Walahi sxp ifiye waxaa iheysto qiso aad uxanuun badan 😢😢😢ilaa hadda xal uma helin sxpyaal ii soo duceeya arintaasi waa in gurigeyga uu iska gubanaayo ee hala ii soo duceeyo waa codsi
20 qof oo aan ku kalsoonahay Ayaan ushare gareeyay❤ ii duceeya walaalayaal in alle culeys-ka aniga iyo familygeyga naheysto in alle naga dulqaado oo faraj kheyr qaba ilaahey inoo furo Gaar ahaan hooyaa iga xanuusan iigu soo duceeya in ilaahey ii caafiyo😢🤲🏻
Telegram👇
t.me/Ifiyenuur
Waa ikan sxb ifiyow
QISADA XARFAANTA NOO SOO DHIG🤣😍🫡
❤❤❤f
@Wi❤❤❤filBaraaziil-mr2en
@Maxamu❤❤❤❤fudCabdulahi-m7j
Intii ka farxisay illahay haga farxiyo.
Adigana wax kaa farxiya alle hagu siiyo mamo. Aniguna muraad ayaan leeyahay ee isoo duceya adiga io asxaabtaduba Aamiin Aamiin yaarbi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻💯💯🤲🏻💯♥️
Muraadkaga meel sahlan allah kuso saaro maamo ❤
Ilaahay muraadkaga haku sahlo insha allah ❤❤
Allah ha ku fududeeyo amuurahaaga mamo
Bis millaah codsigii already qaar ka mida waan fuliyey inta ii dhimana waan fulinayaa insha allaah iyo intii aan ku dari karoba waxaan idinka codsanayaa muraad ayaan leeyahay kaas oo ah mid noloshayda wax weynka badalaya ducadaa wllkeen ifiye aamiin ii dhaha si ilaahay iigu aqbalo waanad mahadsantihiin waanku jeclahay wllkeyga ama wllsheyda qalbiga wanaagsaney❤❤❤❤
Allah ha ku fududeeyo amuurahaaga walalo
❤❤❤
Waan fuliyey codsigaaga.
Allaah ha ku gaarsiiyo Guusha Aduun iyo mida Akhiro.
Allaahuma Aamiin
Allaha qofwalba muradkisa oo kheyra u sakhiro insha Allaah Aamiin
Walahi sxp ifiye waxaa iheysto qiso aad uxanuun badan 😢😢😢ilaa hadda xal uma helin sxpyaal ii soo duceeya arintaasi waa in gurigeyga uu iska gubanaayo ee hala ii soo duceeyo waa codsi
ilaahay hakaa dulqaado wall wixi dhib kugu hayo oodhan
Illahay faraj khayr leh haku siyo wall culayska allaha ha ka dulqado
Wll ilhy dhibta hakaa dulqaado
Alle dhibka Hakaa saaro dhib kle na kuma tuso wllkey 😢
Qofwalipa wuxu jecelyahay allhe ha usahla inti ifiyow cawisana thanks❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 aniga kowa ka ahay ❤
Taliye waan duu sameyay horay u soco🎉
2000 ku ee qof mid ka midan ahay insha'allah muraadnawaan waan Lee yahay walaal isoo duceeya
Alle Hakuu sahlo muraad walboo Ledahy wll
Ani dadka shar egareya ka mid ahee dhabarka iga soo dharbaxa bal😅😅😅
Tuuuh waku tufay bal hore u soco 😅
Allahuma amen dhamanteyna
Ilahey hkugu guuleeyo I.a
before 2025 200k sub waad nagu ogtahay i.n wllky madaama aad tahay tabiyaheena ugu wanaagsan dhanka youtube
💯
Amiin wallo inshallah 100 qof ayaaan kugu sheegaya waxba kaama hagranaayo masuul sarre
Kkk zxb sare ok by xlku noqon insha allaah waad garaysa 250k baad galysaa
Waan kuusamaynaya zxp hawlaaan leeyahee iisooduceeya❤
20 qof oo aan ku kalsoonahay Ayaan ushare gareeyay❤ ii duceeya walaalayaal in alle culeys-ka aniga iyo familygeyga naheysto in alle naga dulqaado oo faraj kheyr qaba ilaahey inoo furo
Gaar ahaan hooyaa iga xanuusan iigu soo duceeya in ilaahey ii caafiyo😢🤲🏻
Alle ha idinka dul qaado culeyska wll
@ Aamiin wll shukran
Ilahey faraj abshir ah haidin furo wll hooyana ilaahey ha cafiyo😊
@@NajmoAbdi-fk3pb Aamiin wllo jazakillah
Ducadeyda ayeey qabaan inta howshaada kuufulisa Ifiyow Guuleyso Hooyo❤️👏
Insha allaah waa heleysaa
Wan share gareyy mamo incha allah wad gaadhaysa dhawaan 30 inshalahu mamo🤲🏻🤲🏻💯💯🫶
2000 dhawaan insha allah reer ifiye nuur sameye please ❤❤❤❤
Aamiin aamiin
Waan sameeyay intaan awoodo horena waa usameeyay keep going Walalkey
Form sowda qalib❤
Ale qof kastoo dhib hausto halkii kacabanayo ale wanaag farxad hawgudaro badalo ale danbigeena kii waalidken hadhaafo ale ceebteena hasturo ale safkii nabiga csw ananga dhigo kuwa kulajaara nabiga csw jana farduusa Naga walidkayo wllahayo awlaadayda asxaabtayad Iyo muslimiinta a aamiin alow khayumada khayr noogukhatin alow cimrodheer caafimad Iyo cibaadasuuban alo ceebtayada Iyo tamuslimii Raba slow astuur yaarwbii aamiin
