REER WAJAQO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Reer wajaqo waa filin gaaban oo ka hadlaaya qoysaska arooska ah ee asxaabtood la daba socoto hab dhaqanki waagi ay shababka ahayeen. Si ay u fahansiyaan asxaabtood inay noloshodo ti hore ahayn, laba caroos ah aya u mataleen asxaabtood waali.
    Dawasho wacan

ความคิดเห็น • 205

  • @akdream5313
    @akdream5313 8 หลายเดือนก่อน +24

    Xijaaabkii Aaway Sidaani Sax maaha.. Ilaahay ka Cabsada ku Faana Muslinimda

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 8 หลายเดือนก่อน +16

    Cawa igu horeeso waaba qoslay keep going from mogadishu❤

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 8 หลายเดือนก่อน +10

    Gabdhahaas walalahay ah waxan kacodsanlahaa in ay timahoda asturaan oo ay xijaab xidhan fadlan.waa walaal dar ilahay idinjeecel

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 8 หลายเดือนก่อน +4

    Mouse sxb Carabiyadii waad keentay sxb Taageerayaasheedaan ahay waa funny carabiyadu aad baan ugu qoslaa waa acterad fiican waan salaamayaa 👍🥰🥰

  • @nasiyaibrahim858
    @nasiyaibrahim858 8 หลายเดือนก่อน +35

    Asc wll 🙏🏼fadlaan ii duceeya aniga iyo inta ubaad dhaliin 😢 ilahey aya ubaadka biixiiyo oo aminsanahay 🙏🏼 dhahktarki wuxu ii dhahay madhaleysi lakin ilahey madhihin 😢😢😢 ee fadlaan ducoo idiinka bahaanahay 😢😢😢 ii duceeya wllow

    • @muhahamsseibrahim8690
      @muhahamsseibrahim8690 8 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wlshy Allah haa kusiyo adigaa iyo umada nabi mohamed😢😊😊😊

    • @mounaahmed2295
      @mounaahmed2295 8 หลายเดือนก่อน

      Illaha razaqa ee karimka haku siyo huno

    • @Mohamed-jh3lr
      @Mohamed-jh3lr 8 หลายเดือนก่อน

      Illaheey Haku seeyo

    • @user-de4zl1yk9n
      @user-de4zl1yk9n 8 หลายเดือนก่อน

      Amin amin amin alha ku siyo awld kheiyr qabta 10 ban ciyl kuku duceyey walshy o 2 lbo matano tahy alha ku siyo hn

    • @gudonfarahcabdi1900
      @gudonfarahcabdi1900 8 หลายเดือนก่อน

      Illhy haku siiyo ubad khayr qabo 🤲inta an ubad lahayn illhy ha siiyo waa run illhy ayaa bixiya ubadka dhakhtar waxba ma bixiyo ee wll markasta ku dadaal xidhiidh ka adi iyo illhy idinka dhexeya waxkasta wy hagaagayan isha allah 🤲🤲🤲🤲

  • @abassyoussef3755
    @abassyoussef3755 8 หลายเดือนก่อน +13

    Une famille psychopathe franchement 😂 et merci Moussa Bileh pour le rire, horey u soco Bro

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 หลายเดือนก่อน +4

    Salaam Alaykuma masha Allaha thanks muoss bileh qofkii 85 Ee video gan daawada million thanks A'm Greeting from somaliland 🎉🎉🎉

  • @housseinmed2564
    @housseinmed2564 4 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ubaxalpi2649
      @ubaxalpi2649 2 หลายเดือนก่อน

      Maaaa hader ba timed inadero 😂

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 8 หลายเดือนก่อน +18

    All the way from TikTok 😂

    • @Shaam___boy
      @Shaam___boy 4 หลายเดือนก่อน

      Reer jabuti iyo muse bileh

  • @abdourazakfod
    @abdourazakfod 8 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 moussa bile notre jim carre horey uu soco bro😂😂

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhh 😂😂😂😂😂😂😂 Ar inosobadiya Rer r Wajaqo 😂😂

  • @AroorYaad
    @AroorYaad 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mouss et Wafa , le combo de folie 😂🤣🤣🤣 la réf a Cuculand 🙌🏾

  • @user-bi3he8ru7u
    @user-bi3he8ru7u 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi Je pleure a cause de rire 😂😂😂😂mousse keep going frère

