Muuqaalka Gabadheyda Manaal iyo Saameynta Uu Ku Yeeshay Bulshada😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 873

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  2 ปีที่แล้ว +402

    500k Dec intee dhaman rabnaa inan gaarno pls share gareeya Muqalk🙏

    • @yasminyaska4683
      @yasminyaska4683 2 ปีที่แล้ว +2

      L.a comi son

    • @UmuAsma-pn4ch
      @UmuAsma-pn4ch 2 ปีที่แล้ว

      I.a abyo mcn Allah kubarakeya

    • @fahiimacadey7791
      @fahiimacadey7791 2 ปีที่แล้ว +2

      Inshallah xabibti waa gaareyna inshallah ❤

    • @mandeeqxasan3250
      @mandeeqxasan3250 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo waxan ku ahy tagero malin wana jecelan lahy

    • @kaltunomar4417
      @kaltunomar4417 2 ปีที่แล้ว +1

      Inshaa allah xabiibti hormar wacan

  • @suleeqosiman7123
    @suleeqosiman7123 2 ปีที่แล้ว +98

    Waligey qof badani aadan ah wax qaldan oo naftiisa dhaawacaysa ma dhihin mana dhihi doono inshallah allaha kuu daayoh ilmahaaga wallshy mcn 👋👋👋👋❤❤❤

    • @fadumaumar6368
      @fadumaumar6368 2 ปีที่แล้ว +3

      Mashaallaah walaashey suleeqo guuleyso xabibti anigaba kula mid Ayaan ahay alxamdulilaahi waxaanba ku fakaraa armuu asaga dhinta haduu dhinto yaakaa cafinaayo ama adiga aad dhimataa taasna waa alle mahadii

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +75

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @zoonafamily901
    @zoonafamily901 2 ปีที่แล้ว +55

    Hooyo Qofkii ah Lee Dareemi Karo Gabadheyda Iney Aniga Hooyo Idhaheyso Ila Naqatay Alle Haku Dhowro Caruurtada Abayo Hooyo Ilmaheda Kala Jeclaaneyso Majirto sister ❤️😰❤️

  • @fartuncawil642
    @fartuncawil642 2 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo ilmaheeda bilaa camal ugawareegta ma jirto ee rabi ha isukin xifdiyo😍😘😍

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว +42

    Muuqaalkaan mar kasta oo aan daawado waan ilmeeyaa runtii ❤❤

  • @ayanhussein8847
    @ayanhussein8847 2 ปีที่แล้ว +47

    Masha alaah abayo nasro abtidon gabar an jeclahay taagero an u ahay guuleyso inbadan queen 🥰❤

  • @abdulqaadir487
    @abdulqaadir487 2 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo marke dhahdey meela i xanuunte 🥰🥺manaal yariise ilaaheey hooyaded ha u dhaafo hooyo caloshey ka dhahdey

  • @Shabalaalamedia
    @Shabalaalamedia 2 ปีที่แล้ว +16

    Wallahi anibo waan ilmeeye markaan arke hadda ka hor mar ay hooyo naga tagte soo xasususte maalintaas 😭😭😭😭😭😭

  • @haninora533
    @haninora533 2 ปีที่แล้ว +16

    Mashallaah Tabaarakallaah Allaahuma baarik Allaha kuu barakeeyo Allaha kuu xafido caruurta Amiiin
    Hooyo sidey u tiri oohin aan qabsadey wlaahi bilaayacni oogana taktit waan ku fahmaayaa hore ooga soco xbbti❤️❤️❤️❤️❤️☀️🌻✨

  • @shugrihena887
    @shugrihena887 2 ปีที่แล้ว +10

    Allaah wuxuu leeyahy qofkii caawiya wllkiis allaah ayaa caawiyah🤝❤

  • @falastiinabdi2699
    @falastiinabdi2699 2 ปีที่แล้ว +2

    Yes ani ugo horeyay muqalka hadaa ila mid tahay like isaae

  • @umusharaf5629
    @umusharaf5629 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah tabarakallah xafidullah Queen manal mama mcn kor oo kalin gal
    Abayo nasra guuleyso waliga 🥰❤️💋🎈👑🙏🏽

