Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 64

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 64

ความคิดเห็น • 231

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 4 หลายเดือนก่อน +107

    Team úmãlkheyr liketa dhac ku siiya 😢😅

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid 4 หลายเดือนก่อน +23

    Team umul.kheyr like saraaa ❤❤❤

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 4 หลายเดือนก่อน +12

    Gabadh cabdi shugri ilmaha u dhashay hilibka iska riid hadii aad fariintayda aragto

  • @Filimsos
    @Filimsos 4 หลายเดือนก่อน +23

    Filimkan inta filimso arkayay kii ugu wacnaa weeye m.a❤😂

  • @naciimoabdikadir5558
    @naciimoabdikadir5558 4 หลายเดือนก่อน +8

    Ala abdi shukri hoyadis ficanan badana ilee waa hoyee wax lagama shegi karee😂😂😂 hoyo mcn 😢😢 see wax yeshay hoyoyin badan San Ola dhaqma gabdhaha wilashodu Kenan halo naxaristo gabdhaha wilashu Kenan guriga

  • @NimcoDubbad
    @NimcoDubbad 4 หลายเดือนก่อน +9

    Yess anaa uhoreeyo😂❤

    • @sabirinali5122
      @sabirinali5122 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ma shege mrka 😂

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 4 หลายเดือนก่อน +6

    Gabareey haddii aad sohdaa la degto saas ayaa ku sugeeysa inta qadaadka lagu qabto lagu qadaan qadiyo hadaba inta ay goori goor tahay nin masuuliyad qaadi kara oo meel ku degsan kara daydayo hooyo canyeelo isii ka carara😀

    • @hodanhawsi575
      @hodanhawsi575 4 หลายเดือนก่อน

      Si daacad ah iga qoslisay. QADAADKA 🙈😂😂 walahi waa runtaa qaali.

    • @anabellarobleh1077
      @anabellarobleh1077 4 หลายเดือนก่อน

      Walahi tas ayan been ahayn

  • @keydmohamedabdi
    @keydmohamedabdi 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ruwayadaan waxaan ka faaiiday inan la dagin reerka

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN 4 หลายเดือนก่อน +4

    Meshaba umulkheyr ugu ficned ma bixizen. Waxa so sosocda iyo wapiga yaweyn😂😂😂

  • @inantadhulbahante4979
    @inantadhulbahante4979 4 หลายเดือนก่อน +10

    Hada jamacad u socdaa marka soo noqdo daawanaya 😂

    • @CadeBagare2024
      @CadeBagare2024 4 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅

    • @Ayaan-9900
      @Ayaan-9900 4 หลายเดือนก่อน +2

      Habeenki miya jamacada gasha😂

    • @inantadhulbahante4979
      @inantadhulbahante4979 4 หลายเดือนก่อน

      @@Ayaan-9900Haa wllo

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 4 หลายเดือนก่อน +36

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @Nusaymamoha
    @Nusaymamoha 4 หลายเดือนก่อน +3

    war igaare ii raadiya wan ba jeclady e ❤😂😂😂😂😂😅 murti iyo maskax

  • @NimcoNuur-r5f
    @NimcoNuur-r5f 3 หลายเดือนก่อน +5

    Zorry umulkher😢

    • @AmiiraShabcaan
      @AmiiraShabcaan หลายเดือนก่อน

      Wuxu waaa filiN 😂

  • @muhudinyakub376
    @muhudinyakub376 4 หลายเดือนก่อน +3

    Qoftaan butacda ah Miya umulkheir gartaa 😂😂

  • @ayaanmaxamed-id5oi
    @ayaanmaxamed-id5oi 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alla. Cawa waxba naguu dhacayii hadanuu naahayii. Team. Umal. Khayir

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abdishugri, Reerkiisa inuu meel dhigto oo uu kala badbaadiyo hooyadii iyo Xaaskiisa ayaawanaagsanayd. Nabergiinii suubanaa (Scw Scw),wucu inoo sheegay in waalidku yahay albaabka janada.

  • @BuurfuuleBuurfuule-md4gy
    @BuurfuuleBuurfuule-md4gy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Riwadan dhalma Doon 2 jer ban ku dhex oyey markay umul qayr so xasuusatay hadalkii so dohdeed iyo ki wil Kay ayada u ahayd ee hamse iyo mar ki gabadha shaqalaha ay dilay mahamed Amin mamadii olajogta😢😢😢

  • @SamiraOsman-k8s
    @SamiraOsman-k8s 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mamadan c/shugri hoyadiisa jileyso waxey mudantahay inla siiyo bilad side wax u jileyso filimka waxey uyeshey dha dhan wey iga gadantahay Mansha Allah

  • @AbdisalanAbdisalan-tj9nn
    @AbdisalanAbdisalan-tj9nn 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sorry umulqer

