Waa ayaan daraddii ugu horaysay ee Ciro sameeyay, Arab dhiiggooddii halkaasay ku dambaysay, in kuwii laayay u la kulmo, tani Somaliland jiritaankeedii baa sidaas u ku masaxay, waxaan ka baqayaa in inagu is mudano waa mar wax salaadiin lagu sheegay Arab hoosaasiyaan iyo mar wixii dowladda lagu sheegaayay la kulmaan waashmaanadii dadqalka ugaadeen.
Waftigu wuxuu u socday ma la isla meel dhigay wlltinimada dadkaa ka mudan sharaf kasta cidda aan is afgaran karnaana waa wllheenna somalieed, meesha dhiig ku daadanayo in la joojiyaa wax walba ka horeeya itobiyana hadday u jeedo way xalin lahayd mar horeba lkn inagay isu keen eegtay
Meesha ay wax ka dhaceen waa kililka somalida ee itopia, ee ma ahan somaliya, marka ma qusayso somaliland, waa argagaxiso waxa lala dagaalamayo ee shacab ma ahan waayo shacab hub tikniko ah wato kama jiro kililka ,haduusan al shabaab ahayn
Madaxweynihii hore Muuse Bixi telifoonka ayuu qabsan lahaa uu arrinta kala hadli lahaa Aby Axmad ama Wasaarada A. DIibeda ayaa arrinta loo xilsaari lahaa.
munaafaq waxba noomaad sheegin ee umada badhaaciska kala hor dhaqaaq lebis iyo shaadh iyo surwaal nin gashan yahay ayaad ku meeraysanaysaaye waxkale ka hadal
Baga guul arab
Somaliland❤ rali noqon 🙏🏻
Sorry somaliland 😭😭😭😭😭
Jaadka iyo ganacsigba hala xayiro.3 bilood
Alla waynu ba,nay tollaay muume iyo kaahinoow waallaydin tebayaa
@@axmedyusuf8192 tollaye muuse qaran qaawiyow doqonkiii soool laga qaadayow kkkk ooo sooomaliland kamida ah
Doowladu cusub weey hurudaa
Allah ka baq . Muslimiinta ha iskudirin.
wadani waakaa waxqabadkiisi koobaad xukuumad seexatay
Nacas yahaw aamu Kuwii 14 sano shaqeynayey ayaa dhex socda istubidh ha hadlin
Waa dabkii uuu sii shiday kulmiye aya wali laxalin laayahay
❤❤❤❤❤❤❤❤soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤
Yusra hartiii ma ku fiicnaaa nay wax xukumaaan........dawlad hurudaaa doonimaynoooo
Somaliland is under Mogadiscio administration
Cirro must go
Kuwa cumaadaha kudawarsada iyo
Dawlada maamulka inoo haysa weyku wanaagsantahay 😅 Allaah haynaga Qobto AA,MIIN
Somaaliland Guul ❤
Very good you were running after them and against of biixi so good for you
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nagada wuxu way ina ceebeèyene
Dhamaan tood Waxaa KA isku dhaqan wariye HEELO inay kaxaystaa bay Ahayd Wariye heelo❤❤❤😂
Wixi kadhacay dacawaley waxa lagala xaajo dowlada fedaralka somalia
Tolaay muusoow durba ma lagu tabay
Tolaye muuuse qaran qaaawiyow kkk
Dhib kii dhulbahan eey ugees teen aa laga jaraa isaaq ha ooy nin na idoor 😂😂😂
Waa argagixiso dadka ku dagaalamay killed 5 ee reer isaaq waa Al shaɓaab
Alla wejigiina gub dawlad jilicsan idinkaa doortaye kagurta waa taase waxay soo wadaa kasiidarane.😢
Ninkan Cirro walaahi waaba xoolo walaahi
Isbadalka doobayseen soo maaha isbadalkii god dheer baa gunta la idinku riday
Waa ayaan daraddii ugu horaysay ee Ciro sameeyay, Arab dhiiggooddii halkaasay ku dambaysay, in kuwii laayay u la kulmo, tani Somaliland jiritaankeedii baa sidaas u ku masaxay, waxaan ka baqayaa in inagu is mudano waa mar wax salaadiin lagu sheegay Arab hoosaasiyaan iyo mar wixii dowladda lagu sheegaayay la kulmaan waashmaanadii dadqalka ugaadeen.
Waa in ladiidaa mamulka ogaadeen
Oo maamul Dowlada Somalia hoos taga miyayna ahayn??
QARANKA somaliland xisbigii wadani meeqaamkii hoos buu udhigay maxaa keenay inay new boolis lakulmaan Ceeeb maxay wafdigu federalka sare ee adis.ababa
Way istaahilaan. Daarood waa Daarood
This a big mistake done by somaliland. They should not even see this group. This must not happen in future.
