Musalsalka Habboon:- Xalqada 10 -AAD:- “jamaal ku aaway”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @faadumaabdullaahisiidali4629
    @faadumaabdullaahisiidali4629 2 ปีที่แล้ว +1213

    Qofkii ugu fiicnaa ugu udgoonaa
    ugu Naxariista badnaa ugu kheyrka Badnaa ugu qurux badnaa ugu Akhlaaqda fiicnaa rabbi inta uu Abuuray waa nebi Muhammed scw💟

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว +204

    Haboon : shaah ayaan ku keenay
    Jamaal : sharaf ayaad leedahay ♥️♥️♥️🤩

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 ปีที่แล้ว +637

    Cawa waa jimce igula sali xabibkena muxumed scw scw scw kurbada ayaa ka bi’ inchallah wax kastana alle aya khayr kaga dhigi ee 🤲

  • @kaltuunhaybe7558
    @kaltuunhaybe7558 2 ปีที่แล้ว +266

    waxaas ba waxaa igala badn badeena qurux bdn iyo caasimada marba dusha kaduubayaa mashallah barkooba team astaan

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 2 ปีที่แล้ว +4

      Haa walhi muqdisho muuq wanag alle isha cadowga hanooga qabto casimadena💙🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ilhanismacilmahamed4030
      @ilhanismacilmahamed4030 2 ปีที่แล้ว +2

      Horta aniga xersi ayaaa ba kayabanahay .daispara miayaaaa

    • @Ayaaneyyyyyyyyyy
      @Ayaaneyyyyyyyyyy 2 ปีที่แล้ว

  • @hodaniitaabdi9013
    @hodaniitaabdi9013 2 ปีที่แล้ว +60

    Xasuusin habooon nabiga ku sali wlloh alle haku sharfe waa jumce bil rajab ba lagu jira scw scw scw scw scw

  • @bashkaroy8065
    @bashkaroy8065 2 ปีที่แล้ว +198

    Waa jimco aan kusalino Nabi Muxamed scw

  • @mahamedhirsi3716
    @mahamedhirsi3716 2 ปีที่แล้ว +433

    Waraa Jamaal 5$sigaar ku gato ma iisoo diree Haa ama Maya 😂🤣😂 Xirsi meey dhaheen 😂😂🤣 Inta musalsalka habboon ka heshay Ha isoo racaan love❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +11

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run
    Badan Nabi Muxamed Scw
    Ilahay sanadka cusub ha ka dhigo mid khyre qaba

  • @samiraumal6366
    @samiraumal6366 2 ปีที่แล้ว +335

    Wan ka helay waayo Waa musalsalka kaliyee flim hindi inaga bareejeeyey sow maaha azxaapay keep going astaan tv 📺

    • @ugbaadabdirahman2501
      @ugbaadabdirahman2501 2 ปีที่แล้ว +8

      Akhas naa turkish kiibu inaga barajeyay dheh hindidu ma waxbay yaqanan turkidubu inaga barajeyay

    • @fardowsaomar2600
      @fardowsaomar2600 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad io aad

    • @hodanmohamedali7183
      @hodanmohamedali7183 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa.wlhi waa wax kale

    • @aaminoabdullahiaaminoabdul5854
      @aaminoabdullahiaaminoabdul5854 2 ปีที่แล้ว

      waw wana ka helay hore usocda🖒🖒👌👌✌

    • @ziman4448
      @ziman4448 2 ปีที่แล้ว

      @@ugbaadabdirahman2501 hindida dal flim kula tartami kara maba jiro Lga Barta Lga Badiyaa

  • @fathiyaomar6250
    @fathiyaomar6250 2 ปีที่แล้ว +73

    Gabdha Side Abehed Ola hdshe waka nxy wlh qalbiga ixnune ano Og ine jiliin tahy Love you Daddy 😭❤😔🤴🏻

    • @SomalidocumentryTV
      @SomalidocumentryTV 2 ปีที่แล้ว

      Aniga aabe ayan ahay waan naxay

    • @hindamohamed9406
      @hindamohamed9406 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi emotionally wan is bedelay naxdin darteed hadalka abaha iyo gabadha dhexmaray wan ilaway inay jilin tahayba waxan sugi Kari la ay inanta iyo abaha halku ku dambayn jilinkoodu

    • @fathiyaomar6250
      @fathiyaomar6250 2 ปีที่แล้ว

      @@SomalidocumentryTV 🥺🥺🥺

    • @fathiyaomar6250
      @fathiyaomar6250 2 ปีที่แล้ว

      @@hindamohamed9406 🥺Wax laga naxo meysan ehen Abaayo🥺

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 ปีที่แล้ว +7

      Wa run lkn waxa laga jila nimanka gabadhaha markay carur u dhalan ka taga o ku dayaca ilmahodana inay sanadki mar hi so dhahan moye aabenimo iyo jacayl tusin ilmaha markay weynadan ku koran aabo la aan iyago abohood noolyahay inaysan jacayl u qaadayn, ayada cuqdad ba ku jirta caruurkalu ka doortay o kuma jeclay isledahay. Raga somaliyedow hadi naag calafkinu kala dhamaado fadlan ilmihina haka tegina e garabkoda taagnada tusa in ay aabe jecel haystan.

