AX IPHONE 14 GIFT UKENTAY MOBELKISA BARTAY DACAD NOQON WAYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 3.6K

  • @وعجلتاليكربلترضي-ذ7ك
    @وعجلتاليكربلترضي-ذ7ك ปีที่แล้ว +69

    The intelligence , the smartness , the calmness the humbleness , the loyalty . It is her voice for me😭😭

    • @hakimamohamed9162
      @hakimamohamed9162 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣

    • @kaaho_haji5712
      @kaaho_haji5712 ปีที่แล้ว +4

      Guurka ka hor shukaansigu waa furanyahay.
      Go'aankiisii hore ayuuku adkeysa lahay....ma siiyeen taleefonkiisa... only he knows what lady he would have chosen to married.

    • @وعجلتاليكربلترضي-ذ7ك
      @وعجلتاليكربلترضي-ذ7ك ปีที่แล้ว +1

      ​@@hakimamohamed9162 qoftan hadaad aqanto igu xariri😢😂

    • @abdiazizbashir7924
      @abdiazizbashir7924 ปีที่แล้ว +2

      Same for me Wallahi, Ridhwan Issack get her for me Kindly 😊

    • @issacksheikh4
      @issacksheikh4 8 วันที่ผ่านมา

      loyalty is very important thank you for supporting her 💕

  • @a.rahman7679
    @a.rahman7679 ปีที่แล้ว +21

    She's humble and honest you can tell lkn ninkii ilaashan lahaa awey hee, I am glad she figured out..

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 7 วันที่ผ่านมา +2

    The intelligence the smartness, the calamnes the humbleness, the loyalty it is here voice for me 😢😢😢😢yep wllhy she is so humble

  • @n3tnomad
    @n3tnomad ปีที่แล้ว +19

    MashaAllah, this girl is so chill,.she is humble, patient and truly loves the dude. I hope you find a man that will treat the way you deserve to be treated, even better if you two can work things out.

    • @Nima.Mahmoud
      @Nima.Mahmoud 2 วันที่ผ่านมา

      he seems soooo childish , mid kafican alla aa siiyo

  • @vardybwoy4524
    @vardybwoy4524 ปีที่แล้ว +512

    Ilahiyow gawar qurux bdn oo diin iyo dabecaad leh oo igu kalsoon anigana aan kukalsonahye ii sahaal.Amiin ya Arab🤲

  • @SOOFEMEDIA77
    @SOOFEMEDIA77 ปีที่แล้ว +132

    Gabadhaas waa garaadkii oo qof ah❤ I like it

  • @ashraf9958
    @ashraf9958 ปีที่แล้ว +256

    Gabadha ninka ay rabto wey adag tahay in waqtigan la helo,
    Dhaqalo iyo qurux midne kuma aysan dooran lkn waxay raadineysa nin iyada u go,an dacad u ah
    Erayga xanuunka leh wixii aan nafteyda ka celiyo ayan ku siiya hadane ma i qiyaame😭😭😭

    • @abdirahmanhaji3593
      @abdirahmanhaji3593 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi wa arin xanuun badan ax

    • @ridwaanahmedba5183
      @ridwaanahmedba5183 ปีที่แล้ว

      🎉😊😊😊🎉😊🎉gy😊😊😊y🎉.😊😊g😊🎉😊gyyg😊😊ygyy😊gyyg5y😊😊.g😊🎉y😊😊gggg5😊giggly.yggbygyg🎉y😊.😊🎉😊ggyg.ygy😊5g5🎉gggy😊🎉😊5😊🎉😊.you.😊🎉🎉😊😊😊🎉u😊5😊ygygy.😊😊😊g🎉😊gt😊🎉😊🎉😊😊🎉

    • @xamduushcabdisalaan2905
      @xamduushcabdisalaan2905 ปีที่แล้ว +8

      Wlhi intiii aan arkayay barnamishyada ridwaan Isaac waa kii iigu dreenka xumaa inta kle waa dawa jiray lkn dreenka saxdaa waa la dreemay
      Gabdhaaan💔💔💔💔frxyasha qaaar nacalaaa kutaaal

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว +1

      Waa wax laga xumaado.
      Horaa waxaa loo yiri jacaylku ragga ayuu ku hordhacaa dumarka ayaana daacad u’ah.

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 ปีที่แล้ว

      ​@@xamduushcabdisalaan2905 abaaye kadaa halkas ❤❤DAACAD IYO DAAYEER😂😂 MEEL MAWADA GALAYAANE

  • @mukhtarmahat4131
    @mukhtarmahat4131 ปีที่แล้ว +340

    The most expensive ingredients in relationship is
    1. Loyalty
    2. Respect

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 ปีที่แล้ว +36

    masha alaah gabadhan yar marka hore waa ka qurux badan tahay mida labad waa ka aqli badantahay wana ka dacad santahay ilahow mid uqalanta sii oo yaqana mudnanteda amiin

    • @hilinkatoosan8071
      @hilinkatoosan8071 ปีที่แล้ว +2

      Muxuu jaanis lumiyey!!

