Ulaax farax raage waa halyeey taariiqdiisa la rabay in iskuulada lagu dhigo. Sabaabtoo waa taariiq ka tarjumeeyso taariiqda asalka ah ee somaliya. Somalis like Wild wild west.
Allaah ha uga meel yeelo dhacaax maalka dadka islaamka soomaali dhacii geela dhiiga dadkay ku badalen maal iyo nafba way iska racday dadka islaamka ah😢😢😢😢😢😢😢
Hanoolaato waxaan islahaa ama aan ka fakarayay Dhaxalka kujira sidii lo-ilaalin lahaa mustaqbalka lakiin Waraysigaan saxibka ayaanle waa ka hoos baxay. waxaa ku jira waxyaabo badan oo aan loga baran HANOOLATO runtiina waan u cududaraynaah. Copy badan oo tarikheed baa ku jira sida sheekada fardaha
@@alimaow6309 hoyada siilkeedna waa laandher yaa ku dhahey cabdale waa langaab cali moyee sheg qole kale oo tiro ku dhacdo dhilo aya ku dhashee wlhi wan ku dhabi lahaa geel wasyahow awoowadis geela fuli jiren oo si sarwal loo gashado aan garan jirin
Wixii daahsoon in la soo bandhigo dhibka ku jira muxuu yahay walaal? Sow maaha wax barasho u baahan si loo ogaado doorka hogaamineed ee soomaalidii hore.
Dhaaweed waa Dir waa Jufa kamid ah Gaadsan
Ciye cali yar ulex farax raage aniga ayaa kuabtirsado awowgey ala yaraxma halyey ayuu ahaa
Labada ugu danbeysa waxeey ahaayeen Baroor ama Baroor Ubax leh, sidaas waxaa noogu sheegay Taariikhdaas Awoowe, Awooweheey la Ilmo adeer ah iyo nin Adeer iigu aadan oo Reer Wobxood ah, Faraska Baroorka ah waa Faraska la yiraa Afar midable, waa faras dhogor dhacsada afarta daaw ee sanadka waana Faras Adkeysi iyo Riir leh, Neefkaas noocaas ah dadki hore ee Fardaha aqoonta u lahaa wuu uga qiimo badnaa Fardaha kale, waxaana lagu raacdeyn jiray geela baxsada iyo weliba Suudiga Colaadeed. Ilaa hada Faraskaas Afar Midablaha ah layskama gado inkaastoo howlihi fardaha lagu qaban jiray ay si u suuleen
HANOOLAATO TAARIIKH AAN JIRIN BAA ARUURISAA TAARIIKHDU IYADAA IS QORTA
Ninkii caano rabaahu lafaha ceelal warood iyo ciradayda ha dhawrto
Taarikhii hore hugaamiye yaashi beelaha Soomaaliyeed waa muhiim in sheego waayo waa uun taarikh soomaali leedahay xumaani kuma jirto. mahadsanidin
That’s my great grandfather ✊proud Somali first and Xaawadle
Mashallaha xawadle waa dad goob aha darwiishna xidhiidhii wacan bay lahayen
Xawadle iyo ka aha ?
@@حسينمِرى-ذ3خ Abdi Yusuf
ggddkvfkbvukh@@حسينمِرى-ذ3خdf
❤❤ha noolaato
Allah unaxriisto ulaax farax rage😢
Ulaax farax raage waa halyeey taariiqdiisa la rabay in iskuulada lagu dhigo.
Sabaabtoo waa taariiq ka tarjumeeyso taariiqda asalka ah ee somaliya.
Somalis like
Wild wild west.
Cabdi Yusuf samatils power xawadle mataan jalaajiid
Allaah ha uga meel yeelo dhacaax maalka dadka islaamka soomaali dhacii geela dhiiga dadkay ku badalen maal iyo nafba way iska racday dadka islaamka ah😢😢😢😢😢😢😢
Haa dhafiin adigo nabiga ku saliin SCW SCW
Ullaax hal nin yiri hal ma u waayey
Ulasan baarsiyaable iyo jawiil dhulkii awowgeey udeejeen❤❤
Www ree abtiyaashey inay geeaiyaal yihiin waa cadahay farax gubadleey ayaa ka dhashy
ALLAHA UNAXRIISTO Ulaax farax
Jimco wanaagsan all musim❤
WCSWW.
Garka daayso
Dhaaaweed wa dirr gaadsan sida ubaro sxb dhaaweed Ogaden ah majiro
Sharubta iska xiir
Allehau naxariisto awowgay
Xawadle iyo ka aha ?
Ayaanle. Noosobadi. Taariiqiii. Hore. Thank
Allaha ha unaxriistow
Dheeweed waa reer ow gaadsan
Heesta faraska ha lagu labto ❤❤
Uleex Faarax Raage Wacays Iidle
Had iyo Jeer Reer Hiraan waa Halgama Yaasha Dalka
Waa kii Dix iyo Dareemo badiyo aan ku maqlay
Inta uu Uleex Farax noolaa, nimanka Reer Iidle. Isaaqaas ha joogtee intii haro ogaaden ah. Ninkii geel ardaa u dhig lahoow kuu ahaah meeyso.
