Viking | Reer yurub oo dhan ka cabsan jirtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Viking | Sheekada Qabiilkii ugu halista badnaa Yurub..
    -------------------
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

ความคิดเห็น • 239

  • @sharmarkeabdi3156
    @sharmarkeabdi3156 3 ปีที่แล้ว +42

    MAGCAYGU WAA C/RAXMAN CUMAR HALKANINA WAA WABERI MEDIA WAAN KU HEYSATA IN TAA YAR 🤩🤩😂

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 3 ปีที่แล้ว +16

    Intii Vikings daawatay farta like saara

    • @power1774
      @power1774 5 หลายเดือนก่อน

      Isago af somali miyaa daawaty

  • @XawoMaxamed111
    @XawoMaxamed111 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going to the store

  • @kingsmanshirka6346
    @kingsmanshirka6346 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll soobadi qisooyinkano kale waan jeclahay

  • @somaliancientegyptian
    @somaliancientegyptian 3 ปีที่แล้ว +16

    Waxaan ku noolahey sweden. weyna ku fanaan Viking swedishka

    • @mahatazizi3526
      @mahatazizi3526 3 ปีที่แล้ว +2

      Wuxuushta xita wey ku fanayan. Filimanta ay so sameeyan bal arag

    • @adnaanibrahim7043
      @adnaanibrahim7043 3 ปีที่แล้ว

      Xaq bay u leeyihiin sababtoo ah wa tariiq dahabi ah oo so martay

  • @amiirinaxaaji2163
    @amiirinaxaaji2163 3 ปีที่แล้ว +10

    sxb waxaan kaa codsanaya inaad barnamij nooga diyariso shaqsiyaadka caanka ka ah vikings ka dhexdooda iyo run ahaanshahooda maadama waxyaabo badan laga sheego hogaamiyashoda sida Ragnar lothbrok

  • @watimahcpchamet1538
    @watimahcpchamet1538 3 ปีที่แล้ว +1

    I love your wisdom

  • @aneesahussein1522
    @aneesahussein1522 2 ปีที่แล้ว +1

    Vikings mee dabar gooin. Vikings were swedish iyo Norwegianka maanta.

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 ปีที่แล้ว +13

    Vikings season ka afraad ayaan wadaa filmada laga sameeyay inta daawatay aan idin arko.

    • @zhucaybalcantara2002
      @zhucaybalcantara2002 3 ปีที่แล้ว +2

      Ayfaa kawaran iyo ragnar lavbrock

    • @MiiraaleShow
      @MiiraaleShow 3 ปีที่แล้ว +4

      @@zhucaybalcantara2002 Seasonka afraad xalqadiisa 8aad ayaan wadaa byorn iyo ragnar familygooda waala jabiyay oo wali may guulaysan rollo ayaa khiyaanay xaalkooduna ma wacna!!
      Adigu maad dhamaysatay sxb

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +9

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

  • @Oowhasan
    @Oowhasan 10 หลายเดือนก่อน +1

    soomaaliyeey heesaha iyo musigada iska dhaafa waw dambiye,walaalkaana waxaan leeyahay muuqaalkaan iska saar.Dambi kaliya ayuu kuu soo kordhinahe😊

  • @Xirfadkaab.
    @Xirfadkaab. 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaal Erdogan ku taageer duco waa loo tashtay.
    Halkan ka daawo si aad uga ogaato wax badan👇 th-cam.com/video/asObZA-xpSs/w-d-xo.html

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 ปีที่แล้ว

    Macalin mahasnida in badan 💙💙💙💙💙💙😎🙏

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 3 ปีที่แล้ว +1

    Ta taar wax kadaran dunidaan masoo marin wayo masiixul dajaal inta raacday wuu dayey laakiin nimankii ta taarka a haa inta raacday xataa mesan deyin adunyadane mudo koban ayee kuqabsadeyn kasoo bilaaw indo China ilaa hindiya hindiya ilaa masar wax mudo koban intaaso wadan kuqabsaday lama arak oo intaa oo bulshana layey

