HOYGA FANKA HARGEISA & GOOBAHA LAGU CAWEEYO |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 3 ปีที่แล้ว +2494

    Team Arimaheena waan idin salamay anagoo sana 🕺🏽🕺🏽🕺🏽🕺🏽🕺🏽🕺🏽🕺🏽🕺🏽

    • @lamahurantechnology1773
      @lamahurantechnology1773 3 ปีที่แล้ว +18

      Iyo anigu saaana wax KaLe CabdaLe jamaal 🤣✊👊

    • @cabdallabirshiil7029
      @cabdallabirshiil7029 3 ปีที่แล้ว +11

      Abdalle Jamal wllkey hore u soco

    • @ceynkacade8877
      @ceynkacade8877 3 ปีที่แล้ว +11

      Waan ka qaday anoo San ah🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️🤸🤸🤸

    • @kingxaajicr7202
      @kingxaajicr7202 3 ปีที่แล้ว +7

      Waanu kaa Qaadnay inkastoo aan ahay cabdale jamaal team kiisa 🤣
      Iyo Ka Arimaheena ba 👊

    • @qureyshtiiafrica5954
      @qureyshtiiafrica5954 3 ปีที่แล้ว +5

      Waan ka qaday wllo

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena  3 ปีที่แล้ว +861

    Special Thanks to Walaalkeena Abdala Jamaal Vlogs Channelkiisana waakan th-cam.com/channels/JZB6ugS2bA_Oo_69Aoo_mg.html

    • @safakayse6774
      @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +12

      Arimaheena barbara somaliland and gabilay sool sanaag borama burco intaas kaa sugaynaa

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +3

      @@safakayse6774Asc. Wll waxan kaa codsanayaa inad link-gaan subscribe & like saartid ilaahey xanuun kasta hakaa haayo 🤲🏽
      th-cam.com/video/FPI4bBQg_LI/w-d-xo.html

    • @king...3695
      @king...3695 3 ปีที่แล้ว +5

      Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.,

    • @ahmedlaachofficial8621
      @ahmedlaachofficial8621 3 ปีที่แล้ว

      Arimaheena langaab ciilan hooyada siilkeed maxa hargeyza ku geeyay dhila kudhashay tuugsaneysay wase

    • @fadxamukhtar7885
      @fadxamukhtar7885 3 ปีที่แล้ว +5

      Walalky arimaheena ma jeceshahy inad timado hargeysa balse ma rajayn haysa wanu ku jeclahy welcome hargeysa

  • @zidinoofficial5023
    @zidinoofficial5023 3 ปีที่แล้ว +906

    AwalduL cazima is mujiya Hargeisa🟢⚪🔴

    • @abdirahmaanfarhanmohamett5566
      @abdirahmaanfarhanmohamett5566 3 ปีที่แล้ว +2

      Awladul caasima reer muqdisho.waaye hanagu qabsanina

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 3 ปีที่แล้ว +3

      @@abdirahmaanfarhanmohamett5566 awlaadu caasima hargeisa labaxdey copiga joojiya hargeisa lahor baxdet😂

    • @mohammedhusseincade1940
      @mohammedhusseincade1940 3 ปีที่แล้ว +4

      @@abdirahmaanfarhanmohamett5566 hargeisa ku horaysay zxp

  • @fatimamoha9876
    @fatimamoha9876 3 ปีที่แล้ว +548

    Wow m.a gobtii reer hargeysa mugadishu ayaan idinka soo salaamayaa🇸🇴🟩⬜🟥

  • @ibraahimabuukarali5969
    @ibraahimabuukarali5969 3 ปีที่แล้ว +181

    Waa muuqaal daawashadiisa lagu raaxeysanaya oo marna laga caajisen reee hargeisa cadowgina cagta ka hoos from mogadishu

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 ปีที่แล้ว +386

    Reer hargaysa iyo dhamman reer somaliland waad salamantiin runtii waxa tihiin labeenta ummada somaliyeed

  • @booblyrics647
    @booblyrics647 3 ปีที่แล้ว +737

    Somaliland
    HARGEiSa,burco,berbera,gailey,borama,sooL,sanaag,saylac,badhan,wajaale,iyo qaarkaloo badan waan idin jeclahay dhamaantiin

  • @ahmed.mohamed390
    @ahmed.mohamed390 3 ปีที่แล้ว +548

    Hargeisa Caday Caasimadayda 💚🤍❤ Somaliland
    Hoyga Fanka Somaliyeed io Nabadaba

  • @Masdille
    @Masdille 3 ปีที่แล้ว +615

    Inta Somaliland Ka Daawanayza❤💚🖐

    • @hibomahdi6444
      @hibomahdi6444 3 ปีที่แล้ว

      🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @ciyaaltiktoknet2296
    @ciyaaltiktoknet2296 3 ปีที่แล้ว +625

