PART2 QISADII MARIA WAA KUMA FANANKA GABDHAAN QIYAAMAY SIDOO KALE WAXAY….

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 467

  • @abdirizakjakaarta
    @abdirizakjakaarta  6 หลายเดือนก่อน +154

    Waa tiktogeeda vm.tiktok.com/ZMMmL9eF4/

    • @adnaraage785
      @adnaraage785 6 หลายเดือนก่อน +9

      War heedhe adi Jakaarta ah meeshay gabadha sawirka soogalinayso noosheeg aankaso arke intaan laga hor arkine kkkk

    • @KULLOWZE
      @KULLOWZE 6 หลายเดือนก่อน +5

      War qofta meshay soodhigayso nosheg nio aga

    • @AyaanMaanka
      @AyaanMaanka 6 หลายเดือนก่อน +2

      Jakarta

    • @adnaraage785
      @adnaraage785 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@KULLOWZE asaga way usheegtay dabcan kkk

    • @Kingarman27
      @Kingarman27 6 หลายเดือนก่อน +3

      Thanks

  • @abdirizakjakaarta
    @abdirizakjakaarta  6 หลายเดือนก่อน +11

    vm.tiktok.com/ZMMmRKsJ1/
    Wakanaa tiktikgeeda

  • @najmamohamed583
    @najmamohamed583 6 หลายเดือนก่อน +3

    Qalbiga allah kaga rebo wll salliga nabi afkaga haga qadin labo rakaco tuko oo ka ducayso in illahay ku ilowsiyo

  • @NasiibFapio
    @NasiibFapio 6 หลายเดือนก่อน +4

    Plz gabadhaha qalbigooda hala ilaaliyo ragow way nala dhashen way na dhalen wayna noo dhaxayaan waana dhalaynaaye 😢❤

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho 6 หลายเดือนก่อน +3

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 6 หลายเดือนก่อน +9

    Waa yaabe gabdhaha dhan masaan bay u qalbi jilcanyihiin, haday saan run tahey waa inaa gabar aan ilaashto raadsado❤

  • @Amiinze7
    @Amiinze7 6 หลายเดือนก่อน +14

    Gabadhaha ha loo turo loona naxariisto wey beer jilcan yihiin gabdhaan aad ayey qalbi wanaagsan tahay lkn ilahey dartiis ha isaga cafiso wiilkaas nolosheedana hasii wadato❤😢

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 6 หลายเดือนก่อน +25

    War raggow Dumarka qalbiyadooda hala ilaaliyo
    Wllshen maria-na qalbiga allha u qaboojiyo

  • @Ayan_Ahmed76
    @Ayan_Ahmed76 6 หลายเดือนก่อน +7

    😢Walashyey ragga hada joga maha rag naxariis leh oo loo ooyo inta gabar dunida sarana inta aan xanuun jacayl marini way yartahay ee samir oo ducayso in ilahay inuu qofkii ku qalmayey k siiyo anigna wan kugu ducaynayaa qof ku qalma❤

  • @hania9627
    @hania9627 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey faraj qeyr qabo haku furo Maria nolol farxadleh oo nimca ah baan ilahay kaga baryaa hore usoco

  • @HuseinAbdi-n2z
    @HuseinAbdi-n2z 6 หลายเดือนก่อน +2

    Qalbiga allaha kuu qaboojiya abyo guuleyso allaha ku xafido

  • @najiibCabdi-ls1bn
    @najiibCabdi-ls1bn 6 หลายเดือนก่อน +1

    Illahy qalpiga haku qabojiyo wllshy 😢 15:03

  • @Abukaate
    @Abukaate 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mariya abaayo aad ba uga xumahay dhibka kugu dhacay anoo ku hadlaayo afka faarax yaalka. 100% naga raali noqo... dhibkaas ku gaarey cashir ka baro yuuna kugu so laabanin... insha allah waad guuleysaneysa

  • @SarujaadanSarujaadan-uz9yj
    @SarujaadanSarujaadan-uz9yj 6 หลายเดือนก่อน +4

    Jakarta wlh sxp qofka kaliya an tagero Aya tahay big fan❤

  • @abdullahiomar9343
    @abdullahiomar9343 6 หลายเดือนก่อน +21

    Gabar walpo qurux bdan waxaan leeyahye
    Qalpigiina ilashada
    Wlshey mariana waxaan leeyahaye
    Qof dhintaa laga samraA
    Niyadana laga tirAa
    Marka qalpiga allaha Kuu qaboojiyo idam alle 😢