Guul guul insha allah🎉🎉🎉🎉🎉
Kalkaa kasii wad ❤
Ameen Ustaad
Maraadkaga alle hakuu sahlo wll
20taan qof oo from Djibouti ah waan keni bro inch'Allah
Insha allah 10 qofod from somali aniga igu halee
20 qof Kenyan ah anigaa ku maqan koley Kenyan gaalaad u taqaanaane 😅 dad Somali ah aan ka hadlayaa oo Kenyan ah 😅Sujuu gang ❤❤❤
Insha allah guul wllo❤
Af fransis waha lugu iradhah nolayan" extra terreste" from djibouti 🇩🇯 keep going brother
Haye incha allah waan kuu fulinaynaa codsigaaga don't worry my brother
اللهم فرج همومك يا اخون اكبير أفي نور ❤
Sxpkey hadda 6 qof ayaa maraayaa inshaAllh waa dhameystiraayaa
Waa qiso layaab leh
Waa fuliyay❤
Ilaahey haku la garab galo walaal dadaalka❤
From sacdiyo caday
ii tix gali inaan ka mid
ahay 2,'000 kun ee qof
Wllyal iso duceya culaysba
ihaystee😢in ale ifududeyo🤲please 5:34
170k so awal kamaadan mid ahayn, ducada lee ku ekow hhh
Inshaallh waan kudadalena walalkey ❤waadna garesaa inta sanadka lagalin
Scw insha allahu waad helaysaa aboowe iyo wax ka sii khayr badan ayaan kuugu ducaynaynaa insha allahu
From sacadiyo❤
Amiin amiin amiin amiin amiin ya allh
Amiin amiin amiin amiin amiin yarabbi
Amiin amiin amiin amiin amiin alle hanaga wada aqbalo
Hi ifiyow keep going✨🎉❤🌍🔥
Diyar wye ifiyow 🎉
Inta share dhahday waxa ey jacelyihin allah siiyo.❤
Waa garee sxb don't worry about that...we are here for you 🙏
Aad iyo aad❤
ifiyoww Qizooyinki 1sac Sody ZOO BDIi😊😊😊❤
اللهم أنصر إخواننا في غزة وفي سوريا ❤❤
Aaamin
Waa Balan sxb in aan kuu sharegareeyo oo 20kaas qof aan ugeeyo waliba si khasab ah , you deserve it bro
Gul insha allh 🤭😫
Ha ka wal walin sxp
❤❤ wax nin dhibaha tula ma dhibaan ❤❤
Alla ha kaa farxiyo masuul
Wajib waye insha alh brother
zhp AREA 51 ❤❤❤
Woow super vidéo Ilike Fourn Djibouti
❤❤ sxb inshalaga❤❤
Masha allah thnks sxb
Firt🎉😊
masha allah waa Qiso cajiib ah
200k i.a ...........inta sanadka kadhiman 🎉🎊🎉🥳
Diyaar waye abowe insha allah wan isku dayayna
Ifiyowwww safka hore ka mid ahy dadka diraa zxp ❤
Scw scw scw ❤❤❤
Ifiyow zxp talagaraamka ayan kasoqabanaya e Ila sohadal 😅❤
War calcalka inataa naga deyso shekda no bilaw😂😂😂❤
Amiin amiin aboowe allah u aqbalo waxey jecel yihiin u sahlo
Nio qisooyinkaaga inay khiyaali yihiin Ayaan Aaminay waaayo xasiiis mcn Ayaad saartaa
Meelaa kaluu ka soo tabiyaa ma aha wax uu asaga Soo qorsheystay dee. Wixii horay u dhacay waa wax banaanka yaal
@@nastedave9842 waa sax Lakin waa siiyara xayey siyaa sxb
,10 qof baa ku sartay an dhahay i sara inta dhiman beri ban ubdira insha'Allah ilahay hano sahlo amurahena wll ifiye❤
Zhp I.n muraadkaga wa helaysaa lph kip going
Inta Shere gareysey allah waxey raban ha u sahlo ani asxap aan u Shere gareyo ma heyo😊❤
Codkadha illahey hakubarakeyo❤
sxp don't worry waad gaari i.a ana 2000 ayaan mid noqday codsiga waan sameeyay sxp🎉❤😊
Don't, worry okay
Ana ugu horeyo
Sxp ok cosikaaka waa kufulineenaa❤❤
Form sawda wan sanaynaynaaa insha allh
Amiin Yaa Allaah
Insha Allah
Asc waa qaatay amarkaaga ifiyoow masha allaah
Soobadi pro😊🎉
Insha Allah you will get bro
Alle muraadkaga haku fududeeyo pro
Zxp waan qaaday ifeye 20 qof oo azxaptayda Ayaan udiray waliba si gooni ah Ayaan ulahadlay zxp qali zalaan zare🫡
Inshaa alh
ilaahay si khayr leh ha kuugu rumeeyo
Mashalah❤❤
Diyaar weeye Taliye
34 qofood U Share gareyyy sxp guuul i.a 🎉❤
From sacdiya ❤
Libaaax aad iyo aad
From sacdiyo
Ok your bro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Whatsap status ayaan kuu saarey
Alle ha u fudaydiyo Insha Allah wll ❤
Insha allah ku dar
Wan helaynaa bro