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 2 ปีที่แล้ว +348

    Waa habeen jimcaade wax idin wanaagsan idin haayaaye saliga nabiga badiyo
    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed 2 ปีที่แล้ว +42

    masha allah intaan daawanayay muqdisho quruxdeeda ayaan riyo soo jeed ah galay mararka qaar anoo muqdisho dhex jooga ii sawirantay walalaalayaal aynu muqdisho u ducayno in ilahay ka joojiyo dagaalada iyo qaraxyada ka dhacaya allahumma aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @hamdamohamed6292
      @hamdamohamed6292 2 ปีที่แล้ว

      Aammiin aammiin aamiin aamiin insha aallha 🥺🤲

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @jilacow4239
    @jilacow4239 2 ปีที่แล้ว +364

    Legend_ka meesha waa xirsi Inta igu racsan is muujiya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MalakAden
    @MalakAden 2 ปีที่แล้ว +32

    Idil is beautiful msha allah as usual the series is dope♥️

  • @Cabdirisaaqcali12341
    @Cabdirisaaqcali12341 2 ปีที่แล้ว +324

    Inta musalsalkaan ka heshay bilaaw ilaa hada is muujiya 🔵⭕🔴💯✌✌

  • @mssdimple925
    @mssdimple925 2 ปีที่แล้ว +140

    Musalkan haboon iyo Jamaal igu hayaan yaa ila mida❤😭

    • @zirhamsa
      @zirhamsa 2 ปีที่แล้ว +3

      Ani habon kaliya

    • @nastehaomar8663
      @nastehaomar8663 2 ปีที่แล้ว

      Musasal jaceyl ayaa jeceshahay❤️

    • @ilhaancalidhegacade4766
      @ilhaancalidhegacade4766 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo aniga jecel ayeeba igu rideen😪😪❣💘

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 2 ปีที่แล้ว +214

    Inta jecel in waqtiga uu soconayo la dheeraysiiyo♥️👍👍👍waxaan ku jeclahay musalsalka degenaanta iyo inaan music lasoo dhexgalin♥️📿🥰 habeenka jimcaha iyo talaadada ayaa lasoo daayaa wuxuuna ku dhamaanayaa 20 xalqadood😔
    Waxaas dhan waxaa nooga fiican saliga nebiga ku sali xabibkena muxamed #scw♥️♥️♥️♥️♥️📿🥰☝️👑🥀

  • @mohamedabdifatah456
    @mohamedabdifatah456 2 ปีที่แล้ว +334

    Habboon and Hersi both of them have fabulous acting talent.

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +33

      Af somaliga dad muu kaa dilay mise dagaal ayaa idinka dhexeeyo? Maxaa kuu diiday afkaga hooyo inaad wax kusoo qorto? Yaaaaabun wa yaabeeyn

    • @rahmabashir439
      @rahmabashir439 2 ปีที่แล้ว +11

      @@somali.liibaan6059 oo luuqad kale oo Somali aheyn LaGuma hadli karo maxa waaye dagaalka😂

    • @ubahabdi1757
      @ubahabdi1757 2 ปีที่แล้ว +5

      Choice kiisa weeyo why do you care

    • @mohamedabdifatah456
      @mohamedabdifatah456 2 ปีที่แล้ว +3

      @@somali.liibaan6059 mahadsanid wll

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdifatah456 adaa mudan wll

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 ปีที่แล้ว +151

    Cawa filimka jawiga ma saxsano😂
    Qiiro qiiro iyo jawi kale ✔️✔️✔️✔️
    Mama😔😔😔 waliga afka ha uuuburin
    Hooyo wa janada ifka 💖👸🥰

    • @okiisajiisi7476
      @okiisajiisi7476 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhimantahayaa malaynaa waqti ilka cadeyska ikeen waxaan waa flim marbi si waaye lkn waaba ku qurxantahay .
      Aniga waan ka helay xersi jiliinkiisa inta uu jamaal hadlaa inuu xersi hadley ahayd 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @abdirhmandollarvlogs
      @abdirhmandollarvlogs 2 ปีที่แล้ว

      @@okiisajiisi7476 😅😂 waar ninka wa ciyaal khaliij🙆‍♂️🤟🏾🤟🏾 wax ayuu qaribaya inta ayan u dooranaya ninkaaaaa

  • @hudaabdihakinomer8345
    @hudaabdihakinomer8345 2 ปีที่แล้ว +69

    09:01 Haboon "jamaal Shaah baan kuu keenay"
    Jamaal "sharafaad leedahay "Jamaal iyo haboon jacaylo😂❤

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 2 ปีที่แล้ว +78

    Cwa waa habeen jimce ah aan kuwada salino suubnheena iyo xbiibkeena mohamed s.c.w.
    الهم صل علا محمد سيدنا وحبينا وعلا ال محمد وسلم تسليما كثيرا ❤💯

  • @Cayni123
    @Cayni123 2 ปีที่แล้ว +96

    Filimkygiii 🤭💙🥰
    10:36 habeenimo daawanya
    Hooyadey cilaan uma rinaaaya
    Wlhi 🤗🤗🤗🤗💯🙏

    • @qadraaxmadsandhere2511
      @qadraaxmadsandhere2511 2 ปีที่แล้ว +5

      M.a igusalaam.hooyo 🥰allaha kuu xafido waaad nasiib badntahy hdi hooyada heysato inta ilamida kadhimatay allaha unaxaristo🥺🤲🤲

    • @haldoordumar6770
      @haldoordumar6770 2 ปีที่แล้ว +2

      Mansha allah hooyo waa janno❤

    • @filsanfanichannel425
      @filsanfanichannel425 2 ปีที่แล้ว +1

      @@qadraaxmadsandhere2511 rabi jana fardowso ha geeyo hòoyo 😭wll

    • @Mahadxidig-official
      @Mahadxidig-official 2 ปีที่แล้ว

      @Nasra Hared
      Ana hoyadey gorme cilan umarinee

    • @teach-or-learn
      @teach-or-learn 2 ปีที่แล้ว

      snap maka duuntay, showoff cml

  • @wehliyetv9119
    @wehliyetv9119 2 ปีที่แล้ว +95

    Hirsi is talented, Haboon has excellent acting, jamal is the engine of the clip.