  • @serialandhistoricalmoveisa7323
    @serialandhistoricalmoveisa7323 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxa laga sameeyay musalsal la idhaah vikings wan daawaday oo wa dhamaystay wxayna adoonsan jireen badariyada wxay kufsan jireen dumarka

  • @abdikaniabdi325
    @abdikaniabdi325 3 ปีที่แล้ว +2

    Islamka waakaa gaaladi khatarta ismooday dulka lagalay
    Allahu akbar

  • @kimsoung4008
    @kimsoung4008 3 ปีที่แล้ว +1

    الي شاهد كل هدا بأنمي vinlad sega فل يرفع يده ويقول عاش تورفين بن ثورز

  • @khudaaroofficial1698
    @khudaaroofficial1698 3 ปีที่แล้ว +2

    #WAARABI_MEDIA BEST VIDEO HOR MAR WCN ♥️♥️💞💞💞

  • @yow4367
    @yow4367 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah 24 saac 3 kun asxaab cusub😍, waaberi media keep going brother

  • @abdimajidhusein6849
    @abdimajidhusein6849 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll apdirhmn omar keep going😘

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxa galifeey in ee dabar go.aan wxn jeclan laheen in ogaano sababta🤔😅

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 ปีที่แล้ว +4

    Sxb waa iirukuman yahay mudo dher A.raxman Thanks

  • @ahmethzakirmohamoud334
    @ahmethzakirmohamoud334 3 ปีที่แล้ว

    WalalLky wabari medaia

  • @Fucker56ful
    @Fucker56ful 3 ปีที่แล้ว +15

    الحمد لله على نعمة الأمن والإيمان.

  • @khadarfarah9079
    @khadarfarah9079 3 ปีที่แล้ว +1

    intii daawaty VIKING farta taag king ragnar lodbrok

  • @ayeeyokoris2610
    @ayeeyokoris2610 3 ปีที่แล้ว +1

    wxii aan flimka ku daawaney oodhan baad sheegty ,ragbar lathbrok ,valhalla viking

  • @motherless1581
    @motherless1581 3 ปีที่แล้ว +1

    Uqor sidaan magacooda = vikin
    Hadi kale micnahu WA anagu boqoro ba nahay Vi King 😄

  • @msrentertainment8711
    @msrentertainment8711 3 ปีที่แล้ว +3

    slaves bay ahayeen is urursaday oo aduunko dhan ah, Scandinavian sheeko beeney sameysteen

  • @oszma19
    @oszma19 3 ปีที่แล้ว +6

    KEEP UP LEGEND

  • @cabdulaahicabdicasiis4359
    @cabdulaahicabdicasiis4359 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaal c/raxmaan
    Mahadsanid 😚😚😚💖💖💖💖💖

  • @user-mv3yw8xy3u
    @user-mv3yw8xy3u 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan daawaday qisadan iyadoo taxane ah isagoo dhamystiran viking iyo qaybta labaad last kingdom
    Actarka taxanahaan ragner lothbrok caadi maahan

  • @cumargolden
    @cumargolden 2 ปีที่แล้ว +1

    V⃠I⃠K⃠I⃠N⃠G⃠

  • @sadiabishar78
    @sadiabishar78 3 ปีที่แล้ว +2

    Wanfirsaday filimkan

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 3 ปีที่แล้ว +6

    Somalida badankood waa xaasidiin marka loo eego dadka kale umada kale hadeey wax un soo galiyaan TH-cam like badan ayey siiyaan mudo yar maxa ugu wacan xaasid.nimada war sidaan si.isu dhaama ee walaalkiin like.ta ugu deeqa

  • @Abdirahman31
    @Abdirahman31 3 ปีที่แล้ว +2

    Msh Allah aad baan ula socdaa barnaamijyadaada plz Waxaan kaa codsnaa inaa barnaamij ka soo sameey sadexdan qabiil *Anglo* , *Saxon* iyo *jutes* wll codsi🙏🙏🙏🙏

  • @cabdulaahicabdicasiis4359
    @cabdulaahicabdicasiis4359 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal c/raxmaan
    Mahadsanid 😚😚😚💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @afrah9393
    @afrah9393 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragnar lotherbrok, ivar the boneless : VIKINGS
    Utred son of utred: THE LAST KINGDOM.
    Ninkii labada series dawaday ka shekeyn karo what a series.