    • @Amiir-v1w
      @Amiir-v1w ปีที่แล้ว +1

      Aamin 😢

    • @Uus998
      @Uus998 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa rabi 😢

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +190

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨

  • @cabdirizaakcabdullah
    @cabdirizaakcabdullah ปีที่แล้ว +34

    so embarrassing this why i don't worry about relationships or dating i will stay positive and not running after different girls you got him nicely i like it 👌 😊

  • @gureyyare6427
    @gureyyare6427 ปีที่แล้ว +7

    Ridwan isaak gabadhan waa pure heart waxan codsanayaa inaan isku kaaya xirto indhaheedaan jeclaaday daacnimadu ku dheehan tahay ilaahay calaf hayga dhigee

    • @SamaahirAbdi-tb4pr
      @SamaahirAbdi-tb4pr 2 หลายเดือนก่อน

      Gifty inaa adna kahesha tabta miya

  • @nuurahmed8102
    @nuurahmed8102 ปีที่แล้ว +39

    Gabadhan oo kale ninkii helo asaa nasiibo leh wlhi she is so humble 😢😢

  • @lastborncollection6678
    @lastborncollection6678 ปีที่แล้ว +48

    She is so humble 😢😢😢

  • @mohamedroble4532
    @mohamedroble4532 ปีที่แล้ว +2

    The god of love is in a constant state of need - Plato. Hats off to the chick for showing class, intelligence and resilience in the face of brazen infedility.

  • @msquaretheleader8021
    @msquaretheleader8021 ปีที่แล้ว +33

    She is so humble, generous but it paid off 🎉

  • @axmedismael4114
    @axmedismael4114 ปีที่แล้ว +368

    😂😂 ridwaan isaaq sunta qiyanolayasha ka ilmeysiisa 😂😂fav youtuber keep flying😂😂

    • @abdirahmandaud5705
      @abdirahmandaud5705 ปีที่แล้ว +1

      Am so sorry this boy deserved anther chance plz don't broke he heart because the heart is like eggs

    • @Apthikani_chamal_ezmail
      @Apthikani_chamal_ezmail ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmandaud5705 Eglishkan kui prevadka miya 😂😂 kan

    • @Al.rashiid
      @Al.rashiid ปีที่แล้ว +4

      Wax badso wax beel leydahay😂😂

    • @abdirahmanmohamed3195
      @abdirahmanmohamed3195 ปีที่แล้ว

      Mession has failed 😭😭

    • @queensoftii
      @queensoftii ปีที่แล้ว

      ​@@Al.rashiidexactly

  • @Abusafwan
    @Abusafwan ปีที่แล้ว +8

    Waa waayo arag waxay dhaxday waxan rafaad u soomaray aan jaceyl aan jaclahay qofkale juhdi iyo waqti lama qaadanaayo wllhi ninkii ku hela nasiib lex iyo gabadh raaliyo ah😊

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 ปีที่แล้ว +337

    Ridhwan issak, i really like ur show, the techniques u use but plz dnt laugh at the people when they r in desperate mood plz. It absolutely kills their inner feelings.👏

  • @aliyake1882
    @aliyake1882 ปีที่แล้ว +255

    She's so humble wllhi 😭😭

    • @Kaartomo
      @Kaartomo ปีที่แล้ว +2

      Very

    • @xamdiyusuf2151
      @xamdiyusuf2151 ปีที่แล้ว +2

      ad iyo aad wlhi miyay ka mudnayad inu sa kusameyo😢

    • @zuniishpea34
      @zuniishpea34 ปีที่แล้ว

      😢😢😢

  • @feysalhaashi
    @feysalhaashi ปีที่แล้ว +26

    Wllaahi waa gabar dagan nolosha wax ka taqaan alx waan heestaa allaha ii dhowro insha allah ❤❤❤

    • @SahroxuseenAxmad
      @SahroxuseenAxmad 3 หลายเดือนก่อน

      Masha allah waxa tahay nin iimaan leh illaahay hakuu barakeeyo waxa aad heysato

  • @libanbulshaawi
    @libanbulshaawi ปีที่แล้ว +91

    Qoftan oo kale hada heli lahaay walahi daacad u noqon lahaay ❤ allow ii sahal qoftan oo kale 🤲

    • @mohamedboss6871
      @mohamedboss6871 ปีที่แล้ว +1

      Qaarba walahay sidada garaadka lahayn

    • @raxmacabdifitaax
      @raxmacabdifitaax ปีที่แล้ว +2

      Welcome

    • @wiilgacal4000
      @wiilgacal4000 ปีที่แล้ว

      @@raxmacabdifitaax🥺❤️👸🏻 baayo

    • @hothoali1233
      @hothoali1233 ปีที่แล้ว

      Waykanaa😥😥😥😥☝️☝️☝️☝️☝️🤣🤣🤣

    • @ekeqalbi
      @ekeqalbi ปีที่แล้ว +1

      Iphone ayaad rabtaa maraxoow

  • @wllguutaaleofficial169
    @wllguutaaleofficial169 ปีที่แล้ว +241

    Tanoo kale hadaan heli lahaa maba qiyaamen Ani walhi maskiin😂🎉😢

  • @mohamedqani9621
    @mohamedqani9621 ปีที่แล้ว +13

    I really felt for her wlhi, I hope she gets a guy that deserves her honestly and love. Wankaxumahay abayo 😢

    • @torkipoi6924
      @torkipoi6924 ปีที่แล้ว

      Be bad boy like him danyer ba TAHAy adeer

    • @torkipoi6924
      @torkipoi6924 ปีที่แล้ว

      Be bad boy like him danyer ba TAHAy adeer

  • @laakhiishharaa5195
    @laakhiishharaa5195 ปีที่แล้ว +60

    War ninku nasiib badanaa hadana nasiib xumaa wlhi gabadhu waa qof dacad ah alloow taso kale ii sahal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ibrahimhussein618
      @ibrahimhussein618 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi haaa

