Malintii 15aad ee ramadanka iyo vlog adeeg iyo sambuus sames

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 197

  • @Ali-nq9uw
    @Ali-nq9uw 4 ปีที่แล้ว +33

    Aad iyo aad gabadhan inta daawata ma ila aragten laguma caajiso no stres waye qofki daawada hppy mash allah

  • @asliinaofficiall2805
    @asliinaofficiall2805 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha allaah queen waan ku faraxsanahay inaa maanta kow ahay like waan ku siiyey lkn ciil aa ihaayo lacagta iga dhamaan rabtoo 😭😭 video gaan waa inoo markaan lacag ku soo shubto 💋💋❤

  • @bishaaromustaf8141
    @bishaaromustaf8141 4 ปีที่แล้ว +8

    Queenteyda aada ku jeclhy dartaada ayaan make upp ku bartey macaaney😯maalinta ugu horeysey aan isku dayona wn ku guuleystey adiga ayaana sabaab u ah mcnto keep going wlhi dad bdn baad ka fcnthy si qalbiyan ayaan ku jeclhy 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👏👏👏👏👏keep going mcnto

  • @abdig7562
    @abdig7562 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan fosiyo qofkii guursada waa qof nasiib badan.cuntada sidey u sameyso ayaan ka helay.masha'alaah

    • @samaraamohaa1617
      @samaraamohaa1617 4 ปีที่แล้ว

      Abdi G sameyso dee.naag ma cunta loo guursadaa xamaasha ragiinan cajiska badan

  • @roodocade7057
    @roodocade7057 4 ปีที่แล้ว +6

    Thanks abaayo mcn hibaaq inookeen waaan uxiiisney lawadiina oafur sameeynasan blz abaayo mcn love you by best sister

  • @queenbulbulaahmed2098
    @queenbulbulaahmed2098 4 ปีที่แล้ว +3

    Too ika cilmi badaan fowsiyan ka arkay wanba iskaga jacelhy wlhi abaayo hormar wacan

  • @ahmedaden2084
    @ahmedaden2084 4 ปีที่แล้ว +12

    Love from Kenya 🙌❤🇰🇪

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว +1

      AHMEY OFFICIAL Aniga subscribe iitaabo waa free Aniga waaa ku saaaraya lacag igama baxayso 😂😂

  • @kingraahulcade5495
    @kingraahulcade5495 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah Abaayo Sharaf
    Fadlan Asxbta HAdaa CHannelka ku cusub thay Gabadha Subscribe usaar channelka
    hadaaa usartayne Video LIke saar
    waa wallshyna Somalia Ah
    AAn Caawino Dumaerkena MAsha allah waa gaber Qalbi wangsan Asxabta
    Good Luckly My sister

    • @bashiirabdi2924
      @bashiirabdi2924 4 ปีที่แล้ว

      Please abyo dhar waa sac ah xidho oo aanan kugu dhaganeyn Allah kabaq

  • @kingmohachannel9932
    @kingmohachannel9932 4 ปีที่แล้ว +4

    waa walaalkiina kabtan baara oo aad ku barateen astaan tv waa ninka indhaha adkaa oo qoslka idiinka dhameeyay chanel cusub ayaan sameeyay, waa kanaa chanelkeeyga halagu soo yaaco subscribe hala saaro waad ka heli doontaan runtii muqdisho iyo muuqaaladeeda, iyo qofkii inuu qoslo oo farxo rabo subscribe waa free hanaga dhiso na dhiiro geliya asxaabta...anagana waan idin qancin doonaa.

    • @ikranmaxamed4712
      @ikranmaxamed4712 4 ปีที่แล้ว

      Captan baara official was sax hala koco kabtankeena aniga waa ku saaray captain waa ku tageersanahay

    • @zakariyemaxamud3629
      @zakariyemaxamud3629 4 ปีที่แล้ว

      Asiga ma ahan

  • @abdirahmanahmed401
    @abdirahmanahmed401 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim abayo mcnt Mnshalah ilahay caqliga iyo Garashada ha kuu siyaadiyo anagoon kula jogin dharadaynaaba hadan meel kula jogi lahay afurka waan isa soo diyaarin lahay inaba caadi matihid qatar baad tahay gaari dumar ilahay ha ku xifdiyo wlashay is ilaali .