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 ปีที่แล้ว +7

    Muuqaal kaan inta jeeer aan daawaday tiro malaha wlh waxaa sameen leh seey u dhahday hooooooyoooooo 😘
    Manaal yar allaha ku xafido hbo mcn ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💉

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 2 ปีที่แล้ว +15

    Mash Allah manaal malintas waiga ilmeysiisay 🥺😢

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 2 ปีที่แล้ว +9

    Hooyo macaan waa qaali 🥰🥰❤️❤️Ilaahay subxaana watacalaa hoygeda Janatul Fardowso Aclaa haku casumo Allaahumamiin

  • @amalfarah6250
    @amalfarah6250 2 ปีที่แล้ว +31

    Hooyo waa naxariis, waa raxmad waa jeceel, waa Wax aad Allaah looga mahadiyo waayo caruurta hadiyad oo Allaah siiyo cidi uu doono.
    Abaayo Allaah jala Raxmaaka ha idin xifdiyo aaduun iyo aakhirba dhamaantiin.

  • @saynabxirsi1813
    @saynabxirsi1813 2 ปีที่แล้ว +4

    maanshaa Allaah qaali Alle hakuu barakeeyo caruurtada iyo sawjkaga iyo ehelkaga iyo malkagaba gabadh waxaa dareemikara hooyo kaliya gabadhu waa raxmad Alle hanoo barakeeyo hablaha iyo wiilashaba manhal hbo koroo kaalingal❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Livekudhigle13
    @Livekudhigle13 2 ปีที่แล้ว +29

    Mashallah😍😍❤️❤️

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 2 ปีที่แล้ว +42

    MashaAllah abayo macaan very beautiful 😍 ❤ 💖 💕

  • @faizasharif5697
    @faizasharif5697 2 ปีที่แล้ว +5

    Manshalllh

  • @hassanmohamutt3815
    @hassanmohamutt3815 2 ปีที่แล้ว +10

    Alle ubad qeer qaba hana siiyo 😢
    Inta heysatana Alle hau xfdo🤲🤲💯👈

    • @fardsodeck7323
      @fardsodeck7323 2 ปีที่แล้ว

      Amiin 🤲

    • @Ina_Saxardiid
      @Ina_Saxardiid 2 ปีที่แล้ว

      ءاميييين يارب العالمين🤲🏼❤️

  • @hafso8487
    @hafso8487 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah nasro ani 5mar baan ku cel ceshtey runti Alle ha idin xifdiyo🥰

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 2 ปีที่แล้ว +9

    Inshaa Allaah Waad Gaareysaa Hormar Wacan Queen Nasra Qalbi Wanaag

  • @cayuushbeauty6085
    @cayuushbeauty6085 2 ปีที่แล้ว +3

    Ani wlhi wan ku ceshceshtay wayo waa qiiroday sidee hooyo ku dhahayso alle ha ku deesto

  • @fartuunmahamedshire
    @fartuunmahamedshire 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allahaa Nasro Allhaa ku xafido Guul ku rijeynaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 2 ปีที่แล้ว +12

    Msha Allah tabaraka, Allah abayo qali hormar wacan manaal habo soo bar baar Allah haku barakeeyo habo ❤️

  • @nasteexoalijamac5018
    @nasteexoalijamac5018 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah tabarakalah xbbti Allaha kuu daayo awlaada aamiin yaa Rabi hooyooyinkeen Allaha unaxariisto inta nolna nabad Allaha siiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumoabdi3411
    @faadumoabdi3411 2 ปีที่แล้ว +9

    Wlhay Wan iska oyey 😭😭😭😭 Hooyo illmeeda Illahay Makala dheeryo 😭😭😭😭 Habo rabi kuxafiido 💋💋💋💋adii iyo Familkagaba

