DUCADA JACAYLKA Qofki kula Fahmi waaya. Ducadaan ku Garaac Waliba xiliga ay samadu furantahay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2019
  • Ducada Jacaylka
    Qofki kula Fahmi waaya. Ducadaan ku Garaac
    Waliba xiliga ay samadu furantahay
    #SUBSCRIBE_LIKE_SHARE_COMMNET

ความคิดเห็น • 121

  • @queenzaaracadey
    @queenzaaracadey ปีที่แล้ว +19

    1:)Allahuma isrif sooji can nisaail caalamiin 2:) allahu musraf sooji can nisaail koon kamaa sarafta Yuusuf can nisaail caalmiim 3;)allahuma aqdif xubi fiiqalbi soojii kamaa qadafta xubi caaisha rasulilah scw ❤

    • @dhuuxamaxamed
      @dhuuxamaxamed ปีที่แล้ว

      Walal carabi ka dhiig

    • @saaraxasan432
      @saaraxasan432 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 6 หลายเดือนก่อน

      Swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-bt3gc9od1u
      @user-bt3gc9od1u 2 หลายเดือนก่อน

      Waa ku arya afcarabi ikuso qor

  • @zamaraa8184
    @zamaraa8184 3 ปีที่แล้ว +44

    anigo xanunsan walacna ahy aan hada murugo bdn daremaa alle dhibkyga dheef ha igu badalo iso duceeya walaheyga an jclhy😭😭

    • @ayanmohamed4685
      @ayanmohamed4685 3 ปีที่แล้ว +3

      Alle ha kaa faydo dhibka wlo

    • @zamaraa8184
      @zamaraa8184 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ayanmohamed4685 aaaaamiin wll mcn

    • @itsebyan
      @itsebyan 2 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo alle dhibkaaga dheef ha kuugu badalo qeyr badana samirkaaga ha kugu siiyo

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว

      @@zamaraa8184 mdhashy xbbt💔🥺

    • @fathiaabdi3755
      @fathiaabdi3755 ปีที่แล้ว +1

      Dhaman teen alle hano gargaro

  • @shaadiyaismail839
    @shaadiyaismail839 10 หลายเดือนก่อน +8

    اللهم إسرف زوجي عن النسائي عالمين اللهم إسرف زوجي عن النسائي كون كما صرفة يوسف عن النسائي عالمين

    • @abshirhassan4076
      @abshirhassan4076 3 หลายเดือนก่อน

      Raggana maxay ku ducaysanayaan bal noosoo qor walaal

  • @rania-ng1kj
    @rania-ng1kj 3 ปีที่แล้ว +14

    Aniga taas ma aaminayo 4 dumar ah ayaan la wada jeclaan karaa ilaahey nin naag qaba nama kulmiyo yaarabi

  • @dheemancabdi6323
    @dheemancabdi6323 2 ปีที่แล้ว +14

    اللهم صل على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤

  • @maryanruun1413
    @maryanruun1413 4 ปีที่แล้ว +8

    Like 3 mashaa allaah jasakallah qeer walalkey qaali amiin yaarabbi scw scw hormar wacan wll

  • @amiirailkacaz5259
    @amiirailkacaz5259 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheikh

  • @anisocali607
    @anisocali607 3 ปีที่แล้ว +26

    Jaceylkega ayan Isku dhacsanhy Iso duceya inan hishiino wllyal😥❤️🙏

    • @zapahqeen203
      @zapahqeen203 2 ปีที่แล้ว

      Allh niskiin kiin soceliyo wlhi Xanuun kula daremeyo😥

    • @anisocali607
      @anisocali607 2 ปีที่แล้ว +2

      @@zapahqeen203 Abaayo midkas wqn kala harnay mid cusub ayan hada hely qeer Allah iiga dhigo 🤲❤️🥰

