wadaadadu qaadka, fanka iyo guurka un bay ku meeraystaan si ay view u helaan. argagixisada, musuqa, dilka hawlaha waaweyn ee dadka somali haysta kulli way ka gaabsadaan
Waar jaadku waa big business qaadka khamri maaha quraanka ilaahay ma sheegin.salfiyda suucdga ka yimid uun baa waxxaa ku sheekaya ilaahay baa wax xaraantmeeyaya waxna xalaalwya.
subxaanallah..
si aad u xalaalaysato eraygaaga..
xaku xaraamay..
سبحان الله العظيم ☝️
استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه ☝️
🤲😭🤲😭🤲😭🤲😭🤲😭🤲😭🤲😭
Xaawana ma naagbaa kanina yuu u fadwoonayaa waaba kii nabigeeni caayaye
Beenaale bal aayad ama xadiis sheeg ma adigaawax xaaraameeya ama xalaaleeya kadaab beenaale khamribaad garab dhigtay ilaahay waadkakufriday
hadaad cunto ama aad gado hadifaacin toobadkeen baa lagaa rabaa
wadaadadu qaadka, fanka iyo guurka un bay ku meeraystaan si ay view u helaan. argagixisada, musuqa, dilka hawlaha waaweyn ee dadka somali haysta kulli way ka gaabsadaan
War iska aamus