اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر انصر انصر فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في في 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا اخواننا اخواننا 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا اخواننا فلسطين 🇵🇸 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Wcs ilaahey ha guuleeyo rergaza culeyska iyo dhibkana ha ka dulqaado aamiin gaalada sahyuuniyada yahuudaa allaha jebiyo baabi iyo burburiyo xamaas iyo shacabka rerfalastiin ee muslimiintaa allaha guuleeyo aamiin
Ninkan nadaara wuu walanyahay bal shall baad 300k u dabaal degeysay iminka 16k baad haystaa miyaad waalantahay mise waaad miyir qabtaaa war waxan aad wadaa waa waali ee adeer halkaagii hore ku noqo oo ka soo jeedi
Muqdisho aaa , war dhulka Falastiin oo dhan ilaa dhulka laga haydo ee dagan tahay israel waxay lee'egtahay Gobalka Nugaal ee Somaali bay wax yar kawayn tahay. Gasa 300 kilomètre oo isku weer bas waaye
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته Xabad joojinta ebelbo qiyaano ayee eheed xabad joojinta waxaa jabin doona yahuuda reer gaza kama baqaan han jabaat hal sane ayee dagaa la maayeen xis bulaah dagaalka xoogiisa mar dhow ayee kusoo biirte
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر انصر انصر فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في في 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا اخواننا اخواننا 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا اخواننا فلسطين 🇵🇸 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Wcs ilaahey ha guuleeyo rergaza culeyska iyo dhibkana ha ka dulqaado aamiin gaalada sahyuuniyada yahuudaa allaha jebiyo baabi iyo burburiyo xamaas iyo shacabka rerfalastiin ee muslimiintaa allaha guuleeyo aamiin
waa guul arinkaas in ay khal khal alaha kurido yarabi fulayaasha wax iska celi ayay layihiin ima shuhada wa imaanasri
Insha allah Guul Guul Guul Guul
cadowgan waa wareersadeen shimbirihii waa gacangaleen Yaarabi ugargaar muslimiinta
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
صلي الله عليه وسلم ❤
صلي الله عليه وسلم
Masiibo Allah haku rido oo qafiifa dheh
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah inshallah
Ilaahay haku rido cabsi aan dhamaan
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
Ilahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Ilahoow ugargaaro falastiin Aamiin
Waxaa igu soo dhacay heestii xasan aadan
Waa boqol yahuudiye ragbaa biirinayo
Beenweeye nabaduye
Bushumaha dushodiyo ben weye nabaduyee baruda qiqdiyo bunduq weye dunidiyee
Haa wll heesta wakhtigan ayey ka hadlaysay
@hodanabdirisaq-cw9zj waqtigan ayay ku haboon tahay
Thank you for your service ❤
Xabad jojinta israai'il & xisbulaha udhaxeysa waabambo furan o markasta qarxikara guul & gobanimo dhameystiran odagdaga ayaan urajeynaya walaalaha falastiin insha alaah
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما
Wcs nadaara waaku sallaamay wallaakey fallastiin guul yahuuda allaah jabsho qaxa oo qaxootigiin lawaay xamaas guul xisbiga guul xuuti guul butin guul
Ustaad.berito.sheeko.cajiiba.llagaa.sugaa.ogow
Asc nadaara tv warkaga wan dawana ee xaayesisika kyare
Nadaara Ahmad madoobe Kasoo Hadal 😍😍😍😍
Maxad rabtaa inaad ka ogaato sayid ahmed madobe?
Qofka dinta dulka ayuu kahosmara dulka korkisa ayanu soconaa somalia sidaa ayey iska digtay dulkey kuhosjirta anagana korkii ayanu soconaa
Q22 Q22 Q22
Q22 Q22 Q22
Yuhuudu waa dad ugu khaayinsan caalamka, heshiiskana wax bay ku dhagrayaan!!. Heshiis soconaya maaha, waa inta ay fushanayaan danahooda oo kaliya!!.
Inta og suuriya badankeeda iney furteen muslimiinta Saxda ah furashada maantey dhulka islaamka gaar ahaan suurya magaalada xalab allahu akbar ❤❤❤❤❤
Israel madaxeeda meel uma xiirmo waa masiibo gooska garaac mooye xalkale malaha
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV
Kkkk wallahi, rucbii ayaa ku dhac yahuuudi,alxamdullillah
Mahadsanid
Tani xabad joojin Maaha lkn waa riwaayad lkn yuhuudi balan ma leh waa adoon in la tumo mooyee af kale wax Kuma fagmaan
❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar TV ❤
Ilaahey Ha jabiyo yahuud iyo America reer Galbeed dhulka alaha la gooyo
MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs wrxm nadaara
Shinbir àaaaaaaa 😂😂😂😂
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
dofar madahiro. marka israel waa sas balan maba taqano maxey heshis saxixan 😂😂 allow alle xisbullah tariqa lodhigoya wale
illaahy hakurido balaayo aan dhamaanin yuhuud iyo americ reer galbeed oodhan aloow qasaam quwee qaadirbaatahaye ilaahoow macooda noqo maalik baatahaye
Yahud wa munafiqiin heshiisna lalama galo sabto ah munafaqu axdi iyo ballan malahan
Walaikum salaam warahmatullahi wabarakatu
Allahu akbar ❤❤❤
Allhu akbar
Shinbiro lays miyay isu bedeleen isra,iil xaar badanayaal
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
Wcs wr wbr akhii filaah
Maashaa Allah warka sidaa uso tabiso
Muslimiinta falastiin iyo wiilashooda halyeeyada ah cashirna u dhigay sahyuuniyada iyo xulufadooda jilbahana ulaabay cadowga Falastiin wax laga cunaayo malaha Allah ayey garab kasugayaan inta aay nafi aay ku jirtana weey sii wadi doonaan iska caabinta biidnilahi guusha ayagay raaci doontaa anagana ducada ayan la garab taaganahay har iyo habeen.