    • @FardowsaHussien-jy3xx
      @FardowsaHussien-jy3xx ปีที่แล้ว +3

      Nin wlbo cawa tan uu kuducesanoya iphone ka miya wxas😂

    • @ismailadanisack
      @ismailadanisack ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @djosis9794
      @djosis9794 ปีที่แล้ว

      ​@@FardowsaHussien-jy3xx iPhone maehe qof kudacad ah inad hesho wey adagtahy abyo

    • @thelion8223
      @thelion8223 ปีที่แล้ว +1

      @@FardowsaHussien-jy3xx maya walalo qoftaan wa naxariis badantaxy oo dacad aah. Wa very caring,honest,loyal and humble

  • @Mohamed_Ahmed213
    @Mohamed_Ahmed213 ปีที่แล้ว +31

    I hope he fixes up if she gives him another chance because that girl truly loves him

  • @Xumeey
    @Xumeey ปีที่แล้ว +8

    SubhanAllaah qayamad wax fican mahan oo malin baad ka qomameeynesa wlhi qof binadan qalbiga lagama jawiyo ☺️

  • @hanadjunior2935
    @hanadjunior2935 ปีที่แล้ว +160

    "Waxaa naftayda ubahantahay adhig kusiinayaa..."
    I really lost a gem😢❤

    • @GlobalTech2024-super
      @GlobalTech2024-super ปีที่แล้ว +2

      Are you the one

    • @hanadjunior2935
      @hanadjunior2935 ปีที่แล้ว +3

      @@GlobalTech2024-super yeah bro am her one and only.😑💔please pray for me

    • @XasancadowAxmed-wc9xt
      @XasancadowAxmed-wc9xt ปีที่แล้ว +9

      Adi wey ku gaftee number keeda isii

    • @kingmudu9773
      @kingmudu9773 ปีที่แล้ว

      ​@@XasancadowAxmed-wc9xt 😂😂😂😂

    • @queensoftii
      @queensoftii ปีที่แล้ว +1

      Adhiga miya walalo

  • @Naklamasara
    @Naklamasara ปีที่แล้ว +138

    I knew the boy was dead when ridhwan said “Hadii aan gabadhaa wacno kawaran “the girl replied “yeah that is a good idea 😂😂😂😂😂the boy looked immensed 😂😂😂😂😂

  • @Deeq23127
    @Deeq23127 ปีที่แล้ว +8

    ilahow gabar saan ii jecel ii sahal oo ahlu diina
    Gabdhaha soomaaliyed dhamaantiin waa idin jeclahah 💖❤💯ilaahay ha idin xafido

    • @hafsaabdi6857
      @hafsaabdi6857 ปีที่แล้ว

      walalken masha allah sida ad gabdhaha somaliyed uu qimeysey adigana ilahey haku qimeyo aqiro iyo adun hana ku siyo mid ee helo dina taqanana qimahaga ilaheyna kuma hojiyo amiin tubta nolosha

  • @Kaartomo
    @Kaartomo ปีที่แล้ว +17

    Big difference,but the pain here is that he lost BOTH

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 ปีที่แล้ว +121

    Ila balaayo ridwan aatahay meel xun kuqabatayn maskiin 😢😢😢horta wan kufaraxsanahay qiyaamoole in latagabatago

    • @NoorBehrozz
      @NoorBehrozz ปีที่แล้ว +4

      qiyaanoole mahan shukansi adiga waaye qofta muu qawaa sidow isugu dhiibaa wa ay ka tagi kartaa😢😢😢

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 ปีที่แล้ว +1

      Adna sxbkaa laso qabaa kunaad wadaa waa ku ogehee qumaney hhhhhhh😂😂😂

    • @AdamMaxamed-ib2nb
      @AdamMaxamed-ib2nb ปีที่แล้ว

      Hal nag maba shukan san karo xog ma wadataa

    • @hassanabdi1524
      @hassanabdi1524 ปีที่แล้ว +3

      Gabadha waa gob lakiin wiilka ayaa nacas ku noqday

    • @maryancabdicali9939
      @maryancabdicali9939 ปีที่แล้ว

      ​@@AdamMaxamed-ib2nb 😂😂😂

  • @abdifatahahmed4921
    @abdifatahahmed4921 ปีที่แล้ว +4

    Ridwaan Issak Really Waan ka Qayliyey Walaahi Ugaas Waan ku Taageer Sanahay Ee Keep going Sxb Nimanka Qiyaanoolayaasha In Sidaan Ay Ufashilmaan Way Fiican Tahay

  • @updulbarimohamed1181
    @updulbarimohamed1181 ปีที่แล้ว +37

    Bro lost a gold while collecting stones😢😮her calmness though,she is real gem 💎😢

    • @ICE-200
      @ICE-200 10 หลายเดือนก่อน

      Yup Iam sure he will Regret for that Shit 😮😅

  • @fartunmohamed3928
    @fartunmohamed3928 ปีที่แล้ว +43

    Waxa ka xuun majiro faaqir islaaweyn ama benaale ah ruux walbo oo qiyano daamacsan in lakashifo aya wanagsan ad ayan uu farxay 😂😂😂😂❤❤❤

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

      Kan yar waa wlh waa cunug yar oo maskiin ah aniga hadda ahaanlaha si’aan isku badbaadiyo ma waayen reer mudug asaala ahy 😂🔥

  • @GOOX100
    @GOOX100 ปีที่แล้ว +4

    Gabar sideedo kale nolosha wax kataqaan oo caqliga usaaxib ah wey adagtahay in lahelo❤

  • @ikraanciisemuuse4650
    @ikraanciisemuuse4650 ปีที่แล้ว +43

    Ridhwan nolow best TH-camr wlhi adan ugu faraxsanhy in gabadha usan si khiyamin doqonkas benlowga ah 😢