  • @ebrahimmsadeek7391
    @ebrahimmsadeek7391 3 ปีที่แล้ว

    Ani taariikhdooda waan daawadaY iyadoo dhamayztiran

  • @mohamedabdikaderhassan273
    @mohamedabdikaderhassan273 3 ปีที่แล้ว +4

    Qeybtiisa 6 aya ahed in ay soo baxdo sanadka lkn COVID 19 darteeda aya loo baagiiyey lkn wa film fiican

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว +1

      Lkn ❌ = laakiin ✅
      Dartiisa ✅ baajiyey ✅ waa ✅
      Filim ✅
      Koofid ✅

    • @mohamedabdikaderhassan273
      @mohamedabdikaderhassan273 3 ปีที่แล้ว +2

      Wax fiiyow COVID-19 Maxa ku caadeen Kartaa in uu yahay nag ama nin

    • @mohamedabdikaderhassan273
      @mohamedabdikaderhassan273 3 ปีที่แล้ว +2

      Qeybtiisa 6 wexey soo baaxeysa taariiq 6 bisha 12 sanadka ciid ka heysho dhaawasho waacan

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdikaderhassan273
      Lab ama dhaddig

  • @usaamadin9201
    @usaamadin9201 3 ปีที่แล้ว +1

    yyyyy

  • @dalmarfj7494
    @dalmarfj7494 3 ปีที่แล้ว +1

    Shekada waxba ka khaldan ❌ani wa dawaday film laga sameyey waliba waxa ka dawaday Netflix Germany 🇩🇪 luqada Deutschka. Ragna King ayu aha askisa hore tug cml ila hada xata wa dawada barto badan leyahay thanks✅

  • @mohamedabdullahi954
    @mohamedabdullahi954 3 ปีที่แล้ว +1

    Film ayn kudaawaday qabiilkaan lkn hadda meeluuu ku danbeeyay warkama haynin.

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 3 ปีที่แล้ว +1

    Video Nooga Soo Samey Dadkaan Meeshi Eyku Dambeeyeen iyo Sidey Ku Dabar Go'een

  • @ZainepHassan
    @ZainepHassan 6 หลายเดือนก่อน

    Waan dhamaystey macaan xaraarad buu Lee yhy😢😢😢😢😢😢

  • @alonestar3140
    @alonestar3140 2 ปีที่แล้ว

    Wa jeclaa wakhtigodi hadan Nolan lahaa in aan si bila sapp ah ugu biri lahaa sappto ah dabecadodi u kale ayaan leyhy

  • @galaydhkaduula8795
    @galaydhkaduula8795 3 ปีที่แล้ว

    waa niman kaliyaade xataa ka wuxushana mangooliyaanka waayo mangooliyaanku mayna ahayn boqortooyo ee waxay ahayen qabaailo bahala ahaa

  • @togdheerboy6279
    @togdheerboy6279 3 ปีที่แล้ว +1

    Viking waxa ahaayeen shaydaamo sida taatarkii

  • @99h511
    @99h511 3 หลายเดือนก่อน

    Illa season 4 dawady mrki ragnar la dily na wa ka hary hada dib ban u bilaby hada ssn 6 wa dawady wana dhameyey❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedahmed5798
    @mahamedahmed5798 3 ปีที่แล้ว +2

    LEGEND 👏 wnku salamay from UK gaar ahaan Manchester

  • @S.JOSEPH23
    @S.JOSEPH23 3 ปีที่แล้ว +1

    waxaad illowday in ay sameeyn jireen wax la idhaahdo blood eagle, oo lagu sameeyo qofka dambi wayn gala. faash baa lala dhacayaa ilaa inta uu ka dhimanayo haddii uu aamusnaan ku dhinto wxy aaminsanaayeen inuu falhaala galayo haddii uu qayliyana inuu naarta galayo.

  • @angry_boy1
    @angry_boy1 3 ปีที่แล้ว +2

    tan genghus khaan.....ayaan kasogaynaa......sheekada tataarka..