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha cabdi shukri qabo waa reer khaatumo❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 4 หลายเดือนก่อน +24

    Sorry umalkhair

  • @DEQASHODE
    @DEQASHODE 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alla ba.ayeey umulkhayrtaydii caawa see la yeelay

  • @aragsan2962
    @aragsan2962 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiya wan ku xiisay welcome zxp rer badiye ❤😂

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 หลายเดือนก่อน +1

    welcome back sacdiya filmka qosolkiisa waa ayada😂❤❤❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 หลายเดือนก่อน +2

    Aqas sohyo aan xishonayn baa jira sidaa u dhaqma u feey

  • @degan4
    @degan4 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sacdiyo quruxleey waa soo laabatay🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 4 หลายเดือนก่อน +2

    Farhiyo waa soolaabo waan kuuxiisney kawaran baadiyihii

  • @maaful
    @maaful 3 หลายเดือนก่อน

    Umulkhayr waan jeclahay.

  • @XaawoDaahir-d8n
    @XaawoDaahir-d8n 4 หลายเดือนก่อน +4

    Islaanta fanaxda leh waa nacay yaa ila mid😅😅😅😅😅

    • @nastehaabdirahman4290
      @nastehaabdirahman4290 4 หลายเดือนก่อน

      Kaaga daran riwayad kasta qeybta ugu xun loo dhiba mise ayada sas dhn u xun

    • @Amina-m3h
      @Amina-m3h 4 หลายเดือนก่อน

      Waa jilaa wayn fanaxalay

    • @XaawoDaahir-d8n
      @XaawoDaahir-d8n 4 หลายเดือนก่อน

      @@Amina-m3h Haa wlhy

    • @XaawoDaahir-d8n
      @XaawoDaahir-d8n 4 หลายเดือนก่อน

      @@nastehaabdirahman4290 ayada saa uxun ba isiri hhj

  • @FaraxUmasha
    @FaraxUmasha 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wa dhibaatada ay leedahay gabadha in laladejiyo sodohdeed

  • @SacdiyoXasan-j4x
    @SacdiyoXasan-j4x 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiyo wa uxisnay jilenkeedi ❤

  • @AmiiraShabcaan
    @AmiiraShabcaan หลายเดือนก่อน

    Wuxu waaa fiLikneee QaLpika AdkeeeeyaH😂🥺

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sacdiyo jiliinkeeda caadi maha😂😂

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KawsarAhmed-u2g
    @KawsarAhmed-u2g 4 หลายเดือนก่อน +3

    Tan ciday sodoh utahay wlle waa ba'day😂

  • @koosh3288
    @koosh3288 4 หลายเดือนก่อน

    Sori umulkhar miskiina😢😢😢

  • @NimcaSahal
    @NimcaSahal 2 หลายเดือนก่อน

    Naagquruxluunacay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamdaAbdirachid
    @HamdaAbdirachid 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alah oumalkhier ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 4 หลายเดือนก่อน

    Abdishukris mom 👩 is so crazy 🤪...waaaaaaaaaaaaaw 🤪 plus the Dumashi.wuuuuuuuh.

  • @NimcaSahal
    @NimcaSahal 2 หลายเดือนก่อน

    Naagquruxbadanbuunacay❤❤❤❤❤

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 4 หลายเดือนก่อน +1

    Islaantu waxay ka tur jumaysaa inay islaamaha jecelyihin inloo soo noqdo

  • @FahmoCumar-qq3pf
    @FahmoCumar-qq3pf 4 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo umad maaha😂😂😂

  • @sahraali7011
    @sahraali7011 4 หลายเดือนก่อน

    Mamada cabdishukri hooyadii ku jilaysa, Armay sidan oo kle dadka ula dhaqantaaba 😂

  • @Maanka2024
    @Maanka2024 4 หลายเดือนก่อน

    Furriinka badanaya waayahan mxaa sababa asxpeey ????

  • @SalebanMoha-wu5zx
    @SalebanMoha-wu5zx 4 หลายเดือนก่อน

    Inta umulkheir ila jecel like saara

  • @saida-sagalharoun6888
    @saida-sagalharoun6888 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal waxaad ku qorteen part 64, hadana waa qaybtii 63 aad

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry wll😢😢😢😢😢😢😢

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 4 หลายเดือนก่อน

    0:42

  • @oladahmed8997
    @oladahmed8997 4 หลายเดือนก่อน

    Arnikaa gabdha lagu sameeyay arin qabta ma aha umul khayr shakadii meel wanagsan ayay kadagaysaa rag culus ayaa kusoo biiray Mr igare nin culus waxan codsalahaa in aad waqtiga noo badisan timi qasal waan idin tageersanahay

  • @HalimaabdimohamedHilkas
    @HalimaabdimohamedHilkas 4 หลายเดือนก่อน

    Qalaas hadu filmkaan xamze shaacir ka baxay film ma aha xamze dhibbadne i miis you more

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks!