  • @deqaali9568
    @deqaali9568 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going sis I’m loving these videos

  • @nafisabarkad4814
    @nafisabarkad4814 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah maanta ayaa igu horeyso channelkaga igu cusub yahay waana kaahelay ilaah haku xafido abyo

  • @nimcohonest8287
    @nimcohonest8287 4 ปีที่แล้ว

    Channelkan wuu iso jiita masha allh waxaan filaya asxaabtada inan ka mid noqdo wlashey

  • @mariyomohamed4845
    @mariyomohamed4845 4 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah abaayo allaha KU xafido gacantada allaha KU barakeyo 🤲😋❤️💯😍

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 4 ปีที่แล้ว +2

    Wooow inkastoo leega hormarya 🥰🥰🥰

  • @fadumafaduma5376
    @fadumafaduma5376 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramdan Kareem everyone.
    Nice👍

  • @hafsacali1152
    @hafsacali1152 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan mubarak

  • @cabdifitaxaxmedqaasimqaasi1807
    @cabdifitaxaxmedqaasimqaasi1807 4 ปีที่แล้ว

    Marka hore hamplyo and masha Allah runtii wax weyn ayaad u heysaa dhamaan dhalinta well done

  • @nafisamohamed2777
    @nafisamohamed2777 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Abayo 💕💖

  • @umuzeyd
    @umuzeyd 4 ปีที่แล้ว +3

    09:00 masha allah haba is wareerinina dheh foolyo diyaar ah dhac

  • @rayaanomar3569
    @rayaanomar3569 4 ปีที่แล้ว +3

    Wcs my sister keep going qalbi wanaag ilxun kuma aragto insha allaah 💞👌💞👈

  • @jidacumar7788
    @jidacumar7788 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalllh cafimad ku cuna in sha llah sisters allae haika xafido marwalbo igusln hooyo 🙏🙏❤️

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah 👌⭐️🌙🥰😍❤️

  • @Siciid-muxiyadiin
    @Siciid-muxiyadiin 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo waanku salaamay waxaan ka mid ahay dadka kugu xidhan oo markasta ku daawada waxaan u baahanahay saliida nafaqada eee wajiga halka laga helo iyo sawirkeeda adoo mahadsan thank you

  • @suusuumahamed6341
    @suusuumahamed6341 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo waxanrabnaa fidiyowga kale adiga iyo hibo hibo inoosooqabo Waalawayay hoyo iyo fimliga inagusalaan mcnto

  • @armaanmoha7583
    @armaanmoha7583 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa mrkii igu horey sey aan arko sidaan sanbuska ulab lbeyso
    Keep going wllshey mr wlba
    Ramadan kariim

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      armaan moha Subscribe iisaar please walalo

  • @zahramohamedhassan9459
    @zahramohamedhassan9459 4 ปีที่แล้ว

    masha alah vlog qurux badan iyo afir wanagsan xabibti

  • @nastehabintuahmed7101
    @nastehabintuahmed7101 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sis waxaan kuu rajaynayaa hormar iyo hami sare

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah easy and tummy Keep up

  • @caishoali5568
    @caishoali5568 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash aallh quraxa

  • @Wardahome712
    @Wardahome712 4 ปีที่แล้ว

    msha allah wlhi waan ka helay xbbti gacanta alle kaama gooyo

  • @Bashkallpp
    @Bashkallpp 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Alaah abaayo ABDIGANa isaar. Sebkarabka mahadsanid

  • @walaalahachannel5003
    @walaalahachannel5003 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalh abayo cadi mahaan naso boqo wan kuso boqday

    • @nimcobeauty6978
      @nimcobeauty6978 4 ปีที่แล้ว

      Walaalaha Channel wanku saaray wll ana isaar subscribe

  • @abdirahman3294
    @abdirahman3294 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a missfosiya waxaan kulee yahay hori usoco keep going 🙏❤...

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Aabyo shuran hor usoco Ramadan mubarak👌👌👍🏻❤❤❤❤

  • @qweenmunish4397
    @qweenmunish4397 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a keep going xabibty, never give up,♥️😍

  • @taliyelibaaxdhansade6238
    @taliyelibaaxdhansade6238 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Mubarak ilhy kuwii laga aqbalo hanaga dhigo ameen ameen.

