MIISAANKA NOLOSHA #1
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024
- HA NOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
Jizaakallaah Shaikh Abdulkadir Kishki allaha ku xifdiyo,Ayaanle iyo HANOOLAATO waa ku mahadsan yihiin sida aad noogu soo gudbiseen Jizaakallaah.
maashaalaah waa wacdi dhaxal gal ah.
sheekh khayr allaa haku siiyo wanaaga iyo xasanaadkana hakaa abaal marsho.
waa dhab sheekh qofku hadaanu wax miisaami karin xaga caqliga oo aanu kala garan karin in waxani buuxo(sax yahay) iyo in waxani dhimanyahay ( aanu sax noqon karin) waa kdeed.
miisaankuna waa caqliga ka miisaam yacni. baarakalaahu sheekh
Jazakallah waa cashar aad u qiima badan runtii...!
Shiekh Kishki Allaha barakeeyo
MASHA ALLAH SHEEKH ABDIKADIR ❤
Hanoolaato runtii waan idin kugu amaanayaa in aad dadka wax tarka bulshada u leh in aad noo soo xushaan dadwaynahana aad u soo gudbisaan
jasaa akalaahu khayr sheekh.
ayaanlow sheekhani waa sheekh caalima oo waxbadan laga faaidayo xataa naguma filna jumcaha oo kaliyae laba cisho ama sadex cisho wiigii halanooga dhigo
maasha allah waa shiiq aragti casri ah iyo fahan sax ah u leh diinta
jisaakalaahu qayra walaal Ayaanle TV GA hanoolaayo iyo shaikh Abdulkadir kishki.
Ayaanle mashiica qarsoon ayaa tahay, mawadaad aad soo saarto channelkaga ayaa weysay, ninkan soo kii kalaamka ilaahey beeniyey soomaha oo yiri heesaha waa lagu raaxeestaa ilaahey kabaqa .
Waayadan runta iyo xaqiiqada in la sheego gaal iyo shiico lagu noqdaa! Wax dhib ah ma leh kkkkkkkkkkkk
Gaalka iyo shicada banan ka e yalan lkn ninkan wuxu wado wa in u ka lumiyo caqidada isago muslim iska dhigayo
Kan shiikh maaha ee Waa sheydaan
Akhlaaq kumaadan dhalan!
Kanalka hanoolaato waxa u so jedin laha in ey nin kan khainka eh iyo kuwa lamid ka ah e so gelin kanalkan dad muslim o wadani ah banu nahay kuwa donaya in ey bur buruyan diinten iyo dalkena mar weliba wa in an ka so horjeysana
Kanalka hanoolaato waxa u so jedin laha in ey nin kan khainka eh iyo kuwa lamid ka ah e so gelin kanalkan dad muslim o wadani ah banu nahay kuwa donaya in ey bur buruyan diinten iyo dalkena mar weliba wa in an ka so horjeysana