Gabar Somaaliyed 2 kun dollar u geeriyootay 30 kun dollar na ninkeedii ka dhaxlay kuna guursaday…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 เม.ย. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 115

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho หลายเดือนก่อน +27

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉

    • @Qaybarmedia320
      @Qaybarmedia320 หลายเดือนก่อน +1

      Salalhu calayhim wasalam

    • @sahuur3269
      @sahuur3269 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw

    • @Ayan-seattle1984
      @Ayan-seattle1984 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 หลายเดือนก่อน +1

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤️🙏

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 20 วันที่ผ่านมา

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน +9

    ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KA WARABIYO

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน +7

    سبحان الله
    ilaahay uma qadarin inay ku caafimaado lacagtaas

    • @user-yf2sz6hc2b
      @user-yf2sz6hc2b หลายเดือนก่อน +1

      Sheeko gaaban weeyaan.miyaydaa aragon qof afarta maal aduun ba Leh oo geeri si kadi ugu timaado ama madax sare ba ah ' waa sida marwadan ku geeriyotay oo kale uun.ale ha u naxariistee.

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 หลายเดือนก่อน +7

    2mid weeye in aysan aqoon ama🎉gabadheda ugu talagashay🎉waahooyo lakiin gabadhii waxay noqotay🎉fashilad🎉hooyo adag janada alaha😢geeyo koleey qofna majecla in uu nagtisa dhibo🎉🎉🎉ramadan kariiim dhaman❤❤❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanalaah lexjeclada noocas oo kale faa'iido maleh😢

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadhaan hadii ay ogaan lahayd way caawin lahayd hoyadeed😢😢😢

  • @hoodomo7789
    @hoodomo7789 หลายเดือนก่อน +3

    Dabka ayay garnan qiimisa 😢 alle ha unaxariisto

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 29 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha u naxariisto hooyo maryam, jannatul firdaws Alle haku abaalmariyo iyo intii muslim ah ee naga geeryootay, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 หลายเดือนก่อน +2

    Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 หลายเดือนก่อน +5

    Ajashii ayaa dhamatay. Lakin mamada wee qaldantahy xoolaheeda inee cunto ayaa wanagsaned intii rera ka itaal yar qarkood ee wax usoo aruurin lahaayen baryadana lama amaanin gacanta kore allah naga yeelo amiin😢

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u หลายเดือนก่อน

    wallahi waa qalbi xanuun allaha u naxariisto hooyo maryan

  • @anabh5771
    @anabh5771 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa allah ilaahow ha u naxariisto yaarabii

  • @user-lc7wh1yj8f
    @user-lc7wh1yj8f หลายเดือนก่อน +4

    Saacadedi aya dhamaatay illahey haunaxariisto

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac หลายเดือนก่อน +2

    Allaha unxariisto xolo an nafdayda uquuriwayay cidna mel uma dhigayn

  • @mohamudali2930
    @mohamudali2930 หลายเดือนก่อน +1

    Baraawe mel igu wen💯 alaha unaxaristo 😢

  • @umuabdullahi4417
    @umuabdullahi4417 27 วันที่ผ่านมา +1

    Shilin wlh meel iimayaalo nafteeyda ilmaheeyga ayaan kunafaqeeya hadaanbo helo

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 หลายเดือนก่อน +2

    Illahay ha unaxariisto mamadaas waxaa laga yabaa in ay is lahayd gabadhaada haku I tifaacdee haka isticmaalin oo ay sidaas iyadana isaga daysay oo ay iyadana hooyooyinkii ka horeeyay dhaqan kooda raacday. 😢😢😢😊

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 หลายเดือนก่อน

    Waqtigeedii baa dhamadey ilahayna ma wafajin.ilaahay naxaristii jano ha geeyo

  • @maryanyousuf8160
    @maryanyousuf8160 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unnaxaristo mamo qali ❤❤❤

  • @Ayan-seattle1984
    @Ayan-seattle1984 หลายเดือนก่อน +15

    Maybe the mother didn't know that the gold was worth that much money. May Allah rest her soul in Janna.

