DAGAALKA RUUSHKA | UKRAINE GUUL | GEERI MARIUPOL DAY 74

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 93

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +10

    ​ASXAABTA SHARAFTA LEH FADLAN SUBSCRIBE SHERE IYO LIKE NAGU CIMAAMADA.

  • @baabucilmi
    @baabucilmi 2 ปีที่แล้ว

    Shukrn

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 ปีที่แล้ว +4

    Sideey Gabi dhacleey saba guul ugu danbeentii ruushaa gaari doonoo buutinaa gambeeynoo gacmahiisa laabeen yugreentii godoomiyay guuleeysa ruushoow Gabi ahaan mareeykan iyo reergalbeedkii gaa gaabi oo dumi geesi buutinoow fariid gaab sanaa tahay cadawgiisa gubayoo ruush Gabi ahaantaa guushiina qaadoo is a garab istaagana

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah eng and abdihafid

  • @ahmedmuse327
    @ahmedmuse327 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah warbixintan sida Shaaha bay iiqabataa Hakkaa kasiiwada

  • @hannanhappy4746
    @hannanhappy4746 2 ปีที่แล้ว

    Injineere ku soco

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah yaarabbi alow nabadken xaaladu msfiicno .

  • @hassanabdi1820
    @hassanabdi1820 2 ปีที่แล้ว

    Sodhawada Abdi hafid adiga iyo eng Axmed abtidon

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxad ku Hadlaysa Afkii Reer Galbedka Russia 🇷🇺 guul

  • @cabdicazizmaow3458
    @cabdicazizmaow3458 2 ปีที่แล้ว

    Maa muqata Guusha Rushka

  • @mohamedshiine5305
    @mohamedshiine5305 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah illaahay ha idin xafido

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 2 ปีที่แล้ว

    Salamullah caleykum
    Ingierka iyo cabdi xafid..

  • @dubademmen6099
    @dubademmen6099 2 ปีที่แล้ว

    Yes nummer one

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 2 ปีที่แล้ว

    Salaamullaah C/xafiid iyo engineer Abtidoon barakooba

    • @faysalcawad8869
      @faysalcawad8869 2 ปีที่แล้ว

      Injinerka alla hadayo waa qabiir aqoon badan uleh butin iyo siyaasada ruushka aadbuu isoo jiitay injineerku cabdi xaaqidna waa zoo dabiye waanagsan iyo sidii uu waraystay nikii amerka ininta loodilay iyo sidii ininta yar uga illaliye wareysiga taas baa aad ii zoo niidatay

    • @faysalcawad8869
      @faysalcawad8869 2 ปีที่แล้ว

      Barmaamijkana aad baan ugu xidhan nahay

    • @faysalcawad8869
      @faysalcawad8869 2 ปีที่แล้ว

      Lakiin qabiirka waxaad weydiisa madaxwyebaha la saadalinayo

    • @faysalcawad8869
      @faysalcawad8869 2 ปีที่แล้ว

      Xaga muqdishi yaan la ilaawin

  • @husenabdi4083
    @husenabdi4083 2 ปีที่แล้ว

    Scw Walaalkey cabdi xafit waa mahadsantahay

  • @mahdichabaaz8201
    @mahdichabaaz8201 2 ปีที่แล้ว +2

    ingineer ahmed abtidon real genius

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah hakala qaboojiyo

  • @xaruntajaceylka4318
    @xaruntajaceylka4318 2 ปีที่แล้ว

    ASC Abdi xafid iyo Engineer Abti Doon waan idiin salaamay From 🇺🇬 Uganda 🇺🇬 Gar Ahan MBRAARA CITY Allha idiin Xafido Dhamaantiinba Bahda 🇬🇧 Birit 🇬🇧🇸🇴 Soomaali 🇸🇴 Tv Thankis Sida Quruxda badan Oo Ad Noogu Hurten Waqtigiina Qaaliga 🙏💙💓💚🙏 Guul iyo Gobonimo 🧡🙏

  • @cabdullahiiimaan2953
    @cabdullahiiimaan2953 2 ปีที่แล้ว

    Soo dhawaada mudanayaal waa idin sugeyne

  • @mohamedabdiabdullahi3090
    @mohamedabdiabdullahi3090 2 ปีที่แล้ว

    soo dhawaaw waqti fiican

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 2 ปีที่แล้ว +1

    War lahelaa Tala lahelaa

  • @mikmikis8845
    @mikmikis8845 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc c/xafid eng abtidoon dhaman somali weyn 👍💯