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      Taliye Libaaxdhansade subscribe iisaar please abaayo

  • @osmanali8124
    @osmanali8124 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah sambuuse iyo loempia[ egg roll ] hore u soco

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 ปีที่แล้ว +4

    HADAD TAAGERTO MISNA KUXIDHANTAHAY
    MissFosiya
    #LIKE TA IYO #SUBSCRIBE KA II SAARA

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      Somali Tik Tok SUBSCRIBE TEAM TIKTAK ANA WAAA IDIN SAARAYA

  • @Hasan-ww8sb
    @Hasan-ww8sb 4 ปีที่แล้ว +2

    Ww keep going miss fosiya 🇸🇴🇸🇴❤💪💪😜😜😜

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh abyo

  • @halimamukhtar2594
    @halimamukhtar2594 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaashy waxd tahay qof karti leh horey usoco

  • @ramlazaki6614
    @ramlazaki6614 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo saa cunnada ukariso waa beela allaha kuu barakeya gacantada❤🥰

  • @healthyandnutritionhealth5284
    @healthyandnutritionhealth5284 4 ปีที่แล้ว

    Fanaxley Ramadaan kariim❣❤

  • @hafsacali1152
    @hafsacali1152 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah fosiya I love you sis❤❤❤❤❤❤

  • @jesmiinmaxamed437
    @jesmiinmaxamed437 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah xabibati ❤❤

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe iisaar please abaayo

    • @kamaaldiin582
      @kamaaldiin582 4 ปีที่แล้ว

      Jesmiin Maxamed subscribe iisaar please abaayo

  • @amaalmohamed7954
    @amaalmohamed7954 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal marka aad soo gadaneyso kabsarta waxaa la dhahaa( koriander) wey kuqoran tahey korkeda fiiri bacda
    Mahadsanid

  • @halimabeautyandcooking196
    @halimabeautyandcooking196 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah qatar gacantaada allaah kuubarakeyo 💕💕💕💕isoobooqo❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @hamzeabdirahman1858
    @hamzeabdirahman1858 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going wlashy

  • @jaliilmoyare2178
    @jaliilmoyare2178 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allha xppti keep going

  • @ahmedabshir9117
    @ahmedabshir9117 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahay dartiis ayaan kuu jeclaadey❤

  • @yahyeuk5144
    @yahyeuk5144 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo muqaal qurux badan woow👈

  • @abdirizakmohamedabdullahi1532
    @abdirizakmohamedabdullahi1532 4 ปีที่แล้ว

    M.a allah kuxafido wall

  • @cabdinuurshiiqdoon555
    @cabdinuurshiiqdoon555 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll allaha kuxafido masha allah allaha guulayso allaha kuxafido

  • @maryamaabdulazizadam
    @maryamaabdulazizadam 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi sambuus. Aad uwacn aad smeesy allh inoo kaa deysto wllshy fosiyo

  • @hafsacali1152
    @hafsacali1152 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku xafido

  • @iskufilanafi3685
    @iskufilanafi3685 4 ปีที่แล้ว +1

    M a hore u soco my lil sister ❤❤

  • @sacdiyocalicaddow3962
    @sacdiyocalicaddow3962 4 ปีที่แล้ว +1

    Korianteri aya ladhaha kabsarta abayo

  • @Asmarday2023
    @Asmarday2023 4 ปีที่แล้ว +1

    Big like

  • @shafiyasaid2106
    @shafiyasaid2106 4 ปีที่แล้ว

    Wlshye fosiya wlhi aad bn u jecelahye vidoegaydad iyo adigaba hore u soco

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarak 😋😍

  • @sucaad143abdullahi4
    @sucaad143abdullahi4 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a abayo hore usoco qali dumarey 👏👏❤🥰🥰❤❤

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllah xbbti you have talent wlhi❤

  • @Hnady-ig6mk
    @Hnady-ig6mk 4 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله
    مشاءالله انسانه راقيه وحجابك احلي ،وسلام من السودان ههههه

  • @farxiyaibrahim7112
    @farxiyaibrahim7112 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo ramadaan kariim ani hadda ayaan kugu soobiiray marka hibka iyo dikaaga qudaar nuuceeyaa ayaad ku dartay qaali

  • @juwairiamohamed9006
    @juwairiamohamed9006 4 ปีที่แล้ว

    masha allah gabadha kaliya aan taageero .hore usoco sister

  • @djmajidlyrics4510
    @djmajidlyrics4510 4 ปีที่แล้ว

    Vloga aan ugu jeclahay waa midkad soo galisid masha allah keep going

  • @samiiraahmed9762
    @samiiraahmed9762 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @raxmocali3829
    @raxmocali3829 4 ปีที่แล้ว

    M.a miss foysiya ilaah ha ku xifdiyo

  • @abduqadirabukar443
    @abduqadirabukar443 4 ปีที่แล้ว

    Miss fosiya miss you inbdn m.a keep save sister

  • @kawazarabdirahman2646
    @kawazarabdirahman2646 4 ปีที่แล้ว

    Keep going hpt fosiya

  • @queenridhwanmohamed9668
    @queenridhwanmohamed9668 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah sz