  • @sasiyosaasd5693
    @sasiyosaasd5693 ปีที่แล้ว

    Hda dawanaya musalsal ka lga masaly wan kahely wlhi raagunaat aaku hesta jah ilaha wqtigas inolena mhdleh

  • @ruwaydaabdirizack7264
    @ruwaydaabdirizack7264 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going to the store

  • @poyga6362
    @poyga6362 3 ปีที่แล้ว +1

    bjorn iron side
    iver the born less
    lagertha -ragner-vitsak-

  • @cabdallaqaxweyste5567
    @cabdallaqaxweyste5567 3 ปีที่แล้ว +1

    My teacher i can't wait 100k subcribe
    Lkn i.a waan rajaynayaa

  • @mohamudguure846
    @mohamudguure846 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ilafahmay thor iyo luki waa atorayal jila avengers ileelahe meshas waxba kutuban

  • @abdirhmanjimcale2501
    @abdirhmanjimcale2501 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂

  • @yahyamoha4339
    @yahyamoha4339 3 ปีที่แล้ว +1

    Brother Vikings caadi ma ahan Netflix kuma qasaarin

  • @slimboy38
    @slimboy38 3 ปีที่แล้ว +1

    Kumaa sugay qaybtii lappaad Ee filimka #vikings Netflix

  • @abukaridowabukar5063
    @abukaridowabukar5063 3 ปีที่แล้ว +1

    ivar the bonless waaa curiyaankii vinkings ku faanen markuu aabihi ragnar dhinten ragnar wuxuu rabe ivar inuu dulo ivar maadama uu curiyaan ahaa lkn wuu iska dhaafe markuu weynaade wuxuuu kuso baxay dilaa aan waxba u jaxaan jixin
    qisadan vikings waxan ayaan ka ogadaa hadana filims laga sameye ayaan dawade

  • @Kiikii_official
    @Kiikii_official 3 ปีที่แล้ว

    Niyow mel aan kala xariiraan wayey

  • @kingkhalifa9855
    @kingkhalifa9855 2 ปีที่แล้ว

    Ragnar lothebrook and ivar the boonless

  • @zuhaiphiiz9943
    @zuhaiphiiz9943 3 ปีที่แล้ว

    Lpx filnkaan wan dawadaa pro

  • @slimboy38
    @slimboy38 3 ปีที่แล้ว +1

    Kumaa sugaya filmka Viking qaybtiisii labaad#netflex

  • @nadirsmiler4678
    @nadirsmiler4678 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta netflix Vikings ka ka dawatey 5 seosons farta taag ee sugaysa 2da seosan ee u dambeeya

  • @wllaxmed6093
    @wllaxmed6093 2 ปีที่แล้ว

    Kuwaan haddii somaali imadaan maxa ka dhacay

  • @shiirkoleofficialy8440
    @shiirkoleofficialy8440 3 ปีที่แล้ว +2

    meqa dawatay seasinkan vikings ☝️
    seasonki ugu fcna an dawado

  • @omarabdi4927
    @omarabdi4927 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro intro midkii hore nogu so celi, editing laacib ku thy midas ila qurxoned aniga ahaan.

  • @salahbukhatiriomari8555
    @salahbukhatiriomari8555 3 ปีที่แล้ว +1

    Viking Musalsal Aan Gacan U Taagay.

  • @AamiinAadan-fr2vs
    @AamiinAadan-fr2vs 4 หลายเดือนก่อน

    ilahow si daasoo,kale,isso,af,jar

  • @maxamedcabdifataaxcabdulaa1084
    @maxamedcabdifataaxcabdulaa1084 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waad Ku mahadsantahay codsiga aaad noofulisay khayr alle ha kusiiyo

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 3 ปีที่แล้ว +1

    Wabari media waan ku wataa wll mcn.
    Awoodii Islaamka xiligaaas
    Yaaa salaaaaam
    💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @hamuudisheik7089
    @hamuudisheik7089 3 ปีที่แล้ว +1