    • @Arabduur
      @Arabduur 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb sideee loo diraa, Evc baa iigu jiree😂

  • @NajmaMahamedhassan
    @NajmaMahamedhassan 4 หลายเดือนก่อน

    Sodoh hooyinka qaar waa wacalo😂😂nacalaa ni dhalay😅

  • @Ifrush-l8o
    @Ifrush-l8o 4 หลายเดือนก่อน

    Habartaan Abdishugri dhashy qaylo badanaa😂

  • @Miski62-w9k
    @Miski62-w9k 4 หลายเดือนก่อน +1

    War sacdio sonaqatay xaynuush wara uyaal

  • @ifrahmohamaedaden5911
    @ifrahmohamaedaden5911 4 หลายเดือนก่อน

    Filmka xamse ka maqne meeyay 😂

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 4 หลายเดือนก่อน

    Abdishukri ex tiidu waa gabadh qurux badan lakiin baruur baa raxada ka qaday allow sahal qaali baruurtu waa cudur ee iska rid

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @abhmed2338
    @abhmed2338 4 หลายเดือนก่อน

    War guurkaan aanan raageynin waa maxay
    Mid walbo waa la furay ku laha

  • @decoismail8211
    @decoismail8211 4 หลายเดือนก่อน

    umalkhayreel waxaa ha u bixin.. islaanta cabdishukri dhashay marka filim ahaan laga tago anigu waan soo tufay way iga hortimid islaantu jidh xumaa oo ma gabadh wiilkaagu qabo ayaa sidaa loo galaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.

  • @Deeqaaxmed-nm9hp
    @Deeqaaxmed-nm9hp 4 หลายเดือนก่อน

    Furayy aaaaaa😂😂

  • @khaalidali2178
    @khaalidali2178 4 หลายเดือนก่อน

    Ax umulkher wan kaxunahy

  • @Nimco-hussein
    @Nimco-hussein 4 หลายเดือนก่อน

    Islaantan madoobi shar badanaa eeyaa inanta ka leexo 😢😢

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b 4 หลายเดือนก่อน

    Abdishukri wuxu matalay dhaandhaan Su’aal waalidku murkuu sidaas yahay in gardaro iyo dulmi lagu adecaa ma baarinimo miyaa waa maya. Lakiin shakhsiyad la’aan ayuu matelay way buuxan dad sidaas ah rag iyo dumar . Maxaa sodohda iyo gabadhiisa isa saaray waa shakhsiyad daro ee baarinimo maha.

  • @fatimanor1273
    @fatimanor1273 4 หลายเดือนก่อน

    Fuustadaan yaanoo soo diray war cabdishukriyow waxbaa kuhelay bisinka😂

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Asxaabta Umul Qeeyr dhib ka dhaashay hala daayo Umul Qeeyreey adna Heesta ha ku dheelin. Haduu taarku soo dhoco Gaariga dhaqsanayo ku sidaa ma dheeliyo dheh ha nagu Ceebeeyn meesha Lajaneey ha kuu Macaanto.

  • @LuulYuusuf-q9m
    @LuulYuusuf-q9m 4 หลายเดือนก่อน +3

    Walaahi waligay madaawan musasal ka quruxbadan musasalkaan habeen inuu idhaaafo waa necbhy❤

  • @marwaannaasircabdi
    @marwaannaasircabdi 4 หลายเดือนก่อน

    Alla Umul kheyr sida loola dhaqmayo wan ka xumahay wlhi sorry walashay kadaaya inanta sidan 😭😭❤️

  • @xamdamaxamed5093
    @xamdamaxamed5093 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi umal khayr waka naxay run run lamoda 😢fanax lay wa nacayba awal ba ma jeclayn 😂gabadhan ilmaha cabdi shugri u dhashay indho adka bisinee alow nin yanan tuugin😮

    • @farhiomoalimmohamuud
      @farhiomoalimmohamuud 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂war wuxu wa ruwayad an xasuusano😂

  • @salahyare3384
    @salahyare3384 4 หลายเดือนก่อน

    Maarunba umalkhair mamadaliysba miss wa Ruwanda Lee

    • @salahyare3384
      @salahyare3384 4 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @saida-sagalharoun6888
    @saida-sagalharoun6888 4 หลายเดือนก่อน

    Umalkhayr ma bixiyeen caawa ??? Masiibo idinku dhacday dheh

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 4 หลายเดือนก่อน

    Walhi mama fantax leey si fiican bay u jilaysaa hooyoyinka qaarkood iyo aduunka ta baryahan ka dhacda. Qof baa la gu caayaya awlaad la aan. 3 da ay dhashayna kala daran. Waa mid tuuga, mid naag uureeyay oo ilma dayacay, iyoo gabadhii qumayada aheed. Malaha fantax lay ubad khayr qaba ma ku duceesan.