  • @hamdirayaleh2049
    @hamdirayaleh2049 8 หลายเดือนก่อน +2

    T'es vraiment incroyable mec keep going

  • @hamdiabdulkadir6046
    @hamdiabdulkadir6046 7 หลายเดือนก่อน

    Somaliwood Keep going Reer Wajaqo 🎉

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wajaqo waa maxay horta
    France kan badan eed wax kasta ku daraysaana naga daaya yaa akhii ma fahmaynee 😂

    • @barwakogouled8930
      @barwakogouled8930 8 หลายเดือนก่อน

      Waali wayee "mad"😂

    • @mohamedissa5857
      @mohamedissa5857 8 หลายเดือนก่อน

      Waa afka cisseha e somaliyay Naga rali noqdaa

  • @CharmarkeCharlo
    @CharmarkeCharlo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Premier commentaire ❤

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qosol iguma harinn 😂😂😂😂😂Muuse c'est incroyable 😂😂

    • @4429
      @4429 8 หลายเดือนก่อน

      Soomali ma tihin miyaa maxa waye luuqadam😂

    • @Fatma_zaharat
      @Fatma_zaharat 7 หลายเดือนก่อน

      @@4429 maye wan nahay wll ee wa french language 😂😂

    • @4429
      @4429 7 หลายเดือนก่อน

      @@Fatma_zaharat franch maxa waye soomali ku hadla 😆

    • @4429
      @4429 7 หลายเดือนก่อน

      @@Fatma_zaharat franch language miyaa baraten idinkoo somali ah wow amazing 😮

  • @GouledSiban
    @GouledSiban 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wwww Moussa bileh 😅

  • @ismacil78
    @ismacil78 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hertik roshan oh cadi ah from jadu teri nazal

  • @halwofouad3565
    @halwofouad3565 8 หลายเดือนก่อน +2

    Bisinka iyo dabaraka 🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️ war musseh ila aniki baa cabsoday baaaa Ilahay ima tuso dad sidani ah 😮😮😮

  • @MUPARAK____58
    @MUPARAK____58 8 หลายเดือนก่อน +1

    acuudi bilaah...! 😳 😂
    soobadi wll

  • @rudwaancige-ck8oz
    @rudwaancige-ck8oz 8 หลายเดือนก่อน

    Rer jabouti wlhi qosol u daaa 🇩🇯

  • @anissamahmoud1652
    @anissamahmoud1652 8 หลายเดือนก่อน

    Allah berkaa j'ai des larmes aux yeux walahi istarfurulaa 😂😂😂😂😂

  • @SOUHEBSOUHEB
    @SOUHEBSOUHEB 5 หลายเดือนก่อน

    mousse bileh keep going brother

  • @user-uq5pv6px8w
    @user-uq5pv6px8w 8 หลายเดือนก่อน +1

    @mouss bileh il se met dans la peau du personnage un vrai acteur

  • @souledjama3758
    @souledjama3758 8 หลายเดือนก่อน +7

    First coment mouse bileh reply❤

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha khamaarka qurux Maaanshaa alaaah lahjada ayaan ku haystaa ❤

  • @hamzarobleholow4741
    @hamzarobleholow4741 4 หลายเดือนก่อน

    Wallahi moussa marka ay noqoto xalkaa riwayaddaa 😂😂dadanimoo wad matali kartaaa

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 8 หลายเดือนก่อน +1

    XAAWO QURUX I LOVE YOU

  • @saamicabdi9680
    @saamicabdi9680 8 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going pro 💪

  • @user-xh2cg5kn6x
    @user-xh2cg5kn6x 8 หลายเดือนก่อน

    Moussa bileh ta fait ma journée machallah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Yasser-2
    @Yasser-2 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qaawana iyo xishood la’aan baad faaafinaysaan
    الله المستعان وحسبنا الله ونعم الوكيل

  • @algebriquemathstube1165
    @algebriquemathstube1165 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going depuis région de Dikhil frérot

  • @amindj-afa6684
    @amindj-afa6684 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 mousssss je veu mettre sur l’écran du service now 😅

  • @saadaali3278
    @saadaali3278 8 หลายเดือนก่อน

    Moussa billeh ❤ Bien

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 8 หลายเดือนก่อน +2

    MUUSE BILE SOO BADI RIWAAYADAHA KABTAADU NOOMA GASHO TALIYE

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 8 หลายเดือนก่อน

    Gabdhahaan subxaana llaah wayba madaxya qaawan yihiine miyeysan inaba illaahey kabaqeyn xagee loosocdaa

