Wcs Masha allah tabarakalah walashey qali aan alle darti u jeclahay alle haku xafido adiga iyo gabdhaheyga hooyo karti leh gabdhahedana masuul ka ah.hooyo iyo aabo adiga aya u ah alle hakula garab galo wax walba aad jeceshahay oo kheyr kugu jiro alle haku siyo waliga farxad iyo horu mar wacan ayan alle kaga rajeynaya keep going insha allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc abaayo noloshada allah kubarakiyo waxahay qof qalbi fcn dadbadana rol modell utahay marka waxa rabna isbadalkaga waxa sababta u ah lkn hos hanogu dadagin wan ogen gurigi hore sida kudagtay iyo side kusharaxday iyo kan sida kudagtay wey kala digantahay alx dheh isbadal weyna udhaxeyo waliba laba qofa aheden marka haddana wakaliga lkn noloshada rabi haku barakeyo❤
Apayo allha ku sharfo wlasheyda mcneyy waxa tahay qof aad iyo aad u wangsan walsheyda wana ku jeclahay Mar waliba waxa jeceshahay allha ku siiyo .. aduuneh cafimad iyo cimri dheer eh aya ku rajeynaa l.a❤❤❤
Samira qurux m.a nolol qurxbadan ku rajeyna wlhi farxdada wa farxdeyda murgtda ma jecli waligy kuma arag mna kula hdlin hdne wan jeclhy farxdad io hormarkga youtupers an dawado commitment kama qoro mba jecli lkn adi kama maqnado Xitaa hda busy ahy streek le ku so qora ina ka maqndo ma jecli m.a m.a noloshada ilhy haku barakeyo ANE murad ban leyhy inu ilhy i fududeyo iso duceey abyo❤👑🧕
Nolosheda bilow ila dhamad Ba wan la socanay aydne wxba naga ma qarin aydo murgsan arki jirny wa u ducey jirny wana dhira galin jirnay sbb manta farxdeda noga qariso ma jirto Shly hda dhibkeda argny Alx manta farxdeda argny wa ku farxsnhy Lkn wa qasab ina ogano sbbt quuri waa ma ahin waku faraxny uun hde dhibta lesla wadago dheefta laka qarsanyo ma qurx badno inkasto wixii Privete u ah Weydiinin
@@YusraAbdilahi quraxey anigaba wage neyrobi ila banbaasa walasocda sas tahayneh waxan ka ehen hore usoco iyo ma sha allaah Uma qoro waayo iney yutubar tahay walasocotan hadaneh inte wax ka kente ledihiin oo waxey dubeyso so shaqo ma ahan iyadabo
Aniga koley waxaan umaleynaa gabadhaan hooyadeed oo xanuunsaa ku xariirtay markii hore taasi oo qarash ah Ilaahey janadii ha geeya hooyo In Sha Allah iyo nin aan shaqeynayn oo culeeskiisa wata. hadana waa iyada iyo caruurta un marka wax ay isku maareyaanoy meel qurxoon ka dagaanaa u soo haray. Ilaahey ha u siiyaadiyo In Sha Allah 📿🤲
QOFKA ISLAAMKA AH IN NIYADA LAGA DHAAWACO DIINTA MA OGOLO HOOYO KALIGEED NABIGA AYAA U DUCEEYEY WALAASHEY ILAAH NIYADAADA HA KUU YEELO. ILMAHAAGA ILAAH HA KULA GARAB GALO KORINTOODA
Allahuma Baarlk xbbty ❤❤❤❤❤🎉
Wcs Masha allah tabarakalah walashey qali aan alle darti u jeclahay alle haku xafido adiga iyo gabdhaheyga hooyo karti leh gabdhahedana masuul ka ah.hooyo iyo aabo adiga aya u ah alle hakula garab galo wax walba aad jeceshahay oo kheyr kugu jiro alle haku siyo waliga farxad iyo horu mar wacan ayan alle kaga rajeynaya keep going insha allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Gabar Qalbi Wanaagsanaa Thy Ilmahaaga Aabahod iyo Hooyadood way ubaahan yihiinee Ilaahay bogiina burcad isku mariyo.