    • @zapahqeen203
      @zapahqeen203 2 ปีที่แล้ว +1

      @@anisocali607 aamiin 🤲🤲

    • @ilwaadyusuf8619
      @ilwaadyusuf8619 2 ปีที่แล้ว

      Aniso nin mar hadu is badalo ama siida ola socoto ship hadu ka yiraho xirir kale ayu bilowday nin marka hore wa u ficn yahy laking isbadl kadib ha is oran adiga qof xun ah ma xumiid isa aya go an qaty xirir cusub ayu galy horey oga soco wayo aniga kabadha kaliya ee fahntay isbadlka ku yimado raga baraty ayn ahay ninka marku gabadha ka haro ama ka amuso waxn u hestay in ay tahay qalad gabadha xaged ka yimid in u yahy laking tas ma ahn wey ka duwan tahy 3 months aye igu qadaty barashada raga hada xamdulilah nin hadu xirir ka i jaro xita kama naxo imana dhawici karto wayo waxn barty waxa ka dan beya ama. Badalay

    • @dheemancabdi6323
      @dheemancabdi6323 2 ปีที่แล้ว

      Alle ha isku kiinso celiyo wll

  • @nastexoxassan2481
    @nastexoxassan2481 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh shukran ilahay janadha haka warabiyo I.a adunkana waxad jeceshahy haku siyo

  • @aaminafaraweyne4668
    @aaminafaraweyne4668 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllo wn ku duceysanya thanks

  • @horseedstudio1329
    @horseedstudio1329 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah like 7 👌👌👌💯💯👍👌👌

  • @mariishbeautycooking4442
    @mariishbeautycooking4442 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh keep going

  • @rugtacilansarkamustaqbal8974
    @rugtacilansarkamustaqbal8974 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah 🙏🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹

  • @shaadiyaismail839
    @shaadiyaismail839 10 หลายเดือนก่อน +6

    اللهم اقذف حبي في قلب زوجي كما قذفت حب النبي عليه علي عائشة

  • @AbuukarClahiwaasuge
    @AbuukarClahiwaasuge 11 วันที่ผ่านมา

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤️

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 2 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah jasaakallaah khyr

  • @djagad
    @djagad 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    👍👍👍

  • @samiiroismaacil7132
    @samiiroismaacil7132 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha shiikah allha Ku xafido

  • @cismaanaxmed861
    @cismaanaxmed861 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha,alah

  • @fartuncabaas1219
    @fartuncabaas1219 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @amuunwedhzamecde6350
    @amuunwedhzamecde6350 3 ปีที่แล้ว +15

    iso duceya wllayaaL Arin baa ihaysata ilaa Io xala Iyo niyad Jab illHy dartis iguso duceeya wllayal😥😥😥😥😥

    • @nasropro3639
      @nasropro3639 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal niyadada allaha kuu qabojiyo.

    • @amuunwedhzamecde6350
      @amuunwedhzamecde6350 3 ปีที่แล้ว

      @@nasropro3639 pro aaamiin wll mcn mhd zanid 💯💯♥️

    • @Darajo44
      @Darajo44 3 ปีที่แล้ว

      Illahy muradkaga ha ku sahlo

    • @dheemancabdi6323
      @dheemancabdi6323 2 ปีที่แล้ว

      Alle niyada haku qaboojiyo wll

  • @rumanchannel73
    @rumanchannel73 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hore usoco walal

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 3 หลายเดือนก่อน

    M.A SHIQ SHUKRAN

  • @muscabmohamed54
    @muscabmohamed54 ปีที่แล้ว +2

    Maan sha Allah ilahay kheer haku siiyo

  • @ayanali2300
    @ayanali2300 ปีที่แล้ว +2

    Asxpeey iso duceya jecelkeyga isku dhacsanahaye🥺😢🤲

  • @umubushraofficial3146
    @umubushraofficial3146 6 หลายเดือนก่อน

    Allahuma isrif sawjii canii saa'il caalamiim🙏
    Allaahu masruf sawjii canii saail kown kammaa sarafta Yusuf caanii saai'l caalamiin👐