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +3

      Waxaa kaka sii ficnaa laheed adigoo
      Af somali usoo qortid madama dadka ku dawanayan somali eeyihiin taa ayan ku ku talilahaa

    • @Chen12347
      @Chen12347 2 ปีที่แล้ว

      Exactly😍

    • @amigos8552
      @amigos8552 2 ปีที่แล้ว

      No you’re wrong

  • @Abdullahie_Officials
    @Abdullahie_Officials 2 ปีที่แล้ว +32

    Haboon iyo hersi character koda wxpa lagama qaban karo❤
    Really marvellous

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 2 ปีที่แล้ว +132

    1 iLaa 9 Hadaa Dawatay
    10 na aad Daawaneyso.
    Like ta ha iLa Dhaaafin👍.

  • @gamerstylelol4945
    @gamerstylelol4945 2 ปีที่แล้ว +20

    I swear to god muqdisho bilicdeda u dawada musasalkam 🥰😘MashAllah xamar wa magalada Africa uku qurxon

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 2 ปีที่แล้ว +77

    Filmkan cajiib waye sida ugu dharardanahy waxaba moda inu juski labad ee tahay oo horey uso arkey xiiso gaar ah ayu leyhy lkn daqiiqadada noso badiya ama haben kaste noso galiya astaan
    Inta rabto in saas nalo sameyo is mujiya👍👇😇

  • @fathisaidjulie9084
    @fathisaidjulie9084 2 ปีที่แล้ว +53

    In u film yahay xata wan hilmamay abbe ayan xasustay 😭😭 Alle haku naxaristo aabe

    • @abdulahmed6178
      @abdulahmed6178 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin ya Allah

    • @zaharahaad1314
      @zaharahaad1314 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin illahow aabe yaashen unaxriiso miss you daddy 😭😭😭

    • @malyuunabdi1426
      @malyuunabdi1426 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

  • @haajaracadey1238
    @haajaracadey1238 2 ปีที่แล้ว +65

    Balan ma taqaanin laba saac inuu diraay ahaadaa la rabaa maxaa noogu ciyaareysaan
    Xiisahaa naga yareenaysaan
    Wixiina waa gumaysiyee ilaah ka baqa
    Saan noo dhaama wah✌
    Laba saah aa xayeesiinta nagu leedihiin hadana waxaa soo dhigaysaan laba saac iyo bar xaq miyaa🙄
    Waxaas waxaa iga keenaayo waa jeceelka aan u qabo musalsalka♥️

    • @nuura2755
      @nuura2755 2 ปีที่แล้ว

      Maya sidaas ma ahan
      20:00Am tvga ayaa laga soo daayaa
      20:30Am waa TH-camka
      Sidaas ayey ka wadaan.

    • @deeqohussein8782
      @deeqohussein8782 2 ปีที่แล้ว

      labo saac waa TVga walal astaantv markey kabaxdo kadib laso dhiga TH-cam ka

  • @samatarali5199
    @samatarali5199 2 ปีที่แล้ว +10

    War anga xirsi wan wataaa wlhi actorka asgaa u qalmay the coolest man in this films 🎥😎👌🙌

  • @KhalidEgal1
    @KhalidEgal1 2 ปีที่แล้ว +106

    Musalsalka habeen walba noo soo daaya ama waqtiga noo badiya waad nagu silcinaysaane. Inta ila fikirka ah like haysu muujiso.

    • @zaralulu3669
      @zaralulu3669 2 ปีที่แล้ว

      haaa Waa sasweyey Astana

  • @abdisadik5527
    @abdisadik5527 2 ปีที่แล้ว +31

    Hadii aad earphone kudawaneyso like saar

  • @adnamohamed7809
    @adnamohamed7809 2 ปีที่แล้ว +87

    1__10 ismujiya intaanay dhafin 😊

  • @ehuntrmn7548
    @ehuntrmn7548 2 ปีที่แล้ว +126

    Acting
    Filming
    Soundtracking
    Views
    All are directed amazing
    Love it

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +8

      Af somali waa is dagal san tihiin miyaa?

    • @Samiirlophan
      @Samiirlophan 2 ปีที่แล้ว +2

      @@somali.liibaan6059 dabcan hhhh

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +4

      @@Samiirlophan ma yaabtay aniga waan yaabaye? 😂😂

  • @deeqailwaad5567
    @deeqailwaad5567 2 ปีที่แล้ว +38

    Xirsi xanaaquu ku fcn hyay kkk viv xirsi😍😍😍🤩💋💯

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +26

    Saan xal mahee Astaan TV
    Xalqada dheereeya.
    Ama joogteeya.
    Mar badan. Waa leydin soo Qoray
    Waxan rejeynaaa in Aad tix gelin doontaan.codsiga bulshada.ku xiran Film ka Mahadsanid.

  • @carabotawa
    @carabotawa 2 ปีที่แล้ว +64

    Haboon: Hello Jamal ku away?
    Jamal: Waan sogalaa
    Haboon: Qadadii waa guray ee sogal
    Jamal: qadada haddii laiga dhameysto adaa kucunaa😁🤣
    Habon:Haddaan dhuunta kumaraa icun😃.
    War kuwaan anoo Nin Hg ah ayeey iga ilmeesiiyeen ee tollow dadka kale halkee joogaan😄. Jaceylka Dhanba hadda anuu qalbigeyga iskugu imaaday #Hajiyo kaalay kk.