  • @malyunabdi1769
    @malyunabdi1769 ปีที่แล้ว +2

    I like even Manal the way she hug yu may Allah bless her🙏

  • @fardowsaabdicaziz901
    @fardowsaabdicaziz901 2 ปีที่แล้ว +4

    Abayo macan bilaadanka lama qancikaro ha ubixin ubadkada allha ku xafido macanto ilcadowkuma aragto wallhi rasroow nasiib ayaaledahay😓❤ m.a xabiibti guuleyso abayo❤

  • @shuwaykar4053
    @shuwaykar4053 2 ปีที่แล้ว +7

    M.a wllo nasra inantadu way ku egtahy from hargaysa 💯😚

  • @simanmohamed3343
    @simanmohamed3343 2 ปีที่แล้ว +1

    Nasro waxana kugu jeclahy daacadnimada qofwalaba muhiim ayuu kuuyahay sida dadkale ay muhiim uyihiin kaliya dadka caanka ah sidaa waqti kuugalina adna nogalisa waxan kadremaa love ❤ 😍 ta adnosartid thanks you 👸 👑

  • @ubaxabdi7062
    @ubaxabdi7062 2 ปีที่แล้ว +3

    Nasro abtidoon horumar wacan xabiibti

  • @xamdixasan9966
    @xamdixasan9966 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha alaah alah isku kiin daayo gabadheda manaal anaaba la oye qosol gariirkeda alah ku xifdiyo

  • @ibroarre5692
    @ibroarre5692 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah walshay qali rabbi ha idin xafido adi iyo ehelkaadaba amiin

  • @Shabalaalamedia
    @Shabalaalamedia 2 ปีที่แล้ว +14

    Waaw mid dear sis aan jeclaa Alle dartii🙏💖😘ku salaame mcnto

  • @qatraminhaj4643
    @qatraminhaj4643 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xppti hoyo qali ayathy ilahey hakudayo

  • @mohaaalii2631
    @mohaaalii2631 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh waan ilmeyay saan hoyadey ug xisay allaw adaa qaadir ah ee hoyadey macan ila kulmi yaa rabi

  • @sharifmahou8207
    @sharifmahou8207 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla ha ixasuusin wallhi aadaan uqiirody xabibti hoyo allh no daayo

  • @adoontiialle4953
    @adoontiialle4953 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah abayo hada inta yar ee video ga natustay ayanba ilemeeyay
    Dhamaantiin allaha idin xafido xbbti ❤😍

  • @sabrinsalimyuusuf4089
    @sabrinsalimyuusuf4089 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi muqaalkan waa dagsaday Mr wlpo waa dawadaa waana la ilmeeya😥qiimaha ey hooyada leedahy aad baa ugaranayaa wllhi ilhow kuu nxriiso😭😭😭🤲Umu manaal Allah ku xfdiyo adigana🤲👑💋😍

  • @ramlomaxamed4645
    @ramlomaxamed4645 2 ปีที่แล้ว +3

    Hooyooyinkeena dhamaan Allah ha uwada naxariisto jantul firdoowso allah ha geeyo ❤❤❤❤

  • @umumeymuuncdy2028
    @umumeymuuncdy2028 2 ปีที่แล้ว +2

    Msh allh hormar wcn abyo alle bariyal hagaga dhigo mcnto

  • @umafadhima8499
    @umafadhima8499 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah habo Allah yaxfadhak

  • @aaminamaxamed6014
    @aaminamaxamed6014 2 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha allah abayo qurux Eebbe hakuxiftiyo 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @noloshaguriga3439
    @noloshaguriga3439 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo waa naxariis allow noo dhowr ilmaha hooyana u naxariiso