Asc xaaji nadar jimce wacn
yuhuudi argagax aa ku dhacay argagax allaha ku ridee
Yahuud ilahaybaa quraanka ku sheegay inaanay balan lahayn cida rumaystaa iyadaa ka waalan
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Asc nadaara warka adsotabi say waxaraabo
good 👍🏾
Aillaahy argagax idinkurid kufaar kufaar dhashay
Maasha Allaah
Ku.Scw.Scw .Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Asc nadaara tv galab wanaagsan
❤❤❤
scwb balaayo allaha ku rido yuhuud
Alle falastiin ha uhiilyo
Ninkan nadaara wuu walanyahay bal shall baad 300k u dabaal degeysay iminka 16k baad haystaa miyaad waalantahay mise waaad miyir qabtaaa war waxan aad wadaa waa waali ee adeer halkaagii hore ku noqo oo ka soo jeedi
Waxaas xabadjoojin mayaa hadiibo iraiil eey xabada wado waa xabad joojin ul booc ah kutaagan
Qal qal ka bixi maayaane inshallah
Mr nadare salaan sare
Hishiis Mahan Kas Ee is rail diyaradihii bey sarvekis ku samesan rabtah. Markey hagajiso bey duqen bilawi rabtah
Wxa layiri fulay wiirkiisaa loo takaa shimbiraha laduqaynaya meshan😂😂😂😂
Alow felistin Ugargaar 😢
Ingiriisku run buu sheegay
Scw scw scw
Kk soda macalinka weyn kkkk
Wcs--Wwb NADAARA SHOW
Wcs ❤🎉
Walee yuhuud baa meel fariisan
Shibirku waa xisbulaah
Xayeeysisska dambe sadex oday oo iskaga eeg madaxa iyo calosha
Ma hergalayo gashisks tas iga qor
war nio gasa iyo muqdisho yaa wayn
Walaahi wan isweydiyaa mar badn ?
Muqdisho aaa , war dhulka Falastiin oo dhan ilaa dhulka laga haydo ee dagan tahay israel waxay lee'egtahay Gobalka Nugaal ee Somaali bay wax yar kawayn tahay. Gasa 300 kilomètre oo isku weer bas waaye
Israel ma iyadaa nabad ilaalin ka ah koonfurta lubnaan
Wcs wll w
Reer falstiin Alle ayay leeyihiin wuuna u gargaarayaa
Narrow kawarn ruushku nisooweero
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Xabad joojinta ebelbo qiyaano ayee eheed xabad joojinta waxaa jabin doona yahuuda reer gaza kama baqaan han jabaat hal sane ayee dagaa la maayeen xis bulaah dagaalka xoogiisa mar dhow ayee kusoo biirte
Ingiriisku runtu ayuu ka hadley
Nadaroow is raa iiil mar walba 3 dhawac bay shegan waa yabe dhimasho maha miyaa
😂😂😂😂😂
Yuhuudi in la iska dhiciyo mooyee wanaag iyo balan ma leh
Taariikhda Hijriga sheeg
Mareykan iyo israaiil qsyaano ayey wadaan netayahuu wuxu yiri xabad joojin aam sii dheera donin ayaa la gaarey mahee dagaalkii ma is taagin kulahaa,balo kugusoo dheelmatey miirka kaa qaada, laga yaabee iney ciidanka u dan leeyihiin
falastiin lubnaan iiraan aloow ugar gaar
xizbullah waykukhaldantay qasa oonlala heshiin inay heshiisqaadatu wankaxumahay
Kkkkk
🤔😀😀
Allha isku diro ree galbeedka iyo ruushka oo la isku adeegsado
Xulfada xisbulah iyo sahnuuniyada israil allha isku diro si aany xamaas dagaalka kali ugunoqon
Been ma aha Gaza oo nabad loo ogolayn wax ka jiraa ma jirto heshiis
😁😁😁😁😁😁waa ku fulaynimdaas ......Zionists....😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 awalbo wehy rabane..Zionists in ey ogadan Hizbu 💛🇱🇧 الله dhaqdhaqaaqeda...............
WWW❤❤❤
Guul xamas ansarullah
hhhkkkk
Ilaahey Ha jabiyo yahuud iyo America reer Galbeed dhulka alaha la gooyo
😂😂😂