    • @qadroupdyrahman3528
      @qadroupdyrahman3528 2 ปีที่แล้ว

      😂🤣😂😂😂😂kula mid anigow naag hg ah jcyl ba daromoya

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 2 ปีที่แล้ว +1

      Hg ma ooso mala dhhy 🤣🤣

    • @amalhajji7575
      @amalhajji7575 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh

    • @fardowsamohamud5508
      @fardowsamohamud5508 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh nimnka hg jacayl mayaqanin miyaaa

    • @kawsarmaxamed4630
      @kawsarmaxamed4630 2 ปีที่แล้ว

      Ka warn naagta isaaqa ee noow war dee waxy jcylku odhan jirty ee wax wax daremy😂😂

  • @Simranibraahim789
    @Simranibraahim789 2 ปีที่แล้ว +48

    12 sac haben nimo dawana best musasal😂🤸🏻‍♀️🤸🏻‍♀️🤸🏻‍♀️🤸🏻‍♀️

    • @najaxmaxamed6
      @najaxmaxamed6 2 ปีที่แล้ว +1

      Hurdo lA'aanta ama dhafarka iska yaree🤣🤣

  • @hanixasan5467
    @hanixasan5467 2 ปีที่แล้ว +54

    Inta aragty marwlba inay wacdo habon jamal ilaa xalqadaha hore 👋🤣farta taga allah jacyl jcyl daremy marky hab isasiyen jamal iyo hbon jah

    • @mrcodey4635
      @mrcodey4635 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh kaalay huuno adne laabta soo gal 😂😂

    • @fardowsamohamud5508
      @fardowsamohamud5508 2 ปีที่แล้ว +2

      Niyadda iska dhahay 90ka wicid bey ka badisey

    • @cabdiraxmanrashid6220
      @cabdiraxmanrashid6220 2 ปีที่แล้ว

      Makaa bareejeeyaaa micnaha habta

  • @waliahmed7235
    @waliahmed7235 2 ปีที่แล้ว +127

    This the first Somali show i can’t for the next episode every time I watch one. Great team ❤️❤️

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +7

      Af somali hadaa wax kusoo qorto dhib maa dhacaayo?

    • @Farm_With_Suhaib
      @Farm_With_Suhaib 2 ปีที่แล้ว +1

      @@somali.liibaan6059 hhhhhh

    • @fathisaidjulie9084
      @fathisaidjulie9084 2 ปีที่แล้ว +6

      Can't wait dheh ader afsomaliga Amu no ronyahay

    • @faiza8032
      @faiza8032 2 ปีที่แล้ว +5

      @@somali.liibaan6059 walee maqusatid wilkagan somalida ahoow 😹😹😹😹😹😹

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +5

      @@faiza8032 see u quustaa dagaal culus ayaanba ku jiraaye. Dadkaan afkooda loo uriyay ayaan rabaa iney afkooda ku faanaan..

  • @salmanmanka
    @salmanmanka 2 ปีที่แล้ว +32

    Inta fahantay haboon iyo idil in ayy isku aabo yihiin like saar

  • @samiiramohamedabuubakar8759
    @samiiramohamedabuubakar8759 2 ปีที่แล้ว +44

    Waalid siwalboo uxun yahy waa ladhowraaa so musalsalka Arintaas halagadaayo ilmo hadhow kudayanayaan mhdsanidiin 🥰

    • @rayaandhaladofficial8745
      @rayaandhaladofficial8745 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa kugu raacay arinkas wllo ilmo yar baa daawada filimka waana macqul in Ay ciyaal badan ku daydan

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 2 ปีที่แล้ว +3

      @@rayaandhaladofficial8745 dhanka xun in la jilo way fcntahey si loo tuso in aysan habooneen
      Bal fiiri silaca Ka muuqdo xirsi iyo Jamaal noloshisa ilmaha caqli way leeyihiin waxne way fahmayan musalsalka ama flimku waa inuu isugu jiraa xumaan iyo wanaag uultimo wanaga guuleysanayo
      Ha iska dhigina cawaan koley Somali aflaam ajnabi way dawadaan kuwaas Ku dayan lahayeen oo xumaan abahooda ah sida hindida

    • @nimcooslo1459
      @nimcooslo1459 2 ปีที่แล้ว

      Waa sax abaayo ixtiraamka waalidka in meesha laka saarana maaha waan ka naxay markaan aragay gabadha sidee abaheed ula hadleeao ilmobyar baa iagjoogay tvga waanba damiyay markan maqlay Aabaha sida xun loku jawaabayo ixtiramka waalidka waa muhiim caruur ayaa dawaneso

  • @shahruqueen1892
    @shahruqueen1892 2 ปีที่แล้ว +37

    Haboon iyo jamaal is aragooda💑 yaan uxiisnay jacaylkaba iyagaa na baraya hada🥰🥰

  • @nishaalove92
    @nishaalove92 2 ปีที่แล้ว +3

    Musasal ka fiican ma dawan 1ilaa 10 ku xidhna walh the best film wadankeyna laga so saro astaan keep going

  • @faidaodowa4006
    @faidaodowa4006 2 ปีที่แล้ว +30

    Xirsi is my type no jecel no buuq no judgement hh

  • @MohamedAhmed-yr1ii
    @MohamedAhmed-yr1ii 2 ปีที่แล้ว +31

    Film-ka dhan haboon baan kadaawada
    Inta ila midka ah ina ragoow👍

  • @deeqadagaan1396
    @deeqadagaan1396 2 ปีที่แล้ว +50

    Waa mazalkii uhoreyay ee Somali matazho anka helay wooa🥰

    • @khadarjama300
      @khadarjama300 2 ปีที่แล้ว

      Same

    • @ilhaancalidhegacade4766
      @ilhaancalidhegacade4766 2 ปีที่แล้ว

      Anigaba sidoo kle wll abaayo qeebta 11 ma soo socotaa mise filimka inta ayuu ku egyahy😭😭wllhi waan uxiisay jamaal iyo haboon jeceelkooda🥰

