐪𝐞𝐞𝐫 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐤𝐮𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨
Waa run wllhi hdn salda subax an tukto an Ku labto markn so koco aniga dhan kor xanuun cajis hadn kulabn alxm fareesh ayn noqonaa wlhi
shukran wall mashaa allaah allaha noowada fududeeyo
Aniga wlhy maan jeclayn salaada ka dib lkn hada waxaa igu khasba saaxiibkay ana hada wan laqabsaday lkn asxaabey maxaad igula talin lahaydeen aad ayey u macaanthy lkn arintan waa arin ficne lkn waygu adagtah
siman sida hoyadet n
Masha allah sheikh cabdulaahi ilahaay haku barakeeyo
ala ilahayo naxafid inta badan salad subax way igatagtaba ilahay salad naga aqbal
maasha alaah jazaa kalaah alaha ku barkeeyo waan kaa faa idnay waayo dadka jiiftaan kujiray ajar alaha kaa siiyo
mashaa allaah aqii fillaah illaah hakaa ajar siiyo
Asc Wll marwaliba Wlhi wan tukaada salada subax iyo saladaha kalaba wakhtigooda Alxmdullah inta kadib salada subax marka aan tukaado wan seexda marka seexdo hurdada dhexdeeda riyo xun ayaan ku arkay marka malinta dhan waxa dareema daal cml anigo wiil dhalinyaro ah jassakullah khyr inkasto akdaarta ducooyin kuseexdo anigo akhrina an seexan waa tallo igu so biirtay tani Allah mahad leh igula kulmiyay ajri iyo xasanaad Allah adna Allah haka siiyo sida sheegtay wan ku dhaqmi ishllh Allah ha garaad siiyo wcs ♥️♥️🙏🙏
Asc
Masha allah
Mohammed Sahardiid isse
Chuchu Jaybaz 🙏🏻
Wll wlh ben mahan ani aya kula mid ah salad kasta wan tukada waliba waqtigeda ayan ku ega lkn salada subax kadib markan sexdo riyo xun ayan arka allah na cafiyo hada kadib sexan mayo ila ay qoraxdu sobaxdo insha allah
Walaal allaha hakubarakeeyee waxaaad iisoo dirtaa duco fadli badan oo aan allaah ugudhawanayo markastana aan aqristo
Maansha allah sheikh kheyr alkah ku siiyo wad noo faaidisay niga sibaxdi wan seexdaa saalada subax kadib lkn insha allah waxaan rajeyn inaa iska gooyo
Walal mashAllah in shaa Allah waan iskadeynaa hurdada salaada subax kadib maanta laga bilaabo
Mashallah shiiq illaah haku barakeyo
Walhi horta slada wan tukadaa lkn mar mar ayaan ayaan waa faqin jamaacada hadana taa waxa ii dher waku laabtaa hurdada wallhi cajis wahsi daal anigaa ka marqaatiya waan is Ku arkaa lava xanuun
Hadana waxan ahay 20 jir
Allah ku dhowro walaal waad ifaidaysay
Man shaa allah saxwaaye wlh dhibka dhalin yarta hesta waye
Shukran wll mahad sanid
Maa shaa Allah, Jazaakallahu khayr
Allhu akbar jasakallh kheer wa mid iga maqneed shukran
masha allaah wall shukran
Cafwan alle haku xafido sheekh akhiro iyo aduun
masha allh shekh qeer allaha ku siiyo
JasaKaLaH wllkyga muslimka ah
Mcho allah
JazAkahl allH shEekh
masha Allah ilahay hanagu anfaco
Masha Allah Allah Ku barakeyo
Xaqiiq waaye arintaan waana tijaabiyay
Asc sheikh allaha ku barrakeeyo alxamdullilaah horto wan dukada lkn kadib wan seexda
ماشاءالله جزاك الله خيرا
Allaw nafawaji khayrka
ماشاء ﷲ شيخ باركﷲفيكم
sheeq kheer alh ku siiyo wax ad noo faidysey manta an fiirsdy alxm mnta wixii ka danbeyo kuma noqsnayi wayo wn dhibsana markii ley kicinayo alow dnbigeeyna noo dhaaf
mashaa allaah wall rabbi hakuxafido
faisa axmad
Aamin
Amin Amin Amin ilhy hana badbaadiyo
Jazaka allh walal wax badan baad noofaa ideysey siiwad dadalkaga
Shiiq wxn karaba inad iga cawisid hurdada hapen ki lasexdo imisa aya igu filan oo nastexo ku heli kara plz
Jazaaklaah wll qer illahaa ha ka siiyo
Jazakallh kheer sheeq
Sheikhow Jazakallah.. Arintaas aniga laftayda aya u badan san kenya u imid. InshaAllah hada kadib waa jojinayaa inshaAllah
Ascw,Maasha Alaah
Ascw.Jazaakalah qeer sheeq
msh allah
uk salaada subax waxaay sogasha wakhtiyada qaarkod 2:30am maxa lasamaaynaya daad kaasookale
Mansha alah ilaahownawaafajji khayrka
Amiin amiin amiin insha allah
Jazakallah qeyr akhii
mashallah la xawla wala quwadi ila bilah
shukran wall
mansha allah alla hakaa abaal mariyo
nacan sheekh
Jasaakalaaahu khayr wll
Waxaanseexdaa. Xiligaas
Maashaalah mahadsanid sheekhoow
mashaa allah walle waa mid nahaysata
saxiix shukran wll
Masha allah illah ha ku xafido sheeq
aamiin wall shukran
jasakumalh
Raaabi ha na wafajiyo
maasha allaah jazaakallaah kheyr sheikh
شيخ محمد شيخ أدم d
Masha allah jazaka allah😍😍
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
maashalah waa run
Mnsha allh illhy hano gargaro
Sheekh Allaah haku barakeeyo
Thanks illaah ha kaa abaal mariyo
wlh tan aniga marqaati ka ah
masha'allah jazakalaah
shukran wll
jazakallaahu kheyr sh abdullahi
man shaallah
😢😢😢😢😢illahayow xaqa na wafaji
Aamiin yarabi
Masha Allah sheikh jazaakalahu kheer
Brother you're so good
Mnsh allh
Samira Safi
Mahad sanid wll
Jazaakallh kheyr shiiq
jazakallah kheir
aamiin aamiin wall shukran
Jazakallaahu khyr sheikh
Maasha allah
mshA allah jasaakallahu kheyr
Shukran shiikh we love u
Mansha allaah
mansha Allah
wlo mahadsanid
jasaka Allah
Maaashaaa alaaah thnk you apooowe
Alloow Iimaanka iisiyaadiii
Jameecanaa waan ku Dugtaa
Bls Sometimes waan ku naqsadaa
Haddanan School laheen
Haddaan Dukto
Isla marka maseexdo Adkaartaan
Akhristaa Kadip ayaan ku naqsadaa wll waayo Subaxdi
4:00am / 3:35 Ayaan ka caa
Wll. Haddaanan ku naqsadaa
Khasaaro miyaa igaaga Jawab
Scw
Jzakalah khar
Mahatsanit
jasaaka allaahu khayr
Masha allah
waxaan kacod San ducal ah