WAREYSI KULUL || MIN WEYN AMA MIN YARO || DAGAALKI NASRA & ADNA || YAA SOO QARXIYEY SAWIRKA SEYGAAGA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 521

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  2 วันที่ผ่านมา +14

    NASRO ABTI DOON IYO DABAAL DAGA 900K WAX YAR AA KA GARSAN FADLAN CAAWA AAN U DABAAL DAGNO
    th-cam.com/video/MGMDeHaMh50/w-d-xo.htmlsi=HECrl0YUzuaJH-Ta

    • @user-gf8on5bw9d
      @user-gf8on5bw9d 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 5 วันที่ผ่านมา +235

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤☝️

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 5 วันที่ผ่านมา +179

    Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo
    kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 5 วันที่ผ่านมา +35

    Wlhi waan ku raaxeystay videoga sababtoo ah waxa la wareysanayaa gabar karti leh aqoon leh xushmad badan ixtiraam badan naxariis badan su.aalaha sidey uga jawaabeyso kaalay iska arag mashalah taagernimadeyda kugumay khasaarin nasray hppti 😢❤❤❤

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 4 วันที่ผ่านมา +43

    Walaalayaaloow iska daaya like ta aad ku raadineysaan magaca allaah iyo kusali rasuulka scw wax fcn ma ila ahan

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dad aanan diinta aqoonin ayaad wax u sheegey oo jirkooda oo muuqda Allah abuurtay ka xishooneynin.🤮😭😭😭

  • @CabdiraxmanYare-gz6ey
    @CabdiraxmanYare-gz6ey 5 วันที่ผ่านมา +115

    Inta jecel saliga nabiga scw ❤like and reply please

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 5 วันที่ผ่านมา +64

    Nasro waa gabar fiican we love you abaayo masha Allah

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 5 วันที่ผ่านมา +210

    Inta jecel waraysiga saxaf like❤😂

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 5 วันที่ผ่านมา +177

    Cida nabiga jecel loofta saara❤

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 5 วันที่ผ่านมา +17

    صلوا معي علي الحبيب عليه افضل الصلاة والسلام ❤️

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 5 วันที่ผ่านมา +128

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 5 วันที่ผ่านมา +30

    nasro dulqaaaad m.a qof xanaaqleey ah lee u ekeed kawaran waraa mar labaad barasho wanaagsan abaaa abaaaaaaaaaaa sallan waa taaganahay ani one love

  • @qaaliibraahim4137
    @qaaliibraahim4137 5 วันที่ผ่านมา +45

    M.a boqortooyo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 my queen nasra abtidoon kabtaadu noo ma gasho allah ku xifdiyo sidoo kale lamaanaha aan kala dhicin ee dunida iska doortay❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allah idin barakeeyo

  • @JawaahirCumar-xf9qv
    @JawaahirCumar-xf9qv 5 วันที่ผ่านมา +43

    Waxaan ahay qofka uguhoreeyay oo daawaday😢😢🎉

  • @timacaddechannel6602
    @timacaddechannel6602 4 วันที่ผ่านมา +26

    Wlhi amaan igama ahan cuntada aan cuno dhamaan ma jirto mid aan kari aqaanay markaan America imaanaayay sanad iyo bar kohor dhamaan waxaan ka bartay Chanelka walashey Nasra Abtidon🎉

    • @Adno-fm6kk
      @Adno-fm6kk 4 วันที่ผ่านมา

      M.a Ana sidookle

  • @nimconfg
    @nimconfg 5 วันที่ผ่านมา +18

    Labadeeyda gabdhood adna nasra waxaan idiinrajeeynaa guul amiira na horomar kuurajeeynaa.🎉❤

  • @user-kx9jo4jv7y
    @user-kx9jo4jv7y 5 วันที่ผ่านมา +20

    Mansha Allah nasra xijabkii ayad aad ugu qurxonayd

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 4 วันที่ผ่านมา +5

      Waayahaan Sheydaanka ayaa dad badan la wareegay iyo rag dayuusiin ah ayaa qabaan 😢😢😢