  • @sunduscqadir7409
    @sunduscqadir7409 2 ปีที่แล้ว +1

    Wn idin salamey m. A noso badiyaa musalsalka

  • @ashamaxamed3397
    @ashamaxamed3397 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaw guuleysta somaliyey bal ila arka Turk iyo hindi wan ka fcnhy wayo dalqurxon iyo dat qurux iyo bila turjum luqadadi oo fasiix ah masha allah waxan moda inan dhajojo ❤❤❤💙🤍💙🤍💙💯

  • @fahadsame7961
    @fahadsame7961 2 ปีที่แล้ว +30

    Haboon iyo idil iney isku aabo noqdaan ayaan ka baqayaa😂 qof iga caqli badan ma aragteen

    • @queenaishakaifgacal2656
      @queenaishakaifgacal2656 2 ปีที่แล้ว

      my😅😅

    • @fahadsame7961
      @fahadsame7961 2 ปีที่แล้ว +1

      @@queenaishakaifgacal2656 kkk tnx

    • @miskimire8415
      @miskimire8415 2 ปีที่แล้ว

      Haa malimti isbitalka ka fahmay

    • @s..5631
      @s..5631 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣anba sas umlynaa mrky idil hooydyd tiri wlshaa haboon ka fikir aanba shakiyy

    • @fmdarmygirl1776
      @fmdarmygirl1776 2 ปีที่แล้ว

      Isku hooyo dheh adi malaha ayadaa dhashey wey turkey lol 😆

  • @abdikheir-ak
    @abdikheir-ak 2 ปีที่แล้ว +29

    Left in suspense, Hirsi packed wish to know where he went to? What Jamal told Hirsi to mediate btwn his brother and his mother?? Ismahan heard and is aware of the love affairs between jamal and Haboon, what did she did next??
    All this questions running up my mind! AMAZING can't wait to watch the next episode!

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +2

      Af somaliga ma xun yahay ma rabtid miyaa? Yaaaab maxaa kuu diiday afkaaga hooyo?

    • @abdikheir-ak
      @abdikheir-ak 2 ปีที่แล้ว +2

      Af somali waan aqaana in igu filaan, balse haddane inta aan so qore dhamaan afsomali kuma qori kaaro
      #Ruunsheeg

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikheir-ak wax weyn ma aha nin culus waad baran kartaa. Mar hadaadba intaan soomali kusoo qortay in ka badana waa qori kartaa. Afkeena waa inaan xooga saarnaa nin culus. Hada fiiri bal musalsalka waa af soomaali cida dawaneysana waa soomaali English inuu meesha soo galo maba aheyn sxb

    • @abdikheir-ak
      @abdikheir-ak 2 ปีที่แล้ว +2

      @@somali.liibaan6059 Mahadsanid sxb, waa runtaa InshaAllah marka xigta afsomali so qoori doona balse sxb afsomali qaldan hadii aan so qoro so haddane somali kale so ima fodheyneyso?

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikheir-ak adaa mudan wll qaali.. mahad sanid wll

  • @hala20056
    @hala20056 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa dhibaatada ee leedahay hooyada iyo aabaha marke kala tagaan caruurtoo yar yar 😥😰💔😭😭

  • @khadarhaji8346
    @khadarhaji8346 2 ปีที่แล้ว +95

    War yaa ila mida oo soo arky jamal o heesaya ilen ninku wa fanan😅😹

    • @rumaancrahman3331
      @rumaancrahman3331 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa😂

    • @abshirohussein524
      @abshirohussein524 2 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁😁

    • @fathimaeidle1242
      @fathimaeidle1242 2 ปีที่แล้ว

      Oo marka muxuu lahaa😂😂😂istaqfllh

    • @khadarhaji8346
      @khadarhaji8346 2 ปีที่แล้ว

      @@fathimaeidle1242 gorfantankii xalay markan gugusha kugu tabay😁

    • @asmamohamoud2528
      @asmamohamoud2528 2 ปีที่แล้ว +2

      Oo weliba fanaanda xaawa degan qabo alle haysku xafideee.

  • @miraclesongs7449
    @miraclesongs7449 2 ปีที่แล้ว +43

    Hadan ogaaday sababtey habluhu musalsalda u jecel yihiin😂😂😂

  • @bidhaanmediab.m5108
    @bidhaanmediab.m5108 2 ปีที่แล้ว +22

    Caawa waa jumce kusaliya Xabiibkeena Mohamed❣️

  • @safiya3530
    @safiya3530 ปีที่แล้ว +1

    Wow musalsalkii iga horeyey oh somali ah oon dawado 😍 hormar gara

  • @ismailyare1016
    @ismailyare1016 2 ปีที่แล้ว +86

    Another level haboon musalsal I can't wait to watch

    • @xidigahashow4672
      @xidigahashow4672 2 ปีที่แล้ว +2

      Yes wuu n
      Bilowday

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +2

      Af somali maxaa kuu diiday dhibka jiro ma noo sheegi kartaa?

