We are moving to different channel all new uploads will be available here goo.gl/5TmOev FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie Google+ goo.gl/ujFnUz TUMBLR goo.gl/YVDGd6 Instagram goo.gl/xNluhu / dalmar_d
Axmed budul iyo kafeeya waa labadii alle calafka iskugu darrey . Waxay ku jacdhiga siday is kugu soo baxayaan. Markaan arkey arrooskoogii ayaan farxad cidhi baha dhulka ku hayn kari waayey.
2023
Waxan Joga Germany 🇩🇪
2014 dhagax bur ❤️😭
miss you my Home 😮
Goobtu waa xarunta Gobolka Jarar ee Dhagax buur Goob joogayaashuna waa Gobtii Ree subeer
axmed budul ismaail kafeeya afkiina caano subag lagu qabay
Mohamed Ahmed subhanallah alluhu akbar
Axmed budul iyo kafeeya waa labadii alle calafka iskugu darrey .
Waxay ku jacdhiga siday is kugu soo baxayaan.
Markaan arkey arrooskoogii ayaan farxad cidhi baha dhulka ku hayn kari waayey.
Axmed budul iyo kafeeya waa
Dhantada ugu jecllhy dhaantoyinka.🥰🥰
Afka lagu qosliyo ilka quruxsaneey
Wlhi very nice words Axmed budul
Abwaan qaali ah noolow zxp
waaaaw caaadi mahan
c
kkkk
Waa lawada istaaga waa dhaanta Aad umacaan ❤️❤️❤️❤️
aamiin
budul caadi ma ahan walaahi afka lagu qosliyo quruxda budul salaaam iga gadoooon aaabaha fanka somalida hadrawi adaa ka sita
Sxb 8 sano ka dib hadad nooshahay wad jibootay malaaye Hadraawi philosopher cabqari ah buu ahaa cidna lama bar bar dhigi karo AHN
Wawwww axme budul ishcalaa fanaan
Cmc dhantoyin bu nagala tagey💔🇬🇲✊
AXMED budul ismaciil.iyo kafeya isaaq. sarhaye👍 iinoooolada.iin waaya.Amiiiiiin ❤❤❤❤
Sida uduga reys
Kaad udgoontahaye
Ma dhal awliyaad
Tahay aragsaney
sitll waching 2022😂
8 yr ago ma dhawa bahasha
Cajiib waa dhaanto ku saleysan dhaqanka qiimaha bad an ee asalka u ahaa ummadda soomaaliyeed .
M a
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww mash alah dhanto macn bdan wye ba mash alah rer ogaden alaha idn dhafo asxbey ad ban idn jclahy
Meshedan kajelbodey in aan kadhax bodo aa ficnet lakin waan kamaqnaa
Masha,allh waa xasuus igu qaliya markaa yaraa
❤❤❤
Madiid:culay ayan umalenaya in laga wado
yes
Eeeshcalaaa ugbaad hooyo iyo aabo fiicaneeey amaan iyo ducaba waaad istaahishaaaa 👍
Afkeeda waxa lamooda agan lamadiidy kulaha
Y
abwan maashaa allah
Mashalaah
Ayah!!
O Ogaden hadanhay masanba no dsmbeyssy
Amantaada lama idleen karo#ninco sharaf ii noolow
Waaa caaadi
Waaa caaadi
Afka laguqosliyo ikla quruxsaney
afka lagu qosliyou ilka quruxsanay
nayuugu way given gayiga
Wow
XASUSU
cayaarta ama heesba markaan maqlo ee aad u boodo waa DHAANTO. balse habeenkaa haduu geedka ku soo dhicin waa nasiib badan yihiin.KKKKKKK.
2024😅
Axmed budul 😁
Amdbudul
Asc
Hesta amadbudl
asal
Mu
m a