Sababaha Keena Furiinka || Sheekh Dirir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มิ.ย. 2021
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

ความคิดเห็น • 46

  • @mubaarikxasanxusenhisboyki5194
    @mubaarikxasanxusenhisboyki5194 3 ปีที่แล้ว +18

    Raga ayaa sababa in gabdhuu furniin dalbadan

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 ปีที่แล้ว +12

    Jazaaka laah bilowga ereyga raga Soomaali uma tarbiyeeysna guur iyo iney reer dhaqdaan iyo mas’uuliyad. Goortuu 3-4 caruur dhashaan wuu carari wuu baah dile 15 jir baqn guursan wuu ka dhaqaaqi caruurtii hooyo unbaa caruurta korisa. Carabta, paskistaanka Hindida iyo Muslimiinta 4 caruur ah iyo xaaskiis caruurtiis gacanta heysta masaajid school dalxiis ilaa ay jaamacad dhameeystaan. Raga Soomaali waa dhadhamis caruur ma jeclo in yar oo alaah u nicmeeyey mooyee

    • @orscinema9181
      @orscinema9181 3 ปีที่แล้ว +1

      I am sorry. Waa run walaal. Cilmiga xaga ah iyo nolosha suuban ha bartan. Educate the Men.

  • @fartuuncrahmaan452
    @fartuuncrahmaan452 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheeq diri ALLAHA WEEYN HANAGU KULMIYO JANADIISA QEEYR BADAN BAAN KAA FAA.IDNAY JISAKALLAH QEEYR

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah qeer Sheikh dirir ilaahay ha ku xafido aduuun iyo aakhiro

  • @alixsaansom
    @alixsaansom ปีที่แล้ว +2

    Wlh kuwa fariinka ku badan waa kuwa wadanka gaalada kunool .

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed726 3 ปีที่แล้ว +3

    Shekh iso duce insh allh 🤲

  • @sahramaxamed4202
    @sahramaxamed4202 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaa jasakalaahu Khar ilaahay hakubarakayo ifiyo aakhiraba

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @abwaanabdiabdidahir3972
    @abwaanabdiabdidahir3972 5 หลายเดือนก่อน

    Walaahi sheekhu wuu iga qosliyey

  • @juweriyasaleebaan6508
    @juweriyasaleebaan6508 2 ปีที่แล้ว +1

    Masch alallah ❤

  • @ridwaanaxmed7291
    @ridwaanaxmed7291 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninka hduu baqiil yahy furiinka waa dalbankartaa haweneyda maxaa kajiro

    • @SheymaaHussain
      @SheymaaHussain ปีที่แล้ว

      Dhibka ihesysta kuheesta wlhi😭😭😭😂

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 2 ปีที่แล้ว +1

    jazakumullaah qeyr

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallah khair

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 2 ปีที่แล้ว +1

    allaahu Akbar

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah waa xaqiiq

  • @HodanJaamac-sk7dd
    @HodanJaamac-sk7dd หลายเดือนก่อน

    Asc shiikhw anigu nin ayanu isguuesany gogshana wanku qanci wayey marka wan dhibsady isgiiyoo dhan iyo gurigiiba wan nacay isagiina wuu idareemay marka wuxu ka so qaday inan kibirsanhy buuq iyo burumlym ka dib wuxu igu yidhi walaley rerkiinii aaad anigu kuma hyn karo hal gabadh ban u dhalay ilamhana idhig ana ilamhygii wan kla so dhuuntay hada hargeiza kunoolhy wakan imi somlilnd wan wacay waxan idhi warqadydii iso dir isna waxu ku xidhay ilmihi yara ila taliya mxn sameya

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 2 ปีที่แล้ว +1

    scw scw scw scw

  • @saimabjama1317
    @saimabjama1317 3 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍.maashallha

  • @mawliidsiciid5886
    @mawliidsiciid5886 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waa run

  • @hassanabdi7189
    @hassanabdi7189 2 ปีที่แล้ว +1

    wuu jidhi ciyaalka iyo yada

  • @barwaaqoqalanjo1704
    @barwaaqoqalanjo1704 2 ปีที่แล้ว

    Manash Alllah

  • @munoahmet7092
    @munoahmet7092 ปีที่แล้ว

    sheekh alle misanka xazanadka ha kugu daro

  • @user-hd4er8jz7l
    @user-hd4er8jz7l 11 หลายเดือนก่อน

    Asc shiqow.waxan.ahy xas.marka.inifurdhaho.sabab.laan.maxa.kena.shiqow❤

  • @shacaybmustafe9340
    @shacaybmustafe9340 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @muniiyusuf1265
    @muniiyusuf1265 2 ปีที่แล้ว

    Sheeqan halkee kala xariira

  • @fadxijamac2945
    @fadxijamac2945 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @princessedapsan5609
    @princessedapsan5609 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh diriir number kiisa sideen kuuhela wllo yaal.ireeba.ciida haysa

  • @selmanouh5559
    @selmanouh5559 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh hadaan ninkeyga qasbo oo ku idhaahdo ifur oo la dagaalamo uu idhaho wn ku furay miyaan ka furanahay sheekh Anigana qasbay oo la dagaalamay isna uu iskaga kay furfuryay Sheekh Ninkayga Anigaa Ku qasbay wlhi malinkastana 1dalqad ka soo yeedhin jiray si uu ii furo Ninkayguna waa nin wacan oo miskiina Anigaa Dhibay sheekh wanan jeclahay wlhy ninkayga Lkn warqadaha man fahansanayn markaan dalbanaayey waxan moodayey in ninku ilaa sadex warqadood israaciyo oo qoro moyee inana gabadhu furmaynin plz miyaay dhacayaan dalqadahaasi sheekh WN JECLAHAY NINKAYGA WLHY PLS SHEEKH MUU ODHAN WN KU FURAY LKN WAXA UU YIDHI WAN KU FURAY WAN KU FURAY OROD IGA TAG SHEEKH IISOO DUCEEYA PLZ WLHAY WN caruurobay uune reerkayga siwacan oo dadkuba ima jeertan u haysan jiray waxana leyahay 3caruura aniguna waxan jiraa18 sano ninkayguna waa 20jir plz sheekh isoo jawaab ina soo ducee in reerkaygu ii dago marabo inan ninkayga waayo wn jeclahay hada niyadaydu intaasba way fekertaa xataa hadaan hurdo wn fekraa

    • @samiroabdiwaliis3457
      @samiroabdiwaliis3457 2 ปีที่แล้ว

      Wll alh kufududeyo maxa isbadalay hada xalse maheshen

    • @raxmacabdi1291
      @raxmacabdi1291 2 ปีที่แล้ว

      Alleh haku sikhro wll alleh hayskukiin so celiyo

    • @hodanhassan682
      @hodanhassan682 13 วันที่ผ่านมา

      Alle haa kusikhiro hno fudaydku maa ficnaa

  • @maxamudabdullahi9218
    @maxamudabdullahi9218 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aysan jirin xuuqda ninka uu kulee yahay xaskiisa kwrn

  • @ShugriCusmaan
    @ShugriCusmaan 11 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @raxmoibrahim1112
    @raxmoibrahim1112 3 ปีที่แล้ว +1

    To

  • @FardowsaAxmed-hs7qh
    @FardowsaAxmed-hs7qh ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅😅

  • @SaytuunXaji
    @SaytuunXaji 2 หลายเดือนก่อน

    Fu