  • @user-dz4ts7kq9k
    @user-dz4ts7kq9k 4 วันที่ผ่านมา +8

    Nasro meel ay joogto maba ka maqnan kari wllhi ❤❤ sido kale adna and saxaf family qiimo leh Alle ha isu barakeyo lamanayasha guryaha xalasha ah dhistey❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 5 วันที่ผ่านมา +215

    Team Nasrayyyy isn't Easy yaqay ❤❤

  • @user-ug6iu1tg4k
    @user-ug6iu1tg4k 5 วันที่ผ่านมา +62

    Nasraay nasab tahoo gabar fican weyan walahi ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nurtofarax6584
    @nurtofarax6584 5 วันที่ผ่านมา +19

    Aniga ayaa kamida adno iyo Nasro labadabo taagere labar wan u ahay❤❤❤❤

  • @user-zb3op4vs4y
    @user-zb3op4vs4y 5 วันที่ผ่านมา +32

    Wariye sare saxaaf iyo my dumaashi nasra nuura waan idin salaamayaa

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 4 วันที่ผ่านมา +8

    Nasra inderkay ba nasiib leh nasro dagan hadu hellay maasha allah❤we love you❤😊😊

  • @Qabyaaladiidcabdixakiim
    @Qabyaaladiidcabdixakiim 5 วันที่ผ่านมา +54

    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

    • @qaatemadhige1722
      @qaatemadhige1722 5 วันที่ผ่านมา +4

      Keep Going Bro Qabyaaladiid Cabdixakiim ❤❤❤❤❤

    • @SomaliMusic11
      @SomaliMusic11 5 วันที่ผ่านมา +4

      Horay Usoco Qabyaaladiid ❤❤❤❤❤

    • @user-we2lr4lq1s
      @user-we2lr4lq1s 5 วันที่ผ่านมา +3

      Keep Going Wall Qabyaaladu Waa Ta Soomaali Halkaa Dhigtay Hore Usoco Makale Bro

    • @Qabyaaladiidcabdixakiim
      @Qabyaaladiidcabdixakiim 3 วันที่ผ่านมา +2

      Mahadsanidiin Walaalaha Qalbiga Ah Jazaakallahu Khayr

  • @anabogle5752
    @anabogle5752 5 วันที่ผ่านมา +19

    Mansha Allah Nasra guul xabiibti dumashi Allah hakuxafiido qaskaga quurux badan

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 5 วันที่ผ่านมา +15

    Qaali Ladan gabar sharaf badan oo walaalnimada iyo jiritaanka gabadhaha Soomaaliyeed jecel❤

  • @MadoAbdillahi-pd9or
    @MadoAbdillahi-pd9or 5 วันที่ผ่านมา +11

    Naray nasab baa tahoo waxa nuriyay nalka ifayaye ee adunkaba nuriyee❤ I wish u all the best sis❤

  • @najmaabdinajmaabdi2890
    @najmaabdinajmaabdi2890 4 วันที่ผ่านมา +7

    99 names of Allah one name ❤🎉😊team saxff

  • @MakremMosbah
    @MakremMosbah 4 วันที่ผ่านมา +4

    Saxaaf wuu yaaban yahay Nasra fudeed ku dhacay bismilaah

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow 5 วันที่ผ่านมา +14

    Saxafa wan kuhaysta marke sualaha ladoho ❤suala an ubahane ayu weydin 🎉m,a❤❤🎉

  • @________AZANZIYO_________
    @________AZANZIYO_________ 5 วันที่ผ่านมา +48

    TEAM NASRA ONE LIKE ❤😊

  • @koolgaaric
    @koolgaaric 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😢😢waaa iga talo quranka hala isku daaweeyo .. dadka xili hore ugu danbaysayoooow

  • @Umurayaan277
    @Umurayaan277 5 วันที่ผ่านมา +56

    Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 วันที่ผ่านมา

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @user-vv6yr7nn2y
    @user-vv6yr7nn2y 5 วันที่ผ่านมา +48

