WAXAN LA KULANAY WIIL YAR IYO QOYSKIISA OO CAAWIMO UBAAHAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 225

  • @ikhlaas4993
    @ikhlaas4993 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilahey CaqLigaga Ilahey HaKu baRa KeeYo DaaYo Mash ALeH 🤴❤🙏

  • @nimcomukhter5165
    @nimcomukhter5165 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah hibaaq ali zaki 🥰🥰🥰💥💥💥💯💯💯

  • @nasradiinabdi6864
    @nasradiinabdi6864 2 ปีที่แล้ว +13

    Mansha Allah wn u Bogay walhi Garapkisana wanu Nahy Allaha maskaxda u Baladhiyo idinkana Allaha idinka ajarsiyo in aynu bulshadena ka war hayna wa ino muhiim ka diin ahan iyo ka sharaf ahaan ba 🙏👏👏

  • @faraxkhano
    @faraxkhano 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahdsan. Tihiin.cali zaki iyo hibaaq gobtu waa kuwii is .muujiya jiyay. Noolaada.wllalhy halkaas kasii wada caawinta dad kiinan anguna kuwii idinku dayda alle ha nag dhigo inshaa allhu

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah we need to help this kid and nurture his talent . Manshallah . Allah ha xafido amiin

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshalh Wax wanaagsan ayaad sameeseen Inzhlah waxa awooodo lambarka kusoo diraya 🤍

  • @meysarsaciidcadaani8125
    @meysarsaciidcadaani8125 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah wllo is jcl
    Abdi jabar, Ali zaki & Hiwaq gowad
    Wax ad u wngsn ayaad sameysan
    Mar walbo sidaa ku sii socda wllo
    Mcn ad bana u qiroday wlhi
    Thank you wllo

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 ปีที่แล้ว +14

    Mansha, Allah he is talented Allah yaxfiduk habo

  • @siradali6858
    @siradali6858 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah may god protect him from evil eye

  • @zalmaargzamoffcial1944
    @zalmaargzamoffcial1944 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshalalh ilhy haku siyadiyo maskaxda

  • @caskaofficial122
    @caskaofficial122 2 ปีที่แล้ว +3

    MY BROTHER CALI ZAKI RUUNTI WAAN KU TAGEERA KEEP GOING

  • @hamdialiahmed561
    @hamdialiahmed561 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah habo mcn gacantada iyo maskaxdada barako allaha kugu kabo dadka guleystay Ku jirtaa manta 🥰

  • @abdirizakdahir7806
    @abdirizakdahir7806 2 ปีที่แล้ว +2

    Mshallah wlahi qaabkii ugu wanaag sanaa ayaad u caawiseen faamilkaan waayo waxa ugu muhiimsan waa wiilkaas yar oo wax barto reerkiisana dabooolo baahidooda mustaqbalka Allaha idin barakeeyo idinkana

  • @mohamedabdi2183
    @mohamedabdi2183 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah alle ha idinka abaal mariyo
    Waxad manta dhigato ayaad bari helaysaah
    Wlhi

  • @Rragaxchanel123
    @Rragaxchanel123 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah cali saki waa wiil qalbi fiican sido kale hibaaq wa gabadh edab io akhlaaq leh alle hani sharfo sida usharafteed wiilka io familyga ❤🥰

  • @amiramaxamed5686
    @amiramaxamed5686 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi cali saki dar alleh ayn u jacely farxd wrata wllo is jacel

  • @fahmohussein1734
    @fahmohussein1734 2 ปีที่แล้ว +5

    Maansh Allah
    Maskaxdiisa Allah ubarakeeyo maskaxdiisa iyo caqligiisa
    Keep going

  • @khaalidtabliqichannel5216
    @khaalidtabliqichannel5216 2 ปีที่แล้ว +15

    M.A somaliland zhekh iyo fanaanba waa umad naxariis leh illahey jamuuriyada barakeysan ha noo daayoh ❤️

  • @hibofaraxhibo9637
    @hibofaraxhibo9637 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wll mcn cali zaki Alle ku daayo