    • @ismailyare1016
      @ismailyare1016 2 ปีที่แล้ว +2

      Wax ii diiday majiraan wll insha allah hada kabacdi waa inoo luqada hoyo wll

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ismailyare1016 masha allah walahi wll sida aad ii farxad galisay ma maleen kartid. Guul iyo gobanimo 💙💙💙

  • @ifraxmaxamed5697
    @ifraxmaxamed5697 2 ปีที่แล้ว

    Ayyy wlhi filinkan wan ka helay hada ka heshy like sar

  • @noorahayaat49
    @noorahayaat49 2 ปีที่แล้ว +38

    Idil 😭😭😭😭aabe sidas inay ula hadasha maficnen xanun wye 💔

    • @hawoadan3035
      @hawoadan3035 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad beey u qaldantahay idil sas ma aheen in abaheed ula hadshouf necbiyaa walidka in sas lola dhaqmo😭 waligey abahey xitaa haduu iga qaldantahay sas ulama hadlin sorry 😢 abo mcn waan ku jeclhay❤️

    • @noorahayaat49
      @noorahayaat49 2 ปีที่แล้ว

      @@hawoadan3035 ceeb wye maficnen sidas wanka qirooday 🥺

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว +3

      Caadi iska dhiga waa filim meesha

    • @Amirajamac
      @Amirajamac 2 ปีที่แล้ว +1

      Caasi wye balayada xun uff malin mnta ahayn dadka sidaas eh weyka shalan donanan midan hda qa jiliin lkn ayadoo xaqiiqo eh jirto

    • @noorahayaat49
      @noorahayaat49 2 ปีที่แล้ว

      @@Amirajamac ha iyado xaqiiqa jirta alle kuwas nagama dhigo inta ah alle ha hadeeyo mcney😭🤲❤

  • @Hadhwadaagnews
    @Hadhwadaagnews 2 ปีที่แล้ว

    Maryan mom she is realy acting truly.

  • @fatimamohamed5180
    @fatimamohamed5180 2 ปีที่แล้ว +37

    Xirsi iyo haboon isjeclan laha noh more fun ayey ahan lahed 🤣 I like xirsi aniga mugo🥰🥰

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa sheka kale😂

    • @fatimamohamed5180
      @fatimamohamed5180 2 ปีที่แล้ว +5

      @@ilhanisha2813 🤦🤣🤣🤣🤣 aniga Sagar dhinac aan kaa cabe filimka mala igu Dara aan xirsi xabadis noqde🤦🤣

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว +2

      @@fatimamohamed5180 waraa kaxishoo xirsi waa dumaashiga🤓 anaa kahelay🤚🏽😂

    • @fatimamohamed5180
      @fatimamohamed5180 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ilhanisha2813 lee shekadas maa ikente qayanoley 🥺🥺🥺xirsi wax usheg qoftan 🤣😂😂

    • @abdullahifarah4194
      @abdullahifarah4194 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatimamohamed5180 xbbi ani iyo adi barakallah ugooy xirsi noh 🤪😂😂😂

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 2 ปีที่แล้ว +10

    Bilow ilaa dhammaad ayaan toos ugu xiranahay musalsalka habboon

  • @saacidfarah10
    @saacidfarah10 2 ปีที่แล้ว +2

    Anaka hadaan reer say wlhi nahay soomali mayaqaano waa isku dhiweynaa noo dulqta qorax joogto..we love you so much, my Allah hainagu kulansiiyo dalkeena oo nawad ah

  • @Trusfrated02
    @Trusfrated02 2 ปีที่แล้ว +9

    I love Xirsi's character

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 ปีที่แล้ว +16

    Xirsi jilaa inaba cadi eheen 🥰

  • @AnasEdits.
    @AnasEdits. 2 ปีที่แล้ว +97

    Xirzi action kisa another level wayo🌜

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว

      Af somaliga ma xun yahay?

    • @abdiiboorajrofficial8331
      @abdiiboorajrofficial8331 2 ปีที่แล้ว +6

      Wlhi lisma xaqiro jaliin kiisa waa full

    • @h_alcumaribnucumar5237
      @h_alcumaribnucumar5237 2 ปีที่แล้ว +7

      Xirsi film somli ah loogma telagelin ninkan filimda mareykan gaar ahaan kuwa gangsterska aa loogu talagalay

    • @khadiijohassan4822
      @khadiijohassan4822 2 ปีที่แล้ว +2

      @@h_alcumaribnucumar5237 wad ilaaragtay wlhi👌

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 2 ปีที่แล้ว

      @@h_alcumaribnucumar5237
      Haa wallhi anaa lahaa 😇
      Xitaa wuu u eeg eeg yahy 🥰

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahow madaxdena xaqa tusi oo wadanka nabad nooga dhig yaa rabbi

  • @Pwanicomedy3395
    @Pwanicomedy3395 2 ปีที่แล้ว +94

    Waitng For Episode 11🔥🔥🔥🔥

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +8

      Af somaliga dagaal maa kula jirtaa?

    • @haladayax901
      @haladayax901 2 ปีที่แล้ว +4

      @@somali.liibaan6059 Anni waa ku wataa how culusaa haysaa m.allah🥰🥰

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +4

      @@haladayax901 sxb xabada waa afsaar wiifto ayaa dhinac walba ka socoto. Ila jabhadee nin culus. Af somali ayaan u dagaalameynaa..😂

    • @ubaxali3853
      @ubaxali3853 2 ปีที่แล้ว +1

      Unaelewa kisomali mr flovour

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว

      @@ubaxali3853 ingiriis ayaaba la qaatay sawaxili dhintay ayaad meesha la imaneysaa. Yaa gafuur culus

  • @sundusabdi2345
    @sundusabdi2345 2 ปีที่แล้ว

    M.a waan ku faraxaanahay in aan daawado musasalka haboon wana ka hely ee inta anigoo kle ah love saara

  • @ayanaqalbi3713
    @ayanaqalbi3713 2 ปีที่แล้ว +69

    Qaybtii 9 xiiso weyn ma lahen bal an arak no cawa wad naga niyad jabi naysan 😂🤸‍♀️😃