  • @Anisaahmed844
    @Anisaahmed844 2 ปีที่แล้ว +8

    Msha alh abayo qurux alaha kuuxafido caruurta🥰

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +5

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂

  • @ubaxibrahim8713
    @ubaxibrahim8713 2 ปีที่แล้ว +5

    Waw nasray nalka love you from mandera💕💗

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +9

    Manshalah soo barbaar abti manaal yarey❤🙎‍♀️

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah😍

  • @zahraahmed5687
    @zahraahmed5687 2 ปีที่แล้ว +31

    Masha Allah ♥️♥️💙♥️

    • @ayaanmohamud7072
      @ayaanmohamud7072 2 ปีที่แล้ว

      ManshaAllah habo sobarbar abyo Allah hakubarakiyo gawar waynaxarisbada

  • @sumeiyasimanofficial6421
    @sumeiyasimanofficial6421 2 ปีที่แล้ว +8

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤

  • @naimahqurux8131
    @naimahqurux8131 2 ปีที่แล้ว +1

    Hoyadeyda way iga xanunsan thy qalin bey mari rbtaa plz igu so doceya😓😭🥺🤲💖 in uu alle ufududeeyo ayna cafimado i.a🥺😭

  • @Anjali-ps5qq
    @Anjali-ps5qq 2 ปีที่แล้ว +1

    mash Allh abyo illhy haku xifdiyo manaal qurux qofkii hooyo u xisy ayaa daremi karo Allh isku kiin deysto abyo

  • @maryanruunabdiqadir3304
    @maryanruunabdiqadir3304 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah manal illah haku deesto wlshe nasro abtidoon ❤❤

  • @faadumoabdi3411
    @faadumoabdi3411 2 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭Allah Hooyo illmeeheeda makala dheeryo ❤️❤️

  • @Maryama11247
    @Maryama11247 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah illah ha ku xifdiyo mcnto gabar wa Hooyo jeceshay❤️🌷🇸🇴👍

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 2 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah Allah haku xafido carurta nasrooy.❤❤❤❤

  • @faadumoxasan2131
    @faadumoxasan2131 2 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah tabarakalaah abayo ilahay haku barakeyo

  • @Queen-official
    @Queen-official 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah Allah hakuu xafido wey yartahay manaaley surprise qurux badan ayuu ahaa 😘😘😘😘

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 2 ปีที่แล้ว +38

    masha Allah keep going Nasra Abtidoon 🥰

    • @a.rahmanx9957
      @a.rahmanx9957 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll Allah hakubarakeeyo

    • @deka5840
      @deka5840 2 ปีที่แล้ว +3

      Masha Allh keep going nasro alakuxafido

  • @hooyomacaan7326
    @hooyomacaan7326 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wall nasra illahay nabad ha iskukiin keeno manaalyar allaha inoo xafida

  • @aaishamohamed3968
    @aaishamohamed3968 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo😭😭😭😭 maasha Allah tabaaraka raxmaan si dareen leh bay udhahday hoooyo

  • @halimadaud5104
    @halimadaud5104 2 ปีที่แล้ว +4

    Wcs masha allah keep going my dear sister allah ha ii kaa xafido qaali dumar

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah nasra keep going

  • @asliherse6709
    @asliherse6709 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash alah ilhy hakuxifdiyo xabti Mash alh

  • @fartuunahmedsaafi6016
    @fartuunahmedsaafi6016 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a habo xafidulaah so beautiful and very nice to recognize you 👌😍♥️♥️♥️♥️♥️❤

  • @farxiyoyuusuf5422
    @farxiyoyuusuf5422 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah barakowa wllshey

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 2 ปีที่แล้ว +8

    my dear sister Alla ha ku barkeeyo codsi abyo heesaha tiktok aad iska so duubtida is ka dhaaf waa ika nasteexo

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshaa Allah Habo macan alle haku ilaliyo

  • @xamdiadan213
    @xamdiadan213 2 ปีที่แล้ว +1

    Maash Allah xabiti Allah ha UKuxafido

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabarakalllh sida ay udhahey Hooyo ayabo cajab ah

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah hooyo the beste xafidakallahum yaarabi

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ibtisaamchannel2442
    @ibtisaamchannel2442 2 ปีที่แล้ว +1

    Amazing wlhi wow mansha allh

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha'allah tabarakallah Allahuma bareek allow kuu daa waa is dhashay nasraay❤❤❤❤