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsh allah
    Hibaaq & Ali saki wn idinku farxay sid
    U ga farxisen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha alah alah haydinbarakeeyo cali zaki iyo hibaaq gobaad wxfiicnqabateen dadkuba haduu qofwalba qof caawinlaha qofba faqiirmanoqdeen kudayasha mutantihiin

  • @ridwaancismaan2746
    @ridwaancismaan2746 2 ปีที่แล้ว +1

    Masaha allh hambalyo hambalyo wall mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @saabariinmaxamedcali9352
    @saabariinmaxamedcali9352 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wllha qaaliga sidaad ucaawisen fariidka Yar Allaha idin cawiyo

  • @Mmmms4559
    @Mmmms4559 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Allow barakey dhamantood

  • @Apdifatah_arbe
    @Apdifatah_arbe 2 ปีที่แล้ว +4

    Mancha allah ALI APDIRAHMAN KEEP GOING

  • @deeqasalah1804
    @deeqasalah1804 2 ปีที่แล้ว

    mansha allah ilaahay ha udaayo maskaxdiisa ilaahay hamigiisa ha ufudaydiyo ilaahay ha idinka jisaa isiiyo amin amin 👏✌😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😉😉😉😉🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah shaqo wanagsan wllday

  • @abdiazizadanmohamed9314
    @abdiazizadanmohamed9314 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh wllo qalpi wngsn Ali zaki iyo wlshen Hibaq Allha in barakeyo

  • @amiiraahmed1696
    @amiiraahmed1696 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 2 ปีที่แล้ว +1

    M.allah wlalaheena hibaaq iyo zaki alle haidinku ajar siiyo garabkaad u muujisen 🙏🙏👏👏inaganu ma dayihi doono waxeynu ku tari karno weynu sini insha allah ❣❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    masha Allaj ilahay ha idinka abaal mariyo khayr ha idinku bedelo waa wiil yar maskax fiican ilahay isna ha caawiyo

  • @nimoabdiweli975
    @nimoabdiweli975 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh illaahy maskaxda iyo caqliga hawbarakeeyo ilmaha yar idinkuna wax wanaagsan ayaa samayseen keep going wlloyal🥰

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah Mnsha Allah Wax fiiican Samayseen
    Ilaahy ha idinka Abaal mariyo❤️❤️❤️

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 2 ปีที่แล้ว +1

    Amsha allah Allah haku xiftiyo cali iyo nibaaq keep going

  • @ugbaadahmed1237
    @ugbaadahmed1237 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah wlhi waan ku farxay inanka yar ilaahey ha xafido

  • @isacksuugaani1235
    @isacksuugaani1235 2 ปีที่แล้ว

    M.a Allah idin ka abaal mariyo I.a

  • @saynabfaysal3161
    @saynabfaysal3161 2 ปีที่แล้ว

    Maashaalh
    Maskaxda qaaliya
    Ale haw barkeeyo

  • @amiramaxamed5686
    @amiramaxamed5686 2 ปีที่แล้ว

    Mash allh alleh ha idin sharfo cali ski hibq gobd

  • @ahmedbaddal4860
    @ahmedbaddal4860 2 ปีที่แล้ว

    Wphi Maskax ayaa saaraN
    Waa Nin Rag aH CodkarNa Ah❣

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 2 ปีที่แล้ว

    Waa wiil yar oo hall abuur lleh illahy haa barakkeyoh caqligiisa

  • @rahmafuaad6722
    @rahmafuaad6722 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah halkaad ka soo saartaan wax khayr qaba alle ha inugu badalo Aliyoow adiga iyo hibaaq halkaa ka siiwada

  • @abdinasirmohamed3058
    @abdinasirmohamed3058 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah idinkana AllaHa idinka abaalmariyo 💯🥰

  • @muscabibraahin6543
    @muscabibraahin6543 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a laba qof oo wanagsan bad tihiin walhi wan idin jeclahy