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 2 ปีที่แล้ว

    Asc cxaafid iyoenjineerka iyodaawadayaasha barnaamujka salaam katimi afrika kambaala

  • @hanadqeys6123
    @hanadqeys6123 2 ปีที่แล้ว +1

    Hol wac ad heysiin my brothers 🇸🇴🙏

  • @dahirhussein7297
    @dahirhussein7297 2 ปีที่แล้ว

    Ruusha. Ma. Africa Cabdixaafit

  • @daauudahmed6043
    @daauudahmed6043 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan idin salamay Abdixafiid&ingineerka oo si qaas ah falaqeyntiisa uga mahadcelinayo

  • @aadnodaahiraadno3825
    @aadnodaahiraadno3825 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaaha subxaanallaaha

  • @kamilobarre9118
    @kamilobarre9118 2 ปีที่แล้ว

    Igu sawir

  • @maxamedxasanguuleed6439
    @maxamedxasanguuleed6439 2 ปีที่แล้ว

    injineerka markii uu jindisey waa in uu dhaho alxmdulhi saas u sheeg cabdi xafiid

  • @saacidmohamedosman5325
    @saacidmohamedosman5325 2 ปีที่แล้ว

    Wariye Dhex dhexaada Matihid Abdihafid laba Dal mid Ayaa uhiilineysaa

  • @hibakahmed3206
    @hibakahmed3206 2 ปีที่แล้ว

    I can’t wait diyarda qiyaaamha

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 ปีที่แล้ว +1

    Ukrainnnnñnnnnnnnnnnn iyadaaaa baaabiiiiseyyyy wadankeedi waliba ninka yahuuuudiga ayaaaa wadankiiii baaabiiiiyeyyy

  • @iOnSL
    @iOnSL 2 ปีที่แล้ว

    Labada wadan wa cadaw Islam. Ha is guban

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 2 ปีที่แล้ว

    Eg. Karan. Mahane.Idacadan. Mawaysan. Masul kale.Kaladuwan. Codadkoda. Lagasodayo. Waa. Inaad. Aqoon. Yahano. Badan. Oo. Kale. Duwan
    Sodaysan

  • @dadirtrafic5568
    @dadirtrafic5568 2 ปีที่แล้ว

    Ruuska waa cadow marka warkaada yuu taagerin ruushka injineere

  • @ibrahimali1603
    @ibrahimali1603 2 ปีที่แล้ว

    Ruushka finaalka ayaa laga guulasaneya

  • @jamagaming9631
    @jamagaming9631 2 ปีที่แล้ว

    Abdixafidow hadaa wareesa laheed musharaxinta somalia waa fiicnaa laheed

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waahoraan kugu cumaamaday subscribe like tana kulamaba dhaafo waayo wax bulshada waxtar uleh ayaad soo gudbisaa waana ku dhageystaa Masha allah.
    Keep going wallal 🤝

  • @ibnusiciid7686
    @ibnusiciid7686 2 ปีที่แล้ว +1

    Odayasha laba cadaw ayaa isku jabaye inagu waxaynu jaanta lahaynaa ruushka sababtoo ah munafaqadii reer galbeedka ayaynu ka raysanaynaaaa

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia8210 2 ปีที่แล้ว +2

    Rer galbed Ku waxay Ku ciyarayan libax an sharubihisa weligi la tabsan

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC cabdi xaafid ing Alxamdu lilaah dheh waxa uu yiri sorry

  • @marian5607
    @marian5607 2 ปีที่แล้ว +3

    putin wuxuu leeyahay EU iyo Natto Ayaan la dagaalamayaa oo Ukrain ku soo hoos gabanaaya
    hahahah

  • @Efootballgamer1234
    @Efootballgamer1234 2 ปีที่แล้ว

    Masuul waqtiga 30 daqiqo noga dhiga anago u baahan mar walbo waqtiga dhamayaaa

  • @marian5607
    @marian5607 2 ปีที่แล้ว

    is muquurin baa socota
    nin iyo taagtii iyo tamartii

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC ALLAAHU AKBAR CSW SCW BALLAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN FIID WANAAGSAN. B🇵🇳S🇲🇵TV. CABDI HAFID AND ENG AHMED. WAXAAN IDINKA DHAGAYSANAYAA. WESTERN OF YURUB COPEHAGEN 🇩🇰🇪🇺

