Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 2 ปีที่แล้ว +16

    Haduu beerku qaybsamo
    Badhbaan adi ku siin lahaa
    Wadanayga bidixdana
    Wan ku badali lahaa
    Kaagana waan la bixi lahaa
    Waa booli dhiiguye
    Kaalama bakhayleen
    Naftoo laba bahood noqon
    Badhkaagan ku siin lahaa
    Biyo hadad cabaysana
    Bisinkaan ku dari lahaa
    Badankaaga faataxo
    Bawdbaan uga dhigi laa
    Illah waxan baryaayaa
    Addunyada badhaadhiyo
    Barkhad inaad ku waartoo
    Aakhirana bushaariyo
    Janadaa janadaa inad ku baridaa
    Indhahayga Baalkiyo
    Budoodaan ku Dhigilahaaa
    Sanbabkayga Bilanbaan
    Badhtankiis kugelin lahaa
    Bahda Dhegaha Maqalkaan
    Xuubka Kuugu Barinlaaa
    Waxaan beerilaa ubaaax
    Soo bixiyey caashaqu
    Habeenkii Bogaygaan
    Iigu Bari ii ku odhanlahaa
    Markaan soo baraarugo
    Bishaaraan kusiin laahaaa
    Bidhaantaada aragaaan
    Bilkhay ugu ducayn la’aaa
    Illah waxan baryaayaa
    Addunyada badhaadhiyo
    Barkhad inaad ku waartoo
    Aakhirana bushaariyo
    Janadaa janadaa inad ku baridaa
    waan ku bagabageeyaa
    Kuu lulilahaa balag
    Bili daye sidiisaan
    Kuu daawan laa bilic
    Beeryarada oloshaan
    Biyo sii ku odhan laa
    Sida booge dhayihii
    Waan kugu bogsoon lahaa
    Had iyo jeer bariidada
    Kaalamaan baydheen
    Biyo hadad cabaysana
    Bisinkaan ku dari lahaa
    Badankaaga faataxo
    Bawdbaan uga dhigi laa
    Illah waxan baryaayaa
    Addunyada badhaadhiyo
    Barkhad inaad ku waartoo
    Aakhirana bushaariyo
    Janadaa janadaa inad ku baridaa
    Sanbabkayga bilan baan
    Baroor kaa dhigi lahaa
    Caqligeena badanbaan
    Isku wada badhxi lahaa
    Balayada xijaabkaan
    Burdo kaaga celin lahaa
    Boholyoow kalgacal
    Barisada ku damin lahaa
    Iyadaan habeen badha
    Bacli kugu tumi lahaa
    Barbaarta horeba
    Bilaneey ku odhan lahaa
    Bidhaantaada aragaan
    Bilkhayr ugu ducayn lahaa
    Illah waxan baryaayaa
    Addunyada badhaadhiyo
    Barkhad inaad ku waartoo
    Aakhirana bushaariyo
    Janadaa janadaa inad ku baridaa
    ♡✍︎ Ahmed Farhan Ali ✍︎♡
    From 🫀 Hargeisa 🫀 Somaliland 🫀
    14/10/2022 maalin jimce ah

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe 8 หลายเดือนก่อน +3

    Alle haydiin naxariisto dhamantiin

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 9 ปีที่แล้ว +15

    𝐁𝐞𝐞𝐫𝐪𝐚𝐚𝐝 𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐈𝐲𝐨 𝐁𝐚𝐝𝐡 Codadki Sahra Ahmed Jama &Ahmed Yasiin Waxayka midtahay Heesaha Aan Marnaba Duugoobina loona wada riyaaqo Magaceecadaba Kagaroo Waa #BEERQAAD👩‍❤️‍💋‍👨• Waxayku jirtay Riyaaadii Caanbaxay Ee “Waa Maadays Aduunyadu Dadkun Way’matalayaan 1984”
    Indhahayga Baalkiyo
    Budoodaanku Dhigilahaaa
    Sanbabkayga Bilanbaan
    Badhtankiis kugelin ’lahaa
    Bahda Dhegaha Maqalkaan
    Xuubka Kuugu Barinlaaa,
    Waxaan beerilaa ubaaax
    soobixiyey caashaqu
    habeenkii Bogaygaan
    iigu Bari ii’ku’odhanlahaa•
    Markaan soo baraarugo
    bishaaraan kusiin laahaaa
    bidhaantaada aragaaan
    bilkhay ugu ducayn la’aaa♡✍︎

    • @sharafhusein6047
      @sharafhusein6047 2 ปีที่แล้ว

      Wooow Heeso waakuwii hore iyo Fankii Hore🥰🥰💋🌹

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto sahra axmed jamac jantul fardusa haka waraabiyo amiin amiin

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 3 ปีที่แล้ว +9

    Heesahii hore waxaan ugu jeclahy Beer qaad kuwa danbana, Qofwayn Ani iima tihid . yAA Ila dookha)(?