  • @zooyasamatargoodluck8323
    @zooyasamatargoodluck8323 2 ปีที่แล้ว +3

    ameen yarabi

  • @xalimaali7345
    @xalimaali7345 3 ปีที่แล้ว +3

    Scw

  • @user-ov2bo2rn4q
    @user-ov2bo2rn4q 9 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAH IS ONE❤

  • @ceyniabukar4671
    @ceyniabukar4671 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah walaal ilaaheey haku barakeeyo

  • @sabaaxzayba4222
    @sabaaxzayba4222 3 ปีที่แล้ว

    Manshalah wllo diinta wey ka so iftimaysaa

  • @mkbosska5898
    @mkbosska5898 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂 sheekh alaha ku xafido mashllh ❤❤❤.aniga ka kow ah

  • @umubushraofficial3146
    @umubushraofficial3146 6 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma aqdif xubii fii qalbii sawjii kammaa qadafta xuban nabiyan calaa caaisha

  • @Qiso-naxdin_sheeko
    @Qiso-naxdin_sheeko ปีที่แล้ว

    wiil aan jeceley ma ugu ducey n karaa isaga oo aan i guursanin sh

  • @salmaabdiqadir2201
    @salmaabdiqadir2201 2 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏🙏🙏❤maashaaha

  • @abdigadirabdishire6806
    @abdigadirabdishire6806 4 ปีที่แล้ว

    Msha Allh Allow iga dhowr dumarka

  • @user-bt3gc9od1u
    @user-bt3gc9od1u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shegow wila jeclahay ee ducadan ma u aqrisda saladkasdo kadashed in ilahay clf iku simo cadow bdn dhaxda noga jiro naa hadal hayo pls dhaman umadi nabi maxamd Haa ilaso hdln

  • @saamiyamaxamed5164
    @saamiyamaxamed5164 ปีที่แล้ว

    Shekha kaliya een ducoyin kiisa fahmo Allah haku barakeyo

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 ปีที่แล้ว +5

    🥹🥹😭😭yaa sheikh isoo doceey qofkaan jeclahay inuu ilaahey qalbikiis isoo jeediyo ilaahey calaf naskeen daro please qalbika kanoogay walhi

    • @fathiaabdi3755
      @fathiaabdi3755 ปีที่แล้ว +1

      Alle hano sahlo wll insha allh bii idnillah

    • @halishmohaa2912
      @halishmohaa2912 ปีที่แล้ว

      Abaayo makusolabtay

    • @DeeqaHusen-ku9wg
      @DeeqaHusen-ku9wg ปีที่แล้ว

      Amiiin wlshia allE Haa ku so jeediYo raabi raxmana❤

  • @zaharaabdi9048
    @zaharaabdi9048 3 ปีที่แล้ว

    Shukaran

  • @sahromumin1422
    @sahromumin1422 ปีที่แล้ว

    💯💯

  • @samiiroismaacil7132
    @samiiroismaacil7132 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhow waa bahny qoraal nogu soo qor pls allha ha Ku xafido

  • @raxmamemeto--8839
    @raxmamemeto--8839 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @ugbadmoha4592
    @ugbadmoha4592 2 ปีที่แล้ว +1

    Iso ducey murad ban leyahay azxabey 😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @dheemancabdi6323
      @dheemancabdi6323 2 ปีที่แล้ว

      Alle muraadkagon macsi lahayn haku siiyo wll

  • @nuurajaamac7309
    @nuurajaamac7309 2 ปีที่แล้ว +2

    Aadbaan kuujeclhy ilaahay dariisan kuujeclahy wllhi

  • @dacwahfamily
    @dacwahfamily 4 ปีที่แล้ว +2

    Lke:5 mashaAllah

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 5 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم علي سيدنا محمد وعلى اله سيدنا محمد وصحبه وسلم ❤❤❤❤

