Reer waqooyi galay maqaayad reer xamar maxa ka dhacay meesha | qaraaxo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Reer waqooyi galay maqaayad reer xamar maxa ka dhacay meesha #qaraaxo

ความคิดเห็น • 70

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b ปีที่แล้ว +7

    Jeekey sxb aniga bishii 8aad 2022 ayaan xamar imaaday from hargeysa hal maalin hadddaan joogy xamarwayne ayaan soo aaday anigoo raba bajiyo iyo alaabtaas waliggyna xamar hore uma imaan sxb si fcn ayaan wax ucunay sanbuus hadhihin mashmash kabaab bajiyo shaahi cadays wallaahi isla maqaayadaan ayaan ka cunay ❤❤❤❤❤❤❤

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 หลายเดือนก่อน +1

      Lahjadi reer somalilan ma so qorine side reer waqoyi ku noqotay marka😂😂😂

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed ปีที่แล้ว +21

    Dayax waxa laga wadaa Madax Adhiga From Burco 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @abdiconner5023
      @abdiconner5023 ปีที่แล้ว +4

      Berigaan Hargeysa Joogay baan Bartay Reer Burco Masahlano.

    • @defensegeneral9893
      @defensegeneral9893 7 หลายเดือนก่อน +1

      Kurus baan mooday

  • @liibanshakat4030
    @liibanshakat4030 ปีที่แล้ว +15

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💯
    Sxbayaal saas ayaa larabaa aan is dhax galno walaahi sxbayaal one somali United

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว +1

      Suurto gal maka tahay soomali ol caqli mayeelan ???

    • @naaneey6476
      @naaneey6476 ปีที่แล้ว +2

      ​@@abdiqaniahmedjama4326 somalia wa dadka kalliya isku martiyaa.somaliland waligeed ma xumeen hadana walaheen waaye. Waxa nii dilay waa siyat barre cidisa.hada reer barik wabaa!

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว +3

      @@naaneey6476 siyaad barre isaga hadda waa tagay wuxuu gaystayna isaga uun bay ku kooban yihiin iyo intii ku caawisay ileen nafina naf kale dabgeeda maqaadee , ehelkiisa ayaan qaadi karin , walaa dad ka kale ee qaraabadiisa ayaan qaadi karin ficilkiisa .
      Ta hadda taagan ayuun baa muhiima zhp

    • @naaneey6476
      @naaneey6476 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiqaniahmedjama4326 point waa ka dhacday reer bari lee dad dilo.dowload dhaco. hawiye Lee dilayan sabab? Fuli waxid xil ku qarabanayaa 😏 OG Lee ogalnay!! Reer bari - balaya tuuginta ah!

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว +1

      @@naaneey6476 maya maya zhp hadda cid caayimayno fadlan , kaliya wixii dhacay dhace khaladkasta oo dhacana waa lasixi karaa , markaa arrimaha hadda taagan ayaa ubaahan in laxaliyo lkn ka soomali ahaan bulshadeena meel jasta hajoogtee , muhiim maaha inay koonfur ama waqooyi joogtee diyaar ma u tahay inay xal keenan taas ayaa su aal ah ?

  • @katrajama2308
    @katrajama2308 ปีที่แล้ว +3

    Uf uf dollar aa aaway Shilling somali

  • @khaliddeeq1763
    @khaliddeeq1763 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂 walhi qosol iguma hadhin

  • @bulshoweynentertainment2163
    @bulshoweynentertainment2163 ปีที่แล้ว +2

    😅😅😅😅😅😅😅dayax isku wareega😅😅😅😅

  • @ibrahimabdalle2088
    @ibrahimabdalle2088 ปีที่แล้ว +4

    Hargaysa dayaxeeda ha iskaga wareegto 😂😂😅😅

  • @saedfarah6224
    @saedfarah6224 ปีที่แล้ว +7

    War madax isku dhan ayuu rabba sheikhu dayaxaan ku wareegaya weeye sheekadu😂😊

  • @dahabo4381
    @dahabo4381 ปีที่แล้ว +2

    😅😅😅😅Qawdhan my faransa meyjogan
    Jeekey aaaaaa kkkkkkk

  • @mohazahmett564
    @mohazahmett564 ปีที่แล้ว +2

    War ninkaan ma Mustafe Qowdhan baa.?