    Rer hargeisa like from mogadishu

  • @isxaaqcade2476
    @isxaaqcade2476 3 ปีที่แล้ว +573

    MaHa halkani Malaysia Mana aha Istanbul eee waa casimada jamhuriyada barakaysan ee somaliland ❤🤍💚
    Inta jecel hormarkeeda like igu Qabo
    💚💚💚🤍🤍🤍❤❤

  • @abdimalik5849
    @abdimalik5849 3 ปีที่แล้ว +697

    1st caawa ana ugu soo horeeyey reer somaliland like ha isku muujiyan 🤩

    • @Cat1-v6r
      @Cat1-v6r 3 ปีที่แล้ว +10

      Waan kuu saarey aniga ii saar wll🤙🏾🤙🏾

  • @maxamedhunter3120
    @maxamedhunter3120 3 ปีที่แล้ว +114

    Walaal hagudbin nabi maxamed scw darrtis isaar 1000

  • @kariimck9898
    @kariimck9898 3 ปีที่แล้ว +589

    Rer Hargeisa ismuujiya Duriyada 👍

    • @cqaadiraxmed9363
      @cqaadiraxmed9363 3 ปีที่แล้ว

      Reer hargeisa ma ihi lakin liketa waan saaray becoz I love Somali land 😍😍😍

    • @ismailupdeirazhid153
      @ismailupdeirazhid153 3 ปีที่แล้ว

      @@cqaadiraxmed9363 boqor♥️

  • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
    @N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +264

    Welcome to Hargeisa

    • @kingmohaan9856
      @kingmohaan9856 3 ปีที่แล้ว +3

      War nio laba fiinaba weynu idin soo dhawea heene maad noo imaadaan nio

    • @carafadaleeli272
      @carafadaleeli272 3 ปีที่แล้ว +2

      Aaar ba sasa diir laftisii balw
      Mm

    • @cabdiwakiilibrahiim7186
      @cabdiwakiilibrahiim7186 3 ปีที่แล้ว +1

      Odygii farhaan diraac waar gobolkii raggan kasoo salamey inadeer gacliur😂✋

    • @yamaniozking9873
      @yamaniozking9873 3 ปีที่แล้ว +1

      Basadiir

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 3 ปีที่แล้ว

      Basadiir Malmahan lama hayer ma Odaygiibaad Isku diideen Qiimaha😂

  • @mohamedabdirahmanmuhamud1025
    @mohamedabdirahmanmuhamud1025 3 ปีที่แล้ว +70

    Illahay nimcada iyo nabada ha idin siyadiyo . Waxaa mudan tihiin kudayasho . Wanii ku fanaa hadanahay reer muqdisho nahay because muqdisho haday nabad eheen Hargaysa noo nabad ah . Thank u reer hargaysa qasatan @abdalla jamal iyo asxabtisa sido kale arrimahena👊

    • @haboonsoobe441
      @haboonsoobe441 3 ปีที่แล้ว

      Ayy wllo qali muqdisho bilaan yadba hada nabad bay so noqonaysa incha allah inty iyo in ka qurux badanba walaka dhiisi malihi way folxuntahay lkn way qurux badatahay muqdisho hadalba hora lo dhameeyo la idhi yado qarxaysay dhisaanta muqdisho🥰thank u wllo🙏

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 3 ปีที่แล้ว

      Walaal Muqdisho ilaahay nabad iyo barwaaqo haynooga dhigo aad ayaan idiin jecelnahay walaal. Jacaylkii lixdankii na keenay weli nagama dhammaan. Farxad ku noolaawa Soomaaliyeey

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 3 ปีที่แล้ว +170

    One love reer Hargeysa 💯❤ #from mogdishu🇸🇴❤💯

  • @noobinho3515
    @noobinho3515 3 ปีที่แล้ว +154

    Waa Duriyad waa Dowlad dad ku nool farxad😍

  • @ASMA-j
    @ASMA-j 3 ปีที่แล้ว +151

    Hoygi fanka iyo hibada bilash loma odhan hargeysa hadhwanag ✨
    Dad qalpi ficn so dhaweyn leh
    Gobanimo iyo guul reer hargeysa leysku raac qof si ficn ula si ka wanagsan bey ula dhaqman one love duriyada❤