  • @abdimidiaproduction665
    @abdimidiaproduction665 2 ปีที่แล้ว +1

    m.nsha allh waxaad sameeyaeen aragti wacan

  • @fowsiajama2502
    @fowsiajama2502 2 ปีที่แล้ว

    M.a allah m.a allaha alle ha usiyad sha wiilka walalkeya hamvalyo

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allah 🥰

  • @quenbintucaref4708
    @quenbintucaref4708 2 ปีที่แล้ว +4

    Mnshllah♥️

  • @aboudchannel8570
    @aboudchannel8570 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah khair Allah ha idin siiyo ilahay idamki jazakumullah

  • @ex2469
    @ex2469 2 ปีที่แล้ว

    Ma allh ninraged cali zaki

  • @hindamuuse6527
    @hindamuuse6527 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Wllshy qali my Sister

  • @shuwaykar4053
    @shuwaykar4053 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha idinka jasaai siiyo insha alah

  • @kawsarmuhumet847
    @kawsarmuhumet847 2 ปีที่แล้ว +2

    Mass allh
    Thank you very much

  • @nimcosaeed46
    @nimcosaeed46 2 ปีที่แล้ว

    Mach allh alle haydinka abaal mariyo isagana alle ha ubarakeeyo maskaxdiisa

  • @nimcoahmed5904
    @nimcoahmed5904 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah suhayb yare aad ban ugu faraxsanahy ilahay hay noo dayo ❤❤❤

  • @YMXPRODUCTIONCO
    @YMXPRODUCTIONCO 2 ปีที่แล้ว

    Ilhay ha idin sharfo masha allh dad aad u wangsan bad tihiin adunka waxa ugu wangsan qofka oo walalkisa bahan garap istaga ama darema bahida haysa saqirka ad cawisena ilahy meel kale ha idinka siiyo wllyal

  • @saynabmaxamed8033
    @saynabmaxamed8033 2 ปีที่แล้ว +5

    Mash allh 🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @rahmaabdullahi1676
    @rahmaabdullahi1676 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshalla Manshalla 🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹

  • @najmanashaad3174
    @najmanashaad3174 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dad ku dayasho mudan

  • @ahmedkaffi6066
    @ahmedkaffi6066 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALAH

  • @nafisaibrahim4531
    @nafisaibrahim4531 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Allaha u barakeyo maskadiisa wlhi waa inan yar ee isha xaasid ah Allah ka hayo

  • @marwacumar5707
    @marwacumar5707 2 ปีที่แล้ว

    masha allah wallkyi cali saki 😢❤

  • @fadumoabdi5327
    @fadumoabdi5327 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah meel sare gaar in zha allah

  • @Suldan952
    @Suldan952 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh ali zaki and hibaaq gobad ✌

  • @zekialibanmohamoudessa4257
    @zekialibanmohamoudessa4257 2 ปีที่แล้ว

    Manshallaha baarkallahu fiiki

  • @misshappy8306
    @misshappy8306 2 ปีที่แล้ว

    Manshlh ♥️♥️♥️dhalinta yar e talent ka leh hadi la gacan qaban laha soomaali wadan shisheeyaba umay baahnaan lahed 😕😌

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah tabaraka Allah 🥰🥰 Allah ha xafido 🥰

    • @idilabdi-lq2ud
      @idilabdi-lq2ud ปีที่แล้ว

      Manisha Allah tabaraka Allaha Alla👍😍😍😍😍😍ha ha xafido😍😍

  • @amiramaxamed5686
    @amiramaxamed5686 2 ปีที่แล้ว

    Hibq alleh ha idin sharfo wll lanbrkg iso dir hibq gobad ado raaliy walshy

  • @hoobaantv2984
    @hoobaantv2984 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh alle hagacan qabto

  • @I.F.J
    @I.F.J 2 ปีที่แล้ว

    Macha Allah Alle Hawbarakeeyo Mazkaxda

  • @masnahappi7181
    @masnahappi7181 2 ปีที่แล้ว +1

    Illhayow hamigeyga ii rume🥺🤲

  • @hamdialiahmed561
    @hamdialiahmed561 2 ปีที่แล้ว

    Allaha idinka amaal mariyo abaalka u gashen wilkas yar iyo familkaba wllo

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah waa wax ku dayasho mudan halka kasii wada cidi awoodan in cawiyan iyaguna alle iyagan ha u fududeyo mnsha allah