    King Arragna Ninkii meshan ka aqonsaday Farta Taaag ☝️

  • @mohamedshaafi1264
    @mohamedshaafi1264 3 ปีที่แล้ว +1

    Viking waa waa flimkii ugu mcanaa ee aan waligey daaawadey

  • @Abdinafac8
    @Abdinafac8 3 ปีที่แล้ว +1

    Nio maclumad fiican mahaysid oo aan ka ahayn filinkii laga sameeyay

  • @abukaraxmed7838
    @abukaraxmed7838 3 ปีที่แล้ว +1

    Horusocod wanagsan

  • @mohamudsharif8119
    @mohamudsharif8119 2 ปีที่แล้ว

    mongols aa kadarnaa

  • @abdilaahidaahir3837
    @abdilaahidaahir3837 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxan aad shegid sid oo dhan siba ilahayada ay cabudi jiren sida thor iyo loki odin film ayaa laga matalay iyo ragnarok

  • @D_jamiike
    @D_jamiike 3 ปีที่แล้ว +2

    Who watch this amazing tv show the Vikings 😍 regner iyo biyon iron side iyo floki

  • @karimadnaan6753
    @karimadnaan6753 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro

  • @claahiyahye785
    @claahiyahye785 3 ปีที่แล้ว

    Mcln asigo book ah mala hela🌠viking ka

  • @daudyabdi6781
    @daudyabdi6781 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waxan jeclan lahaa inaad kahadasho maclumaad kusabsan chengis khan

  • @sadam5351
    @sadam5351 3 ปีที่แล้ว +2

    All hail king Ragnar

  • @abdiqadir3961
    @abdiqadir3961 2 ปีที่แล้ว

    Wax bdn ayan ka faidy sxb

  • @abdiadenbarake5304
    @abdiadenbarake5304 2 ปีที่แล้ว

    Waxay ahaayen Cawameen

  • @wllraxman1166
    @wllraxman1166 3 ปีที่แล้ว +1

    Wakahely wll soojeedintaada wanakugu tixanhy m,allah

  • @liiabdalla4413
    @liiabdalla4413 3 ปีที่แล้ว

    Rangnar lathbrok

  • @sahraabshir3252
    @sahraabshir3252 3 ปีที่แล้ว +1

    ho forward 100k inshaa alaah🔜✔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @efootballpessgmail3343
    @efootballpessgmail3343 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @zoloo377
    @zoloo377 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla wll inaad soo dheeraysey ahay qisadu macaanaydaa

  • @khadesomali6193
    @khadesomali6193 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend

  • @moon_bmg_girl_ot4
    @moon_bmg_girl_ot4 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlll plz tariikhda jack sparrow kaso hadal

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jW1WKB_Py1A/w-d-xo.html
      Linkigaan Waa Macalin English aan Wax Badan ka Faaidey ila Wanaagsanaatay inaan share dhaho ila Arkabo.........
      Hadaad Daawaneyso Fiidowgaan Magacaan Ku Qor
      Mr shawa .....

  • @huska_8
    @huska_8 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @nuradiinabdi9598
    @nuradiinabdi9598 3 ปีที่แล้ว

    Mangolis kana barmamuj kaso diyari wll

  • @khaledosman4024
    @khaledosman4024 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going since your first video

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/jW1WKB_Py1A/w-d-xo.html
      Linkigaan Waa Macalin English aan Wax Badan ka Faaidey ila Wanaagsanaatay inaan share dhaho ila Arkabo.........lll

  • @mohaentertainment
    @mohaentertainment 3 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/7_Yd0vr63kE/w-d-xo.html
    DEG DEG DAGAAL CULUS OO
    KA DHEX QARXAY SHARMA
    BOY IYO DAYAX DALNUURSHE
    th-cam.com/video/7_Yd0vr63kE/w-d-xo.html

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi9971 3 ปีที่แล้ว +1

    Meeqa ka sugayey shekadan..
    Wa nagu dheresay lkn hada ka bogtay 👌

  • @liibaansuxufi1684
    @liibaansuxufi1684 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wll

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ugu horeeyo caaway

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jW1WKB_Py1A/w-d-xo.html
      Linkigaan Waa Macalin English aan Wax Badan ka Faaidey ila Wanaagsanaatay inaan share dhaho ila Arkabo.........
      Hadaad Daawaneyso Fiidowgaan Magacaan Ku Qor
      Mr shawa .....