    • @t.d8775
      @t.d8775 3 ปีที่แล้ว

      Thank qaliyey ada sharaf mudan 🥰🥰🥰🥰

    • @rockgentlemen9228
      @rockgentlemen9228 3 ปีที่แล้ว

      waa caynkaa u welcom

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 3 ปีที่แล้ว

      Waa sida qaali aadbaad umahad san tahay

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 3 ปีที่แล้ว +90

    Aaway Duriyadii DhiiGa lahayd apdala Jamaal March intaanay dHaMaan arimaheena waa in lasoo gaadhsiiya hada anuu wax like oon ku raadinaaya majirto dhiigeenu hashaqeeyo

  • @priyankachopra4292
    @priyankachopra4292 3 ปีที่แล้ว +125

    Waan u xiisay hargeisa hadh wng from garowe💚

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +173

    HaLF London Hargeisa 💚🤍♥️
    Caazimadii wadankyga SomaLiLand 💫
    Allow Nabad iigu CeLi Mar Labaad 😔💯

    • @mustafehadaf9797
      @mustafehadaf9797 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin

    • @shucaybmaxamud2842
      @shucaybmaxamud2842 3 ปีที่แล้ว

      Bro you're fake as fuck! 5000 oo weji bad leedahay 😁. Hawshaada iska wado.

  • @abdirahmanosman8938
    @abdirahmanosman8938 3 ปีที่แล้ว +60

    Hooyga fanka way qurux badanthy
    Love from moqdisho

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 ปีที่แล้ว +117

    SOMALILAND NOLAADA ❤🤍💚
    FROM DJABUTI
    CASIMADA HARHEISA HDWANAG

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 3 ปีที่แล้ว +246

    Hargisa hoygii fanka jamhuuriyada barakysan somaliland 💚💭❤
    Arimaheena adiga iyo cidkastoo xiisaynaysa Hargisa waanu idin soo dhawynaynaa😁
    Soomali wayneey masha Allahda hanaga ilaabina waanu siraadane🔥

    • @liveststudio9428
      @liveststudio9428 3 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wllo caasimad malesiya kl marka timaado ishu wayku dhaafaysaa

    • @kaamilakordahab3349
      @kaamilakordahab3349 3 ปีที่แล้ว +10

      Caasimada Malaysia ma lihi walaaal tanbaan leeyahy
      Teda kale taydii ayaa sidaa u eege maxaa iga yaala taas
      Waagu wuxuu noo soo dilaaca anagoo qoslayna anagoo qoslaynana waanu seexanaa alhamdulilaah 💚💬♥️

    • @ahmedkhadar1901
      @ahmedkhadar1901 3 ปีที่แล้ว

      Liintu ma dhamanayso maxaad yeeli

  • @farah1ali970
    @farah1ali970 3 ปีที่แล้ว +77

    War hargeisa waad iga gaday mustaqbalka dhow inaan imadan rajeyna
    Waxa lo bahan yahay inaad wiilshan oo kale wadan kiina uso bandhigtan inaba caadi maha 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @امولهالطيوبه-ن5خ
    @امولهالطيوبه-ن5خ 3 ปีที่แล้ว +141

    Ilahy hadin sharfo wlldhy Arimaheena iyo Abdalle Jamal I cant express my feeling Another level💚🗯❤illhow noo dhawr jamhuuriyada barakysan🤲

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 ปีที่แล้ว +126

    Allooow qofki idawada dhibna hatusin 🇸🇴 kii idhafana kafarxi OO arsaqada uwasici yarabi somali habar uma wado duco moye waa walalkin yare idawo😭😭😭😭

  • @ikhtarmaxamed5996
    @ikhtarmaxamed5996 3 ปีที่แล้ว +53

    Reer muqdisho reer hargeysa halasoodhaweeyo waa walaaheena madaxaa inoo saanrantihiin anagoo ah awlaadu caasimah

  • @ayaandheeman6374
    @ayaandheeman6374 3 ปีที่แล้ว +72

    Ficnaaan lahyda inaad hargeysa timado waxn ka mid ahy familkaga reer hargysa ee qabiga kaa jicel ♥️✋🥰

  • @naciimaabdirahmaan4079
    @naciimaabdirahmaan4079 3 ปีที่แล้ว +79

    Baradayda hargaysa caday ayaan jiifka kaga daawanaya hore usoco bro Arimaheena iyo cabdale jamal

  • @yasincase7439
    @yasincase7439 3 ปีที่แล้ว +207

    TH-camrKena CabdaLa JaMaL HaLa MuujiYo DareenziYa inu dad LeYaHaY zi uu asaagi uLa TartaMo🙏🙏🙏🤗❤️❤️

  • @safacabdirahman1588
    @safacabdirahman1588 3 ปีที่แล้ว +66

    Mansh allh hargeisa somaliland💚⚪❤ Hoygan ku noolahay kuguu fanaa thankz arimaheena