    • @faysalfoore3119
      @faysalfoore3119 2 ปีที่แล้ว +1

      Show 22 ayaad waynatay baa😂😂😂

    • @okiisajiisi7476
      @okiisajiisi7476 2 ปีที่แล้ว

      Haye hada waad daawatee kwrn masidii qeybta sagaalaadbaa mise 😁😁😁😁😁

  • @nasopharmadirie3310
    @nasopharmadirie3310 2 ปีที่แล้ว

    Idil an haboon another level m.a gabdo qurxon

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 2 ปีที่แล้ว +58

    Horto haboon iyo jamaal goormey jacaylkan isku sheegteen oo xidhiidhka bilaaabeen 😅

  • @mustefaomer1276
    @mustefaomer1276 2 ปีที่แล้ว +44

    #SIXID: Filmka Qaabka Loo Duubay waa Qurux Laakiin Xirsi Iyo Idil Hadalada Ay Waalidka Kula Hadlayaan Qaabkale Baa Loo Dhigi Karayay . Waalidka Hadalada Qaar Lama Idhaahdo Hooyo Iyo Aaboba

    • @mohamohamed5692
      @mohamohamed5692 2 ปีที่แล้ว +7

      Waalidku haduu ilmihiisa dayaco jaceylku meeshuu ka baxayaa waa arrin jirta anigaa arkay waayo Ilmuhu xaq buu leeyahay
      Caasinimadu waalidka iyo ilmaha midna maaha,hadba waa kii ay ka tumaado waa maahmaah Soomaliyeed.
      Marka Hadalada kulul naceyb maahaa waa xanuun ilmihu dareemaayo.
      Waa film sheekadaan laakiin waa xaalad run ah kaliya waxaa dareemi kara qofkii soo maray!!
      Waa cashar ay muhiim tahay fahman Waalidka ilmaha dayaca.
      Xaqa waalidku waa sax laakiin masuuliyada xaqii ilmaha Yaa la saarayaa? waa ku dhalay kaliya jaceyl ma keeni karto.

    • @nimcosaciid5380
      @nimcosaciid5380 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamohamed5692 aaad iyo aaad wlhi waakula qabaa wixi jiro ayuu flimka kahadlaya

    • @ayaanaabdi2880
      @ayaanaabdi2880 2 ปีที่แล้ว +2

      tankale diinteena waa la hilmaamay filimkaan
      Haboon iyo jamaal inay is gacan qaadaan ama hab isa siiyaan
      Dhalinteena wax caadiya loo ga dhigayaa yaab

    • @zamzamabdulaahi2922
      @zamzamabdulaahi2922 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanaabdi2880 inee walaalo yihiin mxaa ka ogthy Sis

    • @ayaanaabdi2880
      @ayaanaabdi2880 2 ปีที่แล้ว

      @@zamzamabdulaahi2922
      Taasaaba ka danbi badan
      Dad walaalaa sidee waxaas ujili karaan
      Hadey walaalnimo kujileynin

  • @عبداللهمحمد-ذ6ش9ق
    @عبداللهمحمد-ذ6ش9ق 2 ปีที่แล้ว +16

    Filmkan qaybihiisii hore wuu wanaagsanaa lkn qabtan 10aad ubadka hada soo barbaaraya uma wanaagsana sida ay ula dhaqmayaan waalid ka waxaan rajeenayaa qaybaha dambe in ay ka duwanaandoon qaybtan sababtoo waa in marwaliba la jeekimaa waxa umada aad soo gudbinaysaan inay noqdaan wax wanaagsan oo bulshada effect ku leh aysan noqon

  • @rudwanmustafe6171
    @rudwanmustafe6171 2 ปีที่แล้ว

    Maamo fartuun baajuun alle codka iyo cimrigiba haku dhereyo

  • @ilhaamsalad
    @ilhaamsalad 2 ปีที่แล้ว +40

    Musalsalka xirsi ku hestaa ani hadaa ila mid tahy isoorac 🥰😂

  • @jamacaxmed4681
    @jamacaxmed4681 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa musal salkii igu horeye ee dawado 1 ilaa 10 inta ila qabto in isbucii laga laso daayo 5 malin like ii saar

  • @saharamaalim3856
    @saharamaalim3856 2 ปีที่แล้ว +9

    Idil most beautiful...quraxley way

  • @asmahussein2280
    @asmahussein2280 2 ปีที่แล้ว +15

    Ax alla aaaabaha sida loola hadlayo ka naxey😭😭😭

  • @mohammedassed6867
    @mohammedassed6867 2 ปีที่แล้ว +16

    ٱلسَّلَامُ عَلَيْكُمْ. Astaan wan idin salamy hawl fcn aya haysan lkn. Hal codsi fadlan Waxad ka bixisan dignin. Dhanka sigaar cabista fadlan. Wad mahadsantihin.

  • @NuurAadan-iv1um
    @NuurAadan-iv1um ปีที่แล้ว

    Amazing musalsal

  • @raqiibmubashirmuse1158
    @raqiibmubashirmuse1158 2 ปีที่แล้ว +26

    Haboon iyo idiL waa walaalo isku HooYo ah inta wxka fahanty ismuujiYa 💯

    • @Rays606
      @Rays606 2 ปีที่แล้ว

      Film kaa mise caadi

    • @rumanadan869
      @rumanadan869 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Rays606 filimka

    • @saynabsiciid7390
      @saynabsiciid7390 2 ปีที่แล้ว +1

      Haaa waa u eegthy caawa laga fahmay

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว

      Ani wxaba umaleynayay ineeba aabaheda wajigisa aqaan xtaa hooyadeda ma oga miyaa

    • @drsjanat
      @drsjanat 2 ปีที่แล้ว +1

      Lkn hooyadeed oo nool, maxa rer kale dulsaar kaga dhigay ilamaha waxkala jira say ilatay🤔

  • @princessnatashaofficial1214
    @princessnatashaofficial1214 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a xirsi jilidisa inta kuhesato ☝️☝️☝️☝️☝️

  • @herropoi7017
    @herropoi7017 2 ปีที่แล้ว +27

    All young somali people love this
    astaan go forward

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว

      Af somali culeys weyn uu kugu yahay aan u maleynaa?