  • @Joyqouting
    @Joyqouting ปีที่แล้ว +2

    Our legend, waa loo baahnaa makhaayadaan😊🎉😂

  • @mursalmustafe
    @mursalmustafe ปีที่แล้ว +2

    Dayax stalayt raac.. War imika reer xamarka ma ka dhabaaa 😅😅😅

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 ปีที่แล้ว +2

    Aar qawdhan hh hh jeekey waa ka yaabay rer waqoyi

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse ปีที่แล้ว +2

    Legends Jeekeey iyo Qowdhan

  • @Hooda36
    @Hooda36 ปีที่แล้ว +1

    Ajajajajajaja😂😂😂

  • @dahabo4381
    @dahabo4381 ปีที่แล้ว +2

    Qawdhan iyo rer xamar sobadiya

  • @MaxamedahmedSaalkin-ce6ih
    @MaxamedahmedSaalkin-ce6ih 9 หลายเดือนก่อน +1

    Afrter waqooyi

  • @maxamedijo8999
    @maxamedijo8999 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikadirweedow7787
    @abdikadirweedow7787 ปีที่แล้ว +1

    Kkk reer xamar vs reer waqooyi

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 ปีที่แล้ว +3

    Dayax waa cunta cusub kaawat kulahaa cajiib 😂😂😂

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅

  • @mahamudjama2446
    @mahamudjama2446 ปีที่แล้ว +1

    Miskiinka barafuunlaha maxaa saa ugu gashay😂

  • @MohamedAhmed-og7um
    @MohamedAhmed-og7um ปีที่แล้ว +2

    300 coming soon ❤

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 satalat ka raac kuye jekey funny

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 ปีที่แล้ว +2

    Waa cad hilib oo geela labta ku jura

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 ปีที่แล้ว +2

    Maybe sheeko dheerow kkkkkkkkk

  • @Calinaaji1
    @Calinaaji1 ปีที่แล้ว +2

    Jekee lagen😂😂😂

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 ปีที่แล้ว +2

    Jekeey iyo qawdhan ba is helay😮😅

  • @CnaasirMaxamed-sc6yr
    @CnaasirMaxamed-sc6yr ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @libanahmed2269
    @libanahmed2269 ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅

  • @utun_jaceyl
    @utun_jaceyl ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge ปีที่แล้ว +1

    Cuntada inuu taataabto ma aheyn.
    Iyo qaylada

  • @faisalali-yu3iu
    @faisalali-yu3iu ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅😅😅kkkk

  • @norsh9911
    @norsh9911 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว +2

    Hadane dayax waa barani iyo gaabane waxleyska barto waa iska fiican tahay

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    XAMAR Reer Waqooyi lagama rabo.
    Xamar waa Xaaraan diid.

  • @Miraale199
    @Miraale199 ปีที่แล้ว

    Aar Dayax uu ku wareego u keen Ninka waaxay waxan oo xiijis ahi 🤨

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 ปีที่แล้ว

    caymar maxuu kale jeedah???

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 ปีที่แล้ว

    SOMALILAND WAXAA LA OGADAY INAY ASALKODA AY YIHIIN YAHUUDI MADOW FALASHI AH

    • @user-dq4od9dw6v
      @user-dq4od9dw6v ปีที่แล้ว +1

      waad ciilan tahay

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 หลายเดือนก่อน

      *_sshirwacaadan_*
      Adna walalkodi ka yara ee adoonka aha iyad tahay😂😂😂

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 ปีที่แล้ว +1

    KA REER WAQOOYI GA ISKA DHIGAYAA WAXA UU KARI LA'YAHAY "WASLAD "CAYNMAR AH "MALA WAA REER PUNTLAND OO WAXUU LEEYAHAY "CAYDHMAD" 😅😅😅 NINKAA WAYNI HILIBKA UU DALBADAY HALKA UU NEEFKA KAGA YAAL GARAN MAAYO WAAYO AMAN IYO CAYNMAR SIXNI KAMA DHAXAYN KARO ISKU MAR... 😅😂😂😂😂😂😂😂

    • @munazarahmed5686
      @munazarahmed5686 ปีที่แล้ว +2

      Qowdhan maa reer puntland ku tilmaamtay waa reer waqooyi asal ah🤣

    • @ZayntheyouTuber
      @ZayntheyouTuber ปีที่แล้ว +1

      Abwaan Qawdhan waa jila wayn oo waliba turjuma film ka Hindi ga.

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 ปีที่แล้ว

    Jeykey salansare horey usoco kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว +1

    Maryooley Roodhi Ama Rooti
    Maba aha Afsomali maryooley cidlaad isku haysataan ku jira weligiin sidaa.

  • @yaakcon
    @yaakcon ปีที่แล้ว

    WAR KAN REER WAQOOYI MAXAA AFKA IYO ILKAHA KAGA DHACAY?

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว

    Wan quslay gaban waa was lada geela barki aya loyaqana gabaan kkkkkk dayaax turobo halaga dalbado

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @umuabdallahifrah8501
    @umuabdallahifrah8501 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 ปีที่แล้ว

    😅😅

  • @dahabo4381
    @dahabo4381 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nuuradii8770
      @nuuradii8770 ปีที่แล้ว

      iiiiii😅iì77⁷78iiiiiiiii

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatimaadam5760
    @fatimaadam5760 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