  • @isramohamed3497
    @isramohamed3497 3 ปีที่แล้ว +92

    Alle hano barkeeyo wadan keena somaliland guul iyo gobonimo

  • @anisamoalim2078
    @anisamoalim2078 3 ปีที่แล้ว +43

    Wow goob qurux badan amazing wllahi we love somaliland from muqdisho waan imaan doonaa markey liinta dhamato😂😘😍😘hormar wacan hooygii Fanka

    • @ahlaamshutter1435
      @ahlaamshutter1435 3 ปีที่แล้ว +2

      Way dhamaty liinti cananis ayaa socda hada 😂😂😂😂

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      ShaaH Ban Ku Siinaynaa Zizter Adiye Noo Kaalay😅❤✌

    • @muxiyadinismacil5478
      @muxiyadinismacil5478 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk wll cid walba lama siiyo liinta waa cidii ka hortimaada sharciyada uyaala dalka

    • @barwakoahmed5515
      @barwakoahmed5515 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh Soo dhawaw hno dadko dhan liin layskama siiye dad gaaray bahashu uqooshantee

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 3 ปีที่แล้ว

      Ha nixin sister cidi kuma siinaysee liinta waxa lasiiyaa dadka dawlada afaaraheeda galo ama kasoo hor jeesada 🥰😍

  • @mohameddahir9257
    @mohameddahir9257 3 ปีที่แล้ว +100

    Hargeisa my great hometown ♥️💯 Arrimaheenna go forward half million coming soon ☺️🥰

  • @nabriismohometh2863
    @nabriismohometh2863 3 ปีที่แล้ว +120

    Somalilind 💚💭❤️ From Gobolka RaGa

  • @engabaabala6843
    @engabaabala6843 3 ปีที่แล้ว +74

    Wlhi Waa Heer Sre MuuqaaLka Io Tayadiisa abdalla Jamal Mahadsanid Wll ArimaheyNa AdigaNa MuuqaladaN Noo ZooPadi Wlhi Kama Daalo Daawashada 🥰🥰🥰🥰🥰❤💯

  • @m.aamiin8802
    @m.aamiin8802 3 ปีที่แล้ว +23

    Wlhi intii abid aan daawanay muuqalo kii iiGu quruxda badnaa ayuu ahaa aadbaN wadankayGa ujeclaHaY ❤*SOMALILAND*❤

  • @drraxmarayso9227
    @drraxmarayso9227 3 ปีที่แล้ว +33

    Hargaysa hadhwanag caasimadayadiiiii from borama 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maan5210
    @maan5210 3 ปีที่แล้ว +36

    Weey Hargeisa hadhwanaag two legends abdala jamal guul bn ku rajaynaya huno

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 ปีที่แล้ว +108

    Wani barya waa wiil yar OO soomaali 🇸🇴😭 idawo kaliya haidhafin alle darti ❤️💝💯🇸🇴♥️

  • @ayaanleabdilahi3621
    @ayaanleabdilahi3621 3 ปีที่แล้ว +52

    Quruxda wadankaYga waan jecLahaY inan markaste iska daawado 😇

  • @hibadismail3786
    @hibadismail3786 3 ปีที่แล้ว +36

    #Hargeisa, Somaliland
    Hoyga fanka ,suganta, xadarada goponimada, ilbaxnimada halyeyada murtidaH madadalada hoyadi abwanka Hargeisa hadhwanag Living life is where living legends belong to Salaaman ma sweet Home 💚💭❤💋💋