Waagii geela Reer iidle kalax-kalax ka cabi jirat asigoo suubaanka farqawleey iyo jircale daaqay, aduun ayeey aheed maantana waa aduun kale.
Waxaan maha jira wax kale noo sheekey oo faido u leh bulshada
Tag ceerigaabo oo raadi taariikhdii dilaagii dhacaagii dhunkaal xirsi haday taariikh noqonoyso .
Dadka gacmaha ka jari jiray
War anagaa naqana ogadeen martida wax mayeelaan ee taa kunoqo.
Alla-Gumar baa curad ah .
Ulaax wax jira maha please do not waste
Your time. that's fiction
Wax macne leh maaha sherko reer tuulaad maanta.
Waxaan taariikh diin iyo dall mid ma aha ka saar youtubka 🎉
Sayid mohamed Abdallah Hasan geela iyo arigaba waa dhaci jiray
Sayidka maba nooleen waqtigaan
Daawet gatsan ayaan u aqaanaa?
Urleex farax raage magaca sax
Ayaanle, sheeko wacan waaye. Qoraa dhaqanena noo keen mar kale waa ka helnay sheegadiisa. Sheekooyinka soomalida goboalada dhexe ka baxsan waa u baahanahay oo uu kacaankii xooga saaray.
Waa wakhti kaa khasaaray,dilaa dhacaa baad taariikh loo samaynayaa
Geesinimadu waa wax Alle bixiyo
"Waa ninkii xaley dix iyo dareeme badsadey" faras yaqaan
🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴
Ayaanle ree feerfeer aan isku nahay
Ayaan_loow maxaad ugu quuri_weeydeen AUN ?.
Hanoolaato waxaan islahaa ama aan ka fakarayay Dhaxalka kujira sidii lo-ilaalin lahaa mustaqbalka lakiin Waraysigaan saxibka ayaanle waa ka hoos baxay.
waxaa ku jira waxyaabo badan oo aan loga baran HANOOLATO runtiina waan u cududaraynaah.
Copy badan oo tarikheed baa ku jira sida sheekada fardaha
Sababta taariikhda deeganka koonfureed u baabaday wa kacaanki..dalka
Ayaanle reerkiisa ayuu magac u samay nayaa 😁 😂 😀 🤣
Gurbaan garabkaada hakujiro ama gacalkaada ha haayo 😂😂😂
asc aawey cidii cabdale tariqdii ibrahin seedow oo diley caga dhiig, mise cabdalow faanka waa leydin ka badiyaa
Cabdale waa laangaab hhhh😢
@@alimaow6309 hoyada siilkeedna waa laandher yaa ku dhahey cabdale waa langaab cali moyee sheg qole kale oo tiro ku dhacdo dhilo aya ku dhashee wlhi wan ku dhabi lahaa geel wasyahow awoowadis geela fuli jiren oo si sarwal loo gashado aan garan jirin
@@alimaow6309 sida salada loo dukado aya idin barney adinkoo markad naag gursaneysan 7 jeer geed ku waregan jirten oo cawan ah ayan idin barney sida leysku mehersado sharecada islamka oo 50 sano ka hor wixii dhashey xaran ku dhashen dhal wacal aya thy ee tariqda soo baar ibnu xarami baa thy
Karinle miyaa
Maxaa faaido ah ood noo soo gudbiseen hadda 200+ sano ka hor dhintay oo diin ah ama duunya ah
Tariikhda aduunka kale waad jeceshahy inaad wax ka barato lkn mida somalida way ku dhibeee waxaa tahay sidaan u maleeeyo OROMO afkeena bartay
...Ninka geel ardaa u dhig lahaw uurka haw sheegin...
Ma fahmin ninkan wuxuu ka sheekeynaya
aqoonyahanka somaliyeed waa inay aqoonta owooda saaraan sida technology casriga ah waxan kale odayaasha iyo caamada loo dhaafaa
waa iga talo
Ulasan ayaa la isku dhahaa,dhulkaas waa shilaabo Baladweyne iyo balanbale inta udhaxeeysa. Ayaanle.
ali maow awoowgaa oo 7 jeer geed ku wareegto markuu ayeydaa abaha ka dhalayey adinkoo dhaqan kaa leh ayan ku barney sida leysku mehersado adigoo cawana oo dhal wacal ah ilen sida leysku mehersado sharecada islmaka ma aadan aqoon 7 jeer ayaad geed ku waregan jirten kadib aya sidii geelii isku fuli jirten faracas ayad thy oo dhal wacal ah adigoo tariqdada sidas thy ayad cabdale afka la galeysaa oo kaa joojiyey wacalnimadii aad isku dhalwyseen xaraami
Ma nin Gumeysi la dagaaloo ahaa miae nin qabaailaadka Somalida dhexdeeda dagaal yahan ku ahaa..
Ma taariikh cusub oo aad dadka baraysaan baa???? Berrina taallo haloo dhiso ayay orandoonaan
Wixii daahsoon in la soo bandhigo dhibka ku jira muxuu yahay walaal? Sow maaha wax barasho u baahan si loo ogaado doorka hogaamineed ee soomaalidii hore.
Haddaad adigu taariikhdaan jaahil Ka tahay ha moodin dadka oo dhan in ay sidaada oo kale yihiin, ulaax taariikhdiisa ma cusbee adiga un baan aqoon