Waftigu wuxuu u socday ma la isla meel dhigay wlltinimada dadkaa ka mudan sharaf kasta cidda aan is afgaran karnaana waa wllheenna somalieed, meesha dhiig ku daadanayo in la joojiyaa wax walba ka horeeya itobiyana hadday u jeedo way xalin lahayd mar horeba lkn inagay isu keen eegtay
Dawlad huruda madaxweyne hurda wasiir hurda sland dhimatay waar kaca dawlad ma haysataan
Arinkan wa arin kale👈
Meesha ay wax ka dhaceen waa kililka somalida ee itopia, ee ma ahan somaliya, marka ma qusayso somaliland, waa argagaxiso waxa lala dagaalamayo ee shacab ma ahan waayo shacab hub tikniko ah wato kama jiro kililka ,haduusan al shabaab ahayn
Wadani stop 🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬
Ma hooyadooodbaaa ka horreysa markaaa. Mxy kaga sii ordayaan. Nacalbaaaa ku taale intay iii labistaanbay tagayaaan waliba. Tolllay tollay mousaw. Geed adayg wllhi. Anuu waan ka seexday. Odaygan raabuqay ee aqalka inoo dhexfadhiya ka kiciya meesha.
Mushjuladu maaha qof ayaa wasiir ah laakiin waxa ka dhiman Khubrad siyaasadeed marka horeba Qalad ayey ahayd inay u kicitamaan waxay ahay inay isku arkaan Wajaale oo loo diro Badhisaabka Wajaale taasi way siigtay Somaliland…Laba waxay ahay inay Somaliland tuus u Cabaarayso oo Warqad Astaan Qaran leh iyo kulan ay ka dalbato Dawlada Dhexe ee Ethiopia Safaarada Ethiopia ee joogta Hargeisa warqad u gudbiso laakiin Dawladu waxay muujisay Inay tahay Maqaldaaq….
Waa Khayran katiiran
muusihii soomaalilaand badh ka mida tuuray ayaad ee umada ka codaysay ayaad weli u ololaynaysaa waanu ku fahanay sedexlow
Ax ax ax ax wax loo tago May ahayen walaahi way ceeboobeen
❤😂😂🎉😢6678
Oo meeyay dublamaasigii
Nio doqontan aan dooranay yaakasoo saara madaxtooyada
Madax waynuhu majoogin jigjiga warso waffdiga weli kumiye iyo wadani baa kaa guuxi ee islaam nimo ku Tali dadkuna waa itoobiyan
Joog, nimaankan jigjiga tagay war saxafadeed miyeey soo sareen ,???
Baga Sow iyagu ma dooran habaar qabe caanyo Ah
Ciro miyuu hurda
Dowladu in ay gaarsiiso international community ga, waxa geeye Jigjiga ayaa khaldanaa.
Cirro, Somaliland jar dheer buu ka ridi doonaa.
𝒘𝒂𝒙𝒂𝒔𝒐 𝒅𝒉𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒂 𝒙𝒖𝒌𝒖𝒎𝒂𝒅𝒂 𝒄𝒊𝒓𝒐 𝒅𝒂𝒍𝒌𝒂 𝒍𝒐𝒐 𝒅𝒉𝒊𝒊𝒃𝒂𝒚
Oh dear
Yaab somaliland maqabiil iyo isirbaa sowdinka dawlada shefan jiray
WATAA TALADII GARXAJIS CIRONA BADHASAAB AYUU U DIRAY WASIIRO IYADOO MUUSE BIIXI UU TOOS UULA XIDHIIDHI JIRAY ABY AXMAD
Muuse durba waa la tabay. Xaalada adag ee noocana askari ba ka saara 😂😂
WAAAA BAHDILLLL TOOOOOSA WAAAANAA CEEEEBBBBBB WEYNNNNN EEEE NIMNAKAAAS WASIIRADA SHEEEGANAYAAN WAAAA SAGAGARO
Baga waa dad bilaa Aqali iyo bilaa damiir Ah maxay ka Doneen😮😮😮😮
Ma runbaaa jamuuriyadii laguu dhiibay meeday cirooy
Waxaan ka baqayaa in maamulka dowlada ciro ay noqoto sida ta xasan sheekh oo meelkasta lagu bahdilo
Dumar baakatiglhiin. Hal kaad nagaxikaan ayeye dhool banaantahaye
Qad bay sodoonten wayna mirqamen
Madaxweynihii hore Muuse Bixi telifoonka ayuu qabsan lahaa uu arrinta kala hadli lahaa Aby Axmad ama Wasaarada A. DIibeda ayaa arrinta loo
xilsaari lahaa.
Dawlad goboleed ka somaliland oo ku soo xad gudbay kililka somalida itopia
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Lasanod miyaad ilowday?
Daarood waa hal
Miyan garanayn sida loola xidho dawladda federaalka? Waaba sidii uu shegay Buni tababar ayay u baahan yihiin.
somaliland muuse biixi iyo ina kaahin bey raacday
Kkk wafdigu waxay lakulmeen mamul hoosaadka ka Tirsan ethiopia kulahaa.