    • @sultanyousuf8990
      @sultanyousuf8990 3 ปีที่แล้ว

      We are together our Land

    • @LOVELIFE-sd9xz
      @LOVELIFE-sd9xz 3 ปีที่แล้ว

      Yes we are somalilander s 💚💨♥️

  • @xamdamaxauued3137
    @xamdamaxauued3137 3 ปีที่แล้ว +58

    Form somaliand💚💭♥️

  • @s..5631
    @s..5631 3 ปีที่แล้ว +39

    Waa riydyda ugu wyn wlhi inn mr tago somalind allh idn xafdo wllhy aan jclhy😢❣😘😍

    • @rockgentlemen9228
      @rockgentlemen9228 3 ปีที่แล้ว +5

      sioo sheeg malintad imanayso aniga kugu soo dhawenaya hargaysa hoyga fanka

    • @munamaxamed3262
      @munamaxamed3262 3 ปีที่แล้ว +3

      Soo dhawoow wll mcn dadkaagii oo ku jecel 😍

    • @s..5631
      @s..5631 3 ปีที่แล้ว +2

      @@rockgentlemen9228 Tamam wllo shurkn 🤗😍

    • @s..5631
      @s..5631 3 ปีที่แล้ว +3

      @@munamaxamed3262 shurkn apyo allh ku sharfo❣🤗

    • @munamaxamed3262
      @munamaxamed3262 3 ปีที่แล้ว

      @@s..5631 Sido kale wlshy qaali 🙏

  • @rooblemohamed1781
    @rooblemohamed1781 3 ปีที่แล้ว +67

    Hargeisa❤ my City De City
    Arimaheena 🖐

  • @zultaanhondsome8796
    @zultaanhondsome8796 3 ปีที่แล้ว +19

    🟥⬜🟩somaliland aad baan ujeclahy inaan maalin uun soo booqdo walhi aad bay uqurxoonatahy hargysa 🇸🇴❤🙏❤❤❤🥰 dhamaan soomali Wayn waad salaamantihiin ❤

  • @a.laahiyemohamed4515
    @a.laahiyemohamed4515 3 ปีที่แล้ว +32

    Inta ay hargaysa xaaladkale ay galisay farta taaga🤙🤩🙋‍♂️

  • @husseincabdale8708
    @husseincabdale8708 3 ปีที่แล้ว +60

    Hargaysa qurux badan alloow noo siyaadi nimcada dalkayaga iyo nabad galyadaba

    • @ifrahelmi1643
      @ifrahelmi1643 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin yaa rabiiii

    • @LPKINDS1
      @LPKINDS1 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamin aamin zxp
      Inta San haysan nabadana ilahayow iyagana sii☺

    • @hanahabi5524
      @hanahabi5524 3 ปีที่แล้ว

      aamiin yaarabi

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 ปีที่แล้ว +20

    Weekend kasta Aniga iyo Qoyskayga Waan kusoo Cawaynaa Goobahan aad sheegteen oodhan
    Alx Ilaahayow Nabada Iyo Barwaaqada dhulkeena Noo Barakee oo Intii aan Nabad Haysana Sii

  • @morashiid
    @morashiid 3 ปีที่แล้ว +74

    17:02 🤣🤣🤣🤣🤣 One love wllhi reer hargaysa waa tageen halkaa kawada jaaleyaal ❤🙌

    • @zakisamehofficial7372
      @zakisamehofficial7372 3 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂😂😂😂😂 jumecian xitaa waa ku heesna 😂😂😂

    • @isxaqaadan5702
      @isxaqaadan5702 3 ปีที่แล้ว

      Jaaluhu muxuu ahaa ha cayin niyaw anagu jaale ma nihine mar danbe

    • @morashiid
      @morashiid 3 ปีที่แล้ว +1

      @@isxaqaadan5702 sxbow jaale micnaheedu waa "qadarin halkii ugu saraysay"

    • @m.a.h.a.m.e.d
      @m.a.h.a.m.e.d 3 ปีที่แล้ว

      @@isxaqaadan5702 jaaleb wa madax sare o kale ama libaax aduu wa amaan ha ka boodin is deji

  • @salmaosman6553
    @salmaosman6553 3 ปีที่แล้ว +118

    hargesia maruuba watagayaa insha allha aniga iyo familyka arimaheena insha allha

  • @raxmarada8214
    @raxmarada8214 3 ปีที่แล้ว +17

    Waar igu salaama caasimada jamuriyada barakaysan from burco cadeey love you somaliland💚💭♥️💪💪💪💪💪💖💖💖💖💖💖💖💕💕🌹🌹🌹💚💭♥️💪💪💪💪💚💭♥️

  • @hindahodan
    @hindahodan 3 ปีที่แล้ว +51

    Dadkani waali casaa
    Celinba mayno kulahaa 🤣🤣🤣
    Waan idin salaamay dad illahay madax ka dhigay 🤴🙏🤴❤🌹

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      Hhh Wan Siin Doonaa 500K Oo Qof Baa Ku Jiree😅

    • @hindahodan
      @hindahodan 3 ปีที่แล้ว

      @@lamajofficial2446 kkkk sow maaha channelku masha allah bu marayaa markaa inanynu iska haysanaaba inoo eg

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hindahodan Hadanu #Arimehena Ahayn Wanu Ka Hayn Lahayne Intu Ka Qalbi Xaadhan Yahay Y.tuberada Ayanu Ugu Celinaynaa Hhh

    • @hindahodan
      @hindahodan 3 ปีที่แล้ว +2

      @@lamajofficial2446 haa wlhy qalbi wanaaga sa.ida iyo dadaal kiisa badan dartii waynu u celinaynaa
      Madax weeyi @arimaheena 🤴🙏

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hindahodan Hah Adiba Kama Dhacdid Wan Daawaday Muuqaladaada🤣😅