  • @user-xs3up7qp4k
    @user-xs3up7qp4k 8 หลายเดือนก่อน

    From tiktok 😂😂

  • @Wankooshow
    @Wankooshow 6 หลายเดือนก่อน

    Continue more worldwide🎉 ...kkkkk...ههههههه

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mucjiso kan😂😂😂

  • @U-mer
    @U-mer 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks m'y légende

  • @SubZero-xb5cd
    @SubZero-xb5cd 5 หลายเดือนก่อน

    Saxib ruwayadadu wa bila qosol ee hagadji

  • @rayanmyriam
    @rayanmyriam 8 หลายเดือนก่อน +1

    Il m fait rire 😂😂 merci .....

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md หลายเดือนก่อน

    Muwaladbaa gadhu yemen jaboutianayaa iskadhaly

  • @user-mx2ed2ob3r
    @user-mx2ed2ob3r 8 หลายเดือนก่อน +2

    Frérot je suis vraiment mort de rire 😂😂😂😂😂

    • @GODHOPIYE
      @GODHOPIYE 7 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤

  • @WardaZeylaci
    @WardaZeylaci 3 หลายเดือนก่อน

    Hahaha from muqdisho

  • @QadroAbdirasaq
    @QadroAbdirasaq 8 หลายเดือนก่อน +1

    Vraiment c'est drôle 😂

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wajaqo dhee

  • @baarcadbashiir8103
    @baarcadbashiir8103 8 หลายเดือนก่อน +2

    Rer jabuuti wa xaraabo😅

  • @abdallahambassa-jd3mp
    @abdallahambassa-jd3mp 8 หลายเดือนก่อน

    Moussa billeh IS n'ot easy ❤

  • @radiayasin2714
    @radiayasin2714 8 หลายเดือนก่อน

    Bravo Moussa bileh😂

  • @user-lc1rd9yp8m
    @user-lc1rd9yp8m 2 วันที่ผ่านมา

    New family😂😂😂

  • @saadaali3278
    @saadaali3278 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @rachadosmanomar9137
    @rachadosmanomar9137 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going..❤😅

  • @CatchUSO
    @CatchUSO 8 หลายเดือนก่อน

    Continue comme ça

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mouse Bileh wa xarabo😂😂

  • @naimmandeq6402
    @naimmandeq6402 8 หลายเดือนก่อน

    Nagtu timo qurux badana❤

  • @user-ue8si8gr1q
    @user-ue8si8gr1q 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ bien très bien joueur j'aimerais bien très bien très bien je m'appelle message

  • @IdilAbdillahi-kt6gn
    @IdilAbdillahi-kt6gn 8 หลายเดือนก่อน

    Waa qosol

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 4 หลายเดือนก่อน

    Naagaha jibouti shiishada wada Cabaan waa dhuuso miidhan bahashu ee iska daaya iyagoo Hablo yaryara

  • @user-pd8ex6tl8y
    @user-pd8ex6tl8y 8 หลายเดือนก่อน

    Ma ku dari kartaa qoraal-hoosaadyo sababtoo ah waan ku cusubahay luqadda

    • @moussbileh
      @moussbileh  8 หลายเดือนก่อน +1

      Inchaallah

    • @user-pd8ex6tl8y
      @user-pd8ex6tl8y 7 หลายเดือนก่อน

      @@moussbileh إذا وضعت الترجمة تحت العنوان ستساعدني في تعلم لغتك، إن شاء الله، أحب لغتك كثيراً

  • @ShagtaDrill-ee1st
    @ShagtaDrill-ee1st 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wllh wad si wadi lahayd bro😂❤

  • @YasmineCabdilahi
    @YasmineCabdilahi 7 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @housseinmed2564
      @housseinmed2564 4 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdoulmajidbarkadlehosman6446
    @abdoulmajidbarkadlehosman6446 8 หลายเดือนก่อน +1

    Fier de ta réactivité et t'es idées originales

    • @moussbileh
      @moussbileh  8 หลายเดือนก่อน

      Merci pour la force refre 🙏

  • @user-ci4jt5hh9i
    @user-ci4jt5hh9i 8 หลายเดือนก่อน

    Bien bien 👍 😂😂😂❤❤❤❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waaa Dumar Diintii ka tagay
    Oo dhaqan fransiis Qaatay😢