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +3

      Aniga wlh inaa meesha ka kaaco aan caraari laha 😂😂😂🏃‍♂️

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

      @@sHimaaLi_x1 😂🤣🤣🤣😂😂😂😂🤝🏻👎🏼🤝🏻🤝🏻🤝🏻

    • @abdoulkarimnour1669
      @abdoulkarimnour1669 ปีที่แล้ว

      IS not doqon but he is man marka all man are like this that why Allah allowed to married four 😊

    • @cashoshariif3530
      @cashoshariif3530 ปีที่แล้ว

      ​@@abdoulkarimnour1669miya tan xita maqabe gormuu labo iyo sadex radaye asaba faqir ehe muxu nag badan radiya yahu balayo imaan niiga qaday

  • @manderaboy340
    @manderaboy340 ปีที่แล้ว +8

    She is very humble, concerned and lovable girl but he betrayed her😢😢😢

  • @samuu7275
    @samuu7275 ปีที่แล้ว +24

    Ayada marabine gift ka ayuu rabe😅😅😅 qoftana wa jilcantahay waxa hubaa inuu ka qaday saacan😅

    • @ahmedcabdiyuusaf4232
      @ahmedcabdiyuusaf4232 ปีที่แล้ว +1

      Marki horebahadalkisauma badneen difaac iyo inu kalsoni ka radiyo hadiyad isii unbuu bilabay canug yar waye

  • @sihaamahmed5338
    @sihaamahmed5338 ปีที่แล้ว +22

    Naf daacada walhi ma hon gowdo gabdhaa iyo wilkaa farqiga udhaxeya ah macanka noloshu waa run in laguwada joogo hadii laga run sheegenin wax kasta wanag wanagsan kuma dhamadaan ❤

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

      Wlh cunug yar maskiin wye afmaal maha xita maha ninka ragga sii uu isku Xaliiyo ma waayo Aniga haddan ahaan laha qaab aan qoftan u qanciiyo ma waayen Nin reer mudug iyo Reer Waqooyi asaala ahay indho adeegana iyo codkarnimadana jamacada uga soo baxay wlh 😂😂🔥

    • @queensoftii
      @queensoftii ปีที่แล้ว

      ​@@sHimaaLi_x1abowe sas maaha horta ruha biliadhinka waha fecan inu yahay qof runta shego ona dacad eeh ruh Benale mise qiyanale eeh ruh lashekeysani malaha

  • @abuubakarjaliil132
    @abuubakarjaliil132 ปีที่แล้ว +79

    😂😂😂 Gabadha Waaa Daacad lkn Wiilka Waaa Beeenlow marka hore muu Runta sheeeego

  • @happyfamily9191
    @happyfamily9191 ปีที่แล้ว +11

    If I were me, I couldn't cheat her bcz she loves him so much 😂😂😂😂

  • @jamalabdullahiofficial3765
    @jamalabdullahiofficial3765 ปีที่แล้ว +97

    I'm so sorry, that boy deserves another chance to be loyal 😭😭

    • @BasroBishar
      @BasroBishar ปีที่แล้ว

      Shibir Allah igadhigo kuducesani marks cml

    • @khadarwadani6289
      @khadarwadani6289 ปีที่แล้ว +1

      @@BasroBishar 😅😆

    • @adamzz9908
      @adamzz9908 ปีที่แล้ว +13

      Once a cheater always a cheater. He'll repeat the same mistake again and again if given another chance

    • @luulhassan4496
      @luulhassan4496 ปีที่แล้ว +4

      I don’t support that 😢

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว +2

      No he don’t deserve her at all

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +111

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤

  • @keepchat
    @keepchat ปีที่แล้ว

    She will not leave him, she looks she loves him so much

  • @abdisalanmuhumed6135
    @abdisalanmuhumed6135 ปีที่แล้ว +133

    I use to heared never loss gold while collecting stones😂😂

    • @moha__zaam5002
      @moha__zaam5002 ปีที่แล้ว +2

      Walhi sax waye bro

    • @mafahminytchannel4218
      @mafahminytchannel4218 ปีที่แล้ว +3

      Heestan baa udaaran gabadha caawa
      Na guryoo gambiyey
      intuu gaatamuu
      Garbo aan wax qarin
      la gaboodsadee
      Guul baan wadnee
      golle waa gardaran
      Ay gododle waa gadiisiye gododlee 🤟😹😹

    • @feizahussein3944
      @feizahussein3944 ปีที่แล้ว +1

      Alaaaa run badanaaa 😂

    • @MohamedMusdaf-i8t
      @MohamedMusdaf-i8t ปีที่แล้ว +1

      ​@@feizahussein3944 😢😢😢

    • @husseinhassanhassan6782
      @husseinhassanhassan6782 ปีที่แล้ว +1

      Nin rag cex IgA dhex

  • @HassanAli-sz3wt
    @HassanAli-sz3wt ปีที่แล้ว +64

    HAS NOT Been SELECTED 😢 iphone 14 Pro Max ayu wayaaay 😂😂

    • @luqmaaanwebi3038
      @luqmaaanwebi3038 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @issackjirma581
      @issackjirma581 ปีที่แล้ว +1

      He got heart broken two times within a week amekosa chance ya lottery na iPhone 😂😂😂

    • @hodhanabdullahi3005
      @hodhanabdullahi3005 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @queensoftii
      @queensoftii ปีที่แล้ว