  • @cabdirahiimcabdihassan4424
    @cabdirahiimcabdihassan4424 2 ปีที่แล้ว +2

    Dagaalka marripole wuxuu marayaa meeshii ey joogtey ww2 magaalada Paris waxey noqon doontaa bilowga dagaal weyne aan lamahadin doonin dhinacyadda galbeedka io ruushka io wixii uu caggo kujiito Ukrain dagaalkeedu masiibo aduunka kusookorodhey ayuu noqdey

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

      Sax... Laakiin waa aduunyada uu cadaanku dego.... Maaha dunidoo dhan... Afrika iyo Latin Amerika waxba kama dhacayaan hdey cuntadooda ay beertaan.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 ปีที่แล้ว +1

    BRIT SOMALI TV 📺 RUNTII SIFIICAN BAAD NOOGA HAQAB TIRTEEN WARARKA ADUUNKA GAAR AHAAN DAGAALKA UKRAIN IYO RUUSHKA WAAN IDIN KAMAHADCELINAYAA DADAALKIINA SIDOOKALE WAXAAN MAHADCELINAYAA ENGINEERKA

  • @abdullahisharif5839
    @abdullahisharif5839 2 ปีที่แล้ว

    Wan ku faraxsanahay

  • @farxanabas6862
    @farxanabas6862 2 ปีที่แล้ว

    Asc Aqiyaarta wanaagsan

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 ปีที่แล้ว

    Meesha maxaa lagu qarinaayo ma saraakiil naato miyaa ku xareesan meesha steel plant warshada

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

    Ruush baa dunidoo dhan laga jarayaa aa!! Khuraafaad.... Dunidu Europe iyo USA ka weyn... Iyagu isku dar waa 30% tirada dunida. Ukraine na waa ku jisaartey Ruushii Naziga ka xoreeyey 1945kii

  • @abdallehush5253
    @abdallehush5253 2 ปีที่แล้ว

    Waxa lagu hesi jiray hanjabada ruushku hubka waa ku faana weli se habar kuma dilin

  • @wayidwayidq5906
    @wayidwayidq5906 2 ปีที่แล้ว +2

    Ruushka wuu guulaystay seleniska iyo reer galbedka way Jabeen been bayna Ka sheegayan dagaalka bariga iyo koonfurta yukrayn ruushka yaa gacanta Ku haya reer yukrayn aduunyadii baa ciriiri Ku noqotay qax iyo burbur aad u wayn baa yukrayn gaaray hogaami xumadooda ayaana u keentay madaxwaynahooda ayaa usoo jiiday dhibatada gaartay

  • @abdunasirabdihasan4384
    @abdunasirabdihasan4384 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaslidan la baryootamaysa subscription ka iyo share ayaan khaati kataaganahy waar ilaahay arsaaqad waydiista oo shaqaysts

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

      Sax.... Baryadaas ayey ku jiraan dalkoodiina ajaanib ayaa u shaqo tagta... Mrkii ay Somalidu diidey iney shaqeystaan.

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 2 ปีที่แล้ว

    Turky🇹🇷

  • @ibnusiciid7686
    @ibnusiciid7686 2 ปีที่แล้ว +1

    Rushku halkaa wuu ku fashilmay ukraine ismaba ahyn ismana qaban karayne ragii ay id hayeen haday ba casimadii iskusoo sawirayaan

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadyooga dunida waxaa kula yaabay mafahmaan xuriyada reer galbeedka ogol yahiin ineey yahiin waxeey ayaga rabaan ineey xuriyad uyaqaanaan waxeey rabin dinbi yahiin miyaana ogeen dadoow wararka reergalbeedka waabeen waxeey rabaan ineey sheegaan waxeey aamin san yahiin si eey kaaga gadmaan warbaahinta turkey 🇹🇷 warbaahin russia 🇷🇺warabaahinta Chynaha halaga soo xigto wararka

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว

    Okeey wasababta lashegayo haweeney Barlamanka jarmalka katirsan ledahay warhooy kedsidhigta

  • @Ishmaeltihhsidi
    @Ishmaeltihhsidi 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimiyow aawaywararkii ruushka ka imanayayay mise warkiina wa warkii reer galbeedku

  • @abukarwarsame4044
    @abukarwarsame4044 2 ปีที่แล้ว

    Codka sameecadda engineerka kaaga oo kale kadhig aadbuu ugaaban yahaye.

