Good to hear Puntland finally trying to make peace amongst Somalis. Respect from Hargeisa. We as Somalis have many enemies that want to destroy us Subhanallah
HUB KASTA OO SOMAALIYA SOO GALA WAXAA LUGULA DAGAALAMI DOONAA CADOWGA SOO JIREENKA AH EE ABIY AHMED XAAR IYO CIIDANKIISA. AMXAARO FANO IYADA WAAN SOO DHOWEYNEYNAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maasha Allaah waa sax Alle ha ku Barakeeyo Mw Deni Ciddi qaldan Odayaasha Soomaaliyeed ha loo yeero si ay u qabato Wadar iyo Waaxid kee Waalan MW Xassan Umaddi dhan ayuu ka soo Hor jeestay ee wada fariista Runta Miiska ha loo saaro isagaaba qaldan ee Gacmaha halaga qabto..........👏👏👏
Dhabayaco brush your teeth before you talk we don’t need you xabashi baa idin sonacday waa go aay naa xabashi racaynaa why are you came back we don’t need we don’t like stay away for as leave alone 🤮🤮🤮🤮😡😡😡🤮🤮🤮😡😡😡🤮🤮
BRAVO ! Président !! Go'aan geesinimo iyo mas'uulnimo ku dheehantahay. Adiguba waxaad ka mid tahay kuwa yar ee maanta Soomaali iyo Soomaalinimaduba BADBAADO uga baahanyihiin.
Puntland iyo somaliland wa labada gobol oo midnamada somalia ka so horjeeda ee alaha umada hor daafiyo muse bixi iyo saciid dani kuwa ka qeyr badan alaha umadaas ugu badalo
Madaxda somaliyeed qaladka male ee shacabka somaliyeed aa qaladkale qabiil walbo qofka matala waa in oo firiya qofka matala in oo dantoda haayo iyo danta dalka somaliyeed sii lacag logu gadhan madaxda oo magaca qabiil kooda logu qaraban lacag waa la hela wala waya lkn dal lama helo bilash
HUB KASTA OO SOMAALIYA SOO GALA WAXAA LUGULA DAGAALAMI DOONAA CADOWGA SOO JIREENKA AH EE ABIY AHMED XAAR IYO CIIDANKIISA. AMXAARO FANO IYADA WAAN SOO DHOWEYNEYNAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Who the hell are you when you said you’re ready for negotiation? Negotiation for what, Hamse’s PM position? You and the other traitors will be brought to justice🇸🇴❤️
cawo ninkanu sicid mahan miya dadkad lumisa laga raba ma cuno qabatayina laga qaadilaha ma deyunba laga cafinlaha kalasonidan kala noqona itobiya dhibnama dhexeyal e dano siyasade jira tobokan malahan hubkana dadsomaliyad loma wato e ciidan hana tarinina shaka xumada nagala amuse rer pandlanow xiligi qasa wade iyo daba dhiliflaqabalahaya la joga xisaabu imanlehed wele ninwalba o dibu socoda wala idin arka is qariya ya yira
Good to hear Puntland finally trying to make peace amongst Somalis. Respect from Hargeisa. We as Somalis have many enemies that want to destroy us Subhanallah
Yes i agree somalis are in dangeous region so they need to work together
Dani and other traitors have no place in Somalia. They will be brought to justice by all means if they don’t correct their views.
How about your Uncle HASSAN dhiiqo😂 he is the biggest traitor there is HUTU caqli xun moryan ah.
@@mulkixoriyo Why are you attacking if he decided he wants Somali unity ? We need unity not divisions
HUB KASTA OO SOMAALIYA SOO GALA WAXAA LUGULA DAGAALAMI DOONAA CADOWGA SOO JIREENKA AH EE ABIY AHMED XAAR IYO CIIDANKIISA. AMXAARO FANO IYADA WAAN SOO DHOWEYNEYNAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maasha Allaah waa sax Alle ha ku Barakeeyo Mw Deni Ciddi qaldan Odayaasha Soomaaliyeed ha loo yeero si ay u qabato Wadar iyo Waaxid kee Waalan MW Xassan Umaddi dhan ayuu ka soo Hor jeestay ee wada fariista Runta Miiska ha loo saaro isagaaba qaldan ee Gacmaha halaga qabto..........👏👏👏
Dhabayaco brush your teeth before you talk we don’t need you xabashi baa idin sonacday waa go aay naa xabashi racaynaa why are you came back we don’t need we don’t like stay away for as leave alone 🤮🤮🤮🤮😡😡😡🤮🤮🤮😡😡😡🤮🤮
Yes , it is you who most saved his people;
BRAVO ! Président !! Go'aan geesinimo iyo mas'uulnimo ku dheehantahay.