      ​@@issackjirma581hhhhhh😅

    • @saladhassan6150
      @saladhassan6150 ปีที่แล้ว

      Ma asga shaqysty marki hore😂

  • @AhmedAbdi-hk1vq
    @AhmedAbdi-hk1vq ปีที่แล้ว

    Ridhwan you killed this guy venye umesema apigwe simu huyo Dem😂😂😂

  • @AbdifitahAbdulkadir
    @AbdifitahAbdulkadir ปีที่แล้ว +31

    Qof says uqalbi wangasan hadad qiyaanto Mr wliba adga qasaaro qabo wlahi ilasho hadad qof dacd ah Hesto 😍

  • @kheyr3286
    @kheyr3286 ปีที่แล้ว +35

    😢😢haddii aad daacad iska noqoto runtii libaantu adiga un baykuu danbeyn gabadh aan jeclahay ayaa xidhiidh naga dhexeyaa ku dhawaad 3 sanno runtii second kuma fekirin in aan gabadh kle aan shukaansado oo aan wado waayo waxa aan ogahay daacadnimadu in marnaba aysan hungoobin. Xitaa haddii lagu dulmiyo runtii adigu ma shalaayeysid lkn kii keystay ayaa shalayaa☺🤗Rabbi ha inawada xifdiyo ammiin yaa rabbi🤲

    • @Queen-sheba31599
      @Queen-sheba31599 ปีที่แล้ว

      Aamin ya rabi 🤲 wlhi waa ku farxay qoraalkaa sidaas ku soco waligaa waa liibaanee Allah kula garab galo adi iyo iyadan guur xalaala iyo nolol farxad leh inshallah ya rabi 👨‍👩‍👧

    • @maandeeqahmed1438
      @maandeeqahmed1438 ปีที่แล้ว

      Sxip keep going walhi kufaraxsanhy aduunkan daacadnimadii waa ay dhamaaty

    • @inaahmed5174
      @inaahmed5174 ปีที่แล้ว

      Pro peen aa iska dhahicisaY nio😊

  • @blackthoughts7413
    @blackthoughts7413 ปีที่แล้ว +1

    This girl she is so intelligent 😢

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 ปีที่แล้ว +38

    Sxb Hanadow sxb legend baa tahay walahay naag hadiyad ay kuu keentay iyo hadalkay dhahday ee ahayd “waa wiil iska danyar ah”😢 hadalkaa dartiis naagtaa iska dhaaf warkeeda. Sxb hore u soco. Waxay kugu liidaysaa dhaqaale la’aan balse in Allah riyaasaqada bixiyo ma oga weligaa cad-quureed ha cunin nin raga baa tahay naag waxay ku siiso waa ku mana sheegataa.

    • @zakariyecabdi222
      @zakariyecabdi222 ปีที่แล้ว

      Hᴅᴀʟᴋᴀ xᴀǫɪɪǫᴅɪsᴀ ᴀᴅɪɢᴀ ᴋᴀ ʜᴀᴅʟʏ ᴡʟʜɪ ❤

    • @abdirizackshire3570
      @abdirizackshire3570 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi sxb

    • @moamiin714
      @moamiin714 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi Xaqiiiqdu wataas Shaqayso meel is gaadhsi ka dib Jacayl samee hadaad doonto

    • @mohamedfarah7200
      @mohamedfarah7200 ปีที่แล้ว

      Ugaas runtaa waye jacelka ay shegeyso wxa kaweyn iyo qalbi jab ah erayga ay isticmashy duqa wa darufeydsnyhy meshaas jaceel mayalo,

    • @husseinwarsame107
      @husseinwarsame107 ปีที่แล้ว

      Wallhi waa runtaaa runtaa u sheegtey

  • @abdiazizmohamed9469
    @abdiazizmohamed9469 ปีที่แล้ว +6

    He is so innocent, i would have never accept to seat infront of camera.
    This guy is too innocent and poor😢

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 ปีที่แล้ว +2

      Haduu innocent yahay muxu gabadha uqiyaamay wasaq dheh kan caml wax lajeclaado ma aha

    • @FootballMedia01
      @FootballMedia01 ปีที่แล้ว

      ​@@naxwamohamed3928 qiyaano ka meysan eheen balse dhamac waaye. Kala saar Dhamac iyo Qiyaano. Adigoo qof jecel ba qof kale aadan jecleen sheydaan ka tusin karaa

    • @ibrahimdekow
      @ibrahimdekow ปีที่แล้ว

      @@FootballMedia01 You are wise thanks brother 👊👍♥️🌹☑️

  • @fardowsayussuf2291
    @fardowsayussuf2291 7 หลายเดือนก่อน

    Ridhwan your the cause ...bring them together bro

  • @mohamedabdi4520
    @mohamedabdi4520 ปีที่แล้ว +38

    The words that made me teardrops “waxan nafteyda kahagraday adhigaan kusinayee”😢so sorry siz
    Ax what a chance he lost this guy

  • @mohamedali4884
    @mohamedali4884 ปีที่แล้ว +9

    Nin caqli leh gabadha iskama sii dayeen she is Very humble wlhi

    • @mustapha298
      @mustapha298 ปีที่แล้ว +1

      gabadhaan oo kle waa 1% ayagoo kale doqomada le nasiib u yeeshaan inee bartaan wax kama yaqanaan wxa u rajeena mid iyado kle daacad u ah.