  • @samiiroismaacil7132
    @samiiroismaacil7132 2 ปีที่แล้ว +1

    Qorlaan Ku soo qor shiikh pls

  • @DeeqaHusen-ku9wg
    @DeeqaHusen-ku9wg ปีที่แล้ว

    Shiikho wali imaa gursane lkn maku ducaysan karaa naa

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

    Laakiin sheikho wiil aan jeclahy maxan odhan kara ii sheeg

  • @Bat7Man
    @Bat7Man 4 ปีที่แล้ว

    Great upload

  • @raaqiyahasan5889
    @raaqiyahasan5889 ปีที่แล้ว

    Isoo qora plz

  • @hamda2283
    @hamda2283 3 ปีที่แล้ว +5

    Igu so duceeya ninkaygi ayaa iga sii jeedstay inu ilahay iso jeediyo

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 6 หลายเดือนก่อน

    Wlh qof aad jeceshahay hdi aad weeydo wax ka xanuun bdn ma jiro

  • @sundusmaxaad9424
    @sundusmaxaad9424 3 ปีที่แล้ว

    sheek oow noo soo qor ducada

  • @user-hk3hz5bq2p
    @user-hk3hz5bq2p 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MihaelaClaudiaPuscas
    @MihaelaClaudiaPuscas 4 ปีที่แล้ว +7

    One of the best channels I ran into!! I just love watching your clips!! You did well in choosing to become a TH-cam because you will get very far in here!! Well done!! 👏👍🔔 New friend here!

  • @muniiribraahim4802
    @muniiribraahim4802 ปีที่แล้ว

    Kamaa qadafta Xuba nayia calaa caaisha

  • @dhuuxamaxamed
    @dhuuxamaxamed ปีที่แล้ว

    Ducada iso qor bal wllyal

  • @aminzosalat7538
    @aminzosalat7538 ปีที่แล้ว

    Afsomali lagumadihii karaaa

  • @aishahassan9644
    @aishahassan9644 11 หลายเดือนก่อน

    No so qo asigow Carabi ah

  • @boqoradadsomaliyeed6702
    @boqoradadsomaliyeed6702 2 ปีที่แล้ว +4

    Shiiqow qofka jecalhy ma uduceyn karaa kurbo iyo dhibaato badn heysato in alle ka qaado faraj ufuro

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wan aqrisnaayaa aniga waayo qofti aan jclaa wan waaye😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @fartuunaadan9614
      @fartuunaadan9614 5 หลายเดือนก่อน

      Ma aqrisatay ma heshay hee

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 5 หลายเดือนก่อน

      @@fartuunaadan9614 maya wali abaayo mcn

    • @fartuunaadan9614
      @fartuunaadan9614 5 หลายเดือนก่อน

      Ma aqrisanin miya weli

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 5 หลายเดือนก่อน

      @@fartuunaadan9614 maya wali maanan aqrisan

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 5 หลายเดือนก่อน

      @@fartuunaadan9614 abaayo mcn qofti aan jclaa wan ka samray

  • @nafisomaxamedcabdi3361
    @nafisomaxamedcabdi3361 2 ปีที่แล้ว

    Ducada oo qoraal ah sheq noo gali

    • @sakariyemediaproduction5460
      @sakariyemediaproduction5460  2 ปีที่แล้ว

      Waad helaysaa

    • @naciimoaweys928
      @naciimoaweys928 ปีที่แล้ว +1

      @@sakariyemediaproduction5460sheqow noo so duceey Allah noo aqbalo adigane ajar iyo xasanaad Allah kaa siiyo🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🙏🏼

    • @aishahassan9644
      @aishahassan9644 11 หลายเดือนก่อน

      @@sakariyemediaproduction5460 5:03

  • @shahabtabook9312
    @shahabtabook9312 ปีที่แล้ว

    Hhhhkkkkkk

  • @nasteexoyuusuf7235
    @nasteexoyuusuf7235 3 ปีที่แล้ว

    Scw