Omg❤❤❤🎉🎉 maanta comantigey la so qaaday thank's sis samiira🎉🎉🎉❤❤
Wan kuu jeednaa sis
@@ummmariam2336 ma sheeegeey lol
Samiira waxathy qof qalbi wngsan wanaku taageraa lkn vidio yada qaar qoorta kuu banaan abaayo daboolo sababo ah qoorta wa cowro❤❤❤
❤❤❤❤❤masha allh
Abyo mcn adaa mudan hbbt waaa kujeclahay xitaa samiiroy saan kuu jeclhy qofkaan aqaanba waxan jeclhy kaga saraa subscibe❤❤❤❤ Allh haku guuleyo nolsha adi iyo gabdhahaga❤❤
Dumarlaaan samiira aan kor u qaadno waa qof qalpi wngsn ❤
Masha Allah nolosha kuma xumeyso ha ka dalin nimcada ale ku siiyey ❤️😘
Asc abaayo noloshada allah kubarakiyo waxahay qof qalbi fcn dadbadana rol modell utahay marka waxa rabna isbadalkaga waxa sababta u ah lkn hos hanogu dadagin wan ogen gurigi hore sida kudagtay iyo side kusharaxday iyo kan sida kudagtay wey kala digantahay alx dheh isbadal weyna udhaxeyo waliba laba qofa aheden marka haddana wakaliga lkn noloshada rabi haku barakeyo❤
Illah ha ku xafido adiga iyo caruurtada masuul ayaa tahay illah hakula xafido caruuta samero samir badan qeyr ayaan kugu duceynayaa🙏😍😍
Samiira nolosheeda iyadaa quruxisatay ALLAH AYAA USABABAH
Asc abayo manshallah waligaa ha u sheegin qofna beeshaad ka hesho waxay rabaan in ay kaa gubaan say Alxm manshallah waxaa irisaqa Allaha qanigaa ❤
Masha allah tabaragaraxman 🥰 samira quruxy hory usoco intan iyo inkabadan kurajyha xabbti
Mash allah wllo alleh hakuxfido waxad tahy geesiyad dumar ufican eeharusoco inshallh ❤❤💪
Maashaa allaah wixii uu illaah kusiiyay allaha kuu siyaadiyo owlaadana allaha kula koriyo aamiin aamiin aamiin ❤❤❤
Apayo allha ku sharfo wlasheyda mcneyy waxa tahay qof aad iyo aad u wangsan walsheyda wana ku jeclahay Mar waliba waxa jeceshahay allha ku siiyo .. aduuneh cafimad iyo cimri dheer eh aya ku rajeynaa l.a❤❤❤
Samira qurux m.a nolol qurxbadan ku rajeyna wlhi farxdada wa farxdeyda murgtda ma jecli waligy kuma arag mna kula hdlin hdne wan jeclhy farxdad io hormarkga youtupers an dawado commitment kama qoro mba jecli lkn adi kama maqnado Xitaa hda busy ahy streek le ku so qora ina ka maqndo ma jecli m.a m.a noloshada ilhy haku barakeyo
ANE murad ban leyhy inu ilhy i fududeyo iso duceey abyo❤👑🧕
Mahdsanid abyo
@@Samiirasimanchannel2:03 2:04
Yaab waaye bal maxa ugu mashqushen hormarkeda sey ma Sha allaah bes idinkane allaah idin siyo markad kufaraxdan walalka hormarkisa adigane allaah badal kabadan kusina in sha allaah ❤
Nolosheda bilow ila dhamad Ba wan la socanay aydne wxba naga ma qarin aydo murgsan arki jirny wa u ducey jirny wana dhira galin jirnay sbb manta farxdeda noga qariso ma jirto Shly hda dhibkeda argny Alx manta farxdeda argny wa ku farxsnhy Lkn wa qasab ina ogano sbbt quuri waa ma ahin waku faraxny uun hde dhibta lesla wadago dheefta laka qarsanyo ma qurx badno inkasto wixii Privete u ah Weydiinin
Mashaa allha qali wllhi waa runtaa ilahay aqliga hakuu dayo wllhi marakay farax santhay ana wnku farxaa wn jecelhay wana ku daydaaa kartideeda ilahay ha u barakeeyo Mashaa allha tabarakalahaa i
❤@@YusraAbdilahi
@@YusraAbdilahi quraxey anigaba wage neyrobi ila banbaasa walasocda sas tahayneh waxan ka ehen hore usoco iyo ma sha allaah Uma qoro waayo iney yutubar tahay walasocotan hadaneh inte wax ka kente ledihiin oo waxey dubeyso so shaqo ma ahan iyadabo
Allahuma Baarik xbbty ❤❤❤❤❤🎉
SAmira runtii wxaa tahay qof wngsn wxaan rajeynayaa inaad waligaa wanaagsanaato insha Allah. 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤ jaceyl ka aan kuu qabana wxaan rajeynayaa inaan Somalia 🇸🇴 anoo jooga kusoo boondocks to mombasa❤❤🎉🎉Allah ku xafido xbbti ama hbo
Manshallah abaayo qalanjo wan ku jecelahy wan kula farxa marka ku arko ado farxasan❤❤❤❤