  • @hayaan8738
    @hayaan8738 3 ปีที่แล้ว +22

    Two legend somali vloggers
    Arimaheena 🇸🇴
    Abdalle jamaal 🇮🇷

  • @iidmaajo8737
    @iidmaajo8737 3 ปีที่แล้ว +118

    My home inta reer hargies Farta so tagtaH me one👍👇

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 ปีที่แล้ว +124

    Pls ISOboqo Alle darti haidhaafin 😭🥺

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 ปีที่แล้ว +27

    Kuso sdhawow hoyga fanka casimda geeska hargeisa hadhwanag iyo dad qalbi dahbiya form duriyda 💚🤍❤🙏

  • @mohamedabuukar3032
    @mohamedabuukar3032 3 ปีที่แล้ว +23

    Wlhi haday sidaan u qurux bdnthy waan idin iman inta jacel inan imaado hoygii fanka like saaar

  • @umalabdirahim7577
    @umalabdirahim7577 3 ปีที่แล้ว +33

    My home hargeiysa haadh wanaag wlhi wa u xiisay 6 years kaso maqanahay

    • @yessboss9640
      @yessboss9640 3 ปีที่แล้ว +3

      Aad iyo aad wlshy anba aadbaan ugu xiisey ilaahey swt inagoo nabad iyo caafimaad qabna ha inagu celiyo iyadoo barwaaqo iyo nabadeedu usii siyaadey 💚😍❤

    • @umalabdirahim7577
      @umalabdirahim7577 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yessboss9640 inshallah huniye

  • @saynababdibakar3654
    @saynababdibakar3654 3 ปีที่แล้ว +45

    Somalilan hargeysa hadha wanaag Alle Nabaad hayno adkeyo wana uxiisay dhulki hooyo❤🤍💚

  • @abyansahal9484
    @abyansahal9484 3 ปีที่แล้ว +85

    Caasimada Geeska Hergeisa Hoyga fanka iyo Suugaanta maxaan U Xiisay Lixaad insha Allah ayaan usoo Socdaa

  • @abdishakuurmaxamed8560
    @abdishakuurmaxamed8560 3 ปีที่แล้ว +6

    Maha toronto maha London maha paris maha ee waa hargeisa hoyga fanka somaliyeed haka nixine mash allh dheh waa magalo somaliyede waxan la hadalyaa inta ka xun horumarka somaliland ama hargaysa caday

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +104

    Waleee hargaysa way naga ilbaxsantahay hadaan nahnay muqdisho sababtoo ah meelahaan oo kale muqdisho kumaan arag intaan joogay oo fanka ah ama hargaysa ma ahan umalaynaa naga daaya ciyartaa hahaha gob rer somaliland

    • @isradayip4012
      @isradayip4012 3 ปีที่แล้ว +2

      Qofka magalada kugu hayaa ka dhacayay oon ku soo tusin 😂😂😂😂😂

    • @hoodomose2621
      @hoodomose2621 3 ปีที่แล้ว +5

      Haa kuma yaalan muqdisho kuwano kale😌

    • @kevsermohamedkevser4743
      @kevsermohamedkevser4743 3 ปีที่แล้ว +4

      Hmm wllhi Cali jirde hotel waa Hargeisa jumeirana waa Hargeisa waaba jaarkayaga jumeira sacadadiin ayay Ku beegantahay

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +4

      🤙Hoyga Fanku Iskama Bixin Ee Reason Buu Ku Baxay✌ MuqdisHo Muuq BiLaN Great🇸🇴

    • @shuebmohamed3982
      @shuebmohamed3982 3 ปีที่แล้ว +2

      ciyaal tuulo mexey magalo ka yaqanan from tulo to magalo ader mel hanoga dhicin casimada geeska moqdsho muuq wanag xamar waa hoyga ilbaxnimada

  • @fatimasacad1602
    @fatimasacad1602 3 ปีที่แล้ว +57

    Rugeey hooda taaloo qofka tegay hiloobayn
    Rabbigay dhib kaa hay hargeisaay dhibkaa hay
    From hargeisa cadeey

  • @qadanfadal1721
    @qadanfadal1721 3 ปีที่แล้ว +13

    My home hargeisa
    Hoygii fanka
    Arimahen waxanu ka jeclanan ind timado hargeisa hadhwean 🥰

  • @haniabdi2025
    @haniabdi2025 3 ปีที่แล้ว +46

    Wale Duriyada wa laga yaabey waxaad mooda Muqdisho wixi noo shideyeyba inoy iyaga ahayd waagii hore wa ilbax.

