#DIGNIIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2020
  • #QAAXADA #TIIBISHADA
    #CUDURKA QAAXADA AMA TIIBISHADA??
    MAXAA SABABO??
    SIDA UU KU GUDBO??
    calaamadaha lagu garto ??
    dhibaatooyinka ka dhasha ??
    sida loo daaweeyo ??
    sida looga hortago ...
    ka daaawo muuqaalkaan
    ..

ความคิดเห็น • 82

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  8 หลายเดือนก่อน +1

    La xiriir Whatsapp+254799914277

    • @user-mx9bj4gl7k
      @user-mx9bj4gl7k 7 หลายเดือนก่อน

      Tb caloosha kasoo hadal pls

  • @Studywithstudywithme
    @Studywithstudywithme 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going dre waad mahadsan tahay

  • @shaaficicali2264
    @shaaficicali2264 4 ปีที่แล้ว

    Shukran wll waa xanuun dhibaato kuhayo bulshadeena

  • @saidadagan4425
    @saidadagan4425 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallahu kheyr walal

  • @farhiajamac6985
    @farhiajamac6985 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah shukran wll

  • @kaaficade8468
    @kaaficade8468 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa xanuun dhibaatadiisa wato alaha ka badbaadiyo umada

  • @abdirahmandirir3279
    @abdirahmandirir3279 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid dr

  • @user-yc9er6gx4p
    @user-yc9er6gx4p 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid dre

  • @isseosman8854
    @isseosman8854 4 ปีที่แล้ว

    Waa sidaa dre waa xanuun runtii aad u dhibaato badan

  • @faatumaaadan9113
    @faatumaaadan9113 4 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid hooyo waa kuu duceeyey alaha kaa abaalmariyo saa iisaaciday

  • @imsomali3359
    @imsomali3359 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadbaad umahadsan tahay horey usoco hana kadaalin umadaaada inaad ufaaidayso

  • @faatumaaadan9113
    @faatumaaadan9113 4 ปีที่แล้ว

    Shukran 100%

  • @ubaxahmed9111
    @ubaxahmed9111 2 ปีที่แล้ว

    Dr shukran wan dhamestay😇sual aan wataa, suasheda waxa wye hadi qofka lala isticmalo cido jarka malaga qadi kara TB iyo hadi aad hal weel aad wax ku wadacuntan? fadlan hda messge kega aragto iga jwap suasha wad mahadsan tahy Dr.

  • @cabdijudub374
    @cabdijudub374 3 ปีที่แล้ว

    Asc dr suaal yar hadii akuweydiyo qofka hadow dawada bilobo macadibaa neftisa ftln iso jwb

  • @Osmanhassanmuhumed77
    @Osmanhassanmuhumed77 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qli proceture lomara marki labarayo kasohadal wll mahadsanid🙏

  • @ubaxshcabdulahi940
    @ubaxshcabdulahi940 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll hoyo aya inmudo ah iga xanuunsan waxana uga shaki qabaah xanuunkas hospital bdn ayan geyey sanbabka ayey igfashin ku shegaan xuurto jogto ah ayey ledahay sido kale dhidid bdn sido kale waqtiga hargabka way qufacdaah ma hayn kartaah iso jwb allah ku barkeye Dr mhdn

  • @miskimuuse9148
    @miskimuuse9148 4 ปีที่แล้ว

    Keep going wllo

  • @abdulqadiromar5392
    @abdulqadiromar5392 2 ปีที่แล้ว

    Asc dr wan qufacayaa haben ki dhunta waxa ka yeraysa xuru ruq naqas ko culus xako cad

  • @ahmedfaarahwehliye8616
    @ahmedfaarahwehliye8616 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waxaa ixanuunayo feeraha ilaa garabka marka iskaan badan ayaa issi Saray marka waxeey ii sheegeen birkeytis marka calaamdaha waa isku arkay marka xaako wa iskaqaaday nagatiif ayeey idhaheen xanuun saa I'd ah ayaa ihaayo marka maxaa sameeyaa

  • @draadanali9994
    @draadanali9994 4 ปีที่แล้ว +4

    Mash allah Dr Timajic shurgan macalin laakiin ka soo hadal cudurdka pneumonia ama oofta

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 4 ปีที่แล้ว

      Pneumonia feeraha biyo ma galisaa ?

