Abahaa iyo Iidaadi, Qosolka Aduunka, Damaashaadka Muqdisho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • ★ MAANSAN TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
    #Abahaa #Iidaadi

ความคิดเห็น • 66

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 ปีที่แล้ว +29

    Idaadi iyo abahaa inta ku faraxsan kulankoda like mee

  • @ariifmaalin3661
    @ariifmaalin3661 5 ปีที่แล้ว +17

    Captain Iidaadi Legend Weyn Ino Yahay Hadda ila araktay Like Iisaar

  • @abdirahmanabdullahi9132
    @abdirahmanabdullahi9132 5 ปีที่แล้ว +12

    Abaha madaxa tahay bro big respect Sxb long life man 👨

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 5 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi illin aa iga timid iidaadi oo si xushmad leh loola dhaqmaayo thanks Mansuun channel

  • @naxariisproduction3683
    @naxariisproduction3683 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah rag culus ahaa Team reer maansan One Love 🙏🙏🙏

  • @abdirahimxassan2619
    @abdirahimxassan2619 5 ปีที่แล้ว +10

    Iidaadi iyo abahaa waa isfahmeen

  • @ayaanidil9254
    @ayaanidil9254 5 ปีที่แล้ว +10

    Iiidaadi nimankan waa dadwaawayn
    Oo sharafleh oo dagen
    Kuwan lajooog abaahaa masuul waaye
    Maaanzan kasoo shactiro
    Ciyaalkii yaryaraa ee qaylada badnaa
    Iskaaga hadh durdur duliwaayeee

  • @aaminoumlul2916
    @aaminoumlul2916 5 ปีที่แล้ว +1

    Aabahaa iidaadi sifiican aa oola dhaqmysaa mhadsanid. ❤️❤️❤️

  • @ismailabdullaahi9497
    @ismailabdullaahi9497 5 ปีที่แล้ว +1

    madino busha daganaay kulaha idadi faniska idadi like igu tabaruca viva idadi⛱

  • @rastamaaniyo3863
    @rastamaaniyo3863 5 ปีที่แล้ว

    guul abahaa iyo idaaadi

  • @KaydkeenaMedia
    @KaydkeenaMedia 5 ปีที่แล้ว

    Abahaa si sharaf u soo dhawaysay Iidaadi Mansan Media hore u soco..... Barnaamijka Ku Dalxiis Muqdisho taxanle noogu wad

  • @amrcade2970
    @amrcade2970 5 ปีที่แล้ว +2

    Aabah nin culus👍
    iidaadi sifiican aa oola dhqmaysaa Noolow

  • @mohamedabdalla3441
    @mohamedabdalla3441 5 ปีที่แล้ว +6

    Horey usocda bro😜😜😜😜🇸🇴

  • @abdallaahmed9065
    @abdallaahmed9065 5 ปีที่แล้ว

    mashlh waa wax aan ku farxo majajileste abahaa sida aad u karameysay walalka idaadi runti sidaas oo kale ayaa mudan in la isku ixtiramo bro adiga iyo maansan thnks inbdn subcsribe bdn ayad naga mudan tihin thnks sxpyaal

  • @ibraahimxasan4004
    @ibraahimxasan4004 5 ปีที่แล้ว +1

    Ceelhindi Hada taqanid likegta isaar 😁😁

  • @yusuufbadarbadar4461
    @yusuufbadarbadar4461 5 ปีที่แล้ว

    Abahaa idadi hadad soo dhawayisay waan kuu so dhawayiayina

  • @abiyow10
    @abiyow10 5 ปีที่แล้ว +6

    Abahaa iyo iidadi wad isku wacantihin bro marka ninkan hadu mansan Ka midnoqdo beelo waaye intuu meelaha wareegi laha qofba qof uyeeran laha maansan wax hala qaynsado soo maaha