    Aduuunka waxaa u jeclahy saxaaf waresikiisa😂😂😂

    • @FardowsaMohamed12
      @FardowsaMohamed12 5 วันที่ผ่านมา +1

      3334ucxc?zo uddvåðTTSVSVSGCEJEJEJEJEHS1KQKQKAJJAVSVZVZVVZVCBCB?NX NSNXNXBCB BNCNCNCNCCNNCNCJJCJCJCJCJBCJSI2IJDJDJDJDJJDJFJFJ哦?293e5ef3f992504e644216cf
      bb94b321-f6b8-4e75-b3ba-bf75861bf4f7
      daad233a-119c-4ad6-94f6-64525052cd08
      Shop mode: 0
      293e5ef3f992504e644216cf
      bb94b321-f6b8-4e75-b3ba-bf75861bf4f7
      daad233a-119c-4ad6-94f6-64525052cd08
      Shop mode: 0
      293e5ef3f992504e644216cf
      bb94b321-f6b8-4e75-b3ba-bf75861bf4f7
      daad233a-119c-4ad6-94f6-64525052cd08
      Shop mode: 0
      .562225669 008852211356577777787784414455338538686768676757385575575.h
      Hehhehsdjhdjebhdhsnahnzzvzhdgshwi8ejs9wdhhdhdhdhdhdy❤jejrjrjheheuehrhrhhrjrjr8rrrxc

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 5 วันที่ผ่านมา +5

      Ala anima kudhaly jah 😂😂😂

    • @user-vv6yr7nn2y
      @user-vv6yr7nn2y 4 วันที่ผ่านมา

      @@Maariyo5364 haaaaaa

  • @saamiyaawaale
    @saamiyaawaale 5 วันที่ผ่านมา +32

    Lacagta waa fidno wllhi gabadhaan malinkey media soo galeysay wey xijaab need manta neh waa sidaan allow soo hanuuni iya inta la midkaa😢😢😢

    • @hibaturahman2105
      @hibaturahman2105 4 วันที่ผ่านมา +2

      xijabku mahan mid hal siya utolna abayo qofka hadusan jirkisa qawaneyn maro ku dhaganana qabin o jirkeda sawiraya way xijaaban tahay

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 4 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@hibaturahman2105maya abaayo xijaabka saxda waa mid jirka dhan dawoolaayo oona qafiif aheyn

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 4 วันที่ผ่านมา +3

      sas aytahy inay asturan tahy uqabtaa

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 4 วันที่ผ่านมา +1

      Illaahay sow quranka kuma dhihin Caruurtiina iyo Aelaadiina waa fitno.
      Aniga iigu horeysay aan arko Jalbaab ay wada tay waraysi TV ayan u malayaa ayadoo tiri Cunto karintan jec lahay wayn u romoeday riyadii.

    • @raaxoruuxi3296
      @raaxoruuxi3296 4 วันที่ผ่านมา

      Aaad io aaad dadbaa ku leh xijaabka saan waaye naa diinta barta waa yaabanthiin weligiin daba dhilifnimaa u dhimaneesiin ordoo tiina wax u qabsada.

  • @abdikafiabdullahi3765
    @abdikafiabdullahi3765 5 วันที่ผ่านมา +13

    M .a walalshey nasra qurux badan ilahey haku dhooro🎉😂

  • @LatahzanInnallahaMaan
    @LatahzanInnallahaMaan 5 วันที่ผ่านมา +21

    Aniga ahan qof walba fikir gooni ayu leyahay aniga ahaan waligay isma dihin Adna iyo Nasra waligood isma ay gafin hada kadib Ilaxey damantod Haka qabto biidnillah❤❤❤ love ❤️ 😍 you gys Naz and Adna

  • @nasseranisofficial7410
    @nasseranisofficial7410 30 นาทีที่ผ่านมา

    Machallah hambalyo Nasra abti Doon 🎉😊 horey u soco walal somali from Djibouti 🇩🇯

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 วันที่ผ่านมา +23

    Manshaallah xamar cadey jecliya alow dhowr muqdisho xamasad i qaday xamar ku dhashay ❤❤

  • @marwohabi-su5yo
    @marwohabi-su5yo 4 วันที่ผ่านมา +4

    Tiimka.adna iyo narrow.abtidoon igu tuura cimamada madama aan away hooyo soomaliyeed❤

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad 5 วันที่ผ่านมา +9

    Masha allah tabaraka raxmaan allahuma baarik

  • @user-bg2or3vr3i
    @user-bg2or3vr3i 2 วันที่ผ่านมา +3

    M.a nasro abtidoon legemed aan taagero ❤❤❤

  • @sadiaabdullahi388
    @sadiaabdullahi388 4 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah tabarakallah aamiin

