Prof. SALWE - SODAF & tababarradii ISRAEL iyo bilowgii Halganka.Qaybtii 1-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @sahrocisman953
    @sahrocisman953 ปีที่แล้ว +1

    Abtigeey cabdi farax xuje allaha ku xafido abti mcn barnamijyo qimo badan baa nala wadaagta marksta wn kugu jirnahay

  • @amareto5772
    @amareto5772 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waaba uu ku faraxsan yahay in Yahuud ay u tageen tababar.
    War Ilaahay u towbad keen inta malak al-mowtka kuu iman .

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 5 หลายเดือนก่อน

      waxa ku kalefay kan molxediinta soviet hob eyo xoog kaso qaatay seda ugu xasoqo nenkan reerkisa waxa la yerahda مجبراً أخاك لا بطل yahod eyo molxed waxa fog molxed hadi la daba galo waaba yahod sii fogaaty

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 5 หลายเดือนก่อน

      awalan kuwas ku faraxsan molxed xogiis dad somaliya xoog ugu sheegteen ayna ku xasooqeen elaah ha u toobad keenaan markaasy dadki arentooda aheed en lago kalefay toobad keenayaan

  • @amareto5772
    @amareto5772 9 หลายเดือนก่อน

    Siyaad Barre DAALIM ayuu ahaa ee waxa ka sii xunmaa, nimanka u tegey Yahuud oo waliba masaajidka Aqsa haysta u doontay tababar IWM. Daalimka gaalka ii soo kaxaysta, kan Soomalida un wataa la qaatay.

  • @abdiqadirmohamed3466
    @abdiqadirmohamed3466 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan waa mujaahid prof mujahid kaligii taliyihii ragii umada ka dul qaaday libaax

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 ปีที่แล้ว +2

    odaygan hadalkiisa ma deganna. Hadba dhan ayuu afka saarayaa. Waxbadan kama fahmin warkiisa.

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 2 ปีที่แล้ว +1

    1975 ayaa bilabay mucaarid nimada iyo 1977 ayaa bilabay mucard nimada mid ku toos ha kala hadlin qaain wadan ayaa tahy

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 ปีที่แล้ว +2

    ssdf waligeedba tuulana ma qabsan.
    faan weynaa.

  • @isseb6289
    @isseb6289 2 ปีที่แล้ว +2

    Wa dadki itoobiyaanku u adeegsaday iney somaliaku jebiyaan dhulka somalina ku xoreystan , inuu xishoodey ahayd odagaan yuhuuda iyo itoobiyaanka dalkiisa kudumiyeen

  • @mohamedisse4485
    @mohamedisse4485 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaasuus in lagu dilo baa balan ah nacalad kugu dhacady

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 5 หลายเดือนก่อน

      ade eyo kuwa aad wax u delaysed baa balana en sorka la eeden dheereeyo enta aad delen jawwjiis aan edenka aheen ma jerto nenkaan mojahed jaajoos wadnka af gambeyay la dagaalamya ayo ahaa

    • @ahmedjama9321
      @ahmedjama9321 4 หลายเดือนก่อน

      Dilaaa kubdhashay adigu kaala dil

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 5 หลายเดือนก่อน

    Salwo you committed treason