Adiguba waxaad ka mid tahay kuwa yar ee maanta Soomaali iyo Soomaalinimaduba BADBAADO uga baahanyihiin.
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Seid Dennni.culeys ayaa soo.saarmey.Gen Asad Dianno.
Ayaaa shaqda ku kululeeyay Seid Denni🎉❤
Siciid Deni, derbiga buu soo taabtay kkkk
Soo tii ulahaa ma hor fariisanayo Hassan sheekh
Oo bowe muxuu ka yiri Ethiopia in ay sheegato puntland inay arji uqorteen abii iyagoo oranaya federalka Ethiopia inay ka mid noqoto
Waa. Guul. Wadahadal
That is right;
Maasha. Alaah
Masha allah waa markii ugu horeysay ee aan helno dad is fahmaya
Maashaa Allah dani maanta wuu cadaystay soomaalinimada
❤❤❤❤❤❤waa war wanaagsan masha allaah
40 year waxaa hortagan Somalia 🇸🇴 in aay midowdo waa Somaliland iyo putland waxaa putland waxaay ka hortimid wixii dowlad kumeelgaar ah hal dowlad ayay taheereen watii cabdulahi yuusuf marka daniyow Saaa u wadid outlan laftinagaa dhexda ka fariisi
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉❤❤❤❤
Warkaas brook hailu ayaa horey noogu shergay.
Maansha alaah guulayso guulayso insha alaah
Do not waste time ; hurry up;
We are welcome; the idea you said to day;
Dani guuleyso goor iyo ayaan
Masha Allah Gobonimo
Soomaali ha israacdo
Dani siyaasi ma aha waayo siyaasada lesku haayo iyo qaraninada guud marka cadow soo hujuumo waa in aad dalkaaga la safataa
Maasha. Alaah. Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
soomaali itobiya mide yaha ninkanu maqanashahada iyo jogidoda somali te uroon anigu waxan qaba maqanashaheyi ku roonyihin
Maxaad utagtay markii hore?
Guul guul buntalaan
Uma bahnin somalinimo shuruud wadata
Mashaallh
Somalia people said Mel ad madaxaada ta majaheed lamanoqda
war ma lafahaagaa ubaqday yaad lahadlaysaa adeer dawlada xamar waatii dagaalka uxun kula gashay war waamaxay jilaycani adeer saa naguma mamtasho jileecaaa naloo kama baran meeday mashaariicdii puntlanad ee qabyaalad darteed saw lagaagama xanibin adeer jilaycan looma adakaysan karo waa in degdeg xilka looga qaada war adeer muqdisho isga noqo meesha. adoo kale wallhi waa ilhaano inaad dad dhan masuul usheeganayso jileec waligay wax noocaa udaciifa ismaan lahayn puntland.bu kunoolyahay
😂😂😂 in la hishiiyo danta guud aya ku jirta
Oromo waxne kama galin afaraha somalida
Madaxweyne dani miyu cabsadey tolow????????? ❤😂😂🎉😢😢😮😅😅
Adeer somaliya xalwaara weey leedahey ee meeshiina iska jooga masaakiinyahey
Yaa maskiin ma midka aan xamar diyaarad bas kagabaxa ee dayniile korkeeda lofadho basra dhinaca kalane malin cad loofa dilay xeebta jasiira taliye ku xigeen ciidanka xasilta iyo ciidankiisa waxay hub iyo babur laga dareer saday. Waryaa yaan laga dareemin ee cadi iskadhig
Yaa maskiin ma midka aan xamar diyaarad bas kagabaxa ee dayniile korkeeda lofadho basra dhinaca kalane malin cad loofa dilay xeebta jasiira taliye ku xigeen ciidanka xasilta iyo ciidankiisa waxay hub iyo babur laga dareer saday. Waryaa yaan laga dareemin ee cadi iskadhig