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 5 วันที่ผ่านมา +6

    Mashallah nasro abtidoon waa hooyo dadalaysa Allah xifdiyo ayada iyo 👪 family oo sharaf leh

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 5 วันที่ผ่านมา +15

    Wd u qalanTaa in lagu daawado one hour iyo wx ka badanba nasro ❤❤ogow inTa dhammaysatay video gan dad sahlan ma aha sababtoo waa hal saac oo 7 daqiiqo ka dhimantay😢❤

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 5 วันที่ผ่านมา +18

    Saxaaf warysiga ku wngsana suaalkasto niyada kujirty wuu wydinaa
    😂

    • @halimaadanhalimaadan6515
      @halimaadanhalimaadan6515 4 วันที่ผ่านมา

      Sax😂😂😂

    • @Princehishaam
      @Princehishaam 4 วันที่ผ่านมา

      😮😮😂😂oo miyaadan ogeen in uu wariye soo jabay yahy😂Waxba ma ogide meesha katag😂😂

  • @ubaxcaydiid-xe2jo
    @ubaxcaydiid-xe2jo 5 วันที่ผ่านมา +6

    Nasradyda isn't Easy wllhi❤ abyo gushada wan jeclahy wlhi

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    سبحان الله الحياء زينة المرأة

  • @user-kj1kj3xb7p
    @user-kj1kj3xb7p 5 วันที่ผ่านมา +3

    Wooow wlhi wareysi kumo badan saxaf io nasro qofkii uusaxaf wawysto oo aan kahelay ilahy haidin xifdiyo ❤❤

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 5 วันที่ผ่านมา +4

    Very True thank U hbo
    Gabar gacaley waye , ani xita Habdhahan jecelahay

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 4 วันที่ผ่านมา

    Masha'allah Tabaraka'Raxmaan. Allahumma Baarik yaa rabb, Alle qoyskaa quruxda badan ee walaasheen illa jannada kuwii wada jira Rabbi ha ka yeelo❤

  • @AmisxquruxYasmin-dq8in
    @AmisxquruxYasmin-dq8in 5 วันที่ผ่านมา +9

    Manshaallah ❤

  • @MunaGobsan-tw2nd
    @MunaGobsan-tw2nd 5 วันที่ผ่านมา +15

    horta inan kastaa maxay utiraa ilmahayga curad 18 ama 15 jir ayaan ku dhalay cilmigan inta ila aragtay like isaar dumarku yraanbay ku dhalaane

    • @user-kk2hs1sb7i
      @user-kk2hs1sb7i 5 วันที่ผ่านมา +1

      Cunuga markuu weynaado sieey weli usii yaraato

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 5 วันที่ผ่านมา

      @@user-kk2hs1sb7i😂😂😂😂😂

    • @f.n.a5741
      @f.n.a5741 4 วันที่ผ่านมา

      @@user-kk2hs1sb7i😂

    • @ZamzamMaxamud-px5ey
      @ZamzamMaxamud-px5ey 4 วันที่ผ่านมา

      😂😂 wlley way jiran wax ku dhalay ani hada ku dhalay

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 4 วันที่ผ่านมา +1

      Koley gabadhan we ku muuqata ine18 ku dhashay 28 sano kama weyna nasra lkn naago badano ku qaraabta jira

  • @user-pk2tj8sf5q
    @user-pk2tj8sf5q 5 วันที่ผ่านมา +19

    Adno love you my queen 👸 ❤😊

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 5 วันที่ผ่านมา +35

    Video 1 hour ma dawn karo like ta wasary wa baxy😂😂😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 5 วันที่ผ่านมา +5