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 6 หลายเดือนก่อน +6

    JAKARTA ALLE HAKU XAFIDO AMIN 🤲

  • @BoqoradaReercabdillahi
    @BoqoradaReercabdillahi 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry wllshay macan allaha qalbiga ku qabojiyo😢wlhi qisadadi waan laa ilmeyay😢

  • @HappyChrysanthemumFlower-qm2ym
    @HappyChrysanthemumFlower-qm2ym 6 หลายเดือนก่อน +2

    Qalbi qof dhintey balaga samra marka abyo iskasamir waxad helidonta qofkaga saxda aha insha allh waxa kuguduceynaya in illhy kusiyo

  • @MounaBell
    @MounaBell 6 หลายเดือนก่อน

    Mariya abayo mcn qalbiga allah hakuqawojiyo mcnto ❤❤

  • @mohamedhalil1319
    @mohamedhalil1319 6 หลายเดือนก่อน +3

    May Allah blessed you maria

  • @ShekeyeJokar
    @ShekeyeJokar 6 หลายเดือนก่อน +5

    Legend Jakarta keep going aankudhihilahayi shaqo fcn ayad haysa wllka 🙏🙏

  • @AmranAbuukar-h7g
    @AmranAbuukar-h7g 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahey qalbiga ha u qabojiyo😢

  • @queenrashaa4362
    @queenrashaa4362 6 หลายเดือนก่อน +1

    Bedal qeir qabo Allaha kusiyo wlashey mcney❤❤

  • @ahmedsharif9454
    @ahmedsharif9454 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaahi waa qof daacad ah ilaahey waxaan kabar yahay qof aydada oo kale inuu iisahlo iisoo duceeya

  • @QueenHappy-e4j
    @QueenHappy-e4j 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mariya ilahay qalbiga Haku qabojiyo xppti niyada khayr usheeg ilahay mustaqbal qurux badan Haku siiiyo❤

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 6 หลายเดือนก่อน +2

    Alle hakuu booga dhayo qalbigaaga mid ficn alle hakuu sahlo

  • @mohamedjaceelow
    @mohamedjaceelow 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc marka hore waanka xumahay wixii aad soo martay in aan dib kugu celiyo balse waxaan ku dhahaa xusuusyada nacasiinta noocaas oo kale in aadan u joojinin una aragto noloshada in uu nacas noocaas oo kale uu soo maray wllshy ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedmursal4542
    @maxamedmursal4542 6 หลายเดือนก่อน +15

    Maria abaayo Raali naga noqo raga dhan ma ku wada xumeeynin. mid aan aqoon qiimaha ay leeyihiin dumarkeena soomaaliyeed ayaa xumeeyay 😢
    Keep goining Maria❤❤

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 6 หลายเดือนก่อน +1

    allow qalbiga ku qaboji wax kasta o ad jeceshy alle haku rumeyo

  • @BashkaboyIbrahimali
    @BashkaboyIbrahimali 6 หลายเดือนก่อน +17

    Waxba haso dhigin Intan aya xanuun ugu filan xanuunka manta asga heesto manta waji kle o qof kula hurimado malhn😊

    • @XananCabdillahi-t5w
      @XananCabdillahi-t5w 6 หลายเดือนก่อน +4

      Xaqiqo walhi 😢

    • @Ustaad402
      @Ustaad402 6 หลายเดือนก่อน +3

      Fanaan hadu xitaa gabar soo dilo mid baa diyaar u ah dumarka ayagoo og in uu xun yahay bey raacaan

  • @BoqoradaReercabdillahi
    @BoqoradaReercabdillahi 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo maria qisada wlhi wala ilmada 😢 abayo allaha qalbiga ku qabojiyo waan ku duceynaya

  • @SahrajamacAadan
    @SahrajamacAadan 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhy run ahaantii gabdhuhu waa qalbi nugulyihiin

  • @zamzamCqaadir-f9i
    @zamzamCqaadir-f9i 6 หลายเดือนก่อน +1

    sax waaye wllhi maariya waan ku racasanhay

  • @Raxmaaxmed62
    @Raxmaaxmed62 6 หลายเดือนก่อน

    Sister nalawadaag fananka magiciisa oo noosheeg Allah qalpiga hakaaga reebo

  • @CawaaleMuuse-gx4ht
    @CawaaleMuuse-gx4ht 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wallal alle tallasaaro xidhiidhka alle xooji isaga ayaa kaatirtiridoona waxyaabahan Ku soomaray

  • @cabdiaadan2771
    @cabdiaadan2771 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maria waxa lagayaba inad nasib ficanthy ninka wanagsa bu ilahay kula donaya wanad helaysaye Buchareso.wl qali handmade jabin

