www Ina adeer adaa shiday jabuti wax kle wlhi Kan show waa dhaafay reer jabuti❤ wa dad qalbi wangsan reer jabuuti salan Iga gidmooma waan u xiisay jabuuti waxa igu danbeysay 2017 /01/10 I.a mar kle rajeyna inaan imaado reer kaartisey saln qaas iga gidooma❤
"Caashaqa mar baan Maaweeliyo ciyaar Kaftan moodi jiray Caashaqa mar baan Madadaaliyo Kaftan moodi jiray Maan moodi jirin Qof i moogin inaan Ku mashquuli karo Mana maaganeyn Qof aan maalin qura Muuqeyga arag Inaan so martiyo Mooyaan hadana Maankiyo qalbiga Waxa so malmalay" Heestan qoraa iyo laxamiiste weeyn (oo aan u maleeyo inu yahay AWALE ADAN) aya isku heley Sanad wacan soomaali maxamed 🎉❤❤❤
Ader réer Somalia waka xeer isse marka amoussa walahayow reer hamaar
Mana maaganeyn qof aan maalin qura muuqeyga arag inaan so martiyo...mooyaan hadana maankiyo qalbiga waxa so malmalay ❤❤❤
www Ina adeer adaa shiday jabuti wax kle wlhi Kan show waa dhaafay reer jabuti❤ wa dad qalbi wangsan reer jabuuti salan Iga gidmooma waan u xiisay jabuuti waxa igu danbeysay 2017 /01/10 I.a mar kle rajeyna inaan imaado reer kaartisey saln qaas iga gidooma❤
Geesiyada diini xaaji reer kuul
❤allez ikran mahabe
Waa fananka reer fiqicumar dalmar xaaji waa gotii shekhaal caday
Belle chanson 🥰🥰
WeLcom #Dalmar Avec la Diva #Ikran ❤
Hees waa dhafaytay❤❤❤
Waa sax lakiin gabadhu dharmay weday
My ikran mahabe ❤❤❤❤❤
I liked dalmar yar
❤❤❤❤ mashallah Mabrouk
❤ All we need is Love ❤
Reality
Oui c est vrai
❤❤❤
Hi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dear artists, happy new year!
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉
Waaaaaaaaaaw 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Oo walaahiya
Macha allah dalmar yare ❤❤❤
Waa difaaca raaso
"Caashaqa mar baan
Maaweeliyo ciyaar
Kaftan moodi jiray
Caashaqa mar baan
Madadaaliyo
Kaftan moodi jiray
Maan moodi jirin
Qof i moogin inaan
Ku mashquuli karo
Mana maaganeyn
Qof aan maalin qura
Muuqeyga arag
Inaan so martiyo
Mooyaan hadana
Maankiyo qalbiga
Waxa so malmalay"
Heestan qoraa iyo laxamiiste weeyn (oo aan u maleeyo inu yahay AWALE ADAN) aya isku heley
Sanad wacan soomaali maxamed 🎉❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢
❤❤❤
Foieizigir8😢🎉😅😊
❤❤❤❤