      Ani waa dhamaystay sidee musalsalada kudawataa aqwaan😂😂

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 5 วันที่ผ่านมา

      @@khadiijaabdqadir musasalka xiiso igu hayaa lkn warkn xiso iguma hayao😂😂😂😂

    • @nastehoclqani3240
      @nastehoclqani3240 5 วันที่ผ่านมา +1

      Indhahaygi 1.75x baa laga dhigtaa 😂😂

    • @hannadaadey9687
      @hannadaadey9687 5 วันที่ผ่านมา

      Ani wan u soo kala noqdaa one hour xidhidh ah ma dawan karo

  • @fardosaali8448
    @fardosaali8448 4 วันที่ผ่านมา +5

    Saxafow wariye ayatahay suu.aal ban iswaydiyay wariye somaliyed ayatahay so af somalina kama qatanid sidan arko marka waxan arkay adigo kuled hablo ama dumar erayga waa kuma? tusale nasra waa kuma? Mise waa tuma
    ERAYGA WAA KUMA & WAA TUMA
    LABADA ERAY SIDAN ARKAYO MAD KALA GARAN WAYINE NAGA DA QAMUUS KU CIYARKA SAXAFO
    we love you adna and her lovely family ❤❤

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 5 วันที่ผ่านมา +5

    Maansha allaah warayesi Aimo leh❤❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 4 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah waan u mahad celileynaa walaasheena nasro sida sharafta badan ay uga jawasbtay su,aalaha maasha allaah horumar qurux badan horey u soco rersaxaaf adinkana kheyr barwaaqo bashbash ku waara awlaada baari allaha idinka dhigo kuwo kalana allaha idinsiiyo aamiin

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 5 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah ❤️ Nasra qalbi wanag keep it up queen 👸 👏 ❤️

  • @fatuushmoher12
    @fatuushmoher12 3 วันที่ผ่านมา +3

    Saxaf inu iwareysto a rabi lahaaa side igusuurogali kartaaa wareysigaan ayanbo xiiso uqabaa😂😂😂😂

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 5 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah xafido ❤❤

  • @milgocadeey-og5vm
    @milgocadeey-og5vm 5 วันที่ผ่านมา +4

    Maasha allaah adna famaly❤❤❤❤

  • @SacdiyoMohamed-hd3yo
    @SacdiyoMohamed-hd3yo 5 วันที่ผ่านมา +7

    Maasha allaha walashey nasra abtidoon allaha ku xafido❤❤❤

    • @NaciimaIb
      @NaciimaIb 5 วันที่ผ่านมา

      Maasha llaha walashey

  • @user-jy8ie5zn1p
    @user-jy8ie5zn1p 5 วันที่ผ่านมา +11

    30:09 waxaan soo xasuusty ayaan gobdoon❤
    Sàsay tiri maalin dhawayd masha Allah Ilaahaay ha isku kiin daayo laamanayaasha isku faraxsan
    Anagana kuwaas oo kale baan Ilaahaay waydiisanaynaa ❤

  • @user-xt8fz3qr5w
    @user-xt8fz3qr5w 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wow masha allaah boqorada aan habaryarta u ahey nasro abtidoon guuleyso habo ❤

  • @HassanAbuukarqaboobe
    @HassanAbuukarqaboobe 4 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allaah

  • @user-ft6nz3kg6t
    @user-ft6nz3kg6t 5 วันที่ผ่านมา +4

    Maashaa alaah farxadaada

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 5 วันที่ผ่านมา +2

    Nasra waa qof wangsn m.a ✨️😍

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 4 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤ nasra abtidoonr iyo team27iyo amira qurux iyo adma iyo suxufi❤❤❤ Aida aad ugu soo dhaweeyseen kula lumbar malaysia ❤❤❤❤ nasra iyo dhamaantiin guul 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dw1ui6lt6r
    @user-dw1ui6lt6r 4 วันที่ผ่านมา +5

    Halkan waxan kasalamayaa habargidir from isaaq

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa Alaah keeb goin😢going هيل راعيع

  • @hibomawliid
    @hibomawliid 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mansh allaha quruxdaydi dumarka allaha kuxafido guulayso wllshay

  • @saadaqyare8257
    @saadaqyare8257 3 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah

  • @asli1087
    @asli1087 4 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha Allaah

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 4 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah tabarakallah warunta macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi yaa Allah walalo is jecel Guuleysta Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa Guuleysta dhamatiin yaa Rabi

  • @user-tr4of4hc9b
    @user-tr4of4hc9b 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nasro ani xita jabatiga sida lokariyo ayada ka barty shukran ❤