    • @rockgentlemen9228
      @rockgentlemen9228 3 ปีที่แล้ว +2

      waa caynka ayeeyo
      welcome

    • @maxamedcadaaniofficial6569
      @maxamedcadaaniofficial6569 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxba makala nihin wllo sharaf noogu noolaada anagu wllo kale ma lihin oon idinka ahayn

    • @mohammedhusseincade1940
      @mohammedhusseincade1940 3 ปีที่แล้ว

      Xiligii kacaankii iyaga shiday muqdisho iyo tiyaatarada
      imikana balbalaarka tiyatarkiicqaranka hees ku qaaday

  • @samiaali5888
    @samiaali5888 3 ปีที่แล้ว +54

    Somaliland form gabiley jano💚🤍❤😘

    • @almas8915
      @almas8915 3 ปีที่แล้ว +1

      Gobolkeygi gabiley jano 🌽🌽🌽❤❤❤

    • @nafiisamohamoud8892
      @nafiisamohamoud8892 3 ปีที่แล้ว +1

      Baxsan gabiley nuuraa

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 3 ปีที่แล้ว +1

      🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤💭💚

  • @rsomali2860
    @rsomali2860 3 ปีที่แล้ว +45

    Hargeisa hadhwanaag iyo @Arimaheena @Abdullah Boqoraa socda
    ♥️❤💯

    • @arawellomoh8576
      @arawellomoh8576 3 ปีที่แล้ว

      Yep i miss my home hargeisa ❤️🍿

  • @almas8915
    @almas8915 3 ปีที่แล้ว +17

    Hargeisa ever year wan tagi jire lakin sanad ma tagin corane darti😭😭 ala maxa u xiise💚💚💬💬🖤🖤❤❤🙏🙏 salut both

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 3 ปีที่แล้ว +32

    Another level maglo boqortooyo hargaysa hadh wanaag❤💭💚

  • @wardahusseinabdi3586
    @wardahusseinabdi3586 3 ปีที่แล้ว +16

    Hargeysa hoyoo yadi fanka dhulki reer abtigay allow barake 😍😍😍😍😍😍😍

    • @rockgentlemen9228
      @rockgentlemen9228 3 ปีที่แล้ว +1

      soo dhawooow abti qaai

    • @wardahusseinabdi3586
      @wardahusseinabdi3586 3 ปีที่แล้ว

      @@rockgentlemen9228 🥰🥰🥰wan dhawahay abti

    • @dhuuxiisnm4005
      @dhuuxiisnm4005 3 ปีที่แล้ว

      @@wardahusseinabdi3586 anagu abti ku odhan maayo
      Balse ina,abti qaali ku soo dhawoow
      Dhulkaagii dhulkii hooyo dhulkii❤❤❤
      ilmaamtiyadaa❤❤❤❤❤❤
      Dhulkii haba,yarahaa❤❤❤❤❤
      Dhulkii reer abtigaa❤❤❤❤❤
      Dhulkaagii sland🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa Dawlad Waa Duriyad Waa Dad ku Nool Farxad Hargeisa Hadh-Wanaag Hoygi Fanka iyo Xadaarada My Home Town

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 3 ปีที่แล้ว +23

    HARGAYSA wallahi billahi way qurux badantahay... waa magaalo aan kufaanayno hadaan nahay soomaali oo dhan hada somaliland kaliya maaha war soomaali oo dhan. Qiimo wayn bay noogu fadhidaa From Boorama( just mentioning where I live, I guess is ok, isn't it?😂)

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtada aboowe somali oo dhan baa leh❤🇹🇯🇸🇴❤😘

  • @najmaomar9424
    @najmaomar9424 3 ปีที่แล้ว +29

    From hargaysa hurumar wacan wallkay

  • @Footballerdrip
    @Footballerdrip 3 ปีที่แล้ว +13

    SOMALILAND waa dhaqaaqdey
    Mcha allh from muqdisho

  • @apdirahim_officiall5911
    @apdirahim_officiall5911 3 ปีที่แล้ว +52

    Arimahena Legen ad Ban ku salmay Sxp✋🥰ina hargysa Timadid wan sugayna

  • @aaminacali8478
    @aaminacali8478 3 ปีที่แล้ว +47

    Welcome arimaheena Hargeysa Somaliland Jamuuriyada barakaysan💚💨♥️💚💨♥️💚💨♥️🤴

  • @shimpirahmedshimpir2245
    @shimpirahmedshimpir2245 3 ปีที่แล้ว +34

    Oof hargaysa caday caasimada xadaarada

  • @mohkibirdiid
    @mohkibirdiid 3 ปีที่แล้ว +12

    Hargeisa wax kale 😍🤩
    Waa hogya fanka iyo arimaheena
    Abdalle jamaale well Done brother