  • @canabcumar9125
    @canabcumar9125 3 ปีที่แล้ว

    Qofka hdu hore ugu dhacay oo laga daweyey mar labad maku dhacda wll

  • @miskimuuse9148
    @miskimuuse9148 4 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij loo baahnaa in badan

  • @shaaficicali2264
    @shaaficicali2264 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @xilkascade
    @xilkascade ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ummada haka qabto inta heysana Alle haka caafiyo

  • @maxamedcabdi215
    @maxamedcabdi215 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dr sharaxaaddaada ayaan jeclahay mhdsnd

  • @umuomarfaaruuq738
    @umuomarfaaruuq738 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah khaayr

  • @farhiajamac6985
    @farhiajamac6985 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhiigla,aanta kasoo hadal wll waxa keena

  • @khayrfafiye2290
    @khayrfafiye2290 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah mahadsanid dr
    Su aal dr qof marka hargab ku dhaco haduu guri lanuuradaynayo ama lacadaynayo ama meel foox ka qiiqaayo galo wuxuu samaynayaa xiiq ama naqaskaa ku dhagaya
    2 dhakhtarn na walaa mariyay waamarka uu hargabku dhaco Hduu meelaha galo ama dareemano urta sida nuurada naqaskaa qabanaya
    Markaa maxaa talo nasiin dr timajilic maHadsanid

  • @user-yc9er6gx4p
    @user-yc9er6gx4p 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa cudur runtii bulshadeena dhibweyn kuhaayo

  • @cabdirisaaqyussuf8335
    @cabdirisaaqyussuf8335 4 ปีที่แล้ว

    dr ma usababi karta inu u lo dhinto

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc.dhaqtar aniga waxan isku arkay qufac an badnen qarqaryo dhidid habenki rajadi waxey shegtay in sanbabaha wax jiran lakin macada midey tahay pneumonia or tb waxan Qatay desefin injection 7 malin oo min 2 ah candhufta hadan iska qado maso baxe in an qabo tb please iga so jawab????????

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  3 ปีที่แล้ว

      Numberkaas la xiriir walal +256791409972

    • @musesharif8683
      @musesharif8683 3 ปีที่แล้ว

      @@DRTIMAJILAC asc dr. Timajilac wll aadbad ugu mahadsantahey shaki ayaan qabaa ooh in cudurkas aan qabo mana qufoco lkn waxan dareemaya jilba xanuun iyo dhabar xanuun farabadan marka malalaxiriiri karaa tiibisho?

    • @maxamadcali783
      @maxamadcali783 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid

  • @wll____________50cent35
    @wll____________50cent35 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a macalin waxaan ahay wiil jecel fiidowyaashaashada waxaan ahay wiil sankiisu aad u weenyahay maxaa laku daaweeyaa iisoo jawaab reply iisoogal DR

  • @dowzcabdifaraxsan2024
    @dowzcabdifaraxsan2024 2 ปีที่แล้ว +3

    Dr ani hoyadey we iga jiranthy tb Ana heedo dawadana wee dhibe nafta inee ka socoto a modee mantadan wa iga sakarad dawadana ma deyn kartid ala dhahay mxa xal ah hoyadey wa jeclahee😭😭😭😭

  • @user-hd5mk9xb3g
    @user-hd5mk9xb3g 4 หลายเดือนก่อน

    Su.aasha.aan.qabo.waxay.tahay.maxaa.laga.ilaa.linaa.dhamaan.qofka.dawadan.qaadanaya.hadii.eytahay.hilibka.qeybihiisa.kaladuwan.iyo.cunooyinka.laqaadanayo.maxaa.udaran.qofka.