  • @hamdimohamud9083
    @hamdimohamud9083 4 หลายเดือนก่อน

    Cunaha kudhag sodohda cidu kuma aragtee. Wan yar ciijinlahaa hadan aniga ahay 😂😂😂😂

  • @Estaro
    @Estaro 4 หลายเดือนก่อน

    ruwaayadii hada ayayba sii kululaatay waawareeey................walee cabdi shukri warbaa sugaya.....laba daran mid dooro ayaa haysata.............laakiin asxaabeey ruwayada waqtiga ayaad ku yarayseen oo waa 20 min...............Maaaha???

  • @saida-sagalharoun6888
    @saida-sagalharoun6888 4 หลายเดือนก่อน

    Qaybtii 63 waan ku daalay xalay ee meeday? Walaal waxaan arkayaa hadana 64

  • @Belloalli-z2b
    @Belloalli-z2b 4 หลายเดือนก่อน

    War sacdiyo waa 99 be😂😂

  • @SulekhoXasan-d9y
    @SulekhoXasan-d9y 4 หลายเดือนก่อน

    Sory umul khyr😅😢

  • @AdanAdanibnubarsuug
    @AdanAdanibnubarsuug 4 หลายเดือนก่อน +1

    Igare odayvsoomaliyeed

  • @meymunalwiye2642
    @meymunalwiye2642 4 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 4 หลายเดือนก่อน

    umulkheer guleyso❤❤❤

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 4 หลายเดือนก่อน

    Sorry umalkhayr habartan hadaa mar hore Cirada daaqada ugu dabi lahayd sidan kulama dhaqanteen cajuusada xun habraha Nimanka dhalay hadaan dhiikar Lagu ridin kama Amaan helaysid😂😂😂😂

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu 4 หลายเดือนก่อน

    Adiga maxa kaa galay haday wayn tahay iyo haday yar tahay😂😂

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 4 หลายเดือนก่อน

    Cabdi shugri reerkodu xuma ilaa inatii shaqalaha

  • @Cnasiribrahin-o4s
    @Cnasiribrahin-o4s 4 หลายเดือนก่อน

    Shaacir away ❤

  • @udgooney
    @udgooney 4 หลายเดือนก่อน

    Allah sacdiyo iyo xamze waa idin wataa 😂 😂😂

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 4 หลายเดือนก่อน

    Umalkhair reerka mexey ahaayen ma buuti buuleh ba

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 4 หลายเดือนก่อน

    Ruwaayadan way dheeraatay umalkhayrna qof jilicsanbay noqotay dhibku maba ka hadhayo maxaa qaldan team qaasaal

  • @MuunaMustafe-h8w
    @MuunaMustafe-h8w 4 หลายเดือนก่อน

    Tan buurani maxycuntay 😂😂

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 4 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo u well come❤

  • @nashadmaxamed243
    @nashadmaxamed243 4 หลายเดือนก่อน

    Igarre waa xaraabo😂😂

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 4 หลายเดือนก่อน

    Maxa waaye riwayaada dumarka lugu bahdilaayo dumarka ka xishooda gabadhaha guri laga rabin kuma dhagto

  • @SahraCabdiraxman-n3t
    @SahraCabdiraxman-n3t 4 หลายเดือนก่อน

    Sorry umul khayr😮

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman2352 4 หลายเดือนก่อน

    Astaqfirullh war awe cabdishukrigii 😂illhow sodoh saana kamagan galay ayado jilin ah ciil ihayaa wllhi uff🥹

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 4 หลายเดือนก่อน

    😂😅😅😅 waa xaqiiq hadlaysa riwaayadaan

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 4 หลายเดือนก่อน

    Inda adhag hadaa maqli jirtay waa tan Abdi shukri xaaskisa kujileyso kuma rabo ayaano laleyahaye mey kahortagto ninka

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 4 หลายเดือนก่อน

    abdishukri waa wiil wanaksan lakin fanax ley iyo wiilkeda ayaa wax qasaya

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel 4 หลายเดือนก่อน

    Horta qoftaan Iglan la dhaho ma xumaan uun bey matashaa acuudubillaah, filimkastamqof xun weeye uf waanba nacay qeybteeda.

  • @Ubah-ii7tk
    @Ubah-ii7tk 4 หลายเดือนก่อน

    Umulkhayr magaarikarto ee cayri buureey

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 4 หลายเดือนก่อน

    Waaaawu sacadiyo

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 4 หลายเดือนก่อน

    Adunka maa Araga hooyo ka xuunu igalna

  • @maymuunbootaan69
    @maymuunbootaan69 4 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhh garre caadi maahi