  • @user-bx1bv9xp2g
    @user-bx1bv9xp2g 7 หลายเดือนก่อน

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 5 หลายเดือนก่อน

    Yaa dee

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk tu fait ds choses impossible kkkkkk vraiment drôle garde la pêche bro en avant

  • @halwofouad3565
    @halwofouad3565 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa waada moussow😂😂😂😂

  • @barkadbarkad1702
    @barkadbarkad1702 19 วันที่ผ่านมา

    Hay I have filling for the girls

  • @NimcoMaxmaed
    @NimcoMaxmaed 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-xi1nn3vr6b
    @user-xi1nn3vr6b 7 หลายเดือนก่อน

    Wow

  • @LadaneYassin-kl6qg
    @LadaneYassin-kl6qg 8 หลายเดือนก่อน

    Freerrrrrr

  • @henzojr06
    @henzojr06 8 หลายเดือนก่อน

    takhsin rapide abo elles n ont pas eu le temps de macher 😂😂😂
    sinon keep going bro sinon
    le son je pense que c est à retravailler

  • @MandiSweat-xi6nx
    @MandiSweat-xi6nx 8 หลายเดือนก่อน

    Machalla

  • @abdirahmanarc8095
    @abdirahmanarc8095 8 หลายเดือนก่อน

    Titre : La drogue détruit le foyer , donc cessant la

  • @anisopilanbari170
    @anisopilanbari170 8 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😂😂😂😂mante Ugu darantahy

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf 8 หลายเดือนก่อน

    War Moussa dee video wa funny lakin 6min ka soo dhig sxb

  • @abdoulkaderismael8138
    @abdoulkaderismael8138 8 หลายเดือนก่อน

    Top 🎉

  • @flarinerame7905
    @flarinerame7905 8 หลายเดือนก่อน

    C'est la langue japonaise que vous aviez parlé Mr Bileh ... waoo c'est ouf cette langue là!!.
    Ne me dit pas que vous étiez otakou 😢

  • @AaminCabdi-cj1ch
    @AaminCabdi-cj1ch 8 หลายเดือนก่อน

    Barta 2 soo daa 12.10.2023😂😂

  • @user-wv9yo9fi6x
    @user-wv9yo9fi6x 8 หลายเดือนก่อน

    Il veux faire comme Jim Carrey

  • @abdirahmanhassanmohamed2916
    @abdirahmanhassanmohamed2916 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 ree wajaQo

  • @user-lu1wn7km8v
    @user-lu1wn7km8v 6 หลายเดือนก่อน

    Waxay ninkanwalan😂😂😂😂😂

  • @AbdirizaknuurOmer
    @AbdirizaknuurOmer 4 หลายเดือนก่อน

    Asc😂😂😂😂😂

  • @IsmailabdiYusufHirsi-hq7ln
    @IsmailabdiYusufHirsi-hq7ln 8 หลายเดือนก่อน

    Muuse geesi hoore usooco 😂😅

  • @osmanomar4824
    @osmanomar4824 8 หลายเดือนก่อน

    Continue comme ça mon frère

  • @Sagan16
    @Sagan16 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @asaanyostudio1687
    @asaanyostudio1687 8 หลายเดือนก่อน

    Reer jaboutwo comment tiiigba waxad ka dhigteen Francis afsomali ku hdal ya akhi

  • @abumumtaaz8282
    @abumumtaaz8282 8 หลายเดือนก่อน

    Part2

  • @OsmanAbdi-ry4pk
    @OsmanAbdi-ry4pk 8 หลายเดือนก่อน

    Moussa tri tarak

  • @IsrahIsmaciil
    @IsrahIsmaciil 10 วันที่ผ่านมา

    7:6😂😂😂😂

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 5 หลายเดือนก่อน

    Wajaqo waa mxy ma nacasbaa talow

  • @aminafarahomar6452
    @aminafarahomar6452 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @SumayaAhmed-sw6kt
    @SumayaAhmed-sw6kt 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nadirasahal7716
    @nadirasahal7716 8 หลายเดือนก่อน

    Ala wan fuurey 😂😂😂

  • @Maxamuddhagayarexusen
    @Maxamuddhagayarexusen 8 หลายเดือนก่อน

    Hey

  • @sharifmaxamed3649
    @sharifmaxamed3649 7 หลายเดือนก่อน

    Wajaqe maxa loola jeedaaa