  • @farhiyaahmedali7108
    @farhiyaahmedali7108 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa kle oo unugul ilmaha yar yarka waayeelada iyo maamooyinka uurka leh aniga hada ayee i heysaa bisha 4 ayaana maroyaa oo dawada waan wadaa anoo uur leh ayeena iku dhacde mrka alx hda wan fcnhy m.a Allah cfmd tam eh ha isiiyo adigane allah ajar iyo xasanaad allah kaa siyo dr

    • @monaosman3604
      @monaosman3604 4 ปีที่แล้ว

      Walal macaney maxad dareemi jirtayna

    • @hassanhonest3455
      @hassanhonest3455 4 ปีที่แล้ว

      Mxaa isku aragtay wll ma qufac baa mase waa tabar darro

    • @abdinasirsaidhussein1204
      @abdinasirsaidhussein1204 3 ปีที่แล้ว

      Asc dr dawo ayaan qaataa tb glands ayaa la igu sheegay hadana qandho iyo jir xanuun saa id ah ayaan daree mayaa markaan dawada bilaabay ayaa qandho igu siyaaday maxaa talo isiin lahayd

    • @farhiyaahmedali7108
      @farhiyaahmedali7108 3 ปีที่แล้ว

      @@abdinasirsaidhussein1204 Daawada aad qaadadid ma 6bilood baa walalo inteesa jogtaa adi

  • @raxmahennabeautychanal
    @raxmahennabeautychanal ปีที่แล้ว +1

    Asc Dr lafta dhabarka aa xanuun iga hayaa xhaqtarka aan u tagay raajo 9 saaray waxuu dhahay lafta xariirta dhinac u baxday daawo refetar uu ii qoray sambabka haday gaarto tiibisho uu noqonaa

    • @raxmahennabeautychanal
      @raxmahennabeautychanal ปีที่แล้ว

      Saas uu dhahay marka refetarka ayaa saas u qataa daawo qaldaldan hadan qaato ma dhib ay i kenee wa ka cabsi qabaa

    • @user-tr8hi2yj3f
      @user-tr8hi2yj3f ปีที่แล้ว

      Allah ku cafiyo wll

  • @dunidamaanta1959
    @dunidamaanta1959 3 ปีที่แล้ว

    Nio xagaan kaalla soo xiriiraa

  • @FatmaAhmed-my2tp
    @FatmaAhmed-my2tp 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllyaal ani waxaan kujiraa dhakhtar 3bilood waxaan layg helay tb sanbabad caalamadah dhane ma lihi lkn raajad iyo irbad gacanta lagu mudo baa lag arkay dr daawad markaan 3isbuuc qaato waa ku xanunsanyaa beerka igag dhacdaa waan layg joojiyaa 8xabo oo kinin qataa halmar talo isii dr waa kudaalay cusbitaalka in soo duceey

    • @Qooyskena
      @Qooyskena 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay haku cafiyo hana ka dulqado

    • @asmaahmed7208
      @asmaahmed7208 2 ปีที่แล้ว

      abyo hada maka cafimaaday sethy wll

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 8 หลายเดือนก่อน

      Abayo se noqotay xalada aniga taasa igu dhacday 4 xabo kaniniya la i siiya 8 xabo so ma badna ilahay ha iga caafiyo adiga xaladada iga so waran aniga xita qufac malahayn ta feerahana igu dhacday kaliyah feeraha i xanunanay luguhuna nabra iga so baxay

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 8 หลายเดือนก่อน

      Miisankaga meqo aha walal 8 xabo kaniniya wanba fahmi la ahay

  • @abdihakim6135
    @abdihakim6135 2 ปีที่แล้ว

    Dr dawada tb daaa ayan qata wanalay qapaye ur maaa qadan kara 3pilod oo dawo ah ayan qata izo jwp plz ilahay haku cafiye dr