    • @juniorcarte963
      @juniorcarte963 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 qalbogeyga ayaad xaday

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 ปีที่แล้ว +4

    Hees kamida heesaha loogu jecelyahay heesaha soomaalida.
    Waa All time hit song.
    Rabbigu ha idiin wada naxariisto ilaa abwaan, laxamiistee,Fanaan iyo muusiga dadka tumaya intooda dhimatay inta noolna cimri dheer

  • @munita6259
    @munita6259 6 ปีที่แล้ว +10

    Badankaaga faataxo bawdban uga dhigi laa this is may fivorate song😍😘😘😘.

  • @GBal-bd4de
    @GBal-bd4de 3 ปีที่แล้ว +5

    Bagga! Bagga!! Waa kelmeda afsomaliga u dhiganta English Hurrah!! Hurrah!! Abwaanku iyadoo ficil ah buu isticmaalay," waan ku bagabageeyaa kuu lulilahaa balag, bili daye sidiisaan kuu daawan laa bilic, beeryarada oloshaan biyo sii ku odhan laa, sida booge dhayihii waan kugu bogsoon lahaa, had iyo jeer bariidada kaalamaan bakhayleen," amazing

    • @kaydkadirir5253
      @kaydkadirir5253 ปีที่แล้ว

      Bili daye
      Ii fahansii
      Bila dhaye sidisaan kuu daawan laha bilic

    • @ahmedfarhan447
      @ahmedfarhan447 ปีที่แล้ว

      ​​@@kaydkadirir5253
      Bili daye sidiisaan
      Kuu daawan laa bilic
      Bile daye waa sunflowerka camal quruxdaas oo kale ayaan ku daawan lahaa
      Waana ta leh
      Bile daye sidiisan ku daawan lahaa bilic
      Bilic waa qurux

  • @kingaxow7504
    @kingaxow7504 2 ปีที่แล้ว +3

    Never tired of this song. I been listening more than any other song .

  • @ayanahmed8948
    @ayanahmed8948 6 ปีที่แล้ว +3

    Alllw uu naraxitso mama sahra maa aqano fanan kale in dhintey walahi heestaan waan iska jecelahey dambi alle haa dhafo

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 2 ปีที่แล้ว +3

    Hees xusus mudan ❣
    Janada ku baridaa🤲

  • @Cartan7
    @Cartan7 12 ปีที่แล้ว +15

    Did you Know?
    heestani originally waxay ku jirtay riwayadii la magac baxday "waa madays adunyadu, dadkuna waa matalayan" 1984
    fikradii & erayadii/lyrics abwaan maxamud cabdilahi ciise (sangub)

  • @YoonisMaxamed-xn9id
    @YoonisMaxamed-xn9id 6 วันที่ผ่านมา

    Hooyo illahay haku naxriiso
    Illahay janadii fardowsa haku geeyo hooyo mcn

  • @KhalidAli-fy6lg
    @KhalidAli-fy6lg 4 ปีที่แล้ว +2

    Eshca xasuus.
    Ilahay nxaristi jano ha ka warbiyoooo Sahra axmed

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayad qiso cajib adunka loga qison mid curiyan ah mid indhol ah mida faqir ah mida tajir ah qof dadki hore firsaday iga shekeyay ruwayad duban ma la haya

  • @dryusufahmed6847
    @dryusufahmed6847 8 ปีที่แล้ว +3

    i luv this song. sounds good.
    these people we proud our legendary very talent people in our old days.

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 3 หลายเดือนก่อน +1

    Eeddo sahra Axmed Alle ha kuu naxariisto

  • @SaalixIbraahim
    @SaalixIbraahim 3 หลายเดือนก่อน

    Sahra axmed jaamac Allah u naxatiisto aamiin

  • @ikramc6935
    @ikramc6935 6 ปีที่แล้ว +3

    Hestan xasus aan go eyn bay igu ledahy 😥💔 waqtiga wuu soconaa 😥

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii AHU singub siiduu sheegay abwanku heesta wuxuu u sameeyay xaaskiisii yarayd khadiija boqran

  • @abdifarxaan2524
    @abdifarxaan2524 2 ปีที่แล้ว

    Yaasalaam sahra axmad jaamac erayada ahn muxamuud cabdilaahi singub

  • @buuhproductions9088
    @buuhproductions9088 6 ปีที่แล้ว +9

    Rest in peace Sahra Ahmed Djama, you were a legendary Somaliland Star. we will miss you.