  • @tazneemabdiwahab8467
    @tazneemabdiwahab8467 4 ปีที่แล้ว

    Fosiya runtii waan jeclahay inaan video yadaada inaan dawado

  • @bilyaminmousa2967
    @bilyaminmousa2967 4 ปีที่แล้ว

    Machallah

  • @faisohassan9180
    @faisohassan9180 4 ปีที่แล้ว +2

    Wcs masha Allah 👌👌👌❤❤

  • @lovelyqalbidagan4181
    @lovelyqalbidagan4181 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wad ka baxsatay

  • @cabdinuurshiiqdoon555
    @cabdinuurshiiqdoon555 4 ปีที่แล้ว

    Abayo markale noosamee allah kuxafido qali

  • @nasroahmed114
    @nasroahmed114 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallaah ❤🥰🥰🥰❤🥰🥰

  • @bashiirabdi2924
    @bashiirabdi2924 4 ปีที่แล้ว

    Sister waxan ka codsaneynaa madama aan nahay macamishada inaad dhar caadi ah xidhato oo aanan kugu dhaganeyn please abyo waa bil ramadaan

  • @umusalma5235
    @umusalma5235 4 ปีที่แล้ว

    Wow mashalah fowsiyo abyo qatar waye 👌👌👌

  • @somaliyasomalibaaleh2024
    @somaliyasomalibaaleh2024 4 ปีที่แล้ว

    Wcs masha Allah

  • @nadiirohuseen4768
    @nadiirohuseen4768 4 ปีที่แล้ว +1

    Miss fiziyz zizter keep going 👉

  • @ahmeddayibabdillahi9561
    @ahmeddayibabdillahi9561 4 ปีที่แล้ว

    Funny ayaad tahay wllshy, dadka kale markay vlogyada duubayaan waan ka rahaasadaa waayo maanta dhan ayay dhurmayaan ooy suuqa ku dhex wareejinayaa lkn aduu khatar, sidaa ku wad.

  • @surayyahmed2785
    @surayyahmed2785 4 ปีที่แล้ว

    Xabiibti kamsarta caleentiisu way dhuubantahay
    Lkn kan kale caleentiisu way balaadhantahay waxaana la yidhaahdaa baqdoonis

  • @wallinsondubadd4109
    @wallinsondubadd4109 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow you're beautiful and great girl🎊🎉🎊🤔🤔👌👍❤❤❤🙏😁👍

  • @khadrageenyo7941
    @khadrageenyo7941 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah walahi waan jeclahay inantan qalbi wanagsanaa maba ka caajisaysid alle haku xafido abaayo

    • @missfosiya1427
      @missfosiya1427  4 ปีที่แล้ว

      Amin wll qali sido kale❤🙏mahadsanid😘

  • @hamzehadaari4583
    @hamzehadaari4583 4 ปีที่แล้ว +2

    keep going sister ❤✌

  • @princessdiamond9024
    @princessdiamond9024 4 ปีที่แล้ว +1

    asxabta qaliga ii Soo booqda

  • @shukricllhi8677
    @shukricllhi8677 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alh

  • @fowsiyoshikhcalioffishyall1704
    @fowsiyoshikhcalioffishyall1704 4 ปีที่แล้ว

    mashalha abaayo

  • @tasliiminamohamed3382
    @tasliiminamohamed3382 4 ปีที่แล้ว

    Hibaaq ayada afur ma sameeyso miyaa fowsiya kkk masha allah

  • @Dugalmedia
    @Dugalmedia 4 ปีที่แล้ว

    Ramadntan mamda waad ka duceystt guleyso mnsh allh❤❤❤

  • @istaahililkacase4559
    @istaahililkacase4559 4 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @abdillahihassan8605
    @abdillahihassan8605 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhan waa dabaakhad markaa aniga ayey igu fiicantahk

  • @sahramohamud1150
    @sahramohamud1150 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahey haku amaansado abyo❤🙏

  • @kunkaroonbeauty4526
    @kunkaroonbeauty4526 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah horay usoco😍😍✅

  • @israamoha6960
    @israamoha6960 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah 😍

  • @mawaahibmohammed2577
    @mawaahibmohammed2577 4 ปีที่แล้ว +1

    hhhhh aniguba urtan ku kala garta

  • @ahemdjama5728
    @ahemdjama5728 4 ปีที่แล้ว

    تقبل الله صيامكم

  • @muhaahmed7939
    @muhaahmed7939 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sis