  • @qalbidahabmedia3259
    @qalbidahabmedia3259 5 ปีที่แล้ว +1

    Abahaa iidaadi Team maansan haka mid noqdo

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 5 ปีที่แล้ว

    Iidaadi waa ku faraxsanahy farxadaada

  • @moharezahmedxamarlee1090
    @moharezahmedxamarlee1090 5 ปีที่แล้ว

    Idaaaadi iyo abaaahaa dad aaan jeclahay

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 5 ปีที่แล้ว +2

    maashaa allh

  • @ayaanmaxamud6632
    @ayaanmaxamud6632 5 ปีที่แล้ว

    Cadiii maha

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 5 ปีที่แล้ว +1

    *abaa hore kma daawan jirin tageeraha iidaadi soo raacan ka mid ahy lkn inaad nin rageed tahaan qiryaa*

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 5 ปีที่แล้ว

    Iidaadi iyo abahaa waa sallmy

  • @walaalahagermany4477
    @walaalahagermany4477 5 ปีที่แล้ว +1

    Idaadi iyo abaha wan ni jclhy wlhi

  • @abdifatahmohamedhassan5112
    @abdifatahmohamedhassan5112 5 ปีที่แล้ว +6

    Iidaadi magalada makala yaqan kkkk

  • @hodmanmaxamed5539
    @hodmanmaxamed5539 5 ปีที่แล้ว +1

    iidaadi👌

  • @abdulaahibaastow4177
    @abdulaahibaastow4177 5 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkk aabaha oo gari wada kkkkkkkkkk viiva iidaadi guul shactirolaha ugu weyn mugadisha cadey kenya wan ka resatay rer xamar ine qiimo lee yihiin bal arag iidaadi nolaaw yqey

    • @abdulaahibaastow4177
      @abdulaahibaastow4177 5 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁😁😁😁

    • @aaminoumlul2916
      @aaminoumlul2916 5 ปีที่แล้ว

      Waa saxsanthy sxb
      Iidaadi iyo aabaha eay isku fiicanyihiin.

  • @samiirosman
    @samiirosman 5 ปีที่แล้ว +1

    Idaadi Cadi Ma Ahan

  • @tatacade8262
    @tatacade8262 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin qalbi fiyoow waye ma faaano salad Garmany kagso diraya🇩🇪

  • @wadaanisomalijacayl1202
    @wadaanisomalijacayl1202 5 ปีที่แล้ว +1

    Idaadi oo abaha gaari ku qade 😂🙏🏽

  • @xasankaafiofficialchannel752
    @xasankaafiofficialchannel752 5 ปีที่แล้ว +5

    Abaha idadi mel ayaaa sartay

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว +1

    Anagaa Jecel Iidaadi
    Lana Socona Channel Kasta Uu Tago Waanna Soo Dhawaynaynaa ✔✔😁

  • @hassanabdi9528
    @hassanabdi9528 5 ปีที่แล้ว

    Iidaadi oo ku so biiray bahda maansan mansha allaaah

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 5 ปีที่แล้ว +1

    Idaadi kulaha muqdisho in aan hees uqaado waaye 😂😂

  • @aliproduction9478
    @aliproduction9478 5 ปีที่แล้ว +1

    thanks

  • @xasankaafi2047
    @xasankaafi2047 5 ปีที่แล้ว

    idaadi cadi ma ahan

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 5 ปีที่แล้ว

    Iidaadi hurdada xeeytagay café u soo Qabta

  • @nabadnolol1994
    @nabadnolol1994 5 ปีที่แล้ว

    IIDAADI Caadi maaha Walhi.

  • @abanyesenior4533
    @abanyesenior4533 5 ปีที่แล้ว

    Idaadi xariif waye meeshi shaafto loogasheego diyaar uu uyahey,,, cadow malahan happy life style plus shaafto...