    • @axmedkabtan2812
      @axmedkabtan2812 ปีที่แล้ว +3

      Cusurimada joji oo dadka kada qabilnimada ad wada bro sahra edaday ilahay ha u naxariste fananad somaliyed bay ehed aniga ku jawabaya iga ma xigtid ee adu magac qabil ba wada inkasto manta cidna waxba u tarayn edaday macan

    • @maanmohamed
      @maanmohamed ปีที่แล้ว +1

      @@axmedkabtan2812 mhdsnd wll mcan maskaxdaada fiyoow allh kuu daayo sahrana AUN wxey ehed qof soomaaliyeed

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 ปีที่แล้ว

      ​@@axmedkabtan2812 maxaa qabiila, neefyohow

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +2

    40 years ku dhawad kaso waregtay ruwayad gorta la dhigay 1980 aheyd

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Beautiful Stell aha digfeer 😅😅😅😅😅😅😅😅 aun mom sahro axmed 😅😅😅😅😅😅

  • @fatumaabdulallhiheesigadeh4958
    @fatumaabdulallhiheesigadeh4958 7 ปีที่แล้ว +10

    waa maxkaxdi aderkey mcne sangub ilahayow Ku cafi

  • @hodancadey6737
    @hodancadey6737 11 ปีที่แล้ว +1

    Hadu beerku qayiibsamo badhabaan adiga kuu siinalah kagan wsan labixi laha yaaasalam sahara iyo axmed yasiin hanooladan

  • @UgaasHazzan-q7x
    @UgaasHazzan-q7x หลายเดือนก่อน

    Waxaasbaa.hees.layiraahdaa😅❤

  • @bazhkabazhka7863
    @bazhkabazhka7863 12 วันที่ผ่านมา

    Talow wa su.aal inanta yar marka fanantu heesyen hoos ka jasaysa ma noshahy😅

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 21 วันที่ผ่านมา

    ''Bille-daye sidisaan kuu baanan lahaa bilo''
    Caruureey bille-dayaha miyaad taqaanan

  • @maareeye1344
    @maareeye1344 หลายเดือนก่อน

    Waad qaladay magaca ninka waa maxamed Axmed (dhabarlow)

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 6 วันที่ผ่านมา

      Kkkkk😂 qofkan horteena taagan miyd nooshegaysa sidii wx voice kaliya aan dhageysanyno 😂

    • @maareeye1344
      @maareeye1344 6 วันที่ผ่านมา

      @MmiMmi-ih7hh i

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Beautiful Stella aha digfeer aun dadka la heb soco aha

  • @UgaasHazzan-q7x
    @UgaasHazzan-q7x หลายเดือนก่อน

    Waxaasbaa.hees.layiraahdaa

  • @Mu-allif
    @Mu-allif 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 yaa ila dhageysanaya?

  • @KKeditsAE
    @KKeditsAE 7 ปีที่แล้ว +1

    Wow true Love Song... love big time 🌷🌷🌷🌷

  • @UgaasHazzan-q7x
    @UgaasHazzan-q7x หลายเดือนก่อน

    Wahwah

  • @jubalandmohamed2957
    @jubalandmohamed2957 11 ปีที่แล้ว +8

    the queen and the real king

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad u fiican weeye,

  • @mohamedsmailhydar7102
    @mohamedsmailhydar7102 ปีที่แล้ว

    Classic is a gold.

  • @axmedcumaraadan1146
    @axmedcumaraadan1146 ปีที่แล้ว

    Ninkaan AHN Digfeer sowmaahan

  • @atteyehabdo7753
    @atteyehabdo7753 4 ปีที่แล้ว

    Allah haku naxaristo hooyo sahra Axmed 😥

  • @_wll____
    @_wll____ ปีที่แล้ว

    Old is gold

  • @UgaasHazzan-q7x
    @UgaasHazzan-q7x หลายเดือนก่อน

    Waxaasbaa.hees.layiraahdaa😅❤ 2:53

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 3 วันที่ผ่านมา

    Marka daradad guud lagu sameyaya heesaha somaliga heesta beerqaad waxay tahay heesta kaliya ee amaan qof bili adam ah ama duco ku bilabantay kuna dhamatay inta la oog yahay abwan max.ud cise sanguib a.h.n xaaskisa ayuu u sameyay