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 หลายเดือนก่อน

    Subxana llaah walee dadkena wadad anan waxba ku timami kariin

  • @XabsaShariif
    @XabsaShariif หลายเดือนก่อน

    Alaha kuunaxariisto Hooyomcn

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin aamiin aamiin wll alle ha naxariisto

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 หลายเดือนก่อน +1

    illaahayow unaxariiso dhaqaaluhu waa dhibadan yhy

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7go หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u หลายเดือนก่อน

    waa wax aan qadarneen

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢 Alle uma qorin ayaan dhihi lahay hadii caafimaad ay ku heli lahayd lacagtaas ma heyseen dahabkaas waxaa dhici karto in mood ku ahaay nabarka marka daawo.makeh maanta cidii ayaa ugu nool wax wanaagsan wayay alxm

    • @aishacadeey9928
      @aishacadeey9928 หลายเดือนก่อน +1

      Waasax med waano waadiidyay iney dhimato aaqirnéd allaah yarxam kitaabkéda midogta allaah kasiiyo inaalli llillaahi wa inaa elléyhi raajacuun

  • @user-ku3vi1gb3h
    @user-ku3vi1gb3h หลายเดือนก่อน +2

    Hooyadaa ilaahay ha u naxariisto noleesheeda waxay u hibaysay gabadheeda

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana หลายเดือนก่อน

    Allah unaxaristo momi

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaahi waa Sheego Naxdin leh oo Arkakax 😭😭😭💔💔💔Dhaxal ma fiico ma ogid Qofki laha inuu ka baahnab jiray xataa Hooyadan dhimatay waalidkeed 😡 Xoolo dhaxal ma tarmaan Qofki laha ayuu raaca

  • @FarhiyoMohamud-ht6fq
    @FarhiyoMohamud-ht6fq หลายเดือนก่อน

    Isoo jawab insha allahu Wan ka warsugaya

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxaristo wll

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i หลายเดือนก่อน

    SUBXAANALAAH ilaahay ha u naxariisto

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 หลายเดือนก่อน

    Alle has u naxariisto hadi alle u qori lahay way ku tegi lahayd dhaqtarka

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto hooyo waxaa laga yaabaa in ay is laheyd gabadhaada dhaxal la.aan hadhigin adba dhaxalaa lagu siiyeye

  • @user-mk9cu4dl5t
    @user-mk9cu4dl5t หลายเดือนก่อน +2

    Amiin yaa rabi❤❤❤

  • @ShukricumarMahamed
    @ShukricumarMahamed หลายเดือนก่อน

    Walahi xanuun waaye😭😭😭😭

  • @sacdiya120saxdiysanka2
    @sacdiya120saxdiysanka2 หลายเดือนก่อน

    qadarta intaa kuekayd inay dawowdo maqornayn allaha unaxariisto

  • @Qaybarmedia320
    @Qaybarmedia320 หลายเดือนก่อน

    Subxnallah alle haku naxristo amiin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 29 วันที่ผ่านมา

    SubxanAllah ya Rabb😢😢

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto😢

  • @user-np6ij6gm5v
    @user-np6ij6gm5v หลายเดือนก่อน

    Subxaana lah inaalilaah wa inaa ileeyhi raajicuun 😭

  • @user-mh3jd4sh3s
    @user-mh3jd4sh3s 19 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i หลายเดือนก่อน

    SUBXAANALAAH

  • @kiinay4946
    @kiinay4946 หลายเดือนก่อน

    Inaalillaah wa inaa ileehi rajicuun maqorneen inee noolaado lkn gabadheeda ineesan xamaalin ee kufakartay sadaqo badan ha ubaxiso hooyooyinkii sookeediyay dahabkaa

  • @FarhiyoMohamud-ht6fq
    @FarhiyoMohamud-ht6fq หลายเดือนก่อน +1

    Acw waal adoration ah Wan radiyey lanbarkada wana ku wayey e doo raali ah ma isin karta baafin ayaan karaba ilahey kher haku wafajiye

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v หลายเดือนก่อน

      Facebook ga telefoon baa ugu qoran walaalo.