  • @antaakiabdi5504
    @antaakiabdi5504 5 ปีที่แล้ว

    abahaa isku keen iidaadi iyo jaajuumow yare😆😆😆😆 sxb

  • @yassinahmed3023
    @yassinahmed3023 5 ปีที่แล้ว

    abaha iyo idaadi rag culus

  • @haphza5055
    @haphza5055 5 ปีที่แล้ว

    IdaaaDi ninka kaliya
    Iga qozliya😂😂😂

  • @aaminacabdullahi1124
    @aaminacabdullahi1124 5 ปีที่แล้ว +5

    Idaadi doqon yahòw yutub furu nimankaan waa dad badantahay shalay wee ku caaynaayeen hadana weyku sasabanoyaan waxey aekeen taageerahaa inuu badan yahay

    • @aaminoumlul2916
      @aaminoumlul2916 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa Talo aad u fiican. Lkn IIDAADI WAA MISKIIN wuxuu ubaahanyahy dad Daacad ah oo asaga Gacan qabta. Nimankan ismaciil iyo xasantop asaga by ku qaraabtaan.
      Waxaan Rajynaa in uu Aabaha Daacad noqdo waa sida muuqato.

    • @aaminacabdullahi1124
      @aaminacabdullahi1124 5 ปีที่แล้ว +1

      @@aaminoumlul2916 aboowe wey ku qaraabanaayaan saas aan u fahmay miiskiinka

  • @NoorAli-vz3dx
    @NoorAli-vz3dx 5 ปีที่แล้ว +1

    idaadi waa nin shacbiyat badan hesto dad kanoxo maleh miyaa yuutob mey ufuraan

  • @abdallahaji16
    @abdallahaji16 5 ปีที่แล้ว

    Iidaadi amakaag aaba kasoo haree dhulalka madaxda ma marin waligii😂😂

  • @abdii9110
    @abdii9110 5 ปีที่แล้ว +1

    hhhh idaadi inooleyahay takera badan boleyahay

  • @yufamoha779
    @yufamoha779 5 ปีที่แล้ว

    Mansan wey shidan yahiin
    Kuwa kale shaah xitaa uma quuraan
    Abahaa noolow waa nin dadka qiimeya

  • @wadadalibaantachanel1711
    @wadadalibaantachanel1711 5 ปีที่แล้ว

    Madiino buush ahaa daganahay aar idaadi

  • @mohamedmohamoud4631
    @mohamedmohamoud4631 5 ปีที่แล้ว +1

    Idaadi kuma lohoo madiino o buush ah ayaan degenahy

  • @aliproduction9478
    @aliproduction9478 5 ปีที่แล้ว

    mr iidaadi

  • @mumtazsiyad3958
    @mumtazsiyad3958 5 ปีที่แล้ว

    Runwaye wo birqoya dharkan hadiyad ma logu keeeenay idaadi kkkk

  • @walalka5
    @walalka5 5 ปีที่แล้ว

    Iidaadi wa lacag madaxiisa waaba la isku heestaa janalada muqdisho dhan iidaadi ma u qeebsamaa asaxaabeey

  • @boyaansciise5057
    @boyaansciise5057 5 ปีที่แล้ว

    Idaadi tatka nasabka ah lasoo jil clip yada ka har kuwaa ciyaalka ah xasan jareer iyo ismaa ciil duluf aqli lixsaac yaasha

  • @inspiringquotes5320
    @inspiringquotes5320 5 ปีที่แล้ว +1

    ARIN FAKAR U BAAHAN ???....
    DAAWO SI AAD WAX U FAAIDO .
    th-cam.com/video/o3tnhSC0vx4/w-d-xo.html

  • @xasankaafi2047
    @xasankaafi2047 5 ปีที่แล้ว

    idaadi dartiis aa usoo kalaa

  • @nuurabdi7
    @nuurabdi7 5 ปีที่แล้ว

    Idaadi waxba matqanid meshan.islii mad uqabtaa oo maqoqaha laku cunayay

  • @cabdixajimeli4119
    @cabdixajimeli4119 5 ปีที่แล้ว

    Idadi dur dur lagala waregay

  • @azadbarcahassan5012
    @azadbarcahassan5012 5 ปีที่แล้ว

    Abaha waxkle

  • @liibanalibk3750
    @liibanalibk3750 5 ปีที่แล้ว

    thanks