  • @fihiimamukhtaar9681
    @fihiimamukhtaar9681 2 ปีที่แล้ว +2

    Astaan tv waxaan idinka codsanayaa fadlan musalsalka hal sooc iyo afartan daqiiqo nooga soo dhiga fadlan

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +16

    Best drama of Somalia 🇸🇴 💙💙💯💯👏👏

    • @shamaadam462
      @shamaadam462 2 ปีที่แล้ว

      Drama somali ah miyaan

  • @yaasmiinibrahim9117
    @yaasmiinibrahim9117 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah acting jamal ,haboon iyo xirsi i love it

  • @bilancadey9631
    @bilancadey9631 2 ปีที่แล้ว +5

    Woow caadi mahan best Somali Serial hambalyo group Ka iyo astaan flims

  • @hamdaabubakar1533
    @hamdaabubakar1533 2 ปีที่แล้ว +3

    Astaan tv iyo dhamaan jilayaasha film kaan waad mahad santihiin👌🙏🙏🙏 shaqa wcn film Turkish looma baahna inta aad idinka nooshihiin waana sugu la'ahay qeybta 11 aad naga soo boob siiya😁🙏

  • @yahyayunis580
    @yahyayunis580 2 ปีที่แล้ว +22

    musalsal aan dhaawado kii igu xiisaha badnaa waa kan ❤️✌️

  • @abdikarimfarah3580
    @abdikarimfarah3580 2 ปีที่แล้ว +10

    Idil iyo Xirsi caasi waalidnimo ayey jilayaan. Dhanka kale Muqdisho oo bilicsan ayuu musasalka Habboon soo bandhigay

    • @Hyeena87
      @Hyeena87 2 ปีที่แล้ว +1

      Mcnha Idil Abeheed mso korsanin hdane Abaheed hooyadeed xnnsan ma usan so boqanin mrkasu ayada kliged jceyl tusaya saas uga xnaqsanthy cuqdad uheesa 🙄

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle 2 ปีที่แล้ว +21

    Aabo sidaa loolama hadlo jiliin xataa 😭

  • @fadxamaxamed2222
    @fadxamaxamed2222 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks dhaman tinba walalayal alle ha idin xafido ♥️

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 2 ปีที่แล้ว +8

    Musasalkan dareen I galiyay walhi🥺🥺 jcyl jcyl noah yaa ila mida❤

  • @nuurkey6606
    @nuurkey6606 2 ปีที่แล้ว +31

    my favorite person in this series idil😍❤️

    • @yossefaomar506
      @yossefaomar506 2 ปีที่แล้ว

      Also

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +1

      AF SOMALI cuqdad ayaa ka qabtaan aan u maleynaa? Waaa yaaaaabnay

    • @yossefaomar506
      @yossefaomar506 2 ปีที่แล้ว

      Mxa la yaabtay ya cuqdadeesan zhb

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว

      @@yossefaomar506 sxb afkiina hooyo maxaa idiin diiday inaa wax kusoo qortaan. Maka faaneysaan? Yaabnaa wa argagaxnaa wa anfariirnaa walaahi sxb

    • @bidhaanibrahim98
      @bidhaanibrahim98 2 ปีที่แล้ว +2

      @@somali.liibaan6059 hhhhh adi comanti walba dadka maku dhaganthy😂

  • @faizacaynaanshe6800
    @faizacaynaanshe6800 2 ปีที่แล้ว +31

    War filimkuba ma rerkan o keli ahbaa hal qoys miya metelaaya mrmr in dadkale laso dhex geliyo soma fiicnen o wajiyo cusub lagu daro. Xalqadana layara kordhiyo si dadku u xiseyan anyway keep going teamasatan ✌🏻

  • @nimcocawil439
    @nimcocawil439 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah wn idiin wataa hore usocda ❤️🥰🥰

  • @abdirazakmohamed1106
    @abdirazakmohamed1106 2 ปีที่แล้ว +13

    FILMKA CARUURTU SIDAY ULA DHAQMAYAAN WAALIDKOODA WXY GUDBINYSAA IN SIDII LA RABO LOOLA HADLI KARO HADAL ADAG IYO MID AFKA AAN U FCNAYNBA CAASINIMO WXN RAJAYNYAA XUMAAN TAY LEEDAHAY IN FILMKA DHEXSIISA LAGU SHEEGI DOODNO SI AAN JIILKA DAAWANAYA U ARKAN WAALIDKU INUU YHY ALLE MARKA LAGA YIMADO KA XIGA 🙋‍♂️❤

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 2 ปีที่แล้ว +1

    haboon iyo jamal ugu jeclhe musalsalka

  • @tanaawi
    @tanaawi 2 ปีที่แล้ว +71

    The most interesting episode after part 4

    • @bahjaabdalle4775
      @bahjaabdalle4775 2 ปีที่แล้ว

      Really🤎

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +3

      Af somali dagaal culus ayaa idinka dhaxeeyo ayaan u maleynaa? Maxaa kuu diiday intaas afkaaga hooyo inaa ku sheegto..yaaaaaab

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +1

      Almiino waxaa iska qorataa iidle ingiriis jire 😂

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 2 ปีที่แล้ว +1

      @@somali.liibaan6059 almeno Waa talyaani 🤠

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +1

      @@qalbihodon721 haa laakiinse afsomali ayaan kusoo qoray abti 😂 yaabnaa wa argagaxnaa walaahi.. ma u jeedid miyaa 😂