  • @shukrimohamud30
    @shukrimohamud30 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allaha kuu dhowro huno macaan horey u soco 👍🙏

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 ปีที่แล้ว +6

    masha allah guuleeso abyo mar walbe waa ku daawadaa anoo sweden joogo aa taageero kuu ahay xitaa family wey kugu xiran yihiin❤️🩸😇

  • @hamseabdi4329
    @hamseabdi4329 2 ปีที่แล้ว +15

    Half million subscribers❤

  • @bilanahmed862
    @bilanahmed862 2 ปีที่แล้ว +11

    Nasro wll aad kutaagera waxan rajenayaa malin malimaha kamidaa inaan kulakulmo sidii ootahy walashy oo kale😘

  • @faadumoelmi1801
    @faadumoelmi1801 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof ilmihiisa habeenka dhaxaa daremikara xanuunka iyoxiisaha ayleyihiin waliga sadex habeno aan dhakhterku jiranka dhaxo xanuun wlahy 🥲

  • @iqlaskasim736
    @iqlaskasim736 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ma jiiro hoyo ilma heda mala yacnii uga ma maqna heyso daqiiqad xita ha noqoto lkn hadad dan iyo hormar iyo rajo iyo mustaqbal ad ra jey neyso wad guleysa ne ilmaha gana hoyada mcn aya ku heyso ciidlo mahan adna kuma tabeyso wayo waxa ku hayo qofkii adiga intas kulaso ekey siiyey guuleyso abayo horeyna u soco oo ha u jojiin dadka xuun ee ku niyad jabiyo🥰😘guleyso abayo mcn🙏💯❤❤

  • @tuutevlogs
    @tuutevlogs 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah abayo ilahey hakuu desto abayo gabadhada

  • @abdirizakomar2031
    @abdirizakomar2031 2 ปีที่แล้ว +2

    Nasra Abtidoon Xili waxaa ku daawan jiray wlhy marka comentska aad fiirisid ay kuli gabdho wada ahyeen oo hadane m.a wlshy gabdu Buslshda dhan magc kuwada leh tahy oo wiil iyo gabdh Iyo qof walba ay dawadaan. Guuleyso Sister✌🙏👏💪

  • @xafsacabdulaahi8463
    @xafsacabdulaahi8463 2 ปีที่แล้ว +5

    WOW

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h 2 ปีที่แล้ว +22

    MashaAllah
    Runtii Anu kudhawaad 20 jeer wan daawady☺
    Allha ku xfdo ubadkaaga qrxeey

  • @Zamzam-lk8wf
    @Zamzam-lk8wf 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaha allaha ku xafido xbbti

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah horma wacan abayo

  • @ehelukheir8820
    @ehelukheir8820 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaarabi Alle ha no xafido

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah 😍😍🤲🤲

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 2 ปีที่แล้ว

    Dadka qaar hadaladooda iska dhaaf abyo hooyo ilmaheeda dalxiis kadoorsaneyso majirto wallhi sabab ly mooyee dadka qaar hormarkaaga kahunyihiin dhega ha udhigin🙏🥰❤

  • @najaadyacsuub3235
    @najaadyacsuub3235 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah allah ku xifidiyo

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarikalha Allah ha xifatiyo

  • @siciidmaxamed2128
    @siciidmaxamed2128 2 ปีที่แล้ว +1

    Msh Allah alle ha ku xafido wll

  • @anabh5771
    @anabh5771 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah ilaahey ha ku xifdiyo xbt qurux dumar hana ku barakeeyo

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 2 ปีที่แล้ว

    Wll wax badan dawaadey Wana ilmeeyeey lkn hada iga daran hooyan ahay hooyadey u xiisey allow isku kaaya keen amiin🙏😭

  • @maryamyusuf1890
    @maryamyusuf1890 2 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo walba illahey janada hagaliyo qofki hooyo aya daremi karo ax 😭😍🥰

  • @marwosabaax7990
    @marwosabaax7990 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll gabadhada mardanbe ha Ka tegin hore u wado