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

      Wlh cunug yar maskiin wye afmaal maha xita maha ninka ragga sii uu isku Xaliiyo ma waayo Aniga haddan ahaan laha qaab aan qoftan u qanciiyo ma waayen Nin reer mudug iyo Reer Waqooyi asaala ahay indho adeegana iyo codkarnimadana jamacada uga soo baxay wlh 😂😂🔥

    • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
      @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว

      ​@@sHimaaLi_x1 legend manooshhy

  • @kingarashiid3353
    @kingarashiid3353 ปีที่แล้ว +1

    Nin rag aathy hadii qalad lagugu qabto dulqaadkeeda iyo raganimadeda yeelo sxp
    Ma ahn inaa baryootanta you are a man bro come on

  • @queensister2406
    @queensister2406 ปีที่แล้ว +19

    Never give second chance to anyone, people never change

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +21

    Hashac nin meyba iphone iigu keentay maan walalaheyga siiyo
    Away teamkeygi single ka ahaa
    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano

    • @mateulahoz9396
      @mateulahoz9396 ปีที่แล้ว +2

      Walaalka waxadan kahelaynin baad kahelysa

    • @fatxiaxmed7005
      @fatxiaxmed7005 ปีที่แล้ว +2

      Waxan walalky sini qof kale maba u quro😅

    • @mateulahoz9396
      @mateulahoz9396 ปีที่แล้ว

      @@fatxiaxmed7005 beeenleey

    • @sophiaabdi8774
      @sophiaabdi8774 ปีที่แล้ว +1

      Wanakan wall😂

    • @fadmamohamud2516
      @fadmamohamud2516 ปีที่แล้ว +1

      Saas waaye wax walpa indhaha ka fiirsaneynaa hadaa nahay reer single

  • @misesjecayl9622
    @misesjecayl9622 ปีที่แล้ว +4

    Inta tiktok ka timi👍

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 ปีที่แล้ว +41

    War is adkee Beenta Waa lagugu hayaye 😂😂😂😂iPhone Wuu Ku Dhafay ,Sorry abaayo Never give up Ninkas xadhiga uu jara Waligab Kumu Jecelayna Adiga lee jecel

  • @bachebachir8655
    @bachebachir8655 ปีที่แล้ว +13

    Subxanallah walahi wa niyad jaab iyo qalbi xanuun.

  • @capello6055
    @capello6055 ปีที่แล้ว +1

    The most interesting video from ridhwa issack

  • @ugaasadii
    @ugaasadii ปีที่แล้ว +13

    Gabar wanaagsan baad mesha ku waysay wallee, hafilan qof san kuu jecel walaalow.😢

  • @giirefx4811
    @giirefx4811 ปีที่แล้ว +52

    HAS NOT BEEN SELECTED 😂😂 iphone ayu wayay 😂

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 ปีที่แล้ว

    Miskiin waayay qof fiican oo aaminsan Taleefanka xitaa siinayso uu baaran karo waayay sister give him one more chance pecouse wuu kujecyahay sidaa uarko

  • @saciidmacalin7255
    @saciidmacalin7255 ปีที่แล้ว +24

    Ax calooshay ihurisay wlhi sorry abaayo😭😭 bahalkaa afkaa xunkaa leh iska dhaaf❤. Don't give another chance❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 ปีที่แล้ว +22

    Kkkkkkkkkk wan soceshan kulah markad qof siso qalbi usan uqalmayn wa sah oo kale qiyamadun maficno inta ad isledahay gabar ku jeclatay lugo in ayba adiga kuladagto aba daran gabdhah benta halagadayo oo sida ay idin qadariyan idinkun u ixtirama ❤❤❤❤🙏

    • @sharmakexasan3122
      @sharmakexasan3122 ปีที่แล้ว +1

      Sxb ridwan xalada san hadii ay noqoto waxaa wanagsan ma ahan wllkey dadka is qiyaney iskadaye adiga xitaa kuma ficna
      Wllka wllhi wax laga xumaado waayo arinkan wilkana dhalin yaro nimo ayaa qaday isku day in ad dadkas dib uraadiso oo ad xiriirkodi dib ugu so celiso sxb waana wax adiga kuu fcn wllhi sharaf iyo karaamo ayaa ku heleysaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @arafatabdilahi7344
      @arafatabdilahi7344 ปีที่แล้ว +1

      Hayeh Walaashay Qaali Waanadaadu Qalbigay I Taabatay 💜😪🙌

    • @ikraamali7645
      @ikraamali7645 ปีที่แล้ว +1

      ​@@sharmakexasan3122 sharaf iyo karaamo qiyaano iyo been laguma helo lkn runta uu so saarayo marksto ayuu sharaf iyo karaamo ka helaa arintaan dadka dacaada ah oo wanagsan ayay uficantahy maxa yelay dadka aan uqalmin ogaanayan good job rudwan ❤👏

    • @muxtarimmohazalaad705
      @muxtarimmohazalaad705 ปีที่แล้ว

      Xaliimo peenta waanada ah jooji😅😅😅

  • @gabayussuf9022
    @gabayussuf9022 ปีที่แล้ว

    She's absolutely gorgeous 😍😂.