  • @cabdiqaniCaduur
    @cabdiqaniCaduur 6 หลายเดือนก่อน

    ilahay qalbiga hakuu qaboojiyo

  • @ramlacabdulle8765
    @ramlacabdulle8765 5 หลายเดือนก่อน

    Walal Maria youtupkeda maxaa ugu qoran

  • @Anisaali-ef6xk
    @Anisaali-ef6xk 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wllky jakaarta wn ku wataa ❤

  • @FatimaAhmed-y6n
    @FatimaAhmed-y6n 6 หลายเดือนก่อน

    Qalbiga alle haku qabojiyo abayo mariyo😢

  • @SumayoLaki-x8l
    @SumayoLaki-x8l 5 วันที่ผ่านมา

    Oo sorry qalbi 😂farax luga baasto dumarka iska dhaaf wah😂😂😂❤

  • @NajaxCabdi-m2h
    @NajaxCabdi-m2h 4 หลายเดือนก่อน

    alle qalbiga hawqabojiyo😢😢😢

  • @QaliIssa
    @QaliIssa 6 หลายเดือนก่อน +3

    Abayo mcn qalbiga allah hakuqawojiyo mcnto❤❤

  • @noormhmd-zr6jv
    @noormhmd-zr6jv 6 หลายเดือนก่อน

    Qufka beni adanka cebtisa lama fahfahiyo wll wa mustaqbal Bel wll haa ceebaysan wllkada een horey kaga soco Illah mid kale ku jacel ku sahlay❤❤❤❤❤

  • @SayidkaCabdisamed
    @SayidkaCabdisamed 6 หลายเดือนก่อน

    Dumaraw talo iga hooya ???hubka adkaysta ... cabashada kadaaya..raga...horaa loo soco nayaa...❤❤❤❤❤

  • @iqrocaliqod222
    @iqrocaliqod222 6 หลายเดือนก่อน +6

    Noloshu maaha dhibaato la xaliyo balse waa xaqiiqo laga dhaxlo waayo aragnimo 😊

  • @MahadMed-rj4ue
    @MahadMed-rj4ue 6 หลายเดือนก่อน +2

    Amin amin amin 🤲🤲🤲🤲🤲walashay❤❤❤

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maria waa quruxleeey inee soo bandhigto xogtaan waa qalad walaalkey baa kudarsanaya😂❤

    • @hassannoorbuule3196
      @hassannoorbuule3196 6 หลายเดือนก่อน

      Horta adi malagu qabaa waxa tahay dadka aaminsan qurux da e an aamin saneeen qadarta

    • @Mariamm34
      @Mariamm34 6 หลายเดือนก่อน

      @@hassannoorbuule3196 qadarka waa aaminsanahy lkn wax wlba igu saabsan bananka keeno edeb dara u arka😉👍

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wr ❤❤❤❤❤setahey jakarto se tahey ❤❤❤❤

  • @SADDAMIBRAHIMHASSAN
    @SADDAMIBRAHIMHASSAN 6 หลายเดือนก่อน +2

    Jakarta Sxp gabadhas Sxp intey xaladan kaga baxeyso garab istag Sxp wa gbar maskiin ah 😢

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 หลายเดือนก่อน +2

    inaan isk ooyo wlhi ig hysaaaaaa maxy ahyd noloshni😢

  • @AragsanInamohamed
    @AragsanInamohamed 6 หลายเดือนก่อน

    TH-cam gisaa hor ayu usocda mshlh

  • @nasromohammed4202
    @nasromohammed4202 6 หลายเดือนก่อน

    Qalbiga allah ku qabojiyo gabar qurux badan aa tahay mid ka fican aad heleysa insha allah

  • @RahmaMohamed-ws9tb
    @RahmaMohamed-ws9tb 6 หลายเดือนก่อน

    Maria ilaya qalbiga haku qabojiyo xppti 😘😘

  • @safiyajama650
    @safiyajama650 6 หลายเดือนก่อน

    Alle qalbiga how qaboojiyo wllo

  • @muhumedahmed8167
    @muhumedahmed8167 6 หลายเดือนก่อน

    Maariaa , sagal farax watiyo fajar subax lamoodyey haddaan dadku kuxaasidaynin ama dunida eex kaagaleynin dhamaan inta guudka fidhata horyaalkood tahay!!, really wan kuxumahay kun iyo kow jeer wax kaste oo kusomarey,, ka raalinoqo kun iyo kow , sababtoo raggu waa isku magacca ama isku muuqaal blse waa kala garaad!,,, jakaartaa 7 zxb anigaa maaria toban /10_ halaad iyo qori maadhiin kabixin sidaa darteed isku kaana xidh sxb,,,