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 2 ปีที่แล้ว

    mida kale waxan idinka rabna inad balaadhiisan warka ila calamka kale ila wadanki inad sidan oo kale inoga falaqayisan xili doorasho iya lagu jira hada iyo calamka dhaman
    Somalida

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 2 ปีที่แล้ว +2

    Russia waxaan xasuustay bari Niman argagixiso ah oo meel isku soo xidhay in uu ku buufuyay sun aan nooceeda hore loo arag , halkaasina ay ku geeriyoodeen dhamaanteenba wixii ku jiray halkaasi , miyaanu suntaasi hadda u isticmaali Karin warshadan Birta ?

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

      Sax... Wxy aheyd Tiyaatar ay argagixiso qabsatey dadkii oo ku jira.... Suntaas ayey ku matageen.... Matagiina dhuunta ayuu kaga dhagey.... Sidaas ayey ku dhinteen. Ukraine waa wlaalihiis.... Isku dad ah.

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 2 ปีที่แล้ว

    Mar hadii aw kor ka maamulo magalaadaas Ukraine 🇺🇦 waaa lala wareegay WAxaaan u wanaagsan aan laheed in ay putin la fahmaaan oo USA 🇺🇸 iyo Nato isaaaga haraaan Shalay. In Switzerland 🇨🇭 Bern waxaaan ka shaqayhaaaye Aniga nin aaan sxb nahay Meele Ukraine dad ah la dajin doono oo 400 Qoys Gaaaraayo

  • @abdulkadirhersi240
    @abdulkadirhersi240 2 ปีที่แล้ว

    ASC. Salaan sare Suxufi Ruug Cadaa ah Cabdulxaafid Iyo Aqoonyahanka Culus ee Soomaaliyeed , Eng.Abtidoon Iyo BS TV, Noolaada

  • @samotalischannel5737
    @samotalischannel5737 2 ปีที่แล้ว +1

    reer galbeed ruushka kaa guulaysan doona

  • @tahlilmahmoud2382
    @tahlilmahmoud2382 2 ปีที่แล้ว

    Barnamijkan manan dawan please nogu soceli markale

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 2 ปีที่แล้ว

    1hal saac iyan idinka codsan hayina inad inoga dhiigtan fadlan wa codsi

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 2 ปีที่แล้ว

      Sootii la diiday

  • @hamdiyasinyasin1469
    @hamdiyasinyasin1469 2 ปีที่แล้ว

    Ruush ruush ruush sxb dhagahagu waxkale mamaqlaan miyaa maalinkastaaba ruush ayaad lasotaagantahaye nabarax bahasha waan kucaajisnaye

  • @abdigouled8967
    @abdigouled8967 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @sugaanmaal5778
    @sugaanmaal5778 2 ปีที่แล้ว

    Ruushku gaantaalo uu waxku garaaco dal ku qabsan maaye ciidamada lugta ha galiyo

  • @saadaqdhaqanecilmi3256
    @saadaqdhaqanecilmi3256 2 ปีที่แล้ว

    Russia waxa aan ugu baaqaa in Kiev loo qoondeeyo 800 gantaal si loo arkakax galiyo reer galbeed ka meesha imaanaa

  • @hibakahmed3206
    @hibakahmed3206 2 ปีที่แล้ว

    Birden waa filay ninku double stander waa waxa islamka lo adeegsado

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 2 ปีที่แล้ว

    Qamadidii baa laga boobay 😂

  • @ahmedzaki7
    @ahmedzaki7 2 ปีที่แล้ว

    Qofki sharkada kugu qabsado camadada lugu dara yukren iga garsiya

  • @ibrahimabdiwahab5131
    @ibrahimabdiwahab5131 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal abdi xaafid dagaalka ruushka iyo Ukraine dhexdhexaad kama tihid xaga Ukraine ayaad u badan tahaye sidee wax ujiraan

  • @mahdichabaaz8201
    @mahdichabaaz8201 2 ปีที่แล้ว

    maxad dorashada somali uga qayb galiwaysay ado kale ayay somalia uu bahantahay

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 2 ปีที่แล้ว

      Wuu ka hadlay ee miyaadan arag

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTEENA TH-cam.KA MEELKASTO JOOGTAAN

  • @xawoadan5288
    @xawoadan5288 2 ปีที่แล้ว

    Asc