  • @IbrahimKaariiste10
    @IbrahimKaariiste10 ปีที่แล้ว +45

    In kasta oysan wanagsanen in cidlo lays kaga dhaqaaqo lkn hadana waa farxad maxaa yelay rag badan ayay cashar u noqone mida kale waxaan fahmi waayay yaa laga booba islamaha laysku dul wado teda kale janis in la siiyana maba aha ileen waa qof qalbi adag oo intaas kala ilaalinayay xita magac yadooda iskuma qaldin waxa ooyinta ka keenayna waa iPhone ka ee jecel maha bro cashar ka dhigo iskuna laabo hal ayaa ka badan 😢

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว

      Somahin marka arko ragan camal wan booday ani😢😢😢qalbiga ixanunayo sacan lajoogo mid walbo qalbiga ayuu kajawina dumarka somaliyed inta raga walaladod qiyaano ugatageyn ayee ajnabi naxariis kadonteyn lkn hora lodhahay naxariis aad kaweysay walalka Mel hakadonin walbo rag dhan 😮ugooy

    • @maryan7063
      @maryan7063 ปีที่แล้ว +1

      Wax garad bad tahy nio de ragu ado kale mawada aha shalmad raaca badan

    • @maryamaruun9686
      @maryamaruun9686 ปีที่แล้ว

      Sidaada cml wax sidaas no fahma ilhy hno sahlo😢

    • @aishadakane2682
      @aishadakane2682 ปีที่แล้ว

      Sax waye

    • @omaari155
      @omaari155 ปีที่แล้ว

      Ninka ragga damac waa wax alle ku beeray ninka haduu dhalan yaro yahayna waxaa dhacda ruux asago dhab ujecel kuwa kale nafta inuu ku maaweliyo dhalintu way jecel yihiin iney nafsiyan daremaan iney dhowr isku wadaan marka qofka inaa xukmiso qalbigiisa waxa ku jiro adoon ogeen ilama qumana

  • @abdialiyarow
    @abdialiyarow ปีที่แล้ว +11

    Waa gabar fican qof dantaada ku fikiraayo wlhi
    Qof la heli karo mahan wlhi
    Qof saan cml ah allah noo sahalo

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 7 วันที่ผ่านมา

    Wllhy she so humble 😢

  • @mohacadde703
    @mohacadde703 ปีที่แล้ว +7

    Maahmaah aan horey u maqli jiray ayaa aheed tuke calaf uu wax ku helo wuu leeyahay😂lkn calaf uu wax ku cuno malahan marka wallakey nasiibka ayaa ka xumaaday wlhi wn ka xumaaday arinkaas gabadha aad ayey u qalbi jabtay abyo qalbiga allah kuu qaboojiyo meel wngsn 😊

  • @kntv4856
    @kntv4856 ปีที่แล้ว +57

    Qosolka ridhwan yaa funny ah😂

  • @qamanbulxan3204
    @qamanbulxan3204 ปีที่แล้ว

    War dhalinyaro waan is ognayhay dee qofwalbaa wuu leeyahay xariifad uu kubaashaale wiilka waa miskiin walllhi wuuna jecelyahay

  • @Somalimedia0
    @Somalimedia0 ปีที่แล้ว +68

    Ridwanoow xasidsanidaa 😂😂😂 Maku caawiyaa kulahaaa 😂😂😂😂

  • @haniabdirahman528
    @haniabdirahman528 ปีที่แล้ว +32

    Legend wllhi ridwaan waa kuwataa qiyaanooli kaste sidaas usoo qabo ❤❤

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 ปีที่แล้ว

      Xanun waynaa ❤❤abaaye ninkass dhibka isyeelay😂😂😂😂😂😂

  • @iqraabdi9124
    @iqraabdi9124 ปีที่แล้ว +9

    Ridhwan Sanaa karawaa sxp keep going 😂 gwadhana qalbiga allah uqawojiyo😢😢

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda ปีที่แล้ว +88

    wlhi ridwaanoooow wilka dhiiqo dhax dhigtay tankle wilka waad fashishay kulahaa waan weceenaaa 😅😅😅😅

    • @hassanmohamedvlogs9990
      @hassanmohamedvlogs9990 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @Xoggaar
      @Xoggaar ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @maryan7063
      @maryan7063 ปีที่แล้ว +2

      Bal muxu dacd iskaga ahan wayay waxasu kuma dhecen😂

    • @amunabdi2441
      @amunabdi2441 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅😅

    • @Umuqays
      @Umuqays ปีที่แล้ว +2

      Wiilku waa doqon hal dhagax inuu 2 shimbir ku diluu rabay
      Gabadhaan oo kale ninkii hela inay ka fakato ma ahayn

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 ปีที่แล้ว +42

    Love doesn't need fooling but once it is intermediated by cheating then the is no second chance, always think before you reunite that's my advice.
    The reason I hate relationships is that cheating interferes 😊

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว

      Well said

    • @ikramfarah2118
      @ikramfarah2118 ปีที่แล้ว

      Sax waye

    • @TaiTech33
      @TaiTech33 ปีที่แล้ว

      Absolutely giving heart some1 is not An Easy task but u must know the kind of person u talk to..second chance ni ww😂😂😂😂😂

  • @Suhaipzurachvlogs1
    @Suhaipzurachvlogs1 ปีที่แล้ว

    Inantu wa boqorad ,lkn wiilku wu garan wyey ,lkn wey dhcda pro wxi danbe ka fikir qofka khiyano u qalma iyo qofka kle ,long life lapdinaba

  • @bashiiyarekhan9166
    @bashiiyarekhan9166 ปีที่แล้ว +4

    A girl like this is rare.

  • @hashimuabdi8214
    @hashimuabdi8214 ปีที่แล้ว +11

    So emotional 😢 take heart sister but for humanity you can give him another chance to change.

    • @queensoftii
      @queensoftii ปีที่แล้ว

      Wlhi aniga wahan kulatalini laha dib damba hau aminin sababto eeh doqon laba jeer godh mas kaqanina

    • @queensoftii
      @queensoftii ปีที่แล้ว

      Wayo nin asigo maskin gawada kanaheyso ooo danahisa kafikireyso sidhas sameye bari kabadhan uu sameyni

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว

    bisinkow kob Kii beenta alla ma hal hooyaa kuwada dhashay Subxanallaha Wlhi she is so smart 👌💯Manshallah….when you are honest dhulka iyo cirka ayaa ku adeegayo!