    • @salmamohamad6016
      @salmamohamad6016 2 ปีที่แล้ว +1

      Maya abaayo daawada dhameeso is baani so kabo maraq calooley cab qudar cun marka dhameesato Lee caruur dhal insha Allah xaajiga ha udhawaanin nafdaada ilaali tisaneh ilaali daawada sida loogu tala galay u qaado

  • @cabdibazi7295
    @cabdibazi7295 2 ปีที่แล้ว +2

    M,a abowe mahad sanid

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn 3 ปีที่แล้ว

    Bidartana aba waraaboga timaha cijiyaha galiya

  • @user-qi5ym8ms4k
    @user-qi5ym8ms4k 3 ปีที่แล้ว

    Dr nabarkaada whatspka isii

  • @maxamedsheekh1913
    @maxamedsheekh1913 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wlll

  • @sacdiyotaargoye5977
    @sacdiyotaargoye5977 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr. Xarun isbital ma ledahay ama xagee ku taalaa wllo mida kle numberka facebooga sawirkada ku dhagan waxaa qabanaya nin madow ah waxan rabaa in laygah cawiyo cudurka tibashada

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  2 ปีที่แล้ว

      hadii aa suaal qabto la xiriir WhatsApp numberka +256 726 188693

  • @Mohamed_yare__
    @Mohamed_yare__ 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqtar waxan qabaa xanuunka oo sanbabka Iska dhacay hadane daawo ayaa ii socoto oo aan qataa waxana ahay nin balad leh maxey ii dhibee hadaan Iska wato daawadeydane aan qaato

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  3 ปีที่แล้ว +1

      Waa halis ee jooji walal balwada

  • @zahraibrahin4903
    @zahraibrahin4903 ปีที่แล้ว

    Igu soo duceya inu ilhy cafimad iga siiyo😢aniga dhowan laiga soo shegy 😢

    • @yaasmahennadesingchannel5385
      @yaasmahennadesingchannel5385 ปีที่แล้ว

      Abayo intee kaso sameesay baaritanka anigana qufac idhibay miisankeygana Wuu sii nusqaamaaa

    • @yaasmahennadesingchannel5385
      @yaasmahennadesingchannel5385 ปีที่แล้ว

      @Zahra ibrahin isbitalka magaciis igu caawi

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 8 หลายเดือนก่อน

      Ilahay ha ku caafiyo walal se noqotay xage se kaga dhacday aniga xita wa hada la iga so sheegay ilahay ha naga caafiyo cuntada u fican iso sheeg mahadsanid

  • @MrAbdinaasir
    @MrAbdinaasir 3 ปีที่แล้ว

    Hada ka hor ayaa iska daye dawadane sitosa u qatay alx check up an maray wali labada sanbab iskuma ego marka magaba ino isbadalo masidan oo ahana walis

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  3 ปีที่แล้ว

      Waaa fiicnaanee lkn haaraha cudurka meesha waalagu arka ooo ah in hada ka hor TB kuugu dhacday lkn taaas macnaheedu maahan inaa cudurka qabto okaay

    • @MrAbdinaasir
      @MrAbdinaasir 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid

  • @aaminacabdinuur4779
    @aaminacabdinuur4779 10 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd Dr

  • @ahmedfaarahwehliye8616
    @ahmedfaarahwehliye8616 ปีที่แล้ว +1

    Lambar ayaa ubaahanahay

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  ปีที่แล้ว

      Whatsapp +256726188693

  • @kaaficade8468
    @kaaficade8468 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid dre

  • @khadrasibqiye2247
    @khadrasibqiye2247 2 ปีที่แล้ว

    Dr iiso jawaab waxaan ka shakiyey inana qabo
    Waxaan isku arkaa laab xanuun
    Daal