Puntland iyo somaliland wa labada gobol oo midnamada somalia ka so horjeeda ee alaha umada hor daafiyo muse bixi iyo saciid dani kuwa ka qeyr badan alaha umadaas ugu badalo
Madaxda somaliyeed qaladka male ee shacabka somaliyeed aa qaladkale qabiil walbo qofka matala waa in oo firiya qofka matala in oo dantoda haayo iyo danta dalka somaliyeed sii lacag logu gadhan madaxda oo magaca qabiil kooda logu qaraban lacag waa la hela wala waya lkn dal lama helo bilash
Ninkaad sheegeyso cid xilkiisa u dhawaan karta majirto Deniyow
intaad. 5. Madaxwane. Oo. imaaraad. Kuxidhan. Tihiin. Walee. Soomali. Meelmagaarto. Hadana. Axmaarad. Lamidawdeen👆☎️📢🇸🇴👆
Dani caqli malahee cabsiduukuroon yahay ninkii lakarila as marku arkay maraakiib huba waakaa bar yaya wadahadal doqontu baryomayeeshee cabsibay taqaanaa
😂😂😂
@@AbdiShakur-f1scabsi laga qabo nin balcad iyo basro loofadhiyo
HUB KASTA OO SOMAALIYA SOO GALA WAXAA LUGULA DAGAALAMI DOONAA CADOWGA SOO JIREENKA AH EE ABIY AHMED XAAR IYO CIIDANKIISA. AMXAARO FANO IYADA WAAN SOO DHOWEYNEYNAA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hadal fiican ayuu jeedoyey mw deni
soomaaliya guul💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
Yahuu meeshaada iska joog
Too late the hero.
Dantada ku kentay
Danta garka ah ee keentay manoo sheegi kartaa hadad tahay hawiye bilaa caleeg soomali ka xishooda dawladnimo garan maysaane
hawiye yu ku wasiin
Malehe wuxuu arkay in aan loo baahneyn
Dan keentay ma jirto ee danta gud ayuu u naxay
@@AbuukarMohamed-v4thooyadaa iyo hawiyaba anaa wasa ibnu xaaran
Who the hell are you when you said you’re ready for negotiation? Negotiation for what, Hamse’s PM position? You and the other traitors will be brought to justice🇸🇴❤️
Dani hadaanahaydheh
Mahad said Dani raga nimo
Adi walugu wasaa dani
Hhhhhh adiga ayaa uma soomaaliyeed ino dawladnimadeeda aqabad ku ah fiiri farmaajo ayaad ku dhaganayd hadana xasan sheekh adiga miyaad cid wax ka sheegi kara sidaa uma aad hadlijirin maanta maxad aragtay haku bixiso ethiopia iyo naagihii carabta ee aad dabadhilifka u ahayd
Kkkkkkkkk
cawo ninkanu sicid mahan miya dadkad lumisa laga raba ma cuno qabatayina laga qaadilaha ma deyunba laga cafinlaha kalasonidan kala noqona itobiya dhibnama dhexeyal e dano siyasade jira tobokan malahan hubkana dadsomaliyad loma wato e ciidan hana tarinina shaka xumada nagala amuse rer pandlanow xiligi qasa wade iyo daba dhiliflaqabalahaya la joga xisaabu imanlehed wele ninwalba o dibu socoda wala idin arka is qariya ya yira
Daniyow adaa caroday waxad qoonsty maogeen inaan ogaanon loomabno inlagu xaliyone wixi macquul eh adaa diiday hadaa oglty waxan rijeyn indowldu kusodhweys
Somaliya adigaa dhib ku haya markaad weyday xil.reysul wasaare ayaad difaac xiratay itobiya unacamleyn waryaa jaha yelo waa soo dhamaatay xiligii itobiya laciidan. San jiray
Iskukeen oo madax nanoqoo
Adiga madax ha kuu noqdo ninkan dadkiisa ay naceen ee raba isaga iyo carurtiisa inay wax kasta cunan.
SOMAALI LAND YAA CEEYRIYAY AYADAA DABA DHILIFYA NAQDAY QOFKI ETHOPIA RAACA SOMAALI MAAHA
TAN KALE SAAN OO KALE AYAAD FARMAAJA OGA SOO HORJEEDAY