  • @munahasan8435
    @munahasan8435 ปีที่แล้ว +4

    She was humble lady she’s beautiful girl wlhi masha Allah I became sadness when she say waxaan naftayda ka hagradaan adiga ku siinayaa. Useless😡 even her voice has changed😢she is so Cut wlhi Maasha allah but I am sorry about that issues xbbti ilahay hakuugu badaLo badaL khayr qaba insha allh quruxeey never trust anyone else 😤😤😤Ridwaan wlhi Wllo waan kugu Farxaa markaan ku arko Adoo Samynaaya barnaamijyadan oo kleeto waayo waxaa lamsoor baxayaa laba wajiilayaasha Uf keep going♥️♥️♥️♥️

  • @shafihussein8413
    @shafihussein8413 ปีที่แล้ว +8

    Heart broke is one of the experiences of life 💔😢
    Being betrayed is painful only the one experinced such situation can only know .
    I can't firgive that person 💔😢who betrayed me while I was innocent
    May Allah give me what is kheir for me . NEVR trust anyone even your own shadows leaves you.
    That's my message to you

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

      Wlh cunug yar maskiin wye afmaal maha xita maha ninka ragga sii uu isku Xaliiyo ma waayo Aniga haddan ahaan laha qaab aan qoftan u qanciiyo ma waayen Nin reer mudug iyo Reer Waqooyi asaala ahay indho adeegana iyo codkarnimadana jamacada uga soo baxay wlh 😂😂🔥

  • @cadeosman153
    @cadeosman153 ปีที่แล้ว +3

    wllhi waa gabar nasab nasab dhashey❤😢tano kLe dunida ayada moyooye Naag kLe ma damceen❤

  • @AbdullahiMohamedJamaAbdullahiM
    @AbdullahiMohamedJamaAbdullahiM ปีที่แล้ว +14

    War anga wan yabey dadka dacada ah nasibkaan oo kle ma helaan wllhi gbr sidaan hada heli lahaa wan kudiman lahaa 😍

  • @hassandalab5613
    @hassandalab5613 ปีที่แล้ว +58

    Bro struggled and tried his best not to loss this golden opportunity to get the gift 😂😂

    • @AbdinaasirMohamud-qd2ib
      @AbdinaasirMohamud-qd2ib ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @hanadjunior2935
      @hanadjunior2935 ปีที่แล้ว +2

      Bro the gift is nothing.her love for me is more precious.

    • @maliza8679
      @maliza8679 ปีที่แล้ว +1

      ​@@hanadjunior2935 adi hanadki ma thy 😂 iphone ka mlgu siye

    • @hanadjunior2935
      @hanadjunior2935 ปีที่แล้ว +3

      @@maliza8679 ani uma bahni iphone maxaa yele jecelkaa ka muhimsan

  • @MotiveMentor01
    @MotiveMentor01 ปีที่แล้ว

    Nin 2 naag iyo kabadanbo wuu jeclan karaa illahey aa ku abuure karti wuu uleyahy 😊

  • @cimraancade
    @cimraancade ปีที่แล้ว +6

    Yaa allah qof daacada ah ma hungoobo
    Ar tanoo kale allow ii sahala🤲

  • @elmishala5858
    @elmishala5858 ปีที่แล้ว +22

    Whatever ridhwan is doing to a boy child is never be a bro code😢

  • @Uus998
    @Uus998 ปีที่แล้ว

    Ka dag macanto he doesn’t deserve him walh 🥺

  • @abdullahirajaa9577
    @abdullahirajaa9577 ปีที่แล้ว +13

    Muxu furiinka u badan yaha is leenahay, labadaan qof aya is guursanayo qof daacad ah iyo qof qiyaano badan😢
    Team daacad weligeen wan guuleysan doona like ku muji haddii aad daacad u tahay jaceylkaga👍

  • @haboonabdirahman5537
    @haboonabdirahman5537 ปีที่แล้ว +6

    Ridwanow wllo wad mahadsantahay wayo dumarka wad cawiisay waxad galisay katii ay ninka Hartia 😮 waxkasta lagu Kashifo m.a wlky hanbalyo rudwan isaq ❤ lkin waxa iga Tala raga ucqdad ayay ku qaden wayo hortada gabadha waxba mayelikaro m.a 😊 marka iska ilali wa intasoy melaha kuugalan naftada I ilasho 👌 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @adanbashir9699
    @adanbashir9699 ปีที่แล้ว

    legend waye ninkan abdiqasare maqli jirne ninka uguhoreye o xalimo qasaro natusay bilad sharaf ayad uqalanta

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 ปีที่แล้ว +7

    War gabadhu wanaagsana oo daacadsana waxay ila tahay ninkani waa uu qaldamey haduu qaladkiisa qirto iska cafi naxdin aa ka muuqata koley 🙏

  • @abdikadirali4485
    @abdikadirali4485 ปีที่แล้ว +8

    Gabadh sidan uwanagsan oo danyerad ah hadan heli lahaa daacad iska dhaafe dameer ban u noqon laha😢😢😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 ปีที่แล้ว +1

    Nagtan sifin ayu yalay ayado Yaa Yiri nin somali aya laa Aaminaa Sifinc ayu kuyalay

  • @hassansharif7922
    @hassansharif7922 ปีที่แล้ว +5

    Ridwan what you are doing is very essential but never laugh Infront of desperate pple plz you are killing them inside please take that advantage.