Dee Wafdiga hargaysa waa mamul hoosaadka ka tirsan Somaliya saw maaaha heeeeey
Hodhodho 😂😂 marka laga hadlayo beelaha isaaq reerka keliyee daarood oo cadowgooda ah dhunkada waa garxejis waxaase layaable inay shacankii wax iskaceli lahaa intay garbaduub uqabteen ay ceebna ugu dareen waxan ookale wax hore loo arkay maahayn runtii😲😲😲
Ma dhunkade wakii ku xoreeyay maxamed mooge io lixle
Tolay muse bixi cabdi durba malatabay war waxa iscasil dhe
Wa saax wafdi kudafade
Maca sogor uf
munaafaq waxba noomaad sheegin ee umada badhaaciska kala hor dhaqaaq lebis iyo shaadh iyo surwaal nin gashan yahay ayaad ku meeraysanaysaaye waxkale ka hadal
Waxay caan ku yihin intay dhahan wan wada hadlayna
Ayey cidan durka galiynayaan wana laso weraraya si lo layo
Asalam calaykum from orgin awdal. tani waa inay keento somaliland oo isku tashato[issaq. Gadabursi. Isse.all of dir] no issaq only
Wali caduur dhaw dhaedu uma dhacsana war wax halkee Laga haystaa kanaaba kii kallekadara waar ama wax garta ama dumar ka u baneeeeya
Meedey somalilaan waxay racadey mouse bixi 😮😮😮😮😮
Waanu aragnaa sida looyasay waa dad bilaa aqoon iyo go,aanba ah
Maxay kadoonen
Wan ku humahya aniigoo ina laga jawaba
Maxa ka horeyey ciil waynaa hadaba maxan yeelnaa waxanse leyahay Raganimooy ninkagii nacasnimo maxa baday 😮😮😮😮😮😮
Ninkan weli wuxuu ku jiraa mucaradnimadii
Sidaas ayuu beenta u shubayey intii aan arkayey
waa wadani
Muusan kacodeeyaybay darajo modayen muuse wu karystay futadi abihiin geeya
Dhuxulaysata ku sodulay dds wa in abaal kooda lama riyaa
Baga maxaaka doonteen incagajar maay utagaan fadaraalka AMA safiirks fadhiy hargeesa
Waxaynu doorway muxuu ahaa
Hadii ay dan mamul ahayn maxaa laidin dhihi lahaa
Soodiigii nalaha waa dublumaasi ciiro mamaanta ayaad aragtay wuxuyahay caaqligiisu..waxan iyo waxlamidabawaan kafiilayay hoogaminta ciiro
Somaliland is in danger with cirro administration
Ciro wuu kuguulaystay
Inuu somaliland
Dhulka kujiido
Imisaa Somaliland looga dige in ay Cirro doortaan?
Waakaa maanta Somaliland qaawiye.
Tolaye muuuse qaran qaawiyow ninkaaad geeesi ku sheeegaysaaa waaaninka soool oo soomaliland ka tirsan maaaalin cada laga qaaadaye miyaaad ilooowdaye 400 oo ciidankiii qaranka ee maxaabista ah iyo 1000 kiii la dilaye hubkiii laqaaataye kkkkkk geeesi kaaaasa la idhaaaa
Maxay u raceen 2 taliye dadkan tacbaanka ah
Meel aar ka kacay atoor fadhiisey durba ma inaga maydkeenii daadsayahay ayey kuwii laayey ina hoosgeeyeen
Gaal lajoogi aaya is dalaciinaya
Dawladeenii muuse dabadee way daciiftaye toloow maxaa inoo dana.
Dadka waqoyigu gunsanaa oo wuxu fool xumaa? War edabyeesha oo afkiina bara hadalka caadiga ah siyaasad xumo, xiqdi, cay iyo aakhiro xumo. Waadad irbad qabyaladeed laduray oo irbadii toobada aan sidanin. Xishooda oo Alle swt kabaqa noloshinii prank baad kudhamaysatene.
Baga ciro sow modoran
S land majirto wa mahdi guuled geele iyo x sheekh weye muuse wutagay caqliyeesha mamul goboleed ayad dhexfadhidan idoor ish
CIRRO OO LA BAAFINAAYO, YAA ARKEY MR CIRRO MARKUU MADAXTOOYADA GALAY AYUU SEEXDAY
Dawlad u iyada dagaalkaba ka dan beysa oo huwan adoon uah markaa adoon muxuu wax iska celiyaa isaga ba shaqalaha ictisaam iyo huwan ahe dawlad nimo godbey ku dhacdey ee fadhiga halaga kaco cadaw ba dalkii kadhex tosee huwan iyo ictisaam ayaa somaalilnd qabsadey
Hhhh war ma.somali ka carar baad xabashi ku raad raadinasan war DDS de ina cagjar.baa.xukuma 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qaranki buuni kamuu dambayn
Madax Wayne Muuse Biixi Cabdi wataa maantaba loo Darsaday. Ciro iyo Maamulkiisa ayaa ka masuula dhibta.
Sheeko xumada jooji wsligeed cidi kamahadal. Xasuuqa isaaq maanta loogu qaatay
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢tola musso kahino😢😢😢😢😢