  • @Nafyr2002
    @Nafyr2002 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @user-kx1zf1fc8w
    @user-kx1zf1fc8w หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar layaab waaye

  • @SeenabCabdiAdan
    @SeenabCabdiAdan หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah

  • @nimcoadan349
    @nimcoadan349 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah ❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalah 😢😢😢

  • @user-my6iz5tg7x
    @user-my6iz5tg7x หลายเดือนก่อน

    ALLAHU MASALI WASALIM ALA NABIYINA MUHAMAD

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 หลายเดือนก่อน

    Yabdnaa bisnkaa

  • @SomaliWillmarTv
    @SomaliWillmarTv หลายเดือนก่อน

    Mamada Allaha u naxariisto hada dhaxkeedii waa la cuney lakin waxa fiicneed in ay iyada ku raaxeysato meesha ay dadka u shaqeyn jirtay in ay dahabka ku shaqeysato

  • @hamdadayib-ie3ri
    @hamdadayib-ie3ri หลายเดือนก่อน

    Amiin amiin yarabi 😢😢

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 หลายเดือนก่อน

    Adduunka Nin kaa been badan ma arkin Alle ka baq

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge หลายเดือนก่อน

    Subaxnalah 😢

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 หลายเดือนก่อน

    Allah h unaxaristo amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 หลายเดือนก่อน +3

    dadka reer barawaha ah ma ii sadan dhaxalka awoowayashoda ceeb weyn ayay ka tahay qofka iibsada wixii waalidki uga dhinten magaladas ayan joogi jiray waan aqaanaa hab dhaqankoda. Hooyadan qalad ayay aheyd ayado hanti intas le,eg heysata in dadka wax loo su,alo

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 หลายเดือนก่อน

    Dhaqaatariinta xaasisanaa hadayba maskiintaas wax aysan haysan may uska dhaafaan u naxariistaan

  • @user-im1xn4lt7p
    @user-im1xn4lt7p หลายเดือนก่อน

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 หลายเดือนก่อน

    Ha xayeysiin taqtar ajnabi oo adan ogeyn wuxuu bartay reali

  • @SaynabXasan-fh9gp
    @SaynabXasan-fh9gp หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah 😢

  • @Hasnktal
    @Hasnktal หลายเดือนก่อน

    Sheekada waa sheeko haween

  • @degan4
    @degan4 หลายเดือนก่อน +1

    Maamo Wayne oo tuugsan jiray ayaa margay dhimatay lacag badan gurigeeda laga helay

  • @KharniMHaji
    @KharniMHaji หลายเดือนก่อน

    ASC sheekadan far baa itaagan aniga wiil reer baraawa ban ahay reer baraawe neh dahab waligood way keeysadan ma ahan in hooyada qiimaha dahabka aqoonin ee mustaqbal gabadheed bay kutala gashey mida labaad qof reer baraawa hanuunsa nin iyo naag ba reer baraawaha dibadaha joogan way u tabarucan dad qaas ayaa u hil saaran in aay raadiyan dadka danyar ah oo gargaar u bahaan yihiin inay soo sheegan ee sheekadan waxba ka qaaldan

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u หลายเดือนก่อน

    Waa. Yaab. Iyadaa. Is. Dishey

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 หลายเดือนก่อน

    Subxanallh

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 หลายเดือนก่อน

    maryan Canaan bay ahayd

  • @falisa576
    @falisa576 หลายเดือนก่อน

    Nafta laysma siiyo inad sii Noolansysid wixi ad haysato Alle ku siiyey e Gurigaga ku yaal
    Ayaa la isticmalaa dadkana lama dhibo
    Maamadas dahabkas faraha badanleh
    Calaf kumay lahayn balse nafteeday
    Ka hagratay ilaahay haw baxariisto

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 หลายเดือนก่อน

    Naabar kaaga isii please

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 หลายเดือนก่อน

    Maxaad ka sheegaysaa haday darxumo iyo caawimo la aan udhimatay.

