cilmi iyo caado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 29

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 7 ปีที่แล้ว +1

    Binti Cumar Gacal waa adagtahay in la qiyaaso da'deeda riwaayaddan aad bay u yarayd xilligaas waana qayb ka mid quruxda somalida xilligaan waddanka ahayn...

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 12 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayadani waa riwaayad cajiib ah oo taabanayso meela badan , oo cashir waa duruus oo ubaahan in wax laga barto diiniyan iyo caadiyan, xitaa toowxiidka waay kahadlaysaa, cajiib,

    • @cawilmaxamed1284
      @cawilmaxamed1284 7 ปีที่แล้ว

      🙌🌳🌳🌳 aduno xalka ba fanani wakuwa hatana qashinba badaley

  • @abdiazizmuxammed7547
    @abdiazizmuxammed7547 8 ปีที่แล้ว +2

    Waa wacyi farabadan oo ubaahan in lafahmo

  • @jorgemarvin9823
    @jorgemarvin9823 10 ปีที่แล้ว

    kala Barta äbwaanada iy ruwayadaha Sida loo Kala leeyahay ee qabiil ha Ku raacina ma ahan dacan was alaha AUN Yusuf

  • @abdifatahmursal3407
    @abdifatahmursal3407 9 ปีที่แล้ว +2

    top riwayad

  • @yacinmahdi1428
    @yacinmahdi1428 11 ปีที่แล้ว

    Abwaan Dacar abwaan qaaliya

  • @sayidomerawaamiiroi
    @sayidomerawaamiiroi 11 ปีที่แล้ว

    Waa riwaayadii culmi iyo caado

  • @kooradadab6407
    @kooradadab6407 10 ปีที่แล้ว +1

    cilmi iyo caado ahaa

  • @abdifatahhasan3970
    @abdifatahhasan3970 11 ปีที่แล้ว

    Riwaayadi waa riwaayadd kufadhida xikmad wayn markaa asxaabta sharafta leh waxaan leeyahay bal sifiican udhuuxa

  • @abdighaniadenolad7940
    @abdighaniadenolad7940 5 ปีที่แล้ว +1

    Riwayad xambaarsan wacyigeda

  • @alimahamudhassan650
    @alimahamudhassan650 8 ปีที่แล้ว

    salaad cali buulow barakow lamadanyiistihii

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 10 ปีที่แล้ว

    War yaa ila arkay Salaad Barakow Bullow, candhuuf ayuu indhaha kaga tuuray. Fiiri marka muuqaalku marayo 31:35.

    • @zayaracwt5978
      @zayaracwt5978 8 ปีที่แล้ว

      😂😂😭😂😝😂

  • @Qorane86
    @Qorane86 12 ปีที่แล้ว

    xagee lagu dhigay riwaayada yaa dhigayse

  • @sayidomerawaamiiroi
    @sayidomerawaamiiroi 11 ปีที่แล้ว

    Cajiibweeyi

  • @MOHAMEDMD1
    @MOHAMEDMD1 9 ปีที่แล้ว

    riwaayadan cilmi iyo caado ee abwaan dacar sameeyay,anigu waxaan aad ugu qoslay marka u danbeesa ee odayga yar kuwa jinka markuu odhaanaayo waar naga qabo qosalkaa iga dhamaaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa markii labaad aan daawado intaas weligay ugu jeclaaa,waa la ina laynayaaa,waar nago qabo kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @abdirahmanbarkhadle4461
      @abdirahmanbarkhadle4461 6 ปีที่แล้ว

      SNM USC yaa kugu yidhi dacar baa sameeyey riwaayadan wada sameyey yuusuf aadan alaale (Osman askari walaalkii)

  • @adamabdi5558
    @adamabdi5558 11 ปีที่แล้ว

    Yyyy

  • @tooshnoor5104
    @tooshnoor5104 10 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @cabdicasiiscumar4740
    @cabdicasiiscumar4740 10 ปีที่แล้ว

    riwayadan waxa leeh maxamed adan dacar o rer somalilanders ah cilmi iyo caado wagana lacag badan ay ka so gashay dacar

    • @daadihiye629
      @daadihiye629 4 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland wax la yidhaahda ma.jiraane
      Isaaq ayuu kasoo jeedaa dheh nacaladi haku
      Dhacdo isaga iyo awoowayaashii oromada
      Kasoo jeeday E

  • @axmedxasan7537
    @axmedxasan7537 10 ปีที่แล้ว

    waw

  • @muktarmaalim68
    @muktarmaalim68 9 ปีที่แล้ว

    The King Cobra Mogadishu Somalia Hanoolato Military Human rights Muslims Qapyaliid Is Over Somalia MUKTAR Snack

  • @yacinmahdi1428
    @yacinmahdi1428 11 ปีที่แล้ว

    Abwaan Dacar abwaan qaaliya