  • @YazzerVlogs
    @YazzerVlogs 2 ปีที่แล้ว

    Waa Run Hibaaq Gobaad Hadalka ayka dhawaajisey Miyaynu waynay Dhawr Qof Oo Caawiya Kan yar Ka damaanad Qaada Dugsigiisa sare waxbarashadiisa 🙏🏼🙏🏼 please Yaan Lagu eegin Dhibtaas Suheyb Yare

  • @mohamedabdiwali410
    @mohamedabdiwali410 2 ปีที่แล้ว +1

    shaashadaa kusooqorayaa kulahaa shaashad jaban aday tahay

  • @muhiimmoha3637
    @muhiimmoha3637 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a illahay haw rumeeyo riyooyinkiza🥰

  • @siciidaxmed8654
    @siciidaxmed8654 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Maasha Allah alle ha ku daayo

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤️❤️❤️

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allha aqliga laha usiyadiyo 💯♥️

  • @mjmusic4686
    @mjmusic4686 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll mcn

  • @munamaanka1140
    @munamaanka1140 2 ปีที่แล้ว

    M.a walalo qalbi fcn aya tihin ajar allha nisiyo hibaaa io Ali ❤🤲

  • @xananboatan3489
    @xananboatan3489 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah wallo qabi wanagsan aatihii

  • @nimcofarah8414
    @nimcofarah8414 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabarka allah

  • @Sabaax123
    @Sabaax123 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @suhuurabdirahman
    @suhuurabdirahman 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wllo waa dhalinyaro ficil leh

  • @najmaabdi5280
    @najmaabdi5280 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh wllo

  • @bintusulekha844
    @bintusulekha844 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh alle haw barakeeyo maskaxda aamiiin

  • @freesoul1675
    @freesoul1675 2 ปีที่แล้ว

    Golden boy his is the future

  • @hamdamalaboofficail5907
    @hamdamalaboofficail5907 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wax fiican ayaad samayseen wllyal aliyow hal talo kusinayaa inanka TH-cam's ah ee la dhaho dhakhtar ninkas ayaa caawiya dadka ee isaga la xidhidh wllo

  • @najaxjamac2576
    @najaxjamac2576 2 ปีที่แล้ว

    Ma ale haku siyadiyo suhayb yare

  • @walalahaqalbiga7811
    @walalahaqalbiga7811 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah alaha udayo aqligisa cadii ma ahaa

  • @kaahaahmed39
    @kaahaahmed39 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah intaaasa wax wlba ka,qalisan in lays dhiiiri galiyo wlhi

  • @amiirayuzuf2947
    @amiirayuzuf2947 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ilaahay caqliga haw barakeeyo

  • @AugustAugust-qc5ik
    @AugustAugust-qc5ik 2 ปีที่แล้ว

    AllaH HaydiiNka AbaL MariYO dhaman WaxD Uu QabaN DooNtaN Wllkena Yar♥️

  • @maxamedzaki8436
    @maxamedzaki8436 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa allaah

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 ปีที่แล้ว

    ajar allah idiin siiyo anoo galmudug joogno aa xanuunka ka dareemay

  • @xaliimohirad8027
    @xaliimohirad8027 2 ปีที่แล้ว +1

    mashala wu far samo wacanya hay💪👏

  • @zuhaipdahir3603
    @zuhaipdahir3603 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @yasmiinmahamed5965
    @yasmiinmahamed5965 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwww m.a allah idin barakeeyo

  • @hanaadivlogs5993
    @hanaadivlogs5993 2 ปีที่แล้ว

    Msha allah wa ilmo mudan inlagu tabco wlhi
    Alle hawgargaaro qoskana nololtan ka quruxbadan hawgu badalo😥🤲🤲🤲🤲

  • @asmasabad727
    @asmasabad727 2 ปีที่แล้ว

    masha allah zaki iyo hibaaq