Hadalka Xasan shekh Wa ilma Yaxaas & Munaafaqad + Xabashi Jaculka Hargysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @ihabdi4051
    @ihabdi4051 3 วันที่ผ่านมา

    Keebaa roon Hooyo sakhraamad ah iyo Hooyo caana boodhe jaqaysa

  • @user-sy3tj8ft7u
    @user-sy3tj8ft7u 2 วันที่ผ่านมา

    12 indhood malahe inda duqsi kabadan ilahay somaliland garabkeda hagalo xabshi waa cadow aad meel ugusohagaagto jogaa weye balse somali somali iskaegayo waadib waxyar iskudayaa inaad eegtan iskudayaa laailaha ilalaH

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 วันที่ผ่านมา +2

    Hooyada xeryaha IFO IYO KAAKUUME qamadiga iyo caano boodhaha ku cunaysaa

    • @XasanIgal-ow9il
      @XasanIgal-ow9il 2 วันที่ผ่านมา +1

      oromo qaniis tahay oo afsomali bartay

  • @ihabdi4051
    @ihabdi4051 3 วันที่ผ่านมา

    Jamac
    Hargeysa ka hor sawtuu ka taagna Muqdisho

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา +2

    war ilaahay halaga yaabo somaliland iyado dowlad ah ayay ku birtay konfur oo laysku noqday jamhuriyada dimuquradiga somaliyeed ilaa maalinta ilaa maanta darood iyo hawiyaa 60 sano qassab kusoo talinayay oo madawaynaha qassab ku gumaysanayay umada somaliyeed ee kale maantu ufuuuf ba layidhi cid ka aqbalaysaana macaa shuruud ma jirto bilaashna hadalkisaba daa lilmada jixaaska iyo somali jacayl cancer bay noqotay . intii xassuqi lahaa hadii xal noqotay ina layku duceeyo qolawalba ilahay halkeeda ku arsaaqo si aan laskugu urin ama lugaha layskaga joogsanin oo been iyo khaayinimo hadalada loo jarjarin oon looga yeecinin ujeedoyinka qarsoon maxaa baayacmushtarka kirada saldhiga Djibouti ku badhaadhay maantana tahay halka ama goobta cidamada Ethiopia ee baddu dagal yihiin kiranabixiyaan cala markab dagaal iyo jumlad ama pakage tirada ciddamadoodu sanad kastana xissab iyo buug iyo qalin loola tago iyaga iyo saldhiyada kaleba oo xoolo badani kasoo xaroodaan lagaga maarsamay qamadida iyo qarashka qaramada midoobay ku qaamayso wadanada ay kabto missaniyadooda maxaa keenay in somaliland been iyo dulmi loo badalo Ethiopia ayaa lasinayaa dhul iyo bad keenay oo loo buunbuuninaya fikirka shaqsiyeed ee faysal roobleh anagoo ka caqli badan oo fahmayna ujeedadiisa midnimada somalia ee reer bahalkissa danta gaarka ahi ugu jirto muxuu u arkii waayay aqoontiisu 60 sano dulmiga darood gaarahaan 10 madaxwayne iyaga ah soo mareen halka kuwa kale anu waligood soo marin 00 waliba siday ku socoto ee waliigi ka hadlin dulmigaas ow qariyo marka laga tago hawiyee oo laqabsada first class citizens waa cajiib cilmiga ilmahaygu garanayo in faysal roobleh fahmi kari wayay Djamac Galad iyo warbaahinta la qalday ku taageerto !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

    • @Geomahamed
      @Geomahamed 2 วันที่ผ่านมา

      Waxaasi waa been ,Hal wadan bey isku ahaayeen ,Cadaw baa Shan u qeybiyey. Ee ma jirin Dalal soomaali ah oo gooni gooni loo qabsaday. Somaliland ma aha laftigeeda Hal qabiil ma goosan karo marka maxaa loo qeylinayaa

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 วันที่ผ่านมา

    Cagdheer TV cayayaanka

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 วันที่ผ่านมา

    Kani maskixiyanbuu uxanuunsanyahay

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 วันที่ผ่านมา

    Dee muusaa ku khasbay

  • @HajiIkhlaas
    @HajiIkhlaas 3 วันที่ผ่านมา +1

    War waxay donayan xabashi jacaylku wa khamri dayday

    • @AbdiMohamed-zd1no
      @AbdiMohamed-zd1no 2 วันที่ผ่านมา

      Hhhhhhhh
      😂😂😂😂😂
      Wa Runtaa