  • @BileCali-d6f
    @BileCali-d6f 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey. Niyada. Hakuuqaboojiyo

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse4584 6 หลายเดือนก่อน

    Aqliga dumarka wakala duwanyhy Lkn qof walbo fikirkisa isaga leh abayo iska cafi cafiska wax ka fcn malaha

  • @Salmaismacil-l4x
    @Salmaismacil-l4x 6 หลายเดือนก่อน

    Alle qalbiga haakuqabojiyo wll

  • @mohamedhalil1319
    @mohamedhalil1319 6 หลายเดือนก่อน +1

    the person you love most hurt you too much

  • @IqraAbshir-y9j
    @IqraAbshir-y9j 6 หลายเดือนก่อน

    Allah qalbiga hakuqaboyjie walashey mcn 💯💯💯

  • @nabiilcade5906
    @nabiilcade5906 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢 abayo hore u soco imisa anagana ba naga tagtay o rag kale guursaden jah ha iso xusuusin😢😢 kaliga maaha

  • @2002jabirbincowf
    @2002jabirbincowf 6 หลายเดือนก่อน

    maskintaan miyuu qiyanii shaxarigaa

  • @FadimoCabdinasir
    @FadimoCabdinasir 6 หลายเดือนก่อน

    Jikaarta ciwaanka gabadha sodhig pls

  • @inaabdim1441
    @inaabdim1441 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry Mari ❤😢

  • @IssaKorane
    @IssaKorane 6 หลายเดือนก่อน

    Jikarta behave like ridhwan issack watch well Sababto axx ridhwan camal dad usual bro

  • @ahmedbashir4431
    @ahmedbashir4431 6 หลายเดือนก่อน

    Jakaarta wareysigiisa maxuma Lkn provisional ma ahan Sababtana Sualaha ayad ka Garan kartaa it means jakaarta Waresiga Iska Sax Sxp Si Qisoyinka Aad soo Gudbineyso ay dhadhan u yeelato ather wise I'm with you jakarta 🙋‍♂️
    KismaaYo Somalia

  • @Livequte100
    @Livequte100 4 หลายเดือนก่อน

    Wilw walasha siida jeceshe in Lola dhaqmo ula dhaqan hablaha kale 😢

  • @HamdaAbdilaahi-i4f
    @HamdaAbdilaahi-i4f 6 หลายเดือนก่อน

    Alle qalbiga ha ku qaboojiyo abaayo

  • @CanabXuseen-yj4qh
    @CanabXuseen-yj4qh 6 หลายเดือนก่อน

    Allah haka masaxo Allah baryadisa badi inu ka masaxo

  • @AbdiraxiimIbraahim-mf7ch
    @AbdiraxiimIbraahim-mf7ch 6 หลายเดือนก่อน

    Midkaas amuuyahay mr dhididaye

  • @shukhracabdi9685
    @shukhracabdi9685 6 หลายเดือนก่อน

    Alleh qalpiga hakuu qapoo jiyoh wll mcneey

  • @Shafici-b5b
    @Shafici-b5b 6 หลายเดือนก่อน

    Jakarta talent gaan kusoco❤

  • @abdirahmanyusufosman9545
    @abdirahmanyusufosman9545 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaha iyaga ayaa sababta ugu weyn oo eey u jeclaadaan qof aan marka horeba u qalmin qofka iyaga sida dhabta ah u jecelna ayagaa iska indha tira dibna weey uga qoomameyaan jaceyl aan laga fiirsan

  • @SafaCali-f7p
    @SafaCali-f7p 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow qalbiga ii qabooji🤲🤲😭😭😭😭

  • @daacadkey7310
    @daacadkey7310 6 หลายเดือนก่อน

    Mario ilahey qalbiga xakuuqabojiyo

  • @mohameddekboss5461
    @mohameddekboss5461 6 หลายเดือนก่อน

    Insha allaah waxaan rajeynaa in wax walbo asagu kaga danbeyn doono

  • @Deeqobilan-e3j
    @Deeqobilan-e3j 6 หลายเดือนก่อน

    Allah hakucaafiyo abayo

  • @FarahOsman-zs3jl
    @FarahOsman-zs3jl 6 หลายเดือนก่อน +3

    War jakaartoow shaqa weenaa hayso legenow❤keep going

    • @AliOubah-em9jx
      @AliOubah-em9jx 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤

  • @FatimaMohammed-r7r
    @FatimaMohammed-r7r 6 หลายเดือนก่อน

    Jakartaa waaa ehelu sharaf Masha Allh fllow hala dhaho wilkaa waa fariid Walahi

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 6 หลายเดือนก่อน +2

    Gabar aan nafteeda jecleen ba aku leh nin baan jeclaadey eee muxuu ii jeclaan waayey nin kasta gabar asturan buu rabaa xataa kan ciyaal suuqa ah gabar TikTok dabada iyo naasaha wareejinaysa nin raba maleh waa lugu raacaysan mid asturan baa la guursan kadib Abaayo naftiina xisaabiya oo jeclaada marka hore

  • @Awokhadar-st2pj
    @Awokhadar-st2pj 6 หลายเดือนก่อน +12

    Maria maxaa kuugu qoran pagekaga wllo bal qofka qalbiga dumarka dilaya aanu kula ogaano

  • @raxmoaadanfaaraxraxmo9298
    @raxmoaadanfaaraxraxmo9298 6 หลายเดือนก่อน

    Mariya qalbiga alaha kuqubuujiyo sister

  • @maxamedbarkhadle5084
    @maxamedbarkhadle5084 6 หลายเดือนก่อน

    Alaha qalbiga kuu qabooyo ❤❤

  • @amel_ahmeteyy
    @amel_ahmeteyy 6 หลายเดือนก่อน +3

    Tiktok nogu keena hadi ilahy idmayo 😂😂

  • @HodonALiAhmet
    @HodonALiAhmet 6 หลายเดือนก่อน

    Wllshy mariya Alle qabiga. Haku qaboojiyo wllshy qofa kasta oo qofa jecl. Qalbiga ka jebiya. Waxa ku dhici nabsi.

    • @jibriilsiciidxasan
      @jibriilsiciidxasan 6 หลายเดือนก่อน

      Hoodon Ali dacad ba tahy runti adi ❤🎉

  • @Abshaamila
    @Abshaamila 6 หลายเดือนก่อน +10

    Dunidaa aan jookna waxa welbo waad arkeysaaye dulgaado wllshey😢😢

  • @AbdinoorBashir-pp5dz
    @AbdinoorBashir-pp5dz 6 หลายเดือนก่อน

    Wali waa sugahaya fanaankq😮

  • @DeeqaRashid-n5r
    @DeeqaRashid-n5r 6 หลายเดือนก่อน

    Wllshy ilhey haku awal godo ❤😢

  • @SafiyoTahliil-nh4sw
    @SafiyoTahliil-nh4sw 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry mariya 😢 qalbiga allha kga.rewbo

  • @KawsarCali-f8d
    @KawsarCali-f8d 6 หลายเดือนก่อน

    Ma xaa ugu qoran tigtoga

  • @BarwaaqoApdirahmaan
    @BarwaaqoApdirahmaan 6 หลายเดือนก่อน +21

    Waan jecelahay inaan kula wadago qisadayda lkin xage Kala so xidhidha huno qali😢

    • @Football_36090
      @Football_36090 6 หลายเดือนก่อน

      Numberkisa pin ayuu sari Kala xirir

  • @Deefaawadani
    @Deefaawadani 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo soodhig de huno

  • @Salmaismacil-l4x
    @Salmaismacil-l4x 6 หลายเดือนก่อน

    Walahay warun teda dumarka hadi lo calacalo way iska iilawan wiixi lagusameyeey

  • @sakidhore213
    @sakidhore213 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry walashaya maria 😭💔😭💔

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks for sharing with us ❤❤❤

  • @Sundus724
    @Sundus724 6 หลายเดือนก่อน +8

    Walhi Aniga qisadayda qofka maqla ohin buu iska qabsanaya 💔😢

    • @DucaysanAli
      @DucaysanAli 6 หลายเดือนก่อน

      Sorry 😢 abayo

    • @RaxmoAxmed-k3r
      @RaxmoAxmed-k3r 6 หลายเดือนก่อน

      Apyo iga shekeeey😢

    • @armaancharlez4701
      @armaancharlez4701 6 หลายเดือนก่อน

      Abayo shekadada nalada wadag 😢

    • @amishpatel7017
      @amishpatel7017 6 หลายเดือนก่อน

      Bl nosheg😢

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 6 หลายเดือนก่อน

    Zxb jakarte zxb qali horoy usoco zxb. Wlhi anbaa dhib waa iso maray zxb wilipaa reer ki an gadha ka qabay 😢

  • @HalimaSalad-z1r
    @HalimaSalad-z1r 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry mariya 😢😢 wankahumahy walashey qali

  • @FarxiyoMuuminHareedlle
    @FarxiyoMuuminHareedlle 6 หลายเดือนก่อน

    Abyo tani waa qadar alle ayaa ku qoray😢