  • @MohamedIsaaq-zz4tu
    @MohamedIsaaq-zz4tu 5 หลายเดือนก่อน

    Sahro axmed jaamac

  • @laadanluula6895
    @laadanluula6895 9 ปีที่แล้ว

    Mansha allah sahro iyo ahmed yiisin

  • @carabcade959
    @carabcade959 8 ปีที่แล้ว +5

    sahro afkaga cana geel iyo malab lagu qabey

  • @SalebanSaleban-hy8jy
    @SalebanSaleban-hy8jy 4 หลายเดือนก่อน

    Axme d yaasiin barnacle soodhwow

  • @xasanibraahin1875
    @xasanibraahin1875 2 ปีที่แล้ว

    waa ruwaayadii xiisaha lahaa beeneey waarun

    • @adriannaadrianna5762
      @adriannaadrianna5762 ปีที่แล้ว

      Ma aha wa riwayada wa madees adunyadu dadkuna we matalayaan

  • @asmahussein4275
    @asmahussein4275 2 ปีที่แล้ว

    2022 dhagaysanayaa 😂😁

  • @ibrahimyusuf6833
    @ibrahimyusuf6833 7 ปีที่แล้ว +1

    woow ami ami

  • @xasanibraahin1875
    @xasanibraahin1875 2 ปีที่แล้ว

    waa maadays aduunyadu dadkuna way matalayaan

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Hadu berku qeybsamo bar ban adi ku sin Laha wadnaheyga bidixdana wan ku bedeli Laha kagana wan la bixi la biyo hadad cabeysana bisinka an ku dari Laha bidhantana fataxo bowd ban uga dhigi Laha ilah waxan baryaya adunyada barwaqiyo nabad inad ku barida aqirana bishariyo janada inad ku barida wan ku boga bogeya wan ku luli Laha balag bile daye sidisan ku badi goba ber yarada nolosha biyo sin ku oran Laha

  • @nasrahussein9180
    @nasrahussein9180 4 ปีที่แล้ว

    Beryaradaa oloshaa biyo siikuoranlah

  • @qorbajog2815
    @qorbajog2815 11 ปีที่แล้ว

    hadow beeraka qebsamo bar ban ku sin la hay wahees cajibaa sahra axmad cadi mahaan

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Ruwayad wa madeys adunyada dadkuna wey matalayan ku jirta heskan

  • @KhadaarCaraab
    @KhadaarCaraab ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Fananin ti hore iskuma dhag dhageyn edeb tan fican

  • @apdiaziizmohometh1847
    @apdiaziizmohometh1847 ปีที่แล้ว

    Hlo

  • @zakiabdisalanigo6508
    @zakiabdisalanigo6508 2 ปีที่แล้ว +1

    Sida boogo dhaayihi
    Waan kugu bogsoon laa
    Had Iyo jeer bariidada
    Kaala maanan baydheen

  • @iqraaynab3986
    @iqraaynab3986 4 ปีที่แล้ว

    0

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestan eryedeedu wa iska bila macne lakiin laxanka macaan.

    • @abwaangurey5454
      @abwaangurey5454 4 ปีที่แล้ว +1

      ha oran maad fahmiin erayada bal ku noqo

    • @cabdimuqtaar7885
      @cabdimuqtaar7885 3 ปีที่แล้ว +8

      Waa heesta heesaha ugu dhumucda wayn .Luuqada fanka iyo suugaanta ayd aqoon u lahayn sida dhabta ah ah
      Qaybta hore, Luuqada ‘Imagery-ga’ ayuu abwaanku adeegsaday .Waana heerka ugu sareeya ee lagu xardho farshaxanka suugaanta. Jidhka bina aadamka qaybaha ugu muhiimsan ayuu dhaafsaday kalgacaylka qoftiisa .
      Qaybta xigta , waa duco iyo rayn rayn noocii ugu sarraysay ee labo is calmaday isu tiriyaan
      Hadaba waa kugu gaf wayn inaad heesta heesaha ugu dhumuc wayn inaad si fudud aad fahankaaga gaaban ugu xukunto

    • @abdiasishaybe3237
      @abdiasishaybe3237 3 ปีที่แล้ว +2

      Fanka waxba kama taqaanid hadaad ba heeskan durtay waa heestii Qarniga

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 2 ปีที่แล้ว +1

      Acuudibilaahi wlhi aqoon daro ku haysaa heeskaa waa biologucal xubnaha jidhka .meel laga tagay malaha waa heesta aa heesaha ugu jeclahay

    • @worldtoday1331
      @worldtoday1331 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh erayada heestay fahmi waydaye iska daaya gabadha.
      Qof macnaha sugaanta yaqaan ileen qoraalkaa masoo qoreen