  • @roodafaraton7632
    @roodafaraton7632 3 ปีที่แล้ว +28

    Horey U soco Hoyga Nabadka iyo Fanka From GobolkaH RaGa

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 ปีที่แล้ว +28

    HARGEISA MAGAALO TAGTAY ILLBAXNIMO IYO XADAARAD MCHLLHA FROM DJBUTI

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      Idinkaanu Idinka Raacnay Hh😉🇩🇯

    • @mohamethnazri5044
      @mohamethnazri5044 3 ปีที่แล้ว

      @@lamajofficial2446 hhh mxa laga raacayde laxyey csimadi no dhig nio wxs ciylka lagu sexiya mla somlilnder mtihide😏❤🤍💚😘😘😘😘😎

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamethnazri5044 War Doqon Yhow MeesHa Lagaa Sheego Waa Layska Sheelaa Rer Magalnimo Muuji☝️

  • @khadraclahi4449
    @khadraclahi4449 3 ปีที่แล้ว +31

    Mansh Allah somalilnd gaarah casimad casimah hargeisa hoyga fanka iyo xadarda 💚💚🗯❤❤

  • @moh_ibra6243
    @moh_ibra6243 3 ปีที่แล้ว +15

    WAA DURIYAD , DAWLAD DAD KUNOOL FARXAD
    Reee hargeisa

  • @masnamiski6391
    @masnamiski6391 3 ปีที่แล้ว +39

    Hoyigii ilbaxnimada iyo xadaarada nabada fanka🇮🇹♥️✌

  • @Thegaot_cr
    @Thegaot_cr 3 ปีที่แล้ว +11

    Tano aqonsi hesha ama citiraf adunku dhaguhu faraga galinlaha nin nabad haysta wa qof nololhaysata sharafkunolada dhamiintin

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal 3 ปีที่แล้ว +28

    Sool.sanag togdheer marodii jex awdaal saxiil 💚💭❤ somaliland ku soo dhawoow arimahena

  • @AdnaanHersiEg4
    @AdnaanHersiEg4 3 ปีที่แล้ว +21

    Hargysa hoygii fanka iyo suuganta 🟢⚪️🔴🥰😍

  • @farxiyahassan7344
    @farxiyahassan7344 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allh wa gobti heer hargeysa from sahil💚💭❤

  • @mariamhassan9472
    @mariamhassan9472 3 ปีที่แล้ว +5

    Wawww what an amazing video waxaan so xasusteey hesti bk ayaa laba bal isi hargeisa haan tagey 😭😭 ❤️🤍💚jamuriyaada barakeysaan allow dhowr 💯💯💯🎤🎤🎤🥁🥁🥁🎼🎼

  • @ismailisto5251
    @ismailisto5251 3 ปีที่แล้ว +14

    Hargaysa hoyga fanka
    Arimaheena waa inaad timaado
    Hageysa sxb qlli

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +11

    From hargeiza Somaliland
    Rer hargeiza izmuujiya

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah waa la dhacay videoga iyo qofka soo duubay qaabka uu isugu xerxeray waa Top Level 👍
    From Mogadishu..

  • @amazinganimalsvideos3097
    @amazinganimalsvideos3097 3 ปีที่แล้ว +13

    4 min to 1k another level inta jecel horumarka walalkeeen arimahena ismuujiya

  • @israomar4313
    @israomar4313 3 ปีที่แล้ว +6

    Geygiga hobaladiisiyo heesaaga caanbaxay rugtii lagu habeeyee fanku heeer ku gaaadhaay🥰✌💋💖

  • @chelseafans8080
    @chelseafans8080 3 ปีที่แล้ว +6

    Hargeisa cadey walhi wan uxisay ilove my family and my pest friends farxad iyo raynrayn igu wara wan idiin so laban donaa haduu wadku idaayo alle haydin xafido 🙏❤️👑👈

  • @Hamdoush123
    @Hamdoush123 3 ปีที่แล้ว +31

    Arimaheen channelka reer hargeisa ma kuu soo celiyeen waati dhahe ma celinyno hhhh way iga qosliyeen kulaha kii diidow dilaac ,arimahen channelkii waa laga jeclade noodaa hargesa hana jooge

  • @hudayousuf9774
    @hudayousuf9774 3 ปีที่แล้ว +19

    First aan mqly cigaal international airport modyba inaad timi wn ku sugayna we are your family

  • @khadardaud5233
    @khadardaud5233 3 ปีที่แล้ว +26

    Ilhaw itus hargysa oo sida malesiya ushidan 💚🤍❤️

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +2

      Hana Habaarin wanu Ka sHidanahaybee😅😅

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว +9

      ani ahanti hargaysa iga la shidan hadano reer jigjigo we love hargaysa

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      @@zainabkhalif6683 Madaxa Korkisa✌Jigjiga Cdey