اللهم آمين يارب حبيبتي 🤲🤲🤲🤲
Hooyo karti leh oo qalbi fiican ayaad tahay masha allah
Masha allh abyo guuleyso aada ku jecelyhy hooyo karti badaney❤❤
Guulayso abyo ilhy na haku xafido qli❤❤❤
Mansha Allah keep going xabibti ❤❤
Mash Allah abayo macaan ilaheey ha idin barakeeyo caruurtaada iyo adiga❤❤🎉🎉
Maasha allaah cimdheer iyo caafimaat oo ilma haakakukosato allha kusiiyo Abaayo
Mahadsanid waa ku faraxsanhy inaa soo qaadato qoraalkeyga waa ku taagera abayo guulo bdn gaar insha allah ❤️
Masha Allah abayo ilahey haku barakeyo anagana ilahey hana gaarsiyo
Asc abaayo illahay haku xifdiyo adiga gabadhahaada israaqad Xallaaah illahay haku siiyo
Masha allha hor usocda macanto ❤❤❤
Masha Allah tabarakalah allaha ku barakeeyo ❤🎉❤🎉cafimadka iyo farxda allaha kuu siyaadiyo
Aaaway kareenki wajiga aa nooso galin lahayd qaali
Aniga koley waxaan umaleynaa gabadhaan hooyadeed oo xanuunsaa ku xariirtay markii hore taasi oo qarash ah Ilaahey janadii ha geeya hooyo In Sha Allah iyo nin aan shaqeynayn oo culeeskiisa wata. hadana waa iyada iyo caruurta un marka wax ay isku maareyaanoy meel qurxoon ka dagaanaa u soo haray. Ilaahey ha u siiyaadiyo In Sha Allah 📿🤲
Wyyyeett❤
Nin an shaqeneynin mexeytahay so ninka fasira filimada afrikanka taas shaqamaha miya
Azc wllo❤
Maasha Allah tabaarakallah Allaha kuxafido aduun iyo aakhiro ❤
Masha allah Guuleyso abaayo ❤❤
Mashaa Allah keep going sharafey ❤❤
Dadkii su aasha weydiyey maxaa faaiden qosol laydinku dhamaayey hadalkii
Mashaallha tabarakalhaa samiro siman allha kuxfido
Keep going abayo❤❤❤
Mash Allah xabibtii Allah ku xifdiyo❤
Manshallah abyo allaha barakeyo Nairobi ayn daganahy hoyadey aya imatay markasto on kudawanayo waxey I dhihi gabadhan bes miyad firsata Hoyo wanjeclahay abyo
amin wll qali adnaa alh hakuubarakeeyo
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤حبيبتي ❤
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Asc abayo samiro sumayo ma dhashay❤❤❤❤❤❤
MashaAllah ❤❤❤
Guuleyso walal
Manshallah qurux ba si noqonaysa kwrn gabarteey 😂😂😂
Masha Allah tabaarik hora usoco ❤
Hor mar wacan
Samirooy aboyo qaali noberkaaga se ku helaa
Masha Allah
Amiiiin Amiiiin Amiiiin ❤❤
Mashalaah ❤❤❤
Ala qalbigaan kaa tageraa
ilaah haku xafido wll
Masha Allah ❤🎉🎉🎉❤❤ Aamiiin. Aamiiin. 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allaah❤
Gabadhan quruxda badan illahow murug ha tusin samiiro simanayee abyo illah hanokaa daayo wa ku jecelnaya❤😊
Amiin
Guleyso abaayo
abayo xalay waxan kuriyoday adiga iyo abukar iskusolabtay
Masha Allah sizes
Abayo abukar makal tagten
Ayamahan waxkasto wanaga qarsatay
QOFKA ISLAAMKA AH IN NIYADA LAGA DHAAWACO DIINTA MA OGOLO HOOYO KALIGEED NABIGA AYAA U DUCEEYEY WALAASHEY ILAAH NIYADAADA HA KUU YEELO. ILMAHAAGA ILAAH HA KULA GARAB GALO KORINTOODA
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤🎉 sax
Gabadan lacaktii daxaalki hoyadhed heshay maxaad karabtan view Kane wu ubatay sidey ilatahay
Samira walashaa sumaya maxaa TH-cam kaga dhacay
haa in ay noga jwbtaa jclan laheyn
Abayo aniga meed aad udheer kuusooqoray koleey madan arkin weene maxaad usoo qadan weesay mise kumuj farxad gelin anways hadiii aadka xumaatay wankaarali gelinayaa ujedkeugu inaaad xumato maaheen balse su aalo baakujiray oo inadka jwbtoraby
may abaayo wy badanyihn ma so wada qaadan karto malin kale ku so qaadanee ku qaado
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤
Masha Allah my sister Keep going with your life 🤲👑🌹♥️🫶♥️💯👍
Good morning sis
dajar fiicn heshey. Gabdhah. Suaal an ka dhaafno waxab nom sheegeyso wey ka marmarsyone mar walbo
❤❤
🎉🎉❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