  • @SoumeyawahibAwaleh
    @SoumeyawahibAwaleh 4 วันที่ผ่านมา

    Machallah machallah nasra waa gabar wanaagsan ❤️✨

  • @user-gz8hd1nx7t
    @user-gz8hd1nx7t 4 วันที่ผ่านมา +2

    Mash Allah ❤

  • @MaryanIbraahim-tb6vp
    @MaryanIbraahim-tb6vp 5 วันที่ผ่านมา +7

    Saxaaf wareysigis wanjeclhy ❤❤❤

  • @Samiiramoh
    @Samiiramoh 5 วันที่ผ่านมา +21

    Kusali xabiibka salahu caleyhi wasalam

  • @zahraahmed5687
    @zahraahmed5687 4 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @MumtaazAli-yg1tx
    @MumtaazAli-yg1tx 5 วันที่ผ่านมา +2

    M.a nasro hormar wcn

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago 5 วันที่ผ่านมา +6

    😂Nasroy cadey saxaf ima qabim ma wareerinin ma dhicin lmanshallah dumashiigeen waan wadana💯👍lakiin adna wariyad kale baa tahaye waad iska dhicisay😂👌💯manshallah!
    Keep up the excellent work All-Queen, Adna Cadey and Amiira qurux!!!
    Best role models…

  • @IfraaxHassan-ur3jw
    @IfraaxHassan-ur3jw 5 วันที่ผ่านมา +11

    Nasro ❤😢

  • @user-sm1ky6wp9v
    @user-sm1ky6wp9v 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha alah wll qali ilahay ha iskukin barakeyo ❤❤❤❤❤

  • @xabiibayuusuf-qm7vt
    @xabiibayuusuf-qm7vt 4 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah Allah saa usugayey maalin un iney kaso muqato adna chanel nasro oo walibo wareysinocan laga yeesho❤❤❤

  • @aminabella8266
    @aminabella8266 5 วันที่ผ่านมา +1

    Machallah sister 🎉🎉🎉🎉

  • @SuReynA
    @SuReynA 5 วันที่ผ่านมา +14

    Nasray nasab baa tahay 🎉❤

  • @FadxiyaDaahir-mh8cl
    @FadxiyaDaahir-mh8cl 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maaansha Allah wahi waaa gabadh qiimimo badan ❤❤❤

  • @user-rh1Ahmed
    @user-rh1Ahmed 5 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah love 🎉❤

  • @amaalgesey5676
    @amaalgesey5676 5 วันที่ผ่านมา +3

    5.599 Like qofka 5.600 ani waye one like Team Nasro Iyo Adna😊

  • @fosiyahassa3420
    @fosiyahassa3420 5 วันที่ผ่านมา +9

    Inta macalin gursadaÿ guriga macalin u yahay iskuul macalin farta so taaga😅😅

    • @cashosiciid4843
      @cashosiciid4843 5 วันที่ผ่านมา

      Mash allh allhuma baarik hppti ilhy hakuu daayo hppti❤️🫶

  • @user-gf8on5bw9d
    @user-gf8on5bw9d 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    M a xafidu laah mcnto iyo saxaaf doolshadaa kaa barty

  • @user-rs7sn7zx1m
    @user-rs7sn7zx1m 5 วันที่ผ่านมา +23

    Team nasra one like

  • @SGS627
    @SGS627 4 วันที่ผ่านมา

    Mashaall ❤❤❤ nasra wa qof qimo badan

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 5 วันที่ผ่านมา +3

    Wow warysi qurx badan saxaafoow wararka maad noo badisid

  • @XalimaHussein-jd1ze
    @XalimaHussein-jd1ze 3 วันที่ผ่านมา +1

    mi wllkey saxaaf mi professional wariye luv uuh man😅❤🎉😂

  • @user-hr9nd7fg3p
    @user-hr9nd7fg3p 2 วันที่ผ่านมา +2

    M.a nasra

  • @Ayanmohamed-ob9yb
    @Ayanmohamed-ob9yb 5 วันที่ผ่านมา +1

    Amiin amiin

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 5 วันที่ผ่านมา

    Nasto abtidoon macanto adiga iyo Adnowaxaan jeclahaay guleesta waligiin nasro cutada kariska ayaad nabartay adna sidoo kale ❤️💕❤️😍💕❤️