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve หลายเดือนก่อน +1

    Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ❤❤❤❤

  • @user-yy6vy2cg2z
    @user-yy6vy2cg2z 28 วันที่ผ่านมา

    Waxyaabah saasoogalaa waa adagtahay inlagado waa xusuuswaalid laakiin naftaakadara.wax lamida ooqof aanjeclaay igu hadiyeeyay 23.10.1983.laahad gacanteyda kamabixin xilikadtoo lasoomaray.shey hooyo jevleed oowalaalkeed kuhadeyeey.ayaa islaanta aabahey kas ujibisay walib wa usheegyey aabe ineysantaaban .maalin uumaqnaay aab ayey kas kuburburisay waxa aheed aaqirkii 1982..lilaahad oonjiro60.markaantago gurigeenii oon eedo arko maxajikaro oohinta waxa lagyaabaa ayadu ineyfarxad umaleyso

  • @housseinbilanaicha6936
    @housseinbilanaicha6936 หลายเดือนก่อน

    Hooyadu marwalba nafdeeda gabadheeda ayaa kamihimsa

  • @Nasiib-moha8
    @Nasiib-moha8 หลายเดือนก่อน

    Qunkaan xun dahabkaaga ha iskaga qasaarin ay is tiri .. lakin ma ogeyn in ay u dhiman doonto.

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 หลายเดือนก่อน

    Wallee waa yaab.

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @kaahinmali0fficial358
    @kaahinmali0fficial358 หลายเดือนก่อน

    Ajashedi ayaa gashay mamadana waxey aheyd dadka dhaxaltoyada ilaliyo xata naftoda ka jaceyl dhaxalka walidkoda iney ilaliyan

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 หลายเดือนก่อน +3

    Daawada hadii illaah ku halleeshiiyo un baad heleehe markay dhar dadaad dhaqeyso maxay ugu ganacsan weyday lee lacagteeda

  • @museosman8296
    @museosman8296 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii aan cunin waa laguu cuni

  • @ubax3018
    @ubax3018 หลายเดือนก่อน

    Waxay laheed gabadhaada
    Hakuu dhaxasho

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @anabh5771
    @anabh5771 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 หลายเดือนก่อน

    Maskiin calaf uuma aysan yeelan ama waxaa laga yaabaa inay islahayd magoynayo intaas oo lacag ah

  • @user-sn2et1ye9q
    @user-sn2et1ye9q หลายเดือนก่อน

    Natalie kamihiimsan

  • @HanaNima-rc6gm
    @HanaNima-rc6gm หลายเดือนก่อน

    Ax waa aqon la an

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 หลายเดือนก่อน

    Away maamada ogeen hee koleey faro dheer ma eheen

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 หลายเดือนก่อน

    ربي ارحمهما كما ربياني صغيرا
    Hoyaday Illaahay ha unaxariiso iyo abe iyo dhaman musliminta iyo muslimaadkaba
    Hadu dahabka ahaa mid hoyoyin iskasodhaxlen waxa larabay inay xoga yar intay Ka isticmaalan intakale ay xidiso siday hoyaded usoxifdosy
    Mamada geriyotana waxa larabay inay nafteda kaxakamen hanti aduun watas naag lagugursadaye damiirdaradeda

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 หลายเดือนก่อน

    Maybe is culture but I disagree may God granted her Fordisa.

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 หลายเดือนก่อน +1

    😅😅😅😅😅😅
    Iimaan la'aan ka badatey ilah ha u naxariisto bisinkee why ??????

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 หลายเดือนก่อน

      Aamin abayo lkn waa mayde ha xaman

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 หลายเดือนก่อน

      @@xaliimacali5595
      Haye abayo istaqfuralah abayo lkin iyadoo tajirada wax yar u god gashey asxantu abayo Qofkii ku jecel wax Kuu sheega abayo shugran💙💙🙏

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9c หลายเดือนก่อน

    Miskiin in la iibin karo ma ogsyn miyaa

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 หลายเดือนก่อน +1

    waar dad ha dhicina masaakiinta dhaqtarka lafaha been loow🤣🤣🤣

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyada ayaa qaladka leh

  • @user-dw1ui6lt6r
    @user-dw1ui6lt6r หลายเดือนก่อน

    Allow unaxriso

  • @cumarmuxumed5488
    @cumarmuxumed5488 หลายเดือนก่อน

    waa qadar